DEG-DEG Rw Abiy Ahmed oo Maanta ku dhawaaqay Qoomiyadda uu ka dhashay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

КОМЕНТАРІ • 149

  • @sahra4091
    @sahra4091 4 роки тому +4

    Jamaca you are legend, Wallahi. We have respect for you. Thank you for being honest and fair.

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 роки тому +8

    Ogadenya GUUL in sha ala

  • @ibrahimmohammedadam1192
    @ibrahimmohammedadam1192 4 роки тому +8

    Nuurow cumar oromo inoo keen niyow inkass xog inoo haayeee

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 роки тому +8

    Waar waa Amxaar waliba gaala mar haduu gaal yahay waxa uu ka shaqaynayaa danaha gaalada sida Amxaarada iyo tigirayga.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 роки тому

      Waa gumeystayaal nolosha dadka kale u diida. Xukun dulmi ku dhisan. Weli ma aragtay Amxaar gumeysi ka cabsnaya? Anaa arkay waagii Meles. Itoobiya weligeed isma aaminin. Haddayba roon tahay inkastoo Abiy ku ciyaarayo.

  • @diniali9095
    @diniali9095 Рік тому

    Abti Galladoow managahubtaa turjumaannimada afka amxaariga illeen horay ayaad noogusheegtay af amxaariga inaadan aqoon cajiib waliba Nuur ayaad weydiinaysaa inaadan xataa nambarka afraad aadan af amxaar kusheegikarin haddana saacad dhan ayaad noo aqrinaysaa wixii uu sheegay dee kolley soomalidu waa dad qabiil ah wixii loosheego waliba siyaasigooda ama wariyahooda dee annakuna waa iskakaadhegeysanaynaa...thank you Godbless my somalia..

  • @jamaalaadan897
    @jamaalaadan897 4 роки тому +5

    Fadlan markaad wax falan qaynaysiin qofkaa codkiisa Soo daaya

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 4 роки тому +6

    Waa. Jaamac. Siifiican. Buu. Ethiopian. Uyaqaan. Waayo. Xaaladu. Waa. Sidaas. Uune. Halkaas. Kasiiwad

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 4 роки тому +7

    Free ormo💪

  • @dhacdooyinkadunida1466
    @dhacdooyinkadunida1466 4 роки тому +5

    ​Waxa la sheegaa in aan neefku ka waaban geedaha marka uu muqleysan yahay oo xanuunka shilinta iyo gafanuhu ka bato, Abiy jacaylka Amxaaro ayaa muqleeyey mana aha mid garan kara waxa uu falayo

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 4 роки тому +6

    Sideedaba GEESKA Africa 2 labbo Reer waxan ka ahayn Ficil maleh waxba kama midho dhaliyan. Oo ma Cadaystan wAxooda Qadiyadoda. 2da Reer GO' aan qaata waa REERKA TIQREE IYO REERKA REER SHEEKH ISXAAQ. Waxa kale waxoodu waa Tororog iyo faan meel loo waayey.

    • @fasalxariir5098
      @fasalxariir5098 4 роки тому

      Gebril duale nin is faanshay waa ri is nuugtay kkkkk

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 роки тому +1

    Scm khabir jamac Wallale no wad cashirka fiican ado mahadsanid wallale

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 роки тому +1

    Jxo GUUL in sha ala

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 роки тому +5

    Farmajo berayahan xalada Abiya ayuu dhega dhegaynaya gacmihina barafbay noqden.
    Nataniyahoona xalada trump buu dhega dhegaynaya isna far mataagin.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 роки тому +5

    Abiy axmed waa Oromo taas waan fahanay waxaa Abiy axmed uharay in Uu shacabka Ethiopia u Cadeeya in uusan argagixiso ahayn Sababtoo ah wuxuu xiriir laleeyahay Farmaajo oo ah shaqsi argagixiso ah

    • @ayaanxusen10
      @ayaanxusen10 4 роки тому

      Xola tahy farmajo adi ma argakixiso Ka dhigty

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako 4 роки тому +1

    Hawl wacan ayad haysaan hambalyo hambaylo

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 4 роки тому +3

    Kkkkkk waa runtiii isaga iyo qaar lamida ayaa miiiska laga hoos galalay, Galsydh rageediii halkaa kahay brother

