cabitan ki Ramadan ka oo tayo leh kafaideyso mashakal😋 4 different types of juice for Ramadan enjoy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 103

  • @bluesky1629
    @bluesky1629 2 роки тому +13

    Muqdisho miyaaa joogtaa wllo, strawberry 🍓 Somalia ma laga helaa?

  • @ubaxxaashi1162
    @ubaxxaashi1162 2 роки тому +5

    Abayo cunooyin u fiicna ramadanka hooyada uurka leh so gali shukran bayo

  • @fardowsmuxumed6974
    @fardowsmuxumed6974 2 роки тому +1

    Mansh Llh

  • @AbdifatahHassan-pk6pr
    @AbdifatahHassan-pk6pr Місяць тому

    Wow naa laa say taa diig😢😢

  • @aminoabdi7370
    @aminoabdi7370 2 роки тому +1

    asc abyo naag uurleh maisticmaali kardaa strawberry 🍓 iyo cabidaankiisa isojawaab please abyo

  • @sihaamdhaldarwiish4428
    @sihaamdhaldarwiish4428 2 роки тому

    mnsha allah waa ku cusbahay chanelkaaga maantaa iikow ah waa ka helay runtii allh swt haku barakeeyo quruxey

  • @hannantube8645
    @hannantube8645 Рік тому

    MashaAllah sister ❤❤❤

  • @ubaxxaashi1162
    @ubaxxaashi1162 2 роки тому +1

    Cabitanka raqeyga ku haysa noso badi bayo cabitanka dhandhananka

  • @najmaahmed3433
    @najmaahmed3433 Рік тому

    Mansha allh tabarak raxmaan wllo alle gacanta hakuu barakeeyo

  • @habibamohmud1605
    @habibamohmud1605 2 роки тому

    shukrn xbbti gacanta Allaha Ku barakeeyo.

  • @ayaanxaaji1507
    @ayaanxaaji1507 2 роки тому +1

    Msha alh xabibti cfmd alha nagugaarsiiyo mhdsanid

  • @TimiroCilmi-o9p
    @TimiroCilmi-o9p 3 місяці тому

    ❤❤❤ qarah gaas ayow leyhy aniga waa igu kiciysa

  • @anisacali3162
    @anisacali3162 2 роки тому +1

    Abayo alle hakubarakeeyo alle dartiis kujeclahay💕😘

  • @zamzamxasan9357
    @zamzamxasan9357 2 роки тому +1

    Ok Haye xppti waan dhawahay asxaapta cusub aa ka mid ahay

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 роки тому

      Masha Allah walashey qali isodhawow in badan 🤗♥️🥰🥰😍😍🥰

  • @haliimosiciid4358
    @haliimosiciid4358 2 роки тому

    the best fruit watermelon and avocado I like❤❤💋💋

  • @IqroTifow
    @IqroTifow 10 місяців тому

    Asc abayo saxibek wuxoqab dhikar iyo sokor emaxocabikar cuto ocunikaro isoshek abayo

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 2 роки тому +2

    Ilaahey dartiisa igu so booqo walal

  • @ismailjabane2847
    @ismailjabane2847 2 роки тому

    Manshallah Walal maccan qali mahadsanid

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 2 роки тому +2

    MashaAllah sister try not to add water into the watermelon, Delicious

  • @abdallayoonis4697
    @abdallayoonis4697 2 роки тому

    M.A Qarahaan kahellay walaashey

  • @duniadagan2489
    @duniadagan2489 2 роки тому

    Abayo isturobariga xaa ka soo iibisay

  • @goatvideos9817
    @goatvideos9817 2 роки тому

    wa iga so hormarteen xbbty thnk u❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @-taibatmuna
    @-taibatmuna 2 роки тому +2

    mashallah tabaraka raxaman 👍

  • @foosxuseen4287
    @foosxuseen4287 2 роки тому

    Masha allaah🥰🥰🥰🥰🥰

  • @caynimaxamed7052
    @caynimaxamed7052 2 роки тому

    Maasha Allah

  • @saara1436
    @saara1436 2 роки тому

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252619759187

  • @naciimoxaaji4943
    @naciimoxaaji4943 2 роки тому

    Masha allaah ilaah haku xafido walal jasakalaah qeer

  • @kakacade3557
    @kakacade3557 2 роки тому +2

    Quruxey waxan kaa cod sana inaa iku cawiso alabta waxbo wabsanenin dig siyasha ad ban ujeclhy madkad wax ku garineso m.a ad ban uka hela iku sadaqeso wll hal digsi ama birtawo blis

  • @saabirincabdinuurmaxamad302
    @saabirincabdinuurmaxamad302 2 роки тому

    Man Sha allaah

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 2 роки тому

    Maashaa Allah shukran habiibti

  • @umuyasirumuyasir6850
    @umuyasirumuyasir6850 2 роки тому

    jazakallah habibty farhiya ❤❤❤

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 роки тому

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 роки тому

    Mansha Allah

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 роки тому

    MashaAllaah

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 роки тому

    mashaalah macanto mahadsanid ❤❤💞💞🌹🥀

  • @ubahabdille8510
    @ubahabdille8510 2 роки тому

    Masha Allah tabkallaah

  • @hodanfaarax6217
    @hodanfaarax6217 2 роки тому +1

    Mansha Allah abayo farxiyo jasaa kalaah

  • @umuqaali8031
    @umuqaali8031 2 роки тому

    Maasha allah xabiibti Qaali gacantaada allah kuu barakeeyo

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 2 роки тому

    Shukran xabiibti jazaakallaahu kheyr macaanto ❤️😍

  • @aminahussein2848
    @aminahussein2848 2 роки тому +1

    Mashaalah sis .may you be blessed

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 роки тому

    Masha allah gacantaada allaha ku batakeyo

  • @zetunodowa8308
    @zetunodowa8308 2 роки тому

    Manshallah jazakallah qer abayo ilahay haku xifdiyo sidaa add marwalbo nogu faideyso

