MUNA MISKI VS 4 WIIL MIDKEE DOORATE || KALA BAX DOOQADA || SIDEMEN.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers:534,122

КОМЕНТАРІ • 280

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  Рік тому +83

    Muna Miski 🙏 ua-cam.com/video/RKUXoRH491U/v-deo.html

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  Рік тому +185

    Wiilasha badan iyo gabdhaha badan midke u codeeseen 😂😂

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z Рік тому +54

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @jelanisheikhabdi5491
    @jelanisheikhabdi5491 Рік тому +19

    Kashka Legendary waye Waa Qoslay walahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому +8

    Legend wye wlh faleembo ❤keep forward yahye hunter Wll qalia noo soo badi

  • @hafsomohamed4951
    @hafsomohamed4951 Рік тому +26

    Ileen wuxu marki Tiktok lasoo dhigee shidanyihiin🙈🤣🤣Asoo Emotional Nuclear Ah Soo Arkay saas usoo Aaday mahaan

  • @ismailhazzanhaazhi8028
    @ismailhazzanhaazhi8028 Рік тому +37

    War nio baranaamijkaaga kashka ha ku jiro....👍😂😂

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +37

    Qof walba oo soomaaliyed oo qoraalkega, waxaan idinla jeclahay horumar aakhiro iyo duunkana inaad xornimo dhaqaale gaar taan insha Allah. 💝💝💝💝💝💝

  • @darishore814
    @darishore814 Рік тому +6

    Afdheer siduu happy hilwa looga guursaday waa sii caatoobay abtidoon iyo iidaadi uu ukaaday

  • @abdalladepaofficail
    @abdalladepaofficail Рік тому +15

    kash waa wataaa waa ku taageeraaa🏆🏆🏆

  • @sakariyecuuke8090
    @sakariyecuuke8090 Рік тому +11

    Soobadi part 2 cabdilahi kashka sooceli iyo faleenbo

  • @abdirahmankayse6718
    @abdirahmankayse6718 Рік тому +16

    Faleembo isn't easy😂😂😂😂

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +11

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @sayid5352
    @sayid5352 Рік тому +30

    muna markan so hor istagay wanba shixay mala iga daremaya 😄😄😄

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +24

    Alla beerka saan uqoslaylee 🤣🤣bisinkoo KASHKA umadeena maaha wlhy kulahaa sawdo iyo aaminoo reer ceelasha biyaha ah 🤩🤣🤣😁😂funyy waaku wataa nio lenged always lenged cabdulahi kshka sidkle hunter keep going pro from Germany 🇧🇪we love you guys 👋😂♥️❤😁

    • @bundubcosta9140
      @bundubcosta9140 Рік тому +2

      From Germany mise from Belgium calanka so qadatay iska firi

    • @akmiishargsan5521
      @akmiishargsan5521 Рік тому

      @@bundubcosta9140 hhh horta aad wax sheegtid maxumee makala taqaana calamada flag of Germany and flag of beligum they are same no different btw them 🇧🇪 🤔🇩🇪 relaxes marka dhib malehe kaad qadatid bee👋😁😁

    • @bundubcosta9140
      @bundubcosta9140 Рік тому

      @@akmiishargsan5521 shaqa iskuma laha sxb midibada un ha egin la iskumana qaldi karo

    • @akmiishargsan5521
      @akmiishargsan5521 Рік тому

      @@bundubcosta9140 hhhh😁 may inder haku shekayn kaad so qadataba waa kii kle balaca iyo dhererka ha eegan nio

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 Рік тому +15

    Abdilahi waba iska qoslayey laga dhawaa 😂😂

  • @amalmohamodmohamed6967
    @amalmohamodmohamed6967 Рік тому +7

    Kashka Qosol igu Dile😂😂😂

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 Рік тому +10

    Shaadiyo sharaf iyo kashka isku balami❤✊😂

  • @EditorjanisHelay
    @EditorjanisHelay Рік тому +15

    Abdulahi kashka😂 mucjiso😂

  • @xadaana
    @xadaana Рік тому +5

    Gabdhaha wiilasha ka shacatiro badan ayaga soo badiya.

  • @cabdiraxmanxasan3099
    @cabdiraxmanxasan3099 Рік тому +16

    Emotional damage 💔 😂😂 kiibir weyyem weyy

  • @fatushgomez9604
    @fatushgomez9604 Рік тому +7

    Wooow mashallah kashka watana fadumo wan kusu labtey 😂😂😂😂

  • @mascuudcalinasir2291
    @mascuudcalinasir2291 Рік тому +6

    Yahye hunter hore usoco zxp✋

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 Рік тому +7

    Congratulations cabdullahi 👈

  • @Araash_Boy_021
    @Araash_Boy_021 Рік тому +24

    Kashka Afey Qosolkisa kuheystaa😂😂

  • @CarfaYeMuqtaar-uw5qi
    @CarfaYeMuqtaar-uw5qi 2 місяці тому +1

    Yahye hunter keep going

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 Рік тому +5

    Wlh wa qoslay😂😂😂😂😂kashka zayidka io faleembo aad bay iga qosliyen😂😂😂😂

  • @mattan12
    @mattan12 Рік тому +3

    Kashka waa qosolkii oo qofa😂

  • @otadheere4045
    @otadheere4045 Рік тому +11

    Hello reer emotional 😭 damage video kaan woo ni anfaca hala Soo qabto iku yaraan 20 emotional aa ku jirto hhhhhhhh