  • @hassandanois6947
    @hassandanois6947 3 роки тому

    Horomarka uuu shegayooo waax baradho iyo macasho kaleee ooo barooo aahh wuxu kuwaa xidhaan waa kuwaa kursigisaa kusocdaa weyyaan

  • @faarahali3483
    @faarahali3483 4 роки тому +2

    SSTV WARBAAHIN AAN KU XIRNAHAY HORAY USOCDA FROM CHINA

  • @abusaalixcarab2322
    @abusaalixcarab2322 4 роки тому

    Ninohow Afkaa xabashiga ayaan Rabaaa barashadii
    Hargaysa ayaanan joogaa ee sidaan u bartaa

  • @samiirkhattab8266
    @samiirkhattab8266 4 роки тому +1

    Amharo waa masiibada geeska africa 🤔🖐

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 4 роки тому +2

    Rw abiye wu tarsasiyey Runtii wuxu yahay ficilkiisa ayey ka muqta ilaqada hadalkisu wu cadaystay. Suashu waxay tahay Oromo maka yelaysa?

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 4 роки тому +1

    Abij ahmed ali hij is scht somalische etohipa somalische

  • @abdirizakabdi7320
    @abdirizakabdi7320 4 роки тому +1

    oromo maanta waa wakhtigee uguxumaa waayo ninka laayay waa oromo sida la sheegay haday ay cabana yaan oo laalay iyaga xukuka hayaa hortaala ha iska celiyeen doqonka dadkisa xasuqay horo oromo ulaayay mantana waasi xasuuqay

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 4 роки тому

    Ha Biqleydo. Waxan maqli jirey xaqqu feeraha buu ka dillaacaa

  • @abdifatahmohamedadem9056
    @abdifatahmohamedadem9056 4 роки тому +1

    Wll waxan shegayaee Ma Ben Ayaay Ahayeen qoral aanku kushegayee malin hore Waxa hordhaca Loga dhigayaa tigirga Hadan oromo pepale Waxa waa laogayahyee jawar Mohammed wana lasidanyaa ufirso waxan shegayo ben maha

  • @xamralive
    @xamralive 4 роки тому +2

    muxuu u qabtay ormo ?? miyuu xoreeyay Oromo waabuu xir xiray oo laayay ee

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 роки тому +1

    Kk

  • @codkashacabkasomaliyed228
    @codkashacabkasomaliyed228 4 роки тому +1

    Maxad doqonino iyo aragti gaabnan labadani iskugu qosleen..
    Ma dadkan hubka sita ee dalki buburka ka wado ayuu daawada
    Ma dalku oromada gacanta u geliya
    Orama dhibta haysa maxay,waar markad hadlaysa caqli iyo cilmi Ku dara yaan doqonina la idinku sheegi jiray idinka muuqane

  • @shacbaanshukri6300
    @shacbaanshukri6300 2 роки тому

    Taasi kaligii maaha siyasada Afreka weeye

  • @moguermourad9701
    @moguermourad9701 4 роки тому

    Inta add Yara jogsatin eeg bulshada Yara errgtid
    Bravo

  • @Khader315
    @Khader315 4 роки тому

    Ninkan wllhi waa aqoon yahan Msha allh

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 4 роки тому +8

    Labaatan iyo dhowr sano aaa??? 😂🤣🤣🤣😂 😢😢😢😢 Oromo waxaa la gumeysanayey inkabadan 500 oo sano mudo gaaraysa 😢

  • @msalad6532
    @msalad6532 4 роки тому +1

    DENI ZANZIBAAR GO BACK UR HOME NOW UR FREE

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 4 роки тому +1

    nuurow ha qosline nika suaalo weydii si ay shekadu nnoogu macaanaato

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi5970 4 роки тому +2

    Waar abye axmed sw itopia iyo odega cali khaliif ee khaatumo metelah waa isu mabda egyihiin waa labo aktilaah

