Guri Barwaaqo iyo sheekadii wajiga timirta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 153

  • @7up797
    @7up797 7 років тому +17

    Waryaa Guray barwaaqo af somali wad shubtay 😂😂🙌🏻

  • @garaadapdifatah9535
    @garaadapdifatah9535 7 років тому +14

    camii wda iGa Qoslisy
    hhhhhhhmmmm[ Home Barwaaqo]

  • @abdikhalaqibrahim5226
    @abdikhalaqibrahim5226 7 років тому +8

    reer burco wlhi tagero buxda zxp

  • @abdiazizmuse6937
    @abdiazizmuse6937 7 років тому +1

    guri barwaaqo zxb waxan ku ahay taageere wayn horumar ayaa ku rajaynayaa

  • @maazimmoh8415
    @maazimmoh8415 7 років тому +2

    Alle Mazkaxda Alle Ha ku ziyadiyo Zhp Guri

  • @mohetbulshawi5775
    @mohetbulshawi5775 6 років тому +4

    Lacagta zoo dira ana waan dhimayaaye

  • @khaaakhtufuuuwlshiis774
    @khaaakhtufuuuwlshiis774 7 років тому +9

    wn kula shaqayneynaaa wll illh hku dhaafo guul baan kuu rajeeynya 😍😍😍😍

    • @ygdping4578
      @ygdping4578 7 років тому

      khaaakh tufuuu wlshiis
      Hhhhhhhh magacaa ku haystaaba anigu 🤣😂😂😂

  • @xamzawiibnuyazin8186
    @xamzawiibnuyazin8186 6 років тому +5

    kkkkkk runtii anigoo aaad u xanaaqzan ayan da waday
    kadibna waan daawaday
    Kadibna anoo qoslaya ayaan arkay dabadeedna waxan arkay dadkii meesha joogay oo igu qoslaya

  • @AhmedMohammed-tb3el
    @AhmedMohammed-tb3el 7 років тому +11

    wlhy waan xasusta barigii markaan kubada kasoo darerno aad noku sheken jirtay hh

  • @somaliwolf6830
    @somaliwolf6830 7 років тому +4

    Guray barwaaqo iyo koxdini abwaan garad
    Ha ilobin riwayada ku matashen
    Smart secondary schoool😂

    • @حمدي-ب5ث
      @حمدي-ب5ث 7 років тому

      C Skills miyad ogayn inder 😂😂😂

  • @abdilqadirzkaysez6264
    @abdilqadirzkaysez6264 7 років тому +7

    waan xasuusta Walee habeen aad Burco beerka na casaysay waanad u qalantaa majaajilayste

  • @kbyoungahmedyare2433
    @kbyoungahmedyare2433 6 років тому +4

    Dhamaantiin waa idin salaamay

  • @somali2891
    @somali2891 7 років тому +13

    guray barwaaqo sxb ninkaa wajiga timita saw wada cad maah
    kkkkkkkkk

  • @blackdunya2590
    @blackdunya2590 7 років тому +9

    garanaaya garanaya guray barwaaqo wlhi runtii weligiis ninkaani wada murti ayuu ahaa anaa aqaanay sxb noolow

  • @Xareed26
    @Xareed26 7 років тому +9

    intuu beeerka dhigay buu soo gal adi aad baan ugu qoslay iyo intuu gaadhiga galay ayuu nigis kamarun ah isku reebay

  • @raxmaibro8582
    @raxmaibro8582 7 років тому +10

    noolaw guri barwaaqo si fiican baad iiga qoslisa
    😂😂😂😂😂😂

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 4 роки тому +2

    2007 waa marki school ka ly qoray wllhi

  • @ahmedomarosmaan8123
    @ahmedomarosmaan8123 3 роки тому

    Guri barwaaqoy anoo suuliga ku maydhanayaan qoslaa markaan sheekadaada xasuusto walib sheekadaada intuh farba meel dhigay

  • @caynikhadar1828
    @caynikhadar1828 7 років тому +21

    😂😂gurey barwaaqo hargeisa na kalay huno

    • @aminaabdi1842
      @aminaabdi1842 7 років тому

      jjhcvh really like the idea yet until I th f2f th top put yr yr trying to get to know the author of the article and her p it out wry t up to know what is ready and ioiiklllllllllm. yuuygghupop poi blip sszZzz :-) :-[©®¢¢¢,~ `