  • @Kiki_afcad1-01
    @Kiki_afcad1-01 Рік тому +58

    Muna miski ❤

  • @hapiiphassan2753
    @hapiiphassan2753 Рік тому +7

    qosol dabaq hakuu dhiso lee😄😄

  • @wiildarwiish9368
    @wiildarwiish9368 Рік тому +3

    Sxp keep going 🙃

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +6

    Waryaa kashka umdena maaha aamina ii dhig magaca maad shukaansane😂😂😂😂

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Рік тому +7

    Muuna miski gabar qurux dabeecad intaba alle u dhameeyay maanshaa allaah

  • @wiziirranaa1725
    @wiziirranaa1725 Рік тому +4

    Kashka afey cadi mahan wlhi wakuwata largend

  • @ismailahmed5917
    @ismailahmed5917 Рік тому +6

    Firaari kulaha faqiir kibray😂😂😂😂😂😂

  • @dahabsanhoyadeed4517
    @dahabsanhoyadeed4517 Рік тому +3

    Kashka wlhi waa qosol iyo farxad socota

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 Рік тому

    Kashka keep going bro

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +5

    Keep going my brothers and my sisters 💪 ❤ 💯 💙 💕 🙏🏻 💪 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @iqraibraahim3195
    @iqraibraahim3195 Рік тому +9

    Shaadiyo sharaf noo keen 😂😂😂

  • @c.fataaxbuuwec.fataaxbuuwe
    @c.fataaxbuuwec.fataaxbuuwe Рік тому +2

    faleenjo asigo dhan wa wada emotinal nuclear 🤣🤣

  • @hamseyre7446
    @hamseyre7446 Рік тому +1

    Faleembo is not easy❤❤

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Рік тому +13

    Safiyo Somali Legend kii Ka Horeeyay Buu Ku Dawa Dayso is lahaa😂Suu Dhoocil Cml Uula Hadlay Gabadha😂

  • @Dhooleey
    @Dhooleey Рік тому +3

    Zaki somali wuxuu islahaa kashka iyo faleembo ku dayso lkn isagaaba dhulka isdhigay😆😆😆😆

  • @updyshakuurcr7159
    @updyshakuurcr7159 Рік тому +3

    Legend Faleembo 👏

  • @Diinimhamed
    @Diinimhamed Рік тому +2

    kashka legend wan wataa

  • @exjinitoogte1859
    @exjinitoogte1859 Рік тому +6

    Kashka legend.kkkkkk

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому

    Noo soo badi sxb wa barnaamij cajiib ah 👏 ✔ 👍 🙌 👌 😀

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Рік тому +4

    Soo bar baar kulahaaaa alla waa dishay ninka😂😂😂🤣🤣🤣

  • @sihaammohmed2655
    @sihaammohmed2655 Рік тому +1

    boowe labo kaamiro ku kala duubo waa iga talo bro

  • @ahmedshukri_kante7752
    @ahmedshukri_kante7752 Рік тому +2

    😂😂🤣 cabdulahibqosal badana anaba ku adaree

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Рік тому +1

    Kashka arkay man qoslin jir waaye wlhi waa iga qoslisay kashka

  • @Kaamila_75
    @Kaamila_75 Рік тому +2

    Sayga waa wata aniga 😂❤️

  • @munamoh6332
    @munamoh6332 Рік тому +2

    Kashka waa Qosol miidhan😅

  • @yahyeupdi12
    @yahyeupdi12 Рік тому +1

    legend kas part 2 ku soo dar

  • @salmaali6877
    @salmaali6877 Рік тому +10

    So fun wlh😂😂😂😂

  • @bukhariyusuf9555
    @bukhariyusuf9555 Рік тому

    Kashka waa qosolkii oo qof ah wallaahi waa fuuray

  • @supoabdi6828
    @supoabdi6828 Рік тому

    Wllhi zxp
    Qosol ma noooli
    Ninka garan buluuga ah
    Microphone 🎤 ka
    Mar danbe ha u galin
    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shukriabdilahi234
    @shukriabdilahi234 Рік тому +1

    Kashku wa funny barnmujayad isaga ku soo badi

  • @abdiqanimuqtar3572
    @abdiqanimuqtar3572 Рік тому +1

    So badhi wll

  • @HassanMohammedAli-bb6vh
    @HassanMohammedAli-bb6vh Рік тому

    Saki Nin Adag😊🤴

  • @hiboabdikarin3809
    @hiboabdikarin3809 Рік тому

    Abwe yahya barnaamijka Qatar waa wallhi nosobadi wll yahay

  • @honzakioffical127
    @honzakioffical127 Рік тому

    Wlhi waa barnamijka kali iga qosliye cawa @yahye sxp cawa dad an kala dicin ayad ino kentee

