Ragga Dibada Qaboowga Ama Wintarka Kasoo Carara Iyo Caqli Xumada Gabdhaheena Dr Rumana Rashiid Dolal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

КОМЕНТАРІ • 37

  • @DrnasteehoOmar
    @DrnasteehoOmar 2 дні тому +6

    Walahi waa run badan Allah nastur

  • @cazo639
    @cazo639 3 дні тому +5

    Le ilaha ila lah muxamada rasulu lah
    Subxana allh nimankii inteey maqlen 4naag laidin baney marksey xad gudub kii igu xuma kula kacayan dumar 😢😢😢😢😢😢
    Ragow ala kacabsada oo diinta barta xaquuqda dumarka idin kuleyihiin ilaliya
    Bql fiiri wxas qabow markuu ksocarara soo xaas mesha uma jogto inta xun cadabta lha ku fogeyo oo dumarka dulmiyo

  • @ju4965
    @ju4965 День тому +1

    Allaha Ku xafido Maamo qaaliya ❤

  • @cazo639
    @cazo639 3 дні тому +6

    Msha llh mamadan waa tagera respect 😢😢😢😢😢dahab ku badalo dahab

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 2 дні тому +1

    Walee Raga Khiyaamadoodii waa lagu fahamay gabdho badan ayey dhibaato iyo qalbi jab u gaysteen

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 2 дні тому +3

    Raga qurbaha qaar badan waa shaki badan yihiin ama qurbuhuu ku soo wareeray ee is ilaaliya

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 2 дні тому +1

    Jasakallaahu rumman and Safiirka islaamka

  • @user-ix9pg6xr9y
    @user-ix9pg6xr9y 2 дні тому +1

    Very true

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 дні тому +2

    Wallahi maamada waa runteeda hal dhifa maahe raga Qurbaha ka yimaada Dhaqan toosa ama wanaagsan ma leh inta gabadh ey rafaadiyeen tiro ma leh

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 2 дні тому +1

    Allaha kubarakeeyo mamo ninkii gbar xumeeya gabadhiisa buusan ku farxidonon hoyinku wa inay wilkooda kusokoriyaan o baraaan inusan gbr xumayn ka koohin ciilin bahdilan sida an u jecelnahay inaysan kabadhaheenu taasba mudan

  • @cazo639
    @cazo639 3 дні тому +3

    Raga wacdiga iyo waanada ku yar meel rag loogu wacdina mba arkeysid dumarka un baa la dhaha raliyo unoqda nin kiina
    Somliya wxeey la dagi la dahay waxaa ka mid ah in si xun dumarka logu tacadiyo😢😢😢😢😢

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q 3 дні тому +3

    Mahadsanid Dr romaan, khurbo joogta halaga digtonado.😂😂😂

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 дні тому +1

    Very good

  • @DrnasteehoOmar
    @DrnasteehoOmar 2 дні тому +2

    Allah ku xafid mamo

  • @sisterjanahahmed2976
    @sisterjanahahmed2976 3 дні тому +2

    Maanshaa Alaah. Abaayo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 дні тому +3

    Waa. Lakaala. Shakiiyey. Igu. Daranaa so. As Ku. Daanaasaato. Bisiika. Baraaf. Ka. Caaraar. Aboowe. Bisiinka.

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 3 дні тому +4

    Dahabka dahab ku badasha iyo afar afar ayuuta ugala oo xabad ku guursada ay sheekadu kala maree isbuucaan

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 2 дні тому +2

      Dahabka Dahab ku bedesha waa Sharaftaada ilaalso laakiin 4 ayuuto ku qaata ee hal Nin ku guursada meel ey Diinta iyo Aqlaaqiyaadka Suuban uga jirto ma jirto

    • @miskiin236
      @miskiin236 2 дні тому

      @@shukrishiresiyad2623
      Waxaas kaftan buu ahaa sheekhuna raaligalin buu bixiyay marka halkaa ha looga hadho.

    • @miskiin236
      @miskiin236 2 дні тому

      Waxaasi waa kaftan.

  • @abdullahiosman3071
    @abdullahiosman3071 День тому +1

    Akhii Ilahey kabaq jooji xayesiinta. Xayeysiin ma,aha wax dhaqankena suuban sal iyo raad kuleh.

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 3 дні тому +2

    hadhwna somali waxay oran cunugu waa bilaa abo

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 дні тому +3

    ASC WLLE MAAMADAN WEY QALDAN TAHAY DAHAB BEESHO MAAL ADUUN WAA LA HELIYE GABDHAHA KULA TALI INEY NIMANKA DAL IYO DIBADBA CUDURADAN HABATITE B AMA JOONIS B IYO HIV AIDS HAKA BAARAAN CAAFIMADKA NOLOSHEDA AYAABA HALIS KU JIRTEE

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 дні тому +2

    Qurbo joog abaal malahan allaha ka aarsado

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 дні тому +2

    Caruur laga cararayi caruur la aan baa dhaanta waayo waa caruur la soo lugooyayi

    • @user-hk2uo5so9r
      @user-hk2uo5so9r 2 дні тому

      Walahay wad iga qoslisay waa laso lugoyay 😂😂😂😂

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 3 дні тому +2

    Kuwa qurbahaa ugu Lita raga somalida kuwa somaliya rag bey ku banan yihiin

  • @DowlyMohamedIssack
    @DowlyMohamedIssack День тому

    👍👍👍

  • @user-fy5gg5ve3o
    @user-fy5gg5ve3o 3 дні тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoBintuahmet
    @NimcoBintuahmet День тому +1

    😢

  • @wambasifreddy4131
    @wambasifreddy4131 2 дні тому +1

    Wanargney tes warun mid alablodigii lagatagii

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 3 дні тому +1

    Warunteda waxay dhahan nagaha Africa jogo waa marabno

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 3 дні тому +2

    Naag bigro ah umaleen maayo

  • @cazo639
    @cazo639 3 дні тому +1

    Family planing waligy ma qdanin mana jecli mna taageri waxaa fiican in ilmhaga iskugu ka xigsdan
    Waisla ciyarayn markey isla egyihin ilmha lkn cunug 10jir 1ji mala ciyari kara mamada ama abaha xita ayago waweyn ilmo daba orod waa rafad

  • @cazo639
    @cazo639 3 дні тому +1

    Wlhi mamo wxan aqna alha u naxariisto mamadas ninkeda isha ka tuuray marku dhiman rabu dhaha icafi il baan ka tuure!!!!!!!

  • @cazo639
    @cazo639 3 дні тому +1

    Shiikhow tel nomber laga helo plz arin baan ku weydina