Waatan Sida Print On Demand Esty Loogu Sameeyo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - smma.facacusub...
    wa.me/25290561...
    Esty www.etsy.com/
    Namlix namelix.com/
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link:
    partner.canva.c...
    MY KEY LINKS
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    🐦 Tiktok - / warsameb
    📸 Instagram - / warsamebade
    👉🏽 Facebook - / warsamebade101

КОМЕНТАРІ • 155

  • @saidbey268
    @saidbey268 Рік тому +18

    لِنُرِيَهُ ۥ مِنْ آيَٰتِنَآ ۚ إِنَّهُ ۥ هُوَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْبَصِيرُ

  • @gorgor5149
    @gorgor5149 Рік тому +2

    muuqaalka Easty waad boob siisay si deeply ah umaanaan fahmin ustaad muqaalkaa noogu celi adigaa step by step u kala dhig dhigaaya mahadsanid

  • @z1ahmed862
    @z1ahmed862 Рік тому +7

    Thanks bro for the video ❤️all the way from 🇬🇧

  • @cagoboy2579
    @cagoboy2579 Рік тому +8

    Mahadsanid ustaad noo soo badi casharada ku saabsan esty 👏🏾

  • @yaxye_mustafe
    @yaxye_mustafe Рік тому +12

    Uztaad my roll model incha after 2 years wxn rajeynayaa inaan soo bandhigo hadalladadi nolo sheyda wax weyn ka badaley ee aad kanaalka ku soo gudbisay ilaahay ha kaa abaal mariyo my teacher 😍😳

    • @hassangaraad
      @hassangaraad Рік тому +1

      Wll Ma Iskaashan Karnaa Oo Is caawin karnaa wll

    • @yaxye_mustafe
      @yaxye_mustafe Рік тому +2

      @@hassangaraad wllo anigu diyaar ban ahey cid kastoo horumar dooneysa wada shaqeyn wey na dhex mari kareysa
      Im ready

    • @hassangaraad
      @hassangaraad Рік тому

      @@yaxye_mustafe Ok wll whatsappkaaga isoo sheeg

    • @cagoboy2579
      @cagoboy2579 Рік тому

      Sxb aan is kaashano anigu diyaar ayaan ahay weliba sidan website kan esty uga ganacsan lahyn wax kasta bilow ayey leeyihin

    • @Hogaamiye565
      @Hogaamiye565 Рік тому +1

      @@yaxye_mustafe group aan ku kala fa ideysaneyno hdi aan sameysano kwrn oon is cawino zxb

  • @Azhar505
    @Azhar505 Рік тому +3

    Allahu mustacaan lacag sidee uga sameeya quotes ka

  • @kiladi1263
    @kiladi1263 Рік тому +1

    I think video yadada in ay nolosheyda wax badan kabadali donan jazakalah Ustad warsame🫡

  • @Yahyealichannle
    @Yahyealichannle 8 днів тому

    ❤mashaa allah❤

  • @warsameofficial
    @warsameofficial Рік тому +2

    Thanks for your sharing opportunities to us 🥰 we'll take and join on digital marketing. Thanks a lot 👍

  • @cabdirisaqcali6387
    @cabdirisaqcali6387 Рік тому

    Wixii la Desing gareeyo halkee laga Daabacaa ustaaad marka la naqshadeeyo oo la Desing garreyo garaamanada ama even wixii markaa la Desing gareeyaba

  • @aminaideed6978
    @aminaideed6978 Рік тому

    Ustaad waanka helay barnamijyadaada alle haku sharfo

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 Рік тому +4

    Thank you mudane firsdan aad nasiisay👍

  • @Amifta_Salah_77
    @Amifta_Salah_77 Рік тому +1

    thanks ustaaad casharda esty noo so badi insha allah👍

  • @kiipaboss__official1521
    @kiipaboss__official1521 Рік тому +1

    ETSY, marka la iska (regist,garenayo) wee kala duwan tahay ayan umalenayaa markaa jogto somaalia iyo wadamada kale ustaad?

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 Рік тому +5

    Runtii aaadban unasiib badanay inaan dawanayo anoo 20 ah , mahadsanid ustaad♥️😍

  • @OmarSophi10
    @OmarSophi10 Рік тому

    Dalka Somali qofka jooga siduu u sameysan karaa Esty. kuma jiro listka (countries of residence). maxaa samenaa Ust. maxaa ku xili karnaa hadaan joogno waddanka.

