Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Mid ka mida gabdhaha caan ka ah Tik tok ayaa sheegtay in ay 6 bilood la seexanaysay wiil caan ah si

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #qoys_midaysan

КОМЕНТАРІ • 182

  • @off473
    @off473 Місяць тому +24

    Caanimo miyey macsi ka dooratay ALLAH ha soo hanuuniyo

    • @hanadadem
      @hanadadem Місяць тому +5

      Kawarran intaad 6 bilood macsiyeysato hadana lagu eryo. Inkastooy hadaba khasaartay

  • @zahramohamed3247
    @zahramohamed3247 Місяць тому +36

    Dadka Soomali waxaan uga yaabaa waxay yiraahdan sharafta reerkeyga iyo ceebta dadka, horta soow kama horeeyso qofka muslimka inuu yoraahdo waxan waa sino oo waa xaaraam Allah ma ogolo ,qofka marka hore Allah kama baqayo oo dad buu ka dhuuman, dadoow xumaatada Allah dartiis uga tag oo irsaaqad Allah wuu kuu qoray ee xaaraam haku raadin

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 Місяць тому +7

      Walaal waxa dhibkaan oo dhan keenayaba waa allaah ka cabsigii oo yaraaday ilaahow khaatumada noo hagaaji

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 Місяць тому +2

      جزاك الله خيرا۔
      Waa runtaa walaal. Dadku waa makhluuq ka gabbad, iyagoo aan khaaliqood xaggiisa iska eegayn.
      يستخفون من الناس ولا يستخفون من الله۔۔۔
      ILAAHAY XAQA HA NA TUSO, HANA NA RAACIYO...
      AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 Місяць тому

      @@mahmoudhersi4603 aad iyo Aad
      Aamiin ilaahay wadada saxdaa ha nagu hanuunsho ku aakhiro iyo in la isxisaabin doono mar walba xasuustana rabi hanaga dhigo

    • @AmlaOsman-du8om
      @AmlaOsman-du8om 25 днів тому

      Wasax marka horo wa in laga fekira cadabka iyo carada allah Allah lagaga baqa xumaha dadku ceb adun un bay kafakarayan tan aqiro aya mudnan badan inlaga fakaro

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o Місяць тому +21

    Waa wacyi gelin aad u fiican gabadhaasna alaha u noog gaabiyo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Місяць тому +4

    Subxaan allaah ilaahow adaaan kaa magan galnay. Alle ka cabsigu haduu yaraado fidnaduna way batadaa rabiyow na sug oo kuwa ku adeeca naga dhig aakhirana xasuusta

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому +32

    gabdhah Somalia waligan ha amina raga Somalia illahaya hormar ku garsina kara xafida jirakina Walaashaya Somalia illahaya ha idan xafida

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 Місяць тому +1

      waamasiibo no so hoyatay melkasta kufsi rag 60soomalida kamida no sharaf waayo hodis ayaa sir kudhashay

    • @janomusic4783
      @janomusic4783 Місяць тому +5

      Gabdhow dee ragu idinma qabsin hada gabadha la sheegayo sow iyadu rabitaankeeda kulama seexan wiilka maxaa aminaadba keenay si ay caan u noqoto galmo ayey ku badalatay cid wasabtay ma jirto

    • @janomusic4783
      @janomusic4783 Місяць тому

      @@isramaxamed4963 gabdhuhu iyagaa meel walba la ordaayaa jidhkooda ama lacag ha ku dortaan ama caan nimo hadhowna rag bay ka cawdaaan ma rag baa waalan mise naagaha

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Місяць тому

      ​@@janomusic4783 afkaaga caano loguqabay goaanku asagu kayimi saxxlkn aqbalka iiyo diidmadaba ayada iska lhyd

