Wa heedhe wuxuu ku faraxsanyhy ardayadiisa oo banaanka ku dhacdey teeda kale xaybaro saan waa u dabeecad fiirso heesihii uu gabdhaha la qaadey waa qalbi xabxab
oo xasadoo yaa reer xamar kaquruxoon ku xuqadad dhishay ee reer gobolka ah baatahay walaal waxaa ayagaa ku sheekayo wale warkii hore wara soo dhaaf waa kaa habalihii xaraawig qurux dood iyodhexdood No diyaano ee keen xamadi bilan camal iyo farxiyo fisk
Haybaro iyo Bilkheyr hambalyo! Haybaro waa nin akhyar oo dhaqanki Somaliyed wata. Waa ninka fananinta wakhtigan ugu akhyaareysan.
Inta markeey is guursadeen kadib daawanaysa like ta
Allaha idinka dhigo reerkii wada jiree nabadgala amiiin hambalyo xaybaro iyo bilkhair💞💞💞💞💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Hees uu sameeyay nin reer sanaag ah yaasin suubiye
Uu laxameeyay nin reer hargaysa ah haybaro
Ay qaaday gabadh reer xamar ah bilkhayr axmed
Labadaan way isku aqriyaan usteetkeeda ma ahan waanala qaldaayaah heesta asgeey ku so cotaah mash allah congregation 💑💏💑💏💑💑 waan Idiin taageerah
Labadee
@@shaadiaofficial7006 shaadia da runta ah maa tahay mise waa so xaday
Masha allah Way Is Guursadeen
@@zamzamahmed533 ma run baah mash allah isku waara ebad
Jaceyl isma qariyo xaqiiqa yaa dareen xad dhaafa ila arko dhanka xeybaro
Hhh ninku naagbu qaba fanaanada o muraayo ladhaho hno
Bro laxanka uu leeyahay marka wuu ku raaxesanaa😂😂
Wa heedhe wuxuu ku faraxsanyhy ardayadiisa oo banaanka ku dhacdey teeda kale xaybaro saan waa u dabeecad fiirso heesihii uu gabdhaha la qaadey waa qalbi xabxab
Anaa kula arkay walee dareen baa ka muuqdo
YAA ku Shega Inay Is Mehersadeen Waxgarad Ayad Thy💯
Masha Allah Bilaqyra cadey waan nijacily adiga iyo Xajiga waan nijacily 🥰💓💋💋💋💔💘💝
Ina axmed cali fankaa u baahnaa guuleyso🌷🌷🌷🌷
inta oga manta inuu meherkodu dhacay like dhac igu siiya
Bilkhayr iska jecelahay walahi fariid lakiin haybaro miyey is guursadeen saasana waxbaa ileh waa isjecelyhiin
Hada ayey is guursaden
Inta og inay is guursadeen iskeena ☝😂😂
Hada soqor islaha 🤣🤣🤣
Me
Wan ku sarey subcirbe isaar adan wall
axsan cod wooof bilkheyr masha allah cid ku gaadho malaha cimaamada waa kugu tuuray
Allaylahe haka daalin Bilkhayr 🌹👏
Bilkheyr waa fananad buuxda♥️♥️♥️🥰🥰🥰
Isku waar yusuf iyo bilqayer ❤❤❤❤❤
Very nice song I need to learn the language coz I love the songs and their voices
Wooooooow❤❤❤❤❤
Hey frist person😂👋
Axsan sood bilkher axmd
Labdan in ay isku yar naban yihin yaa ila arkay 👁
Waaba is guursadayn
Waa lamaane
walashey bilQeer nolosha kumacisho macanto ok
I love this song very nice 👍🏽
Heestan xusus leedahaye runtii
Waan ka helay heestan it is so sensitive
Hoyo macanto wallahi
Heestii shaadiya yaa ila sugaya horta wali mahayo
Lambar kaaga isudir abayo mcn
Aad iyo aaad
Jacaylki caydiid jawhar ku bajariyay miyay ka daydayday xaybaro😀
Kan xaybaro la dhaho rer xamarbu u eegyhy tolow mey dhalayn
oo xasadoo yaa reer xamar kaquruxoon ku xuqadad dhishay ee reer gobolka ah baatahay walaal waxaa ayagaa ku sheekayo wale warkii hore wara soo dhaaf waa kaa habalihii xaraawig qurux dood iyodhexdood No diyaano ee keen xamadi bilan camal iyo farxiyo fisk
@@fardawso9064 wiilkan hoyga fanka soo saaray xaybaro halkeed wx kle ooga dhigtay
#