Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Heesta hooyo iyo boqorkii codkaCajiibsanaa markaad isku hesho labadas.
Waa si wanaagsan sxb.
Alle ha naxriisto abwan, Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi) oo manta ku geriyodey hargeysa, 18/8/2022😭😭
Aamiin.
Ruuxaanad habinooKolba aanad heesiyoHoobeey u tirinooHowshaada waaya Hana qaadi maayee..........🥰❤🔥
Si wanaagsan sxb.
@@khabiirqaraam7935 Hooyo Macaan 🥰❤🙌
Intaa hanad xambaarteeHaaneedka siiseeHoraaddada jaqsiiseeHabtay baan xisaabiyoTiro lagu helayneRabbow u wada naxariisoAbwaan keena aduunka iyo aqiraba ha u wada naxariistoHalkaan marka uu maraayo caloosha I hurta Hilin toosan waligay Ka habaabi maayeeHooyooy Adoomuhu Halkay maanta joogaanAdigaa u horseedee Asxaabta inta hooyadood ka fog Sida aniga oo kale waxan Rabbi uga baryayaa in uu Siiyo cafimaad iyo cibaado suubanInta hooyadood ka geeriyootay Waxan u baryayaa in uu Rabbi janooyinkiisa sarsare ugu deeqo amiin yaarabbi 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waa hagaag sxb inta hooyadood ka maqan tahy baan ka mid ahay Ilaahay Caafimaad iyo cibaado badan haysiiyo Hooyo Macaan inta dhimatayna ilaahay ha u raxmado oo Jana fardawso ilaahay ha ugu deeqo.
Uw👏 Uw 👏sida jajarku dabka ugu rido mobileka ayey iigu dhacday heestu 😃😄👏👏👏👏
😂😅 waa hagaag sxb.
Hadii ay dunidu bilaa hooya ahaan lahyd iftiinba lama heleen adunidaanba ma mugdi ayey ku jiri lahayd Boqorka Codka iyo heestii hooya Mahadsanid zxp khabiir qaraam
Waa tahay sxb.
Hestan waxey kahad lesaaa markii si loo fiiriyo boqorka codka somaliyed mesha uuKatagan yahy somalida Markaa hoobal caanoo Sacabk iyo heelada Lbadaba hagaajiyo Hindisaha farshaxanoo Habdhaca iyo luqdabaRabi hibo usii yoo HawraartamansadaHe seen yaqano Hal abur dhasha baa Hooyo laku xasuusta
Kkkk si fiican sxb.
Ifka hibo ku nooloowAakhirana halkii roon🤲Mahadsanid sxb.
Heesta hooyo iyo boqorkii codka
Cajiibsanaa markaad isku hesho labadas.
Waa si wanaagsan sxb.
Alle ha naxriisto abwan, Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi) oo manta ku geriyodey hargeysa, 18/8/2022😭😭
Aamiin.
Ruuxaanad habinoo
Kolba aanad heesiyo
Hoobeey u tirinoo
Howshaada waaya
Hana qaadi maayee..........🥰❤🔥
Si wanaagsan sxb.
@@khabiirqaraam7935 Hooyo Macaan 🥰❤🙌
Intaa hanad xambaartee
Haaneedka siisee
Horaaddada jaqsiisee
Habtay baan xisaabiyo
Tiro lagu helayne
Rabbow u wada naxariiso
Abwaan keena aduunka iyo aqiraba ha u wada naxariisto
Halkaan marka uu maraayo caloosha I hurta
Hilin toosan waligay
Ka habaabi maayee
Hooyooy Adoomuhu
Halkay maanta joogaan
Adigaa u horseedee
Asxaabta inta hooyadood ka fog
Sida aniga oo kale waxan Rabbi uga baryayaa in uu Siiyo cafimaad iyo cibaado suuban
Inta hooyadood ka geeriyootay
Waxan u baryayaa in uu Rabbi janooyinkiisa sarsare ugu deeqo amiin yaarabbi 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waa hagaag sxb inta hooyadood ka maqan tahy baan ka mid ahay Ilaahay Caafimaad iyo cibaado badan haysiiyo Hooyo Macaan inta dhimatayna ilaahay ha u raxmado oo Jana fardawso ilaahay ha ugu deeqo.
Uw👏
Uw 👏
sida jajarku dabka ugu rido mobileka ayey iigu dhacday heestu 😃😄
👏👏👏👏
😂😅 waa hagaag sxb.
Hadii ay dunidu bilaa hooya ahaan lahyd iftiinba lama heleen adunidaanba ma mugdi ayey ku jiri lahayd
Boqorka Codka iyo heestii hooya
Mahadsanid zxp khabiir qaraam
Waa tahay sxb.
Hestan waxey kahad lesaaa markii si loo fiiriyo boqorka codka somaliyed mesha uu
Katagan yahy somalida
Markaa hoobal caanoo
Sacabk iyo heelada
Lbadaba hagaajiyo
Hindisaha farshaxanoo
Habdhaca iyo luqdaba
Rabi hibo usii yoo
Hawraartamansada
He seen yaqano
Hal abur dhasha baa
Hooyo laku xasuusta
Kkkk si fiican sxb.
Ifka hibo ku nooloow
Aakhirana halkii roon🤲
Mahadsanid sxb.
Waa tahay sxb.