    • @abdulahihassanjimale8149
      @abdulahihassanjimale8149 Місяць тому +3

      MAXAA AAMINAAD EH SANIYAD IYO SAANI WAYE LABADOOBA KASII DARANO ILAHAY CAYBTAYDA ASTURAY MARKAASI DADKA USII SHEEGTAY

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 Місяць тому +21

    سبحان الله العظيم اللهم انجنا من كل شر ومكروه يارب العالمين حسبنا الله ونعم الوكيل على كل حال وفي كل مكان

  • @fataha1
    @fataha1 Місяць тому +12

    Dhalinyarada Macsida Alla Nacsiiyo
    Waa Xaraam in ay isu Yimaadaan dad aan is Qabin marka hore shaydaan ayaa sadexeeya 😢😢

  • @Qadaro223
    @Qadaro223 Місяць тому +20

    Qisadanoo kale ayaa isoo marty lkin alle ayaa iga badbadiyey alx raga qaar waa kuwo duruufta kaga faa iidaysanaya hablaha 😢😢

  • @alisheikomar7242
    @alisheikomar7242 Місяць тому +22

    Waxaa fiican in bulshada loo sheego magaciisa si uu u dagin gabdho kale.
    Umada Soomaaliyeedna eey u cadaato hororka daga hablaha Soomaaliyeed.

    • @SahraAwil-j1f
      @SahraAwil-j1f Місяць тому +5

      Hadii magaciisa la sheego asagana waxaa laga inuu iyada magaceeda so sheekho gabadha soo cebesto 😢

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Місяць тому +5

    shaqo🎉hadii aad rabto idhiib caan noqo idhib xirirka iddhib iskuulka idhib dugsiga idhiib wallah waxas xalimo ayaa farax heerkas garsiyey waxad kahesho waxba hanaga siin sharaf beel

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +15

    Wax la arag waxna wey dhimanyihiin😮😮 Caan ku bedesho

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma Місяць тому +6

    سبحان الله🥺

  • @YasinRamservice
    @YasinRamservice Місяць тому +8

    Akhas caleeg cabdi casiisow tani yadaa isbaabiisay ma sharafteedi ayay siisatay caanimo subxaana llah dad waa ba ay

  • @UbahMursal1
    @UbahMursal1 Місяць тому +4

    Ilaahoow alaada noo xiti alaahuma aiiin 🤲🤲🤲

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b Місяць тому +8

    Balo Caan kaa dhigtay

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Місяць тому +6

    XASBUNALLAH.😳😳

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k Місяць тому +8

    Ala maxaa la waashay caanimada ma janadibaa lagu galaya hadad illaahay ka xishoon waydo wax walba wad samaynaysa🥲

  • @11naa44
    @11naa44 Місяць тому +10

    SubxanAllah dadkii bila talent waye mana raban iney caadi banaanka uga shaqeystan oo xamaalaan mrkas ay dembiyo galayan si ay lacag u helaan lacagtas na wa xaaraan stop being lazy go to work
    Alle haso hadeeyo 😢😢😢😢

  • @sucadasucada6843
    @sucadasucada6843 Місяць тому +2

    Allhu akbar 😢ya rbii wxn o kle hna tuusin pismillh... wlh yab waa allh danbi dhaaf wydiiiso leyhy inshllh
    Wlshy
    Rnti wa qalad wlh kalsonida iyo freedoms walidkaga kisiiyo ind sixun iyo qalad ugufaidysato mahn runti 😢🙏.. allh nadhowro dhmteena😊

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Місяць тому +2

    Kir Dhex Ma jirkeda ayey Ku bedelenaysaa Caan-nimo Laailaaha illalaahu Muhammad rasuullahi SCW subaxanallah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Місяць тому +6

    Xasbiyallashu wanicmalwakiil qulyaa cibaadiyaladiina asrafuu calaa anfusihim laataqnaduu minraxmatillaah innallaaha yaqfirudunuuba jamiicaa innahuu huwalqafuururaxiim qaalallaahu tacaalaa adoomadayda kuxadgudbay naftoodaw hakaquusanina naxariista illaahay maxaayeelay illaahay dhamaan danbiyada wuudhaafaa waana dambidhaafe naxariista

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o Місяць тому +6

    Dhalinyaroow. Ilaahay. Halaga. Cabsado. Diinteena. Iyo. Dhaqankeena dhawrta.