  • @dawanprint650
    @dawanprint650 3 роки тому

    Xabashi waa isku fikir , dhamaantood waa k,uwo danaha gaalada fulinaya

  • @aishaahmed6359
    @aishaahmed6359 4 роки тому

    👍👍👍👍

  • @seynabsmsamatar2857
    @seynabsmsamatar2857 4 роки тому +1

    Dawladiisa ayat duulaan kuyihiin is na kursigiisa ayuu ulaashanayaa

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +1

    Xariif waaye Duqa beerta ayuu galay

  • @abdiahmed1379
    @abdiahmed1379 4 роки тому +1

    Kuwan school in ay adaa weye

  • @alisamatarChannel
    @alisamatarChannel 4 роки тому +2

    Jaamac qosol miidhan

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 4 роки тому +3

    Isku dhamaada xabashi iyo oromo.

    • @roodocadey7965
      @roodocadey7965 4 роки тому

      Baaba a oo jab kama haro xasid malibno

  • @xaashixasan5992
    @xaashixasan5992 4 роки тому +1

    Cajeeb

  • @xamralive
    @xamralive 4 роки тому +1

    Farmaajaa u baahan inuu ku dhaarto in uu Daarood yahay sida Abay Ahmed hhhhhhhhhhhhh kaftan

  • @wanagaadunka8647
    @wanagaadunka8647 4 роки тому

    Wa janis ogadenya ha xirato xudadeda ogadeniya ha xorowdo

  • @ahmedalihuud4180
    @ahmedalihuud4180 4 роки тому +1

    Wangartay

  • @xamralive
    @xamralive 4 роки тому

    Africa baan afkiisa ka fahmey muxuu Africa Africa u lahaa ma Soomaaliduu u duur xulayay toloow

  • @amirabdullahi2880
    @amirabdullahi2880 4 роки тому

    Xaile Selasie Oromo buu Sheegan jirey.Wa daqan Axmaro jirto marwalba market marxalada xumaato oormo bey sheegtaan.

  • @saacidsaacid5467
    @saacidsaacid5467 4 роки тому

    Kan wareysiga bixinayaa waa naag maxuu isla Jac jacayaaa

  • @sharifnasiibdaraykudhacday5334
    @sharifnasiibdaraykudhacday5334 4 роки тому

    لما مجرز 👍

  • @suubanyusuf1151
    @suubanyusuf1151 4 роки тому

    Ogaadeen xoolo weeye

  • @abdiwasaabdirashid6615
    @abdiwasaabdirashid6615 4 роки тому

    Maa 30 sano ayuu halgan ku jiray talaw 😂😂😂😂
    Ku lahaa 30 sano intan u halgamayay oromada shiki inigama galin ee manta kolkan xilka qabtay miyay shiki ni ga gashay oromo nimadaydu

  • @mohamedcazanyo8065
    @mohamedcazanyo8065 4 роки тому

    Anagu Haddan Ogadeen Nahay Oromo Iyo Axmaar Wa Cadowgeena 40 Sano Ayn Islayny Ilaayo Hataan Col Ayn Nahay Markaa In Laga Hadlo Siyaasadooda Wax Micno Leh So Kordhinmayso Haysku Rogmadan Inshlll Itopiyaa Ha baba'do Waxpa Inagama Gallin Onlf Imikaa Doraasho Ayey Iskudiyaarinaysa Pishaa August Taas Kahadla Tolkeeyow Caqliga Alle Idinka Qadyee Kii Na Gumeysanayeey Ayn Wali Hadal hayna

  • @shacbaanshukri6300
    @shacbaanshukri6300 2 роки тому

    Warkaaku waa kii aan naqaabaye

  • @sacdaliban3421
    @sacdaliban3421 4 роки тому

    Jamac waraarkagu wxy uu muqdan in aabiya Ahmed aad Ku tahay mucaraad waxa laga donaayana was soda wax yihin

