Hadiiba A. Jubaland laga Xoraynayo dagaalka Waa in Xamze Hogaamiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 8 днів тому +5

    Jubbaland state guuleeyasata guul guul guul💪🔥❤️🌹

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 8 днів тому +2

    Jublanad guulaysta dhulkiiina ilaashada Iyo nabada

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 8 днів тому +1

    Makarafoonkii xasn skeekh 🎉baa Caspar nooga dhigtay maanta 🎉🎉🎉

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 8 днів тому +3

    Mudane madaxweyne sayid ahmed daacad 4sano oo xiriir ah oo nabad ku dhameeyasatay ma jirato dowlad federal ah cbb un baa soo weerarata tiriibkii xasan sheekh wuxuu soo weeraray jubbaland farmaaje wuxuu soo weeraray hadan jubbaland state hadan xasan sheekh baa weerar ku ah jubbaland state mar walba dowlad federal ayaa gardaran oo weerar ku ah jubbaland state waxeey rabaan inay burburiyaan jubbaland state oo ay ka dhigataan meel iyagu maamulaan sida gobolka banaadir taas cid ka yeeleeyaso ma jira to

  • @alinoor6515
    @alinoor6515 8 днів тому

    Jubaland guul guul

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 8 днів тому +2

    Asc walal
    Ogaada hadad tihin ogaadeen oo fahma xasan uma socdo somali uu barwaaqo geeyo iyo dowlad wanag waxuu u socdaa daarood nacay kii uu qarinayo una rabo lafo gari iyaagaa la isku jabiyaa oo ah in daarood somalia iyagoo ugu power wayn in uu baad in uu ka qabo maanta hadii daarood dowladnimo iyo one man one vote bay dalka ka samayn doonaan taasoo laga deeg aan badan yahay oo aysanba laga yaabo xukun in usan hawiye arag madaxwayne iyo isagoo u ah madax hal wiet action group oo loo sameyey sideedaba la dagalan daaroowayn iyagana laga dhex faidaysto sidaa daryeed xasan boqolkiba boqol buu ahmed maanta ka Garda tan yahay oo waxuu shalay ku sacidayey buu manta ku mucaradayaa marka isagu dan gaar iyo koox gaara buu u socdaa ee ogaadenow daarood lagama yaabo in loo soo maro daarood kale yaan adinka la adiin soo marin sababta uu xamze oo aan shaqo ahaan wadan laga aqoon oo uu qabiil ka daarood ugu diiday waa labo Gari isku jabi dhinac yo badan oo daarood ku baa I mamuladood waad og tihin jubbland puntland baa dhistay xoogeeda oo intaa ahmed gacanta haysay shalay wuu xukuneye dani saicdayey sidaas oo ay tagay mj marna daarood ma ogola in la kala qaybiyo sidaas waxaa cadayn u ah inkastoo xasan is hayaan waxa ka dembeeyo xasan qor dhihi da daarood oo la rabo uu og yahsy buu ahmed u tageeray ee ogaadeen dhexdina ka baxa kor u baxa yaan ahmed la idiin dhex marin maadam dani aad ogayd uu dhafiyey madaxwayne usan u qaban uu u arko walaslkis ku qaldama maaha shisheeye sidaas darteed ma qaldama waa ilaah sidaas darteed marna yaan kalalax la isu dhex marin waligeed rasalwasare kuu rabo beri ha ka dhigo waa in uu yahay daarood shaqadeen maahan ninkii ka dhigto taas daarood hasoo dhaweyen kuu rabo beri ha ka dhigto xamze wuu cayrin ku xumayn mafoobe markad uu haduu rabo mij siin waa isku dir haday dhacdo waa in lasoo dhaweeyo dhaman daarood wayn oo lasoo dhaweeyo loo dhigo dabafag kablalax sidii aad ogayd oo Dani iyadoo laga nacay puntland loo dayey sababtu ahayd xasan dartii isagaa afgaran sidoo kale ahmed madoobe ha la taagwero oo xasan isagaa af yaaqan daarood ha loo hiili yo hana laga qaybgalo Kenya airways ha loogu tago ogaaden u dira rag difaaca oo ciidamo kuwa xasan ka difaaca
    Ha la dhaafo mardembe ahmed kaliya wanaag Ida sheega inta xasana joogo
    Daarod iyo somalida xaqa jecel taas baa laga rabaa joojiya ahmed wax ka sheega fadlan inta xasana joogo ahmed daaya waa wiilkeenii Intii baniyal cuni lahaa ahmed ha basaysto
    Ina aan liquno daarod ama ogaaden dhexdii xalay dhalay ogaada kursigu qof buu qaada maanta hal oo afareeyo ama sedexeyo wax kasta oo daarood dhexdiisa ah ilaawa maanta sidaad modem maaha meesha dowlad majirto shar kee fii baa la one one show oo ah hawiye action gruop la qarinayo waaye qabyadii buu rabey haday iu maray si fahmo waxa uu sheegi maaha waligee mid u hoosaysa ujeefku yahay baa jirto geeking aada daarood Wayne Mansha allaah iyo somalwayn arin damu Hadi is caadi maaha fahma afka iyo ficil waaba aragtan maxa afin dhiman maant oo la wareegay hawiye baa meelkasta madax u ahaa xasan haduu dowlad rabo mui meeshii loogu dhibay kasii wado mar qaato ma doonto waaye ujeedkisa sanad baa u haray meeshuu rabo ha la aado rasalwasaraha dig too aada ogaadenow

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 8 днів тому

    RW Xamse siyaasi ilama aha , wadaadna ilama ahaa.

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 8 днів тому

    Xamse isagu xasan haka xoroobo intuuna hugaamiyaha jubaland afka ku taagin

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 8 днів тому

    Waa runtaa Jaamac 100%

  • @Salamin77
    @Salamin77 8 днів тому

    Ma garanayo xamza waxaan ku sheego. Waa lagu danbaabayaa.

  • @hassanabdikarim2083
    @hassanabdikarim2083 8 днів тому

    Khaladkii hadii maanta lagantagey, Kan ku dhagan ee Axmed Madoobe ah oogu garaabaysa?

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 8 днів тому

    ayaga xamse caaq iyo xasan wuxuush waxay ka bexeen balantii ilaahay ayla galeen ee kitaabkiisa ay ku dhaarteen iyo balankii ay la galeen umadii soomaliyeed maxay ugu xagxaganayaan balantii. Baad ilka ahayd ee ay wada galeen isagaaba ka saxane

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 8 днів тому

    Ilahay kacabsada xamse wuxuu shegayo waa run ee madobe halala xisabtamo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 7 днів тому

    AXMED MARKUU GOLAHA LA FADHIYEY IYO VILLADA MAXAY UGU CADEYN WAAYEEN INUU SHAQSI XUN YAHAY, MISE WAA KA CABSANAYEEN, XAMSE LASOO GAMAY OO DANTA XASAN DHIIQO KA SHAQEYNAYA.

  • @Abdulahi-n2y
    @Abdulahi-n2y 7 днів тому

    Mw..xasan.dhiiqo..iyo..mw.ku.xiggeen.xamase...iyo..baarlamaanka..soomaaliya..matalah...waxaay...ku.dhaqmayaan...yaab.iyo..yaabyaalo.......

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 8 днів тому

    Wax kasta oo qaldan maxad qBiil darod Aya loo danleyahay ula soo tagan tihin somali oo dhami madarod unba War xishoda uu dantina dib u firiya

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 8 днів тому

    Fake!