@zamzamabdi295 Huuno toddoba sano ayaa ooyaysay ee markayagii ee naso saw kursigii maad fuulin. Sidaanu u aamusnay u aamo oo xinayso maxaad la caabaysaa naso oo kiniinka muxaafadnimada liq
Soomaliland oo dhan ba ciro taagerrsan xita muslin loo dhan kan se reer yar oo qalbdu jabtey baa usoo baxay ciro wa madexweyne lkn kan wa caaqil tariikh duu ka tagey Ha ugu soo qadin
Amiiin Amiiin 🎉🎉🎉❤
Shacabka Somaliland ma ahan Waa Kooxdii....
Guul somaliland sahantv
❤❤❤❤❤❤ abtigay soo dhawayna
Kkkkkk Qosol badanaa qoladani
Shacabka Hargaysa maahee reerkuu kadhashay dheh
Madaxweyne muuse ❤❤❤❤❤
M.allaah allaahu akbar muuse biixi cabdi geesi qaran illaahay haku xafido m.weyne aamiin aamiin aamiin yaarabiy berberanu 20 gaadhi kaga soo baxnay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuleyso mudane Madax weeyne Muuse cabdi ❤❤❤❤❤❤
Wallahi qabyaalada wa indha la aan mamuusa la tabey 😂 walee qabiilkiisi biilka uu u qorey mooyane walee dibjir jabhada oo hogamiye kooxeed weeyan
❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚
Maaha Allah
Guui halyeygii sumada dheeraa
💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿🤜somaliland love somaliland muuse Biixi abdi xildiid hero 🤛💯💯🦅🦅🦅🦅😍💯💯🦅🇺🇸🦅🦅🦅😍🦅😍
Muuse waa dhacay
Muuse waa dhacay kkkk
Waa Siifadii Qadhmuunayd Ee Qabyaaladda, Hargeysana Waa Hoyga Lagu Qaybiyo Qabyaaladda Iyo Munaafaqada, Waa Dad Selfish Ah Oo Keligood Nooleyaal Ah, Haddana Ah Waxba Yahay, Dadka Kakena U Haysta Doqmo
Muuse Biixi Madaxweyne Maaha Ee Huunada Ha Loogu Dhaarto
Haydin waso
Mnsha allah mouse biixi cabdi wa nin burji adag wa xabiibul malaayiin
Na farmajo la yidha taai isagu wa ehlu mar juudan magacyadaa suu kaga tagee ceeb joojiya copy ga ka Illhay baa umada dhaaf shey
Reer waaaland
Doorashada waa dhamaatey kkkkk
Yaaab
UMAD WAREERTAY IGA DHEH MIYUU IDIIN OGTAHAY HORTA
Yusra harti qalbiga xanuuney
Dad bool dhaqaaqsanyay iga dheh
Kutabay Muusoow kutabay. Yaa iga dhaadhicinaya Ciraa Madaxwayne ah?
Maxaa caanyo isugu timid meesha hadu lajan yahay waxaa looga badiyey muuse baloodh
😂😂😂😂
Huuuno waxanoo cabaadi waa maxay
@zamzamabdi295
Huuno toddoba sano ayaa ooyaysay ee markayagii ee naso saw kursigii maad fuulin. Sidaanu u aamusnay u aamo oo xinayso maxaad la caabaysaa naso oo kiniinka muxaafadnimada liq
Naagaha sacad muuse buuuq badanaakk
Waxbaaa ju maqan kkkkk
Qacdii doorashada kkk kkkkk
Mamuuskii milgahii degananti M/weyneyaashii horree qaranka soo maray ma lahaa MBC.Gud:mucaarid oo kale u eeg yahay ficiltamayaa..
Yusra harti ku dayda ciro usoo baxaa
Muuse hada shicibe
Soomaliland oo dhan ba ciro taagerrsan xita muslin loo dhan kan se reer yar oo qalbdu jabtey baa usoo baxay ciro wa madexweyne lkn kan wa caaqil tariikh duu ka tagey Ha ugu soo qadin
Odaygii wuu qalalay ma cuqubaa ku dhacday
Ha greedy weeyan😂
Way waasheen dadkaan war wax uu idiin qabtay miyaad garaneysaan
Sac sac muuse,, Qudhunka iyo qabiilka aad wadaan joojiya.
Useless
Muusoow ciidanka fasax kkkkk
Hhh hawada mada lahaa cod xun amuus wl
😂😂😂