  • @rumanyzshow9384
    @rumanyzshow9384 4 роки тому

    Umar keen yaqey hakajawabe oromo maah dhahay

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 роки тому

    Ninkan ha no so deyn warkiisa somali qeyr uma laha 2 ditarad somali ijarey bu modey iney leyihiin so ridey ciidamadiisa urayo gobolada somaliya u jogo iney qabsadan oromo muqdisho leh annaga wax ka leh dhahayo la arkey kan qeyr ma laha doqon annaga talada u dhiibeney ba na yeley

  • @suubanyusuf1151
    @suubanyusuf1151 4 роки тому

    Ogaadeen caqli ma hayaan ee iska amusa

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 4 роки тому

    Waar jamacoow sxb af xabashiga aad baad u Taqaan niman xabashida waad la dhigaysaa adiguba, ma adisababa ku dhalatay mise nimankan waad la xididay kkkkk, waa iga kaftan

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 4 роки тому

    War waxas war mah ahee alle kacabsada

  • @user-ng2ry9yj8c
    @user-ng2ry9yj8c 4 роки тому

    Balanqaaday jawhar

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 4 роки тому +2

    waar nimanyaw aan runta isu sheegno oromo waxay doonaysaa waxaan suuragal ahayn weeye abiye wuu ku saxsanyahay inuu awood u osticmaalo waayo waa wax waligood la gumaysanayay xoriyadaba waxay uhaystaan inay wax baabiiyaan mida kale caqligii ay nimankii ka horeeyay wax ku maamulayeen sida tigree iyo amxaaro waligood ma gaadhayaan oromo waa bilaa sir gabigoodu abiye ayaa ugu dhaw hadii kuwa kale wadanka loo gacan galiyo way baaba aysaa itoobiya

    • @sahra4091
      @sahra4091 4 роки тому +1

      Waryaa you are so stupid, idiot. Maxaad kuhadless maa ciid an laguumeysaa ayaa itobiya kunol. saqajaan aff qurmon.

  • @muusejaamac44
    @muusejaamac44 4 роки тому

    Waar abiye waxaa ka ragaynimo badan ninka xakumidoona oromo ee aanan dilidoonin,waayo waxay isku dhaqanyihiin soomaalida oo uu sayid cabdile xasan oo yidhi:waxaa iga ragaynimo badan ninka soomaali utaliya ee aan dilin.

  • @user-ng2ry9yj8c
    @user-ng2ry9yj8c 4 роки тому

    buidin

  • @wanagaadunka8647
    @wanagaadunka8647 4 роки тому

    Shaqdu qabanayo wa babis oromo umana dhalan oromo wa wecel axmaro sas buba ku simay o cadalad ahan u siyay oromo wa caloshisa u shaqeyste

  • @sadaakemaalsadaakemaal5383
    @sadaakemaalsadaakemaal5383 4 роки тому +1

    A😁😁😁😎

    • @abdillahimire2095
      @abdillahimire2095 4 роки тому +1

      abiya waa la soo korsaday hooyadii waa amxaaro gaalo ah caruurta ay Ahmed u dhashay uun baa oroma ah laakiin isagu waa amxaar asal ah arragiisa horta ma u egyahay Oromo waa No dhiigiisa aragiisaa ku tusaya in uu Amxaaro yahay
      Amxaarada waa dad aad u caqli badan hadda kuwa dibedda ku nool Oromo ayey sheegtaan niman isku dhiig maaha mingiste hooyadii waxay ahayd oromo lakiin isagu amxaar buu ahaa xayle selaase hooyadii oromo ayey ahayd.

    • @hidaayaosoble7323
      @hidaayaosoble7323 4 роки тому

      @@abdillahimire2095 xoq mac quul ah iga dheh

  • @user-ng2ry9yj8c
    @user-ng2ry9yj8c 4 роки тому

    ooidinkaqaylisiinaya

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 4 роки тому

    Abiya Aniga aqana farmajo ayey isku qola yahiin malkale haka radiin

  • @geeledahir2012
    @geeledahir2012 4 роки тому

    waa idinku ma oromadtihiin xageed ula maragsaneysan waa ruun waayo oromo waxbakama yaqaanan siyaasada waar wuudhameeyay

  • @suubanyusuf1151
    @suubanyusuf1151 4 роки тому

    Ogaadeen muxu ogyahay

  • @UmmuAaran
    @UmmuAaran 4 роки тому

    Omar oromo in lasoo fariisiyaa ficnaaleheed asaa nika shaki galiyee hh.