    • @liilkiikosonkhadar2068
      @liilkiikosonkhadar2068 5 років тому

      cayni khadar imandoona

  • @abdiladiifhassan4515
    @abdiladiifhassan4515 7 років тому +2

    hhhhhhhh mar allaale markaan arko guri barwaaqo wAn iska qoslaaa abwaan jira ku tagersnhy zxp

  • @xaakincabdalah1064
    @xaakincabdalah1064 3 роки тому

    Sheekooyinkale soo badiyoo soo hagaaji ba,dana inaga yaree

  • @engabdikareemimaan8637
    @engabdikareemimaan8637 7 років тому +1

    hhhhhhh walhi beerka Alle danbigaagi hore iyo ka danbe ba hadhaafo sxp guri barwaaqo

  • @cabeeyelaacib4843
    @cabeeyelaacib4843 5 років тому

    Guri barwaaqo inan ayan kuu daayay

  • @nuuradiincabdilaahi957
    @nuuradiincabdilaahi957 7 років тому +4

    hhhhhhhhhhhhh walahi waa qosal miidhan majaajilayste guri bawaaqo ilaahay hanoo kaa daayo.

  • @khalifmoha7382
    @khalifmoha7382 7 років тому +2

    best majaajilayste aad ban utageraa wlee

  • @ayanleyusuf2912
    @ayanleyusuf2912 7 років тому +10

    best somali entertainer

  • @kamaalcali2834
    @kamaalcali2834 5 років тому

    Wr waaNku taagernaye wxa qosolka kada rer badiya tahye wxa isla adgi sameya ku qoslaya mxay dadku qoslan kada wxa qoslka soorano qoslya wkase noken

  • @abdilahimohammed5927
    @abdilahimohammed5927 7 років тому +8

    wajiga timirta 😆😆😆

  • @keyseaxmed2980
    @keyseaxmed2980 7 років тому +5

    ✌👌👏

  • @kuulkaxuseen4633
    @kuulkaxuseen4633 5 років тому +1

    nio funy ba tahan talent baa ledahay wan ku tagersanahy saa noga qosol siinaysay beerka ina casaday 😁😂😂🤣

  • @shucaybhazard8798
    @shucaybhazard8798 7 років тому +5

    kkkkkkk Aar ilkacase isagoo waalidii xanuun uraacay baa igu dambeysee

  • @asmamohamoud2528
    @asmamohamoud2528 6 років тому

    Oo halkee lagu qabta cawayska wllo inan imado raba magalade xagen ugusoo hagaaga cawayska

  • @OmarMohamed-nx6ou
    @OmarMohamed-nx6ou 7 років тому +3

    caadi ma tihit lpx nolow guri barwaaqo

  • @IbrahimIbrahim-gq4zn
    @IbrahimIbrahim-gq4zn 7 років тому +2

    guri barwaaqo
    abwaan jira

  • @ygdping4578
    @ygdping4578 7 років тому +4

    4 iyo5 kiibuu dabciyey kulahaa 😂😂😂😂

  • @awalahmed5638
    @awalahmed5638 6 років тому

    Waa sheekooyin fiican hargaysana keena

  • @abdiqaniosman279
    @abdiqaniosman279 6 років тому +2

    ka helaa
    guri zhip shekoyinkaga

  • @Maantaberri
    @Maantaberri 6 років тому +4

    Markaa maad iska soo galayzaa dho😂😂😂😂

  • @hamzyaly9501
    @hamzyaly9501 7 років тому +2

    Guri BarwaaQo ✌

  • @mhxmg3945
    @mhxmg3945 7 років тому +1

    guri barwaqo I miss you wallhy

  • @hamzeabdullahi4178
    @hamzeabdullahi4178 7 років тому

    wajiga timirta hh
    guri barwaqo tagere number 1 i qor nio

  • @anuushzain9497
    @anuushzain9497 6 років тому +1

    Guri Barwaaqo marlee Groe nogu imow Waan ku tuugaynaa Bowe😂😂😂😂

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 6 років тому

    guri barwaqo waxaan ku haya shegoyin khatara ma rabtaa

  • @Musemedianews3844
    @Musemedianews3844 6 років тому +2

    Best fun

  • @nofacehanad2008
    @nofacehanad2008 4 роки тому

    𝚑𝚑𝚑𝚑𝚑 𝚍𝚘𝚗𝚒 𝚖𝚊𝚢𝚗𝚘

  • @ninkajecelnabada6645
    @ninkajecelnabada6645 7 років тому +13

    kkkkkkk ala macalin beerka iga dhaqaaq..