  • @basrabilan8447
    @basrabilan8447 2 роки тому

    Masha Allah! Thanks sister

  • @cayniqaali2028
    @cayniqaali2028 2 роки тому

    Masha allaah 🥰😍

  • @ayaanitaofficials6489
    @ayaanitaofficials6489 2 роки тому

    Waan sugeyey abyo mudiqsho joga maka heli kara

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 2 роки тому

    Masha allah xabibti albi

  • @zihammuse5880
    @zihammuse5880 2 роки тому

    Abyo plse labaniyad sogali

  • @ifraaxgalbed9793
    @ifraaxgalbed9793 2 роки тому

    Masha allah

  • @haliimosiciid4358
    @haliimosiciid4358 2 роки тому

    mnsh allhaa farhiya

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 роки тому

    Masha Allah abayo

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق 2 роки тому

    Masha alaah axala caiir shugran samiyey

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 роки тому +1

    Mashacala

  • @barwaqobariyo7415
    @barwaqobariyo7415 2 роки тому +1

    Iyaha iyo sonkorta hadaan isku shiido ma dhibaaa

  • @muscabmaxamed5583
    @muscabmaxamed5583 2 роки тому

    M.a pyo

  • @sahroabdimire297
    @sahroabdimire297 2 роки тому +1

    Asc abyo farxiyo cadey ❤ wad mahad San tahay abyo hooyo nujiso ah cabutanka Canaha ubadinaya nosogali madaba Ramadan sosocdo

  • @yasmindigale7446
    @yasmindigale7446 2 роки тому

    Mansha Allah 💖 wllshy mcn Allah haku sharfo wll mcn

  • @zeinabaden7149
    @zeinabaden7149 2 роки тому +1

    ManshaAllah so yummy

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 роки тому +1

      Thanks dear 💕

    • @lajecleyadan816
      @lajecleyadan816 2 роки тому

      @@farhiakushin asc abyo detergent mise wax kurasta marki lu nadhifiya marki wax kudadan ubahana plz

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 роки тому +1

    Amazing 🤩

  • @haliimosiciid4358
    @haliimosiciid4358 2 роки тому

    waa dhawnahy wll

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi2391 2 роки тому

    jzk abayo.

  • @bashaashtv7084
    @bashaashtv7084 2 роки тому

    M.a allaha kuxifdiyo

  • @umucaisha9658
    @umucaisha9658 2 роки тому +2

    mashallah abayo so badi cabitanka

  • @raxmowalacaaakadhaxarkeekk1162
    @raxmowalacaaakadhaxarkeekk1162 2 роки тому

    Abyo adoo mahadsan waxaa rabaa cilaanka sharootada bacda lagu Mariyo

  • @maryanabuukar267
    @maryanabuukar267 2 роки тому

    Macanay afur bilaa gas ah no sogali

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 роки тому +1

    Masha Allah 💯👍👏👏🌹♥️

  • @juweriyaabdullahi2112
    @juweriyaabdullahi2112 2 роки тому

    M,a waaw abaayo

  • @sususaeed862
    @sususaeed862 2 роки тому

    Miyad sonkorta laridiqdid

  • @zaynab327
    @zaynab327 2 роки тому

    Masha allah shugran wll

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 10 місяців тому

    Thnk.you byo

  • @yasmindigale7446
    @yasmindigale7446 2 роки тому

    Abayo waaxan kaa codsani lahaa habka t
    Miizka logu diyariyo afurka

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 2 роки тому

    Lakiin qanjaha ii xanuunu

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 2 роки тому +1

    farxiyaay huuno xamil ban ahay sagaalki hada gashy wxn dareemayaa in ilmuhu weynyahay 3.2 bey igu dheheen 17kiii bishaan wxad ii sheegtaaa wx aan miizanka ilmaha igu kordhineyn anna dhiiga ii ilaaliya 10 ma dhama hp.geyga sharoopo ayy iso siiyeen saa isu ilaalinaaayy asbuucaan gaajaa i dishay

    • @sacdiyoabdi916
      @sacdiyoabdi916 2 роки тому

      Abayo miisanka ilamaha ma wyna 3•9 Ana ku dhalay alxamdulillah alle haku fududeyo waxba hays qadin

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 роки тому

      @@sacdiyoabdi916 mcnto shukran lkn ani bil cml ayaa iii siii harsan

  • @saatiyaalimxed60
    @saatiyaalimxed60 2 роки тому

    Abyo cunto health ah oo dadka gymka cunan sosamey plz

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 роки тому

      Insha Allah wan sogalin 🥰

    • @hadiirshurie9909
      @hadiirshurie9909 2 роки тому

      Mcn bdn Qof misanka inu iska dhimo Rabo Ramadanka Afur iyo suxuur iyo cabitanki u cabi lahaa plz

  • @AbdifatahHassan-pk6pr
    @AbdifatahHassan-pk6pr Місяць тому

    No labadaba midnaa hargaysa aayaan jugaa wallo

  • @muznahassan8599
    @muznahassan8599 2 роки тому

    Xamarta gaska somakicisa

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999

    Mansha allaah ❤❤❤

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 2 роки тому

    Masha allh

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 2 роки тому

    Masha allaah

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 2 роки тому

    Masha Allah

  • @zihammuse5880
    @zihammuse5880 2 роки тому

    Abyo plse labaniyad sogali

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 роки тому

    MashaAllaah

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 роки тому

    Masha Allah

  • @aaminaxasanmaxamed3568
    @aaminaxasanmaxamed3568 2 роки тому

    Masha allah