  • @user-ng2ry9yj8c
    @user-ng2ry9yj8c 4 роки тому

    waayaabeh kuwiinan makursi

  • @suleimanosmanfarah6658
    @suleimanosmanfarah6658 4 роки тому +1

    Aniga ahaan Oromia Iiguma muuqdaan dad macno leh

  • @cabdixasan3582
    @cabdixasan3582 4 роки тому

    Waxaye ka dhereyenayan kacanka Oromodu

  • @Omar-mf9nd
    @Omar-mf9nd 4 роки тому

    Reerkiinu tplf muxuu ka faa iday ka dooda

  • @abdikarinismail6889
    @abdikarinismail6889 4 роки тому

    Adinku ma oromaa tihiin mise Ogaaden?. Yaab

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 роки тому

    20 zano ee oromo la guumeysanayy abiy isaga ka danbeyay

  • @abdirizakhersi6897
    @abdirizakhersi6897 4 роки тому

    Oromo waligeed gumaysi ayay ku jiraysaa

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shukrimohamed2796
    @shukrimohamed2796 4 роки тому +1

    Book iyo qalin boojo ah wax na la gu ma qoro

  • @zainabelabeh7217
    @zainabelabeh7217 4 роки тому

    0
    6

  • @geeledahir2012
    @geeledahir2012 4 роки тому

    Oromadu maxaydooneysa

  • @abdiwasaabdirashid6615
    @abdiwasaabdirashid6615 4 роки тому

    4km 😂😂😂😂😂

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому

    Lol

  • @sadaammohamed4947
    @sadaammohamed4947 4 роки тому

    Kjjjjjjnjjjkkk

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 4 роки тому

    Maxaa soomaali duleeyey maxaa ku dhacey nacalaa ku taal meel kaste ayey ku duleysanyihiin mar amxaaro mar tigree hadda oromo marba dabada cida

  • @Qowdhan99
    @Qowdhan99 4 роки тому +1

    halgankii daraawiish waxaa dheefay isaaq iyo majeerteen

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 4 роки тому +2

      Ashabaab Bay ahayeen. Hadaba weli ashabaab way joogta ku biir waa isku nooce

  • @saacidsaacid5467
    @saacidsaacid5467 4 роки тому

    Jaamac waa wacal jaaajuus ah

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad3560 4 роки тому

    We don't care and he is a snake. He told us that he wants to be a king. What else do u want? He is building his empire he started with the oromos and then he will come to Somali state...he has an agenda

  • @saxardiidmaxamuud9596
    @saxardiidmaxamuud9596 4 роки тому +2

    Barnaamijkiina been ku hadal idinkuna laba nacnacle waa badownimo hadalkiinii ogaadeenka ood miidhiya la timaadeen ceebtiina is qariya

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 роки тому +3

      Ogaadeen soomaali ethopia waa reerka kaliya ee gumaysiga diidan
      Laakiin soomaalida kale waa ka raali in ethopia hooskiisa ku jiraan

    • @ceelqod1303
      @ceelqod1303 4 роки тому +2

      Nin ay meeli cun cuni ayaa tahay ilaahay aya caafimaad kuu weydiinaynaa

    • @abdisalaamshukri7501
      @abdisalaamshukri7501 4 роки тому

      Adiga toobiga kuma khuseeyso; maxaa kugubey

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 роки тому +1

      @@abdisalaamshukri7501 adeer waxii cuqdadaysan waa in dadka laga dhex saaro

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 4 роки тому

      War yaa ilaahay yaqaan
      Nin baad meheriidii timi markaasaad been baad sheegaysaa leeday reerkiisana gaadhaysaa , jahli baa ku haya

  • @maxamedmaxamuud4269
    @maxamedmaxamuud4269 4 роки тому

    jaamac beena waas