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 Рік тому

    aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay waxaan kaa faa'iiday Wax badan.🙏

  • @suadmohamedmohamud7869
    @suadmohamedmohamud7869 Рік тому +3

    Abowe warsame Allaha ku barakeyo huno wan ka helay barnamijkaga

  • @abassosman1264
    @abassosman1264 Рік тому +1

    THANK YOU USTAAD .
    HOW CAN I MAKE SOCIAL MARKETING FOR THIS

  • @cabdicasiiscali5309
    @cabdicasiiscali5309 Рік тому +1

    ustaad waad mahadsantahay sida aad ula dadaalysid dhalinyarad somaliyeeyd waan kaa cod sanaynaa inaad etsy noo soo badisid noona faah faahisid

  • @laughing8861
    @laughing8861 Рік тому

    thanks but waxwalbo waad skip garaysay een anaga dalkii ayaan joognaa mana kashaqyeeyo

  • @mohamedmuscuud272
    @mohamedmuscuud272 Рік тому

    Sxbow aniga gobal ayan joga labtop ma haysto qasab miya labtop hadi an fursadahan ka faideysanyo iso jawab

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Рік тому +1

    Printify iyo esty somalia ma ogol yihiin?
    Sidoo kale Mastercard aan premker bank ka qaatay maku buuxin karaa sxb?

  • @abdikadirm.abdullahi
    @abdikadirm.abdullahi Рік тому +2

    Asc ustaad waan ku salaamay, waxaan ku weydiinaya wadanka Somalia lagama helayo etsy markaad wadan dooraneyso marka mxaad sameyneysa. Mhdsnid ❤

  • @Bulshokaab-Media
    @Bulshokaab-Media Рік тому

    Mhsanid Mudane warsame runtii aad ban oga helay mhsanid markale

  • @isxaaqahmed9590
    @isxaaqahmed9590 Рік тому

    Ustaad waxa ju weeydiiyaya markaad Belgium wadanka ku xidhiidhisay lacag maa laga bixinyaa sida adigu hadal ku tidhi baal halkaa faahfaahi

  • @mohammedali1832
    @mohammedali1832 Рік тому +1

    Sida loo suuqgeyaa. Ama marketing loo sameyaaa oo customer badan loo helaa

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 Рік тому +1

    War nio waad mahadsantahay barnaamijkaan in badan baan daalacanayey ee kaliyah waxaa iga dhimanaa sidaan u samayn lahaaa shiping costiga qaabka loo sameeyo iyo etsy mesha lacagta iigu soo dirayso

  • @Scar_vlog
    @Scar_vlog Рік тому

    M.a bro Allah hakubarakeyo

  • @ruqiaosman9659
    @ruqiaosman9659 Рік тому

    walaalo waxaad naga caawisaa markaan ganacsi online ah samaysano ama aan wax iibinayno ama aan iibsanayno sida aan lacag ku bixin layn ama ku helilay anaga oo wadankii hooyo joogna.

  • @caalamiali3412
    @caalamiali3412 Рік тому

    Marka design u sameeso dharka oo store ka dhigto sidee lagaaga iibsanayaa picture Kali ah meesha dhigtay

  • @Feysal252
    @Feysal252 Рік тому

    Ustaad dalka hadaan joogo qaabkee aan umaraa?

  • @abdi_mana.k.e6102
    @abdi_mana.k.e6102 Рік тому

    Ustad store kan after one week oderkadi ugu horeyay laga dalbaday nagutus adiogo oderki diraya. Madama antas natusin

  • @baxwalabdi9382
    @baxwalabdi9382 Рік тому

    Ustaad aad ayaa ugu mahadsan tahay si wacan aad dhalin yarada u garab taagan tahay

  • @maxamedxusen2812
    @maxamedxusen2812 Рік тому +1

    Allah haku xafido wll m.a

  • @Youtubecreato530
    @Youtubecreato530 Рік тому

    Ustaad Waxbadan ka fahmay Waana ku maadsan san tahay Wadankii kaa soo Salamaa

  • @MohamedsPodcastChannel
    @MohamedsPodcastChannel Рік тому

    salaaman ustaad lknse aan suaal ku waydiiye esty marka wadanka lagu ooxinaayo wadankeenii ma soo saarayee website kale noo soo sheeg.

  • @ZakariyeXasan-uz8no
    @ZakariyeXasan-uz8no 5 місяців тому

    Ustad etsy qaabka loohabaynaayo nuugu celi Allaha kubarakeeyee

  • @juweeriamohamed5321
    @juweeriamohamed5321 Рік тому +2

    Mazha allah alle caqliga haku xafido wlle

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Рік тому +2

    Shukran #WarsameBadew, sxp hal dhib ayaan leeyahay waana inaan ahay sidaada #Perfectionist ee mxd talo isiin lahayd?

  • @ruqiaosman9659
    @ruqiaosman9659 Рік тому

    Masha allaah ilaahay maskaxdaada hakuu barakeeyo

  • @abdullahi6106
    @abdullahi6106 Рік тому

    Masha Allah soo badi wllo

  • @osmanmoh6253
    @osmanmoh6253 Рік тому +1

    waxan rabnaa inad naga caawiso sida loo sameyo payment gatewaye shopify pls codsiga ii xiti gali wll

  • @suhaybugaaska9270
    @suhaybugaaska9270 Рік тому

    Thanks ustaad 👍

  • @abdullahi6106
    @abdullahi6106 Рік тому

    Without bank account can you manage this business

  • @مريمعبدالرزاق-ي9د
    @مريمعبدالرزاق-ي9د 4 місяці тому

    Sidee etsy sawir aanan anigu sawiray uso gashan karaa

  • @juuwaryele
    @juuwaryele 6 місяців тому

    soomalia ESty ma ku jiro list countries ee sidii loo istimcalaa maraka

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Рік тому

    Thanks brother wax badan baa noo faa,iideysay

  • @mohamedhassanali8919
    @mohamedhassanali8919 5 місяців тому

    Aawey linkiga waso dhiga aad dhahday uma jeedno

  • @alinaste895
    @alinaste895 Рік тому

    Hadii jiro qof Somalia joogo oo account East kasameyay ha ilaso hadlo caawinad ugu bahanh

  • @cabdikariinaxmad8636
    @cabdikariinaxmad8636 Рік тому

    zhp inaad corso grafic design ah inaad iaiisaan rabaan

  • @khadarahmed7912
    @khadarahmed7912 Рік тому

    Wll waxaa nogu soo darta sida loo suuq geeyo alaabtada

  • @maaidimaanka
    @maaidimaanka Рік тому +1

    Magaciis

  • @Muudey-kz1qz
    @Muudey-kz1qz Рік тому

    sxb Belgium baan kula joogaa hadana Anigu marko Raxadan aad kujirto war bal shaqo isoo dir

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p Рік тому +1

    mcalin waxa iga jwbta store domain name ma iga raba iyo store esty free miya wax kiro ah igma rabo miya

  • @liitech
    @liitech 9 місяців тому

    somalia kuma jirtee sidee loo xalin ustaad

  • @mohamedbulshaawi4668
    @mohamedbulshaawi4668 4 місяці тому

    Ma xaaraanbaa ustaad

  • @laughchannel122
    @laughchannel122 Рік тому

    Ustaad warsame bade sidee esty loo sameystaa waayo somalia kuma jirto marka aad sameysaneyso

  • @banya.studio
    @banya.studio Рік тому

    sxb somalia maku jirto waddamada maxaan sameeyaa

  • @abdishakuryussf
    @abdishakuryussf Рік тому

    Mnshllh wll thanks inosobadi inshllh

  • @Teacher-Hared
    @Teacher-Hared Рік тому

    Inta badan wac yabaha aad soo galiso,
    Waaku aan laga ogayn dalka somalia side char Gtp-ga oo kle

  • @cabdiwahaabkhuuriye9649
    @cabdiwahaabkhuuriye9649 Рік тому

    Masha Allah

  • @akrampoi8627
    @akrampoi8627 Рік тому

    Thank you ustaad

  • @mohamedsadiiq5442
    @mohamedsadiiq5442 Рік тому

    Asc walal ma heysaa course Amazon FBA mahadsanid

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 8 місяців тому

    Haysku mashquulinin somalia kumajirto markaad dooranayso process ka payment ga dalkale xataa madoorankrti anaa kuli eegay loga design garaysta printfy account kasamaystay etsy dukaan kadhistay😂😂waqti lumis

  • @mahamouda.d8030
    @mahamouda.d8030 Рік тому

    Waxaa iga maqaan account bank

  • @Maw-Show
    @Maw-Show Рік тому

    Mahadsanid walaal, laakiin barnaamijkan Somalia available kama aha ayaan filaya
    Mahadsanid

  • @sihaam1
    @sihaam1 Рік тому

    Wll printfy maxaa waaye

  • @ReplayGAMES24
    @ReplayGAMES24 Рік тому

    ganagsiyada aad soo gudbiso badankoda wadanka aad joogto aqabad ku ah sidee marka ustad macqul ku noqon karta inaad sameyn karto store

  • @itsebyan
    @itsebyan Рік тому

    Wax badanaa fahmay hadda waxaa dhimana noola soo dhaqso wllo

  • @maaweeladacaruurta6604
    @maaweeladacaruurta6604 Рік тому +1

    Mahdsanid akhi💕

  • @muqtaarpro
    @muqtaarpro Рік тому

    Somalia maka shaqeeya sxb etsy ?

  • @mafahmin1563
    @mafahmin1563 Рік тому

    Ustaad mahdsanid runtii waxbadan baan kaa faaiidnay waxaan ka codsan lahayn Marka order la IGA so dalbadao sidaan ku ogaanayo iyo sidaan u shipping garaynayo video nooga so samee adoo mahadsan

  • @hindisetube
    @hindisetube Рік тому

    Nosoo badi ustaad

  • @bushramoha
    @bushramoha Рік тому

    Mobile ma ku samayn kara

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 Рік тому

    Bila lacag waa lagu bilaabi karaa saw maha walal?

  • @anashassan11
    @anashassan11 Рік тому

    Horay usoco brother

  • @abdalahaydari9136
    @abdalahaydari9136 Рік тому

    Sxb video kax ku oola weeye oo ay dhalinyaradu wax ka faa'iidayaan mahadsanid wