Sax waa run waa in laga joojiyo in aay duubaan gaar ahaan meeshay aay daganyihiin please joojoyo oo ha haligina naftiina guul guul guul illahay ha idingarabgalo guuleesta ma soo jeestayaalkiiyoow ❤❤❤❤❤❤guul guul
Mnshallah guul iyo gobanimo. Allah ha idin guuleeyo, cadawgana. Allah ha jabiyo. Application shacabku kusoo gudbin karaan khataraha ay dareemaan in lasameeyo waa inoo muhiim.
Waa bogaadinaya dhamaan ciidamada difaaca dowlada puntland, illaah idinkis guulaysta, sido kale argagixisadu qabiil male waa in meel looga soo wada jeestaa
MaashaAllah, Allaha dhowro ciidamada xaq u dirirka ah ee reer puntland. Guuleesta guuleestayaal markasta inshaAllh. Agaasime timire Ilaaheey ha ku xifdiyo hana ku barakeeyo. Waad mahadsantahay.
Zxp wan ku salamy waxan joga 🇺🇸 tageero buuxda ayan ku haya geesi aya tahy wan kugu xidhanay fadlan u hiili wadanka argagaxizada kuso dushay putland guuleyzta zxp
Agaasime xogtu waxaa haya dadweynaha manajiraan hey ado qaabilsan oo lagu kalsoonaankaro sidoo kale laguma kalsoonaan karo xogta dadka lagu ee deynayo in laqabtey. Waxaa loobaahan yahey daah furnan iyo dabagal xogta
Anigoo muqdisho jooga ayaan taagero buuxda u ahay agaasime timire waxuu noo badalay cabdicasiis afrika guul wacan madaxweynaha dowlada puntland ee federalka soomaliya katirsan madaxweynaha puntland waan salamaya mudane dani❤ peace and love
Guuleyso wlle❤
@@fatumaahmed4566waa mahadsantahay abaayo❤
Masha allah guuleysta garabkaygow puntlnd mahaa meel nin xuuno quruun ah ku dhuunto wilalal baa dhiig iyo dhuux u huruuy inoolada baraah. Kantaroolkan iska ilaalsha walaleyal shacaabkow idiinkuna wilaashena garaab is taaga waa kuwaa har iyo habeen ino taagane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Maansha allaah afmeer weriye sare guulayso meel aad joogtaan
Guul puntland🇸🇱🇸🇱❤
Allow cadowga naga qabo🤲🤲
Allah haidin guuleeyo dhamantin
Ninkaan waa libaax somlaiyeed aniguu arday Reer xamar ninkaan Aad ayaaa utaageeraa waxana ku tageeray siduu ubahdilo argagixisada ❤🎉
Aad iyo aad hadaanu reer puntland nhy argagixiso naxariis nama dhex taalo dhamaaan tiirka togashada cascasey ban geyneynaa i.a
@@abdirahmaansagaale5937 respect 🫡
WADANI Timire Wa ku salamay Inadeer PL 🇸🇱✊
Hala laayo dhamaan waan taagersanahay ciidanka difaaca puntland from Frankfurt
Wariye timir fegrad an qabay bad si Amar ah uso gudbisay alle haku sharfo mazuul , puntland guul iyo gopanimo ❤❤❤
أللهم إنا نسألك أمناً ولإيمان
RAXANWEYN Puntland 🎉way ka buuxaan! wayka shaqaystaan! LAAKIIN IMINKA WAXA KUSOO BADANAYA ARSANAL! HALA WADA BAADHO!