  • @alfanaanhalaasi5335
    @alfanaanhalaasi5335 7 років тому +1

    waa sheeko fiican sxb

  • @zadikzadik3787
    @zadikzadik3787 6 років тому

    Wllhi abti marka ku arko uun izka qozlayah

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 5 років тому +1

    *Intii aan u galaamo miisay rubuc rubuc ugu xidhaysaa kulahaa* 😂😂😂😂😂😂

  • @jimcaaleabdlahi8248
    @jimcaaleabdlahi8248 6 років тому

    Taagerahaga koobad Ali pr

  • @ayaanmohamedomar4518
    @ayaanmohamedomar4518 7 років тому +1

    majajilayste saxa

  • @salmaancabdi4171
    @salmaancabdi4171 7 років тому +1

    yasalaam

  • @amedthaher7087
    @amedthaher7087 3 роки тому

    Alla beerka 4:20 ayaan ku goostay

  • @hibaaqosman4882
    @hibaaqosman4882 7 років тому +15

    hhhh burcadaydii wn u xiisay wlee. hadalada iyo qosolkaba iyaga sameeya hhh

  • @apdikaafiofficial2146
    @apdikaafiofficial2146 6 років тому +4

    Hhh dadka tarawixda isaga jira 😂😂😂😂

  • @najibabdi8317
    @najibabdi8317 7 років тому +3

  • @khadarhajjiahmed2225
    @khadarhajjiahmed2225 7 років тому +2

    kaadhadhka qiimahooodu waa imisa

  • @suldaandureed4621
    @suldaandureed4621 6 років тому

    Waar guri barwaaqoy naagtaydiiba siday viedoyawyadaad u daawanaysay ku jecelatay ana hinaasihiiba u adkaysan kari waayey markaa waan soo furaye astur niyahow khayrbaa kugu jiree

  • @zakariaahmed8151
    @zakariaahmed8151 7 років тому +3

    Dadkan Taraawixda Iskaga Jira 😂😂😂

  • @khadarhajjiahmed2225
    @khadarhajjiahmed2225 7 років тому +1

    abwaaan guri barwaaaaqo

  • @omersaleeban8859
    @omersaleeban8859 7 років тому +1

    Kugu phana zxp Guri Parwaaqo

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 7 років тому

    waan xiiseeyaa sidaad u matashid runtii

  • @apdirahmaanmahamoud5857
    @apdirahmaanmahamoud5857 4 роки тому +1

    Riwaayadii kugu horaysay mxa la Oldham jiry

  • @Abdirizackmahdi434.
    @Abdirizackmahdi434. 6 років тому +3

    😂😂wali u qoslay😜

  • @hothomohmet501
    @hothomohmet501 7 років тому +9

    😂😂

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 7 років тому +4

    hhhhh 4 iyo 5 dabciyey
    alla beerka hhhh

  • @sultanismail2386
    @sultanismail2386 7 років тому +1

    guribarwaaqo❤❤❤

  • @SharmaakeShar-y5s
    @SharmaakeShar-y5s 3 місяці тому

    Gurbarwaaqo wuxuusifuicanburiwaayadeeyaaaa marka yaasiin balbalaadhshe wareysanayo

  • @MohamedAhmed-xt9kn
    @MohamedAhmed-xt9kn 6 років тому +3

    Ma kanbaad lcg kuu raadinysaan maalaa yacniga ah.