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 Місяць тому +12

    Sinadii iyo dunuubtiisa ayaa easy iyo wax layska galo noqotay sinadu waxay ka mid tahay duunuubta sabca mubiqaad oo ah 7da dambi ee Allah swt ugu neceb yahay marka arimahan hadii la fudeedsado qofku wuxuu noqonay qof ilahay ka furtay in laysku tacadiyona waa fududaanayasa....

    • @MohamedAbdiwali-wv6lo
      @MohamedAbdiwali-wv6lo 22 дні тому +1

      Todobada walal kuma jirta wall Isla sax lkn danbi ween waye

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 19 днів тому

      @@MohamedAbdiwali-wv6lo Jazaka'Allah Jannah walal waa runta dib baan u eegay

    • @MohamedAbdiwali-wv6lo
      @MohamedAbdiwali-wv6lo 19 днів тому

      @@queenruby8792 mahadsanid wll reer moqdisho mathy wll

    • @MohamedAbdiwali-wv6lo
      @MohamedAbdiwali-wv6lo 18 днів тому

      @@queenruby8792 reer moqdisho mathy wll Misa dinada

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 Місяць тому +9

    Subaxana alh faarax alow hano bahinin 😢😢

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 Місяць тому

      Duco ma aha taasu, sida caadiga ah gabdhoow maxaa isu liidaan adinka oo aanan liidneyn. Shaqeysta edeb darana ha qaadanina. Ma ogolin baahi hal dhinac ah lkn waa isu baahan yihiin Faarax iyo Xaliimo. Jileeca ka weynaada oo hore u socda

    • @mohamedabikar2390
      @mohamedabikar2390 Місяць тому +1

      Maya wlshey farax kuli maaxa e wax an Rabi agoon waxa sas gabdaha ugalayo😢😮

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 Місяць тому +3

    Subxannallaah illaahoow na.aastur oo hanna ceebeeyn

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 Місяць тому +1

    Subhanallah, wiilalasha waa in ay Gabadhaheena I tudhaan. Gabdhahana waxaan leeyahay, ka diggoonaada. Mar hadaad nin iyo gabadh wada kulmaan, shaytaanka ayaa ku sadexa

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Місяць тому +3

    Xasbunallah wanicmal wakiil caanimada ma janaa lagu galaayaa mida kale maalin walba waxaan aragnaa wiilal
    Iyo gabdho ajnabi kala ah iney xitaa holiday isla aadaan gabdhahaan aawey waalidkii dhaley sidee aniga gabadheyda uga yeelaa in rag ajnabi ka ah ay la joogto wax la duubto 24/7 illaaheey hala baqo shilimaad yar sharaftiina haku dhaafsanina 😢

    • @RayanAbdiamra
      @RayanAbdiamra 21 день тому

      Good point sidas kuwad wll ❤❤

  • @maslah345
    @maslah345 Місяць тому +6

    Waxaa foolxuma ah ingabar walashiis ah uu uga faidaysto bahida ay uqabtay baraha bulshada waxaa yaab ah gabadha in ay iska dhaadhiciso hebel ayaa caankaa dhigi karo tan ugu horeysa qafka asaga ayaa caan iska dhigi kara caanimaduna waa labo mid wanaagsan uu qafka dadaalkiisa ku gaaro iyo mid qafku isduleeya oo halaqwalbaa dhinacka goosta kan isduleeya asagaa ubareeray waayo caanbaa kaa dhigi ee iisoo dhawow inay yeesho ma aheyn wey dhacday taasi gabdhoow ka feejignaada aafada ragu rag fiicana wey jiraan kuwa xuna wey jiraan sida aqasunaskii gabadha walaashiis ah uga faidaystay caanimada gabdhow cashar kabarta aafada raga qaar