Shukri 114 waa runtaa
Puntland waligeed lama guulaysan alle idinkii wn gulaysanayaa wxn filayaa in geesiyaasheena ay qadan donaan marka agaasumaha guul iou gobanimo
Guul ciidanka iyo shacabka puntland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from Geri Koombe DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sax waa run waa in laga joojiyo in aay duubaan gaar ahaan meeshay aay daganyihiin please joojoyo oo ha haligina naftiina guul guul guul illahay ha idingarabgalo guuleesta ma soo jeestayaalkiiyoow ❤❤❤❤❤❤guul guul
Guul PL insha allah❤
guuleysta ciidanka geesiyada puntland ilaahay garabkina hakalo
Afmeer guul guul puntland
Indho shareer bay xirtaan iyo dhar dumar Puntland ugu kala gooshaan baara , mansha allah waa war fadhiya waad mahadsantihii ciidankayaga Puntland noolaada walaalayaal❤❤❤
Guulaysta geesiyadeni cadowgiin hajabo puntland powers🦁🇸🇱💪👏
guul insha Allaah❤
Ilaahay ha idin xifdiyo dhamaan somalia qaas ahaan puntland ❤❤❤
Mashslah guulaysta ciidanka yaa lasoo duubin buska guuliyo gobonimo ❤❤
Guul iyo horumar reer PL cadoowga iyo ciilqabayasha argagixisada iyo dhiiqo gruup Waa jabeen
Inshalah maalin aaan fogeyn waxaan lasoo af Jari doonaa magaca daacish iyo shabaabaab guud ahaan gayigeena puntlanad alle ayey mahadiisa noqotay kasokowna CIIDANKA PUNTLAND
Waaw waa Timire Guul
Puntland Allaa ha ku xiftiyo
GUUSHI WAA XAGIINA GESIYASHA SOMAJESTAYASHA CIDANKA QALABKA SIDA PUNTKAND GULEYSTA GULEYSTA GARABKINA AYANAHAY HIIL IYO HOOBA ❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍👍👍👍
❤❤❤❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤guul guul
Hambalyo ciidanka puntland guul Ayaan idiin rajaynayaa insha Allah
Mnshallah guul iyo gobanimo.
Allah ha idin guuleeyo, cadawgana. Allah ha jabiyo.
Application shacabku kusoo gudbin karaan khataraha ay dareemaan in lasameeyo waa inoo muhiim.
Mashaal Allaah Guul guul guul guul VIVA puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🙏🙏🙏🙏🙏
Mash Allah illahay haidin xafido guul iy gabanimo buntilan
Maashallah allah idin xifdiyo Guulaysta inshallah ❤
آللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلي الله عليه وسلم}❤❤❤❤
Guul puntland calmadow halu xijiyo viva puntland❤❤❤❤❤
Ciidamada puntland matihidiin ciidan beeladyo ee waxad tihiin ciidan dawlad ilaaliya pratacolka ❤
Viva puntland
Guul Putlanders From Somaliweyn
Mashaalah waa naa inaa daalka laaga saara Rahaweyntan idalkena jooga Guul puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
MASHAA ALLAAH TALIYE WAA RUNTAA KAMIRADU WAA KHATAR OO AMNIGOODA U DARAN ALLAHA IDIN XAFIDO DHAMAANTIIN GUUSHANA ALLAHA IDINSIIYO
Allahz akbar waan guulaysanaynaa inshaa allah galadagaalka dadkaygow
Wariye timirshe guuulayso❤❤❤❤❤❤❤
Guul. Btln❤❤❤
Asc
Mashaa allah
Guuuuuuuul Guuuuuuuul
Puntiland
Guul baa dhici insha allah
M.a congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations Puntland force
Waa bogaadinaya dhamaan ciidamada difaaca dowlada puntland, illaah idinkis guulaysta, sido kale argagixisadu qabiil male waa in meel looga soo wada jeestaa
Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun
guuleysta dad kii layga beerow
Mansha alah agasime shaqo wacan wakus hala togto nacala dhashay
Maasha alaah alaahu akbar guleysta ciidankeyga
Guuuuul puntland ❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👏👏👏
Qofkii aa ku qabataan argaguxiso dila waqti haku dhumina nacalada kutaala maxaa puntland kataa ❤❤❤
Guul guul puntland insha allah
Man sha alah
Inshallah guul 🩵🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾🤲🏾👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Allaha ka qabato Mel, alaba jogan nabad diidka
Guul puntiland
Guuuul reer putland iyo ciidankena geeesiyasha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MaashaAllah, Allaha dhowro ciidamada xaq u dirirka ah ee reer puntland. Guuleesta guuleestayaal markasta inshaAllh. Agaasime timire Ilaaheey ha ku xifdiyo hana ku barakeeyo. Waad mahadsantahay.