  • @abdiazizfaysalaxmed102
    @abdiazizfaysalaxmed102 7 років тому

    codsi guray burco wajiga timirta anaa doonaya shaashada soo gali

  • @cabdirisaaqkidifaar5042
    @cabdirisaaqkidifaar5042 4 роки тому

    Guri barwaaqo sheekada had fuushakaraaco kasaar as laamta

  • @abwaanmohadaud1152
    @abwaanmohadaud1152 3 роки тому

    Guri barwaaqo nio naag raba

  • @mfarah3126
    @mfarah3126 6 років тому +2

    qozol ka waalan

  • @ugaaskah1117
    @ugaaskah1117 4 роки тому

    HAYE SHEKOYINKII WAD NAGA DAYSAY IMAKA

  • @Ahmedthaakir
    @Ahmedthaakir 6 місяців тому

    ❤❤

  • @maxamedguray6403
    @maxamedguray6403 6 років тому

    Guri brawqo

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 7 років тому +1

    sxb guribarwaaqo burco 14 sano ka hor ayaa iigu danbaysay maalintii sheekh bashiir secondry school la gubay magaaladii way is badashay oo video yadaada ayaan daawadaa anigaa iyo asxaabtaydu waxaanu ku muranay guriga aad riwaayadaha inta badan aad ku matasho ee riwaayadaada aad xijaabka xidhantahay lagaa soo eryanaayo ma wuxuu ku yaalaa xaafadii la odhan jiray lineka milatry ga mise xaafada germalka ama tuurta.

  • @mujahidsomalilander5979
    @mujahidsomalilander5979 7 років тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkk beerka guray funny

  • @nouraadan806
    @nouraadan806 7 років тому +2

    subxanallah😂😂

  • @sultanqoslaye8257
    @sultanqoslaye8257 6 років тому

    guri barwaaqo abwan dhan

  • @mubaarigsiciid4922
    @mubaarigsiciid4922 6 років тому

    Wll xagaan idinkala soo xidhiiidhnaa

  • @Travel_sanaag
    @Travel_sanaag 5 років тому +1

    Kkkk Guri nin jira

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 3 роки тому

    Aaar gurey sxb ila saair macmiil ban ahaye 🤣

  • @ugaaskah1117
    @ugaaskah1117 4 роки тому

    SOO WAS SHEKOYINKA NIO

  • @mohamedabyan5323
    @mohamedabyan5323 7 років тому +2

    hhhh inantii oo 4 iyo 5 dabceen kulhaaa

  • @abwaanaxmedcm9831
    @abwaanaxmedcm9831 7 років тому +1

    kkkkkkkkkkkk
    guri waaaa haliz

  • @shaakirovdesi4450
    @shaakirovdesi4450 7 років тому +1

    sheekoyin xiizo leh

  • @MARTISOOR
    @MARTISOOR 7 років тому

    Guri barwaaqo inta taagerta subscribe ii sar bagka

  • @martizoor5883
    @martizoor5883 7 років тому

    hmmm
    dadka tarawixda izkaga jira

  • @zakeriaindho3166
    @zakeriaindho3166 7 років тому +1

    Waan ku taageeraa

  • @bahsanmaprok4790
    @bahsanmaprok4790 6 років тому

    Dadka tarawixda isaga jira

  • @zadikzadik3787
    @zadikzadik3787 6 років тому

    House Barwaqo

  • @madarcj2519
    @madarcj2519 7 років тому

    o ninkii guri barwaaqo een wu dhiigsadee 😃😃😃

  • @princebashar9358
    @princebashar9358 7 років тому

    Waadka baxsatay guri barwaaqo

  • @libanabdi2754
    @libanabdi2754 6 років тому

    Abti been waa dhameysy hoos kiisa iyo habeen mxa iskukenaayo

  • @kaleeedofficial2055
    @kaleeedofficial2055 7 років тому +2

    Gudomiye wad ciide
    hhh

  • @maxamedguray6403
    @maxamedguray6403 6 років тому

    caloosha horad Nogu zhegtee

  • @raxmaaxmed6756
    @raxmaaxmed6756 6 років тому

    kkkkkkkkkkkkkk guray caaadimaaha wajiga timirta kulahaa

  • @ayzarahmet1873
    @ayzarahmet1873 6 років тому

    Hi huuuu kkkkkkkkkkl

  • @qadijomhamed7189
    @qadijomhamed7189 6 років тому +1

    😂😂😂😂 alah berka