  • @s.h9407
    @s.h9407 Місяць тому +3

    Subxannallah Marka hoore naag iyo nin aan isqaabeen yay islakeenin waxbana shaydhaan dhagaartiisa waa badantahay qisadi Barsisa baa soo xasustay xasbiyallahu waa nicmal waa keel

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 Місяць тому +6

    Can aan noqdo ban sharaf tayda ku dhiibay taasi wx qiil laga dhigo ma ahan wana wx ay ku tala gashay in disho sharaf teda ma ahan wx ciyar lagu dhiibo sharaf tada run geerida ku dhaan ta in aad han tidada kaliya eed haysato si bilash ah ku dhiibto

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 Місяць тому +2

    Xasbunalaah wanicmal wakiiil oo muu iska mehersado😢😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому +2

    subxanallh Allhow ka bad baadi Gabdhaheena xumanta

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Місяць тому +6

    ayadaa qaladka leh iimaan la 'aan

  • @fartuunosmaan3517
    @fartuunosmaan3517 Місяць тому +1

    Subxanalah yaarbi xuman hanagu imtixanin sheydanka naga qabo diinta nagu hanuuni 😢😢

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Місяць тому +5

    Subxaanalaah ma jirkooda ayay ku badalanayaan CAAN noqo?

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 Місяць тому +3

    سبحان الله.

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 Місяць тому +1

    Subxaanallah war Alle ka cabso waxaas umada ha u sheegin

  • @luulcibaar9532
    @luulcibaar9532 19 днів тому

    Ilaahoow carruurta nooga bad baadi

  • @hanadiabdalla8351
    @hanadiabdalla8351 17 днів тому

    استغفرالله واتوب اليه😢

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Місяць тому +2

    Waxas naga daaya cabdi casiis waa sidew subxan allah

  • @fardowsohassan8164
    @fardowsohassan8164 Місяць тому +6

    Asc qofka ugu horeya noqday

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 Місяць тому +4

    Subxanallaah waa aakhirisaban nolosheedii oo dhan waxay ubabisay adcaanoqotid subxanallaah daradeeda iyo canimada teeqalisan? Subxanallaah

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 Місяць тому +1

    Inaa lilaahi wa Inaa ilayhi raajicuun, SubhaanAllah 😢😢

  • @meaktooni
    @meaktooni Місяць тому +4

    Subxanalah 😢

  • @Duqabto
    @Duqabto Місяць тому +1

    Qofkan gabdhaha gumadaya hadaan la sheegin ama ala magacaabin seeloo jojinkaraa dhibka jiraa Subxanallah

  • @zezo41ab92
    @zezo41ab92 22 дні тому

    سبحان الله 😮

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 Місяць тому +2

    Adiga iyo gabadhaba waa in la garbaashaa. Asagana dhagax lagu dilaa.

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t Місяць тому +2

    Subaxnallah subaxnallah subaxnallah 😢😢😢

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 22 дні тому

    Towbada ilaahay waa furan tahay ilaahay u soo noqo anagaoo dhan dambi waa galnay . Don't worry lot of love from toronto

  • @1Horyaal
    @1Horyaal 18 днів тому

    Subxanalah.qisohinka ma Ada sameya.mise waa dhab.haday taasi.jirto ninka saa ku sameyay.waa inay soo gudbisa ,SMF Team shaqo ayay ka qabanayan.insha Allah

  • @NuraOmer-ek9zm
    @NuraOmer-ek9zm Місяць тому +1

    Allah weligiis yaan caan la noqon yaahuu

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 19 днів тому

    ASC waa ka xumahay haduu gabar walaashiis ah uu uga faaiideystey ixsaanka ay wey diisatay yasik laaroos 😭😭😭💔💔💔🤯😱🥺.

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 Місяць тому +1

    Ayadans Alle ha soo ha nuuniyo

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 Місяць тому +1

    masha allh ilahy hakubarakeyo wall

  • @sucadasucada6843
    @sucadasucada6843 Місяць тому +3

    Xasbunnallh😢😮

  • @samiraabdi9544
    @samiraabdi9544 Місяць тому +3

    Waa wacyi gelin loo baahanyahay

  • @MustafaAdan-vq8kw
    @MustafaAdan-vq8kw 21 день тому

    Imandaro

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 Місяць тому +4

    Subxanallah

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Місяць тому +4

    İlaahow hana ceebayn

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 Місяць тому +1

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @elmiali5073
    @elmiali5073 Місяць тому +6

    Uffaa calaag

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Місяць тому +2

    Shan afraad shan afraad birta kiika aslaa ooridaydayee arosaw magacaa ilko dhiigle sideelagu aaminayaa

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Місяць тому

    Subxaanallah Allah hana xafido oo gabdhaha a haka xafido

  • @ju4965
    @ju4965 Місяць тому +5

    Subxanalaah

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 22 дні тому

    Subxanallah😮

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 Місяць тому

    Ma caan in la noqdo aya xumaan lo sameynaya subxaanallah waxaasi qiil maaha

  • @ikramnoor5014
    @ikramnoor5014 Місяць тому +2

    Ala kacabsiga hadu yarado wasida camal ilahey xaqa hana tuso

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk Місяць тому +2

    xasbuna allaah 😢😢

  • @afnaanxuseenaxmed5547
    @afnaanxuseenaxmed5547 Місяць тому +4

    War ragoow alihiina ka cabsada

  • @user-ny3tx3zn3m
    @user-ny3tx3zn3m Місяць тому +2

    Subxana allah

  • @luulcibaar9532
    @luulcibaar9532 19 днів тому

    اللهم نجنا

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 Місяць тому +2

    Caan tartisa miyey zina ugu dhici waa saqajamad xun uuf

  • @ebrahimali1056
    @ebrahimali1056 16 днів тому

    😂😂C/AZIIZ. DHILO BAAD KA SHEEKAY NAYSAA. SXB.
    MAAD SHEEGTID.

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n Місяць тому +3

    Subxaanallaah

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Місяць тому +1

    Ilaahey ha toobadkeento ilaahow dhalinyarada nooxifdi

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Місяць тому +3

    Asc wl adiga oon qalad iga fahmin please waxyaabahan iskaga fogow.
    Waa wax aan akhlaaqda qofka muslimka ah iyo qalbiyadeenaba aan u fiicnayn.

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 17 днів тому

    اللهم استر عيوبنا وعيوب بنات وبنات المسلمين والمسليمات 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥺🥺🥺🥺🥺🫣🫣

  • @majid2968
    @majid2968 Місяць тому +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    Ma halkaas baa la marayaa ceeb iyo dad iyo sharaf baa laga baqaya
    Alaah laga baqimayo miyaa
    Ogow ale waa idiin arkayaa wax kastoo aad samaynaysaan
    Gabadhas iyo ninkaba ale danbi dhaaf waydiista oo utoobad keena
    Intaydaan dhiman walaahi fursad bad haysataan wali ceeb aduun waa dhamaanaysa laakiin cadaabka ale baadaran

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Місяць тому +1

    Waxaad tahay nin xumaanta faafiya oo qofwalba oo gogoldhaaf ku kaca ula yimaado kadibna ummadda dhex keena.illaahay ka baq oo dhaaf xumaanta aad faafineyso,haddii kale ogow illahay ciqaabtiisa in aad u banaan baxday.

  • @NimoDaad
    @NimoDaad Місяць тому +1

    Caanimo aad aduunka caan kunoqoto oo cadaabi kaaga dambayso waadhibaato ilaahay ka cabsada wax ilaahay kacadhaysoinayana biliaadan haku raali gelin

  • @AbdirahmanSaiid-rr4ez
    @AbdirahmanSaiid-rr4ez Місяць тому

    M.a

  • @YasirYassin18
    @YasirYassin18 16 днів тому

    Waa arkay dumarka qaar inay hanka raqiis ka yihiin oo isku dayo inay raga wax ka qaataan dedna waxeeda ay free uga dhigto, sino markedi horeba dambi wayn ahayd hadana markaa wax ku sii raadiso wayba kasii wayntahay, ilahay ha utoobad keento naxariista rabi waa waasic haday tawbad sax ah la timaado wuu ka aqbali alle, nolol fiicana wuu siin insh alh

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Місяць тому +1

    Salamaad minkuli afaad canimo maxaytarta allow aday ku ledahay

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Місяць тому +1

    Waa laba ibliis

  • @DeeqaClaahi-xo3nv
    @DeeqaClaahi-xo3nv Місяць тому

    Illaahey musiibooyinka hanaga badbaadiyo

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому +2

    Ayada sinada rabtay

  • @marwokeydsan6236
    @marwokeydsan6236 22 дні тому

    Yaab illaaheey cafis weeydiiso Sharaf aduunyo hadaad rabto ama aad waalid ixtiraameeyso irsaaqad macdantaada kama raadiseene

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 20 днів тому

    Iney kusheegto waaa dambi kale doqonta uuf

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому +5

    Gabdho wiilasha waa bahlo loo bahan yahay aduunka raga ito dumarka waa isla shaweyaan iskuma dhacan kii laba beri aad la shaqaysaan waa wiil fcn oo dabacsan haa dabacsane adiga yuu ku dibcin weligiin ha shukansanina shaqo wadaaga bisinka

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 Місяць тому +1

    Hooyo walba oo gabadh caan ah oo Rer muqdisho ah dhashay fartay wadnaha ku haysta Tolow gabartaada miya cml

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 Місяць тому +1

    SubXana llah

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 Місяць тому +1

    Cidi kuma qasbin ee iyadaa wasaq ah
    Caam bey zina kadooratay iyadoo shaqeysan karta waxaan qiso maaha ee fadlan tanio kale hasoo gudbin allaha soo hanuunsho
    Waa zino tani maaha qiso
    Waa wax ay kutala gashey
    Mar hadii ay qalad gashey 6 biliod waa xino

  • @user-tr5bj5zt3i
    @user-tr5bj5zt3i Місяць тому

    Talow yawaye qoftaas

  • @Seyfullah47
    @Seyfullah47 20 днів тому

    Mida Ayadha sheydan aah iskanaar

  • @Baananews
    @Baananews Місяць тому

    Masha Allah qiso qalbi tabat wan la yabana sxbky maxa ka qaldan o u so gudbinaya Lkn marki danbe an u arkey wax fcn o waxay isku jiran digniin iyo Talo qadasho ama ka fiirsasho mustaqbalkaga wa u ku mahadsayahay iyo gabadha ku dhiratay in ay so gudbiso o ay uga digto gabdhaha asageda ah o markasta Halis ugu jira arimahan dabinta nocan o kale waxan qaba ka aragti ahan in la lala wadago sxbken so deyaha barnamijkan.
    wacyi galintan o kale mahadsanidiin

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 17 днів тому

    حسبونالله ونعم الوكيل

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 Місяць тому +1

    Allah xaqa ha tuso waxay raadinayso inay raali ahaanshaha Ilaahay ku raadiso bay ahayd caanimo jahanama kaama celinayso

  • @CeydiidXaaji
    @CeydiidXaaji Місяць тому

    😂hadii mustaqbalka leyska dhax arko kwrn 😢 beene beney ayadoo ah😢😮

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Місяць тому +1

    CAAN NIMADA RER AFRICA KA KUWAAHSEEN MAXAA LAGA FAIDAAH??

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 Місяць тому

    Adiga laftigaaga saaxiibow sidaan kuuma qabin. Muuqaallada aad sheekada dhex-galinayso iyo sheekada laftigeedaba far baa ku godan.