Waxaan soogudbinhayaa 2 qodob 1aad waa in lagan xidhaa dhina bada oodhon waayo Measham aykasoogudbayaan waa badaha 2aad waxaa in la adkeeyaa xuduudaha loona diudaa argagixisad wax gurmad ciidan ah guul insha allh
Marwalba waxii update ah nasoosii agaasime
Asc walala guuleyso inshaa alaha
Timire cadawga Alle haka qabto ❤
❤❤ Guul Guul insha allaah
Zxp wan ku salamy waxan joga 🇺🇸 tageero buuxda ayan ku haya geesi aya tahy wan kugu xidhanay fadlan u hiili wadanka argagaxizada kuso dushay putland guuleyzta zxp
Masha Allah wariye sare
Guul dowladda puntland.
@Agaasime Timire ⚠️ Argagixiso Qabiil Maahan Ee Raalli Gelin Ka Bixi Reerka Aad Ugu Abtirisay Eedeysane Xasan Aadan.
Wa GUUL Somalia o dhan
Habalayo dowlada puntland iyo ciidama gesiyasha ah
Waa kaa qaadnay geesigayagow.
Allow ku dhowr adiga iyo ciidankeena. Puntland
Wariye ilaahayow noo xifdi ciidamadeenow oo guusha sii boowe nimanka buuraha dad badan oo magaalooyinka jooga ayaa lashaqeeyo waa in lasoo qabqabtaa dadka cuntada daawada dharka iyo dhamaan adeega argagixisada Sifiican halooga hortago
guul inshallah
Puntland
❤❤❤❤❤❤❤GUUL GUUL GUUL .
Waa geesigii umada somaaliyeed waa nin la waayey Guuleysta, puntland,
Eeelyda io hawiyah puntlnd imaanay maaan iska saaarno dadkaygow oo aaan dhahno dhulkiinq aaada😢
Ma wiilkii wariyaha ahaa baa laga dhigy agaasime
Guuul iyo gobanimo ayaan kurajeynayaa mudane timir adiga iyo inta kalaqayb qadataba dabar goynta nololdiidka ah
🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪
Bln. Cadawgedu. Hajabo
❤❤❤❤❤
Cimridheer iyo cibaado suuban
Ilahow. Fidma. Wadayasha. Wadan. Ka. Qabo. Cadawga. 1. Wa. X. Culusow. Mijriminta. Dinta. Kuqarabta
❤❤❤😊
Waa in la ogaado qof walba oo Putlaan soo galo gudaheeda iyo xuduudaheeda ku sugan.
Salamulahi wllo
Timirow ciidamada fardo ama horses bey u baahan yihiin waayo dhulku waa buuro gaari Sifiican looguma Mari karo
Guul puntland iska nadiifiya qashinka al shabab lkn marka aad wararka aad shegaysaan ha isticmalina magacda qabiilada ay ka so jeedan argagixisadu
Kanadiifiya misiibada Somalia Ragaadiysay
Kan markaan arko africa ayunbaan xasusta 😅😅
Oromada iyo reer koonfureed waa in laga masaafuriyaa Puntland
Timirrow labadaas khawaarijta ah
Deg deg halloo toogto.
Agaasime Dagaalka Psf kuma jirto miyaa
Acuuudu bilaahi
😢😢😢😢😢
Dhiigaga intaan wiilasha dhaawaca lagu shubin halaga baaro Idhis iyo cagaarshow
Agaasime xogtu waxaa haya dadweynaha manajiraan hey ado qaabilsan oo lagu kalsoonaankaro sidoo kale laguma kalsoonaan karo xogta dadka lagu ee deynayo in laqabtey. Waxaa loobaahan yahey daah furnan iyo dabagal xogta
Agaasime soodhawow
Elayda iyo wixii lamida hada adan dhulkoodii
Droneska wax sawirta xitaa xeryaha ciidanka ka mamnuuca
War nin yahaw wariye ayaaba kuhaystay aniguye.