ila baro waxaan aqaan abayo casharadada Waan ka heley Lakin yogarka nama tusin magac kale muu leyahay o caan ah waxa ku qoran iso qor si aan uso ibsado
Mshallallaah wlshey waa kugu cusubahay mhd snd in bdn runtiiiii lkn su Aal baa Qabaaaa wlshey Yoogarka Aad sheegeyso ma kan macaan baaa mise waaa kan caanaha dhanaan plz iiga soo jawaab abaayo mhd snd
Caanaha fadhiya ama caano garoorka la dhahaa laakin Som cooking waxaa kula talin lahaa in Aad sonkorta iska yareyso ileen caafimaadka kuma jirto since mango 🥭 uu leeyahey natural suger sonkor dabiici ah MAsha Allah hore u soco Laakin cunto sonkorta ku yar tahey noo Soo geli adoo mahadsan
Thanks sister
Wcs abayo wan kugu cusbahay
asc abaayo waxaa kuweydiinaa freia til baking.iyo baking bowder isku mid miyaaa
masha allah walshey allah ku barakeyo cafimad ku caba
Masha Allah Xabiibti adbuu uqurux badan yahay mahadsanid
qatar waye mashallh jizakallwh qurux waye waa ku heesta sida wax suubisid😍
masha alah caawa ayan igu horeysa cunadada quruxda badan
welcome abaaayo muno hasan
ila baro waxaan aqaan abayo casharadada Waan ka heley Lakin yogarka nama tusin magac kale muu leyahay o caan ah waxa ku qoran iso qor si aan uso ibsado
welcome xabibti Shere udheh asxaataada shukran
Mnshllh xbbti wn kulabaranaynaa waxd taqana jazakallh
ila baro waxaan aqaan masnah allah
Waa wax yaroo fudud mahadsanid
masha allah waa cabitan dada logula diriro iyo caruurta
masha alah waan ka Helay qanaad kaaga
جزاك اللّٰه خيرا
abayo yogarka Maxaa wayey na fahansii in aan so ibsado ayaan rabaa Adigo mahdsan yogarka ifahansii si aan uso ibsado
Mahadsanid
Ma shaa Allah I like cabitaankaan mango lasi ayaa ladhahaa, Hindida ayaa jecel, aad ayuu umacaanyahay lol
Masha allh cabitaan macan bdn waaye
Haa tijaabi wa ka heleeysaa
Masha Allah waan la dhacsanahy cunooyinka aad sameesid abaayo mahad sanid 👍👍👍👍💟💟💟💟💟💟👍👍💟💟💟💟✊
shukran abaayo
Wooow maasha allh
shukran habibti welcome usii Shere asxaabtaada
asc macanto allaha hakaa ajar siiyo
mansha Allah qaali jazakalahu qeyr abaayo
Keep going
masha allah abaayo dadaal wacan hora usoco jazakallaah
Mashallaah Gabar Fiiican Baa Tahay Lkn Magac Baxso Waxa Meesha Ku Qoran Waa Hadal Haha Baro Waxaan Aqaano Kulahaa Hahahah
shukran
masha alaah ilaah haku barakeyo gacantada
Mshallallaah wlshey waa kugu cusubahay mhd snd in bdn runtiiiii lkn su Aal baa Qabaaaa wlshey Yoogarka Aad sheegeyso ma kan macaan baaa mise waaa kan caanaha dhanaan plz iiga soo jawaab abaayo mhd snd
masha allah waad mahadsan tahay cambaha inte lagu gada abaayo
dukaan supermarket yada caadi waalaga helaa
baraka allah habo
I like your food sister
wll yoogarku waa maxay iso jwb wlloh
Mansha allah sharafeey horay usoco
Shukran
maid👍✨✨✨
🎉😊👏😁👏😃🎉
Congratulations!
Maamo waan ka faaidney mahadsanid
Waan ka helay cabitaankaan kaan qurux hadaan arkay chnal kaan
Horay usoco
mansallah👌👌👏👏💞💕
thanks wll👍👍💖✔
welcome habibti
hadii laga dhigo cambahe lafta caadi miyaa na wallshey
Waa ok waa inaa miirtaa waxa ku jirjira
asc abyo yogarkaaa maxa la dhaha ma qani I fahnsiis
Waa caanaha fadhiya
Caanaha fadhiya ama caano garoorka la dhahaa laakin Som cooking waxaa kula talin lahaa in Aad sonkorta iska yareyso ileen caafimaadka kuma jirto since mango 🥭 uu leeyahey natural suger sonkor dabiici ah MAsha Allah hore u soco Laakin cunto sonkorta ku yar tahey noo Soo geli adoo mahadsan
Mnsh allah xyaati
Mashalah
Kan nafaqo lama dhaho sokur wax ku jero iyo fiinto nafaqo mahin
dadka waxbey is lèeyihiin waxbeynu sharaxnaa haddana afkii hooyo lama hayo waayo garoor waa macruuf hadanan afka qalaad uun baan meelkasta loogu dhawaaqa waa reer UA-cam
abyo mahdsnid cabitaan loos no so gali
Abaayo canbaha gasacaas intee kahelaa abaayo wayeya swedan malaga helaa
Hadaa yurub joogto dhamaan dukaamada waad ka heleesaa kuwa cadaanka iyo carabta hindida meelwaliba laga helaa
ila baro waxaan aqaan ok shugran abaayo
a
hadan heelyn yoogar
Caano was ku sameyn kartaa lakiin yogerka ka fiican
Canbuhu wanoco makilafta lahaaba
Waa kan gasaca ku jira kan caadi waaka samee kartaa lakiin waxoo yeelanaa wax kuskusan yar
ww zo lekker 😍😍😍😍👄👄👄mashallh jizakallwh qurux waye