  • @abdihamiidmohamuudmuuse2863
    @abdihamiidmohamuudmuuse2863 Рік тому +2

    Sadaam keeyow sooqabo plz

  • @abdallaqaddar7255
    @abdallaqaddar7255 Рік тому +1

    Qaraaxo next waali waaye maaweelo

  • @hiboabdikarin3809
    @hiboabdikarin3809 Рік тому

    Wilasha wll

  • @nnuurkey8768
    @nnuurkey8768 Рік тому

    Kashka anigah qosol igu dilay

  • @najmomoha364
    @najmomoha364 Рік тому

    2:00...DawanoYa..vedio gan plz ciDahq inaY iguso kacan pan ka paqaYa ferihina wa I cazadaY wlle kashka😹

  • @nimoyaqub9443
    @nimoyaqub9443 Рік тому

    Abdullahi kashkaa qofkuu kuqoslaa walee madalayo

  • @abdimalikjanuzai3418
    @abdimalikjanuzai3418 Рік тому +2

    Ninka hayaat iskaleh Walee wuu hadlay 😂😂😂

  • @Xamzeaf__yar
    @Xamzeaf__yar 7 місяців тому

    Akshka wa uu amdhxay

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 Рік тому

    Walahi Mar kan dhagaystay hadaladi gabigodaba way ku saxan tahay kashka qadashadisa

  • @mohamedmursal6056
    @mohamedmursal6056 Рік тому +1

    shaadiyo sharaf keen🤣🤣

  • @mohamedabdirahmaan-1137
    @mohamedabdirahmaan-1137 Рік тому +1

    Safiyo somali cadi mahn😁😁

  • @moha_khadar
    @moha_khadar Рік тому +3

    ku sali nabiga

  • @zamarainaafklhaye7649
    @zamarainaafklhaye7649 Рік тому +1

    Wllhy kashka wn iskaga qosLa

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Рік тому

    Muno is beautyful lkn martida waxaa kamuuqata barnaamijka in aysan aad ugusoo diyaar garoobin bal suaalaha naga adkeeyo micnana haloo yeelo btw waa muuqaal aad uxiiso bdn martida xogta Shaadiyo sooqabo huntarow

  • @yacquubcade7184
    @yacquubcade7184 Рік тому +2

    Idiriska sooo qabi zxp🤛

  • @alinimco6381
    @alinimco6381 Рік тому

    Muuna miski keep goin

  • @cabdiqanizaalim3613
    @cabdiqanizaalim3613 Рік тому +1

    FaleenBo Umadeena Maahan😃

  • @abdikariimcadeabuuka3642
    @abdikariimcadeabuuka3642 Рік тому +2

    Lagend hunter

  • @Mohameth_1
    @Mohameth_1 Рік тому +1

    yahye huntraw qaar isla dhacaya emotional damage ayaad nokentay

  • @JaduCadey-go7zl
    @JaduCadey-go7zl Рік тому

    Muna❤miski sooy sooy faleenbo

  • @houssammohamedali
    @houssammohamedali Рік тому

    Kashka qosolkiisa baa funny eh Ninkaas baa mesha shidayo dadka kale dhan wx ku dhax jiro malaha

  • @nagskwwy1qeuwacqg38
    @nagskwwy1qeuwacqg38 Рік тому +1

    Idiriska keeen kabe wa lawa dadka jeclyihiin

  • @anisocabdi5752
    @anisocabdi5752 Рік тому +1

    Aamino ismuji reer celasha biyaha 💋

  • @hassanmohamedali3056
    @hassanmohamedali3056 Рік тому

    Rashka Fenny wye Wlhi🎸🎵🇸🇴🤴🏻🤴🏻

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Рік тому +1

    Sariirta waalagu dhan yahay 🙄😴

  • @hodancabdule9836
    @hodancabdule9836 Рік тому

    Yaxye wiilasha doqomo waa hee see uhadlaayaan maxaawaa

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 Рік тому +3

    Kashka😅

  • @hiboabdikarin3809
    @hiboabdikarin3809 Рік тому

    Faana buga kusodar abwe hayha

  • @apasyusuf1461
    @apasyusuf1461 Рік тому

    Legend Faleenbo 🖐🤟🙏

  • @yaxyeiid1570
    @yaxyeiid1570 Рік тому

    Haye ku soco

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 Рік тому

    Ninkaan mustaqal dheer kuma fiicno markii ilmo la dhalaayo

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +1

    Yaxye hunter funny

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw Рік тому

    Yarka faraariga dalbaday marko jeebkisa qeymeyay asaa isku qoslay kkkk

  • @sayid5352
    @sayid5352 Рік тому +1

    kashka filamanta kuso baxaysa ima so tabiso hh

  • @abdiraxmaandaud2713
    @abdiraxmaandaud2713 Рік тому +1

    Wiilasha badan

  • @niciimamahad7673
    @niciimamahad7673 Рік тому

    Sakariye Somalia wllhi waa wiil jecelhy 😂😂

  • @maxamed912
    @maxamed912 Рік тому +1

    Kshka lagend big fun