Hanna Paranta Ali Iyo Fatumaa Buranbur Oo Waa Sirta Muqalka Live Tiktok Jawaabayo 7 July 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 7 днів тому +4

    Walahi waxaa iigu horeysay 2017 ayadoo laga cabanayo sababtu hana haday halal tahay swedan baa hoyoyin ku dhibanayen kuwo somali jogana ilmahodi ay somali gays ten daba socotay

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v 7 днів тому +1

    Oo maxaa qaldan. Muniira farance baad ku noolayd ilbaxna waad ahayd side lakuu gumaysan. Ninku wu u eega mit lacag jecel wayo dharku kula Ibin jiray miskiin 😮😢😢😢

  • @durduritv4499
    @durduritv4499 7 днів тому +1

    Naagtani waa gaalo caruurta gurato oo basaasada miniiray carar

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 днів тому +1

    XasbunaLah.Wanicma..WakiiLan

  • @durduritv4499
    @durduritv4499 7 днів тому +1

    Muniiray carar kuwani waa basaasiin e ka carar daacad baatahaye

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 7 днів тому +2

    Sheekoy ku nacay qof qurbo jogo oo gajo sheganaa waa qof xanunsan

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 7 днів тому

      Waa miskiinad way iska aamintay lkn waxa Jira rag dumarka sasabta gacan adaygoodana Laga yaabay iyaduna maxay shaqaysataaba 3dii sanadoodba xaamilo iyo umul bay ahayde lkn Alla xaal og

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 7 днів тому +2

    Hana waa tuugo

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 7 днів тому

    Caruurta lama qaato qofa dayaca mooyee gaalada dulmiga ka daaye illaahaya ka cabasada hooyo wanaagsan cidina kama qaadaye

  • @Mulki_Gacal
    @Mulki_Gacal 7 днів тому

    Maasha'Allah Tabaarak'Allah Caaqilaad Waaye

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 6 днів тому +1

    Manuura wey kuu dhamaatey codkaaga habadalin naag waalin ayaa tahay

  • @shamsonur5500
    @shamsonur5500 7 днів тому

    Warkaas sax miyaa

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 7 днів тому

    Jaceylku ma mid leysku gumeystaa

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 7 днів тому

    Hana ma fiicna waa lagaa shakiyey

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 7 днів тому +1

    Ninku waxba ma abayuuso ilaa uu ogaafo ama uu arako noloshada inaada ku xidho isaga naaga fariida ninku isagaa daba carara qaladaka idinka leha

  • @kadraibrahim4036
    @kadraibrahim4036 6 днів тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 7 днів тому

    Hana jaajuusad usoo jaajuusta dumarka dhiban waxba aqon bay dhibatada kow ka ahayd aqirana waa la waydin ilmihii islam ahaa ee manta galada noqday

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 7 днів тому +1

    Somaliyeey ha rumaysan gabadhas wayo markay dhashay so ayadii misan kadu 2kg noqotay

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 7 днів тому

    Hana ninkii cadan ka ahaa ee sxbked ahaa baa kow ka ah

  • @user-kn5sh2wx5l
    @user-kn5sh2wx5l 7 днів тому +1

    Been lugo leh miyaa mise buskut waalan oo hadase safaradii lagalaayay yaa bixinaayay

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 7 днів тому

    Wuu kaacaqli badnaa wuu ku koontoroolay sida asaga rabo ayuu sameeyey

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 7 днів тому

    yurup waxaaa lagu abuse saa oo lagu dhibaateeyaaa gabdha xishooda. ee dhaqanka. iyo diinta. lagu soo koriyay gabdhaaasi. Waxey muujiyaan dullqaad. badan. hala yaabina. Hadeyba hadashay. hada caawiyo.

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 7 днів тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @afnaancabdi3202
    @afnaancabdi3202 5 днів тому

    Kkkkkkkk

  • @najma649
    @najma649 8 днів тому +1

    hhhhhhh

  • @samiramohammed1969
    @samiramohammed1969 7 днів тому

    Shaqa ma aado miyaa? Bisinka

  • @FahmoKhalifYuusuf
    @FahmoKhalifYuusuf 7 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 6 днів тому

    Been Been leeya soco xaq wuu kasoobaxaa manuura

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 7 днів тому +1

    Shaydanta kowad ee ilmaha galada ruufiyan ta waa

  • @najma649
    @najma649 8 днів тому +1

    gabdhow iska barta raga hadaad guursataana iska ilaaliya uur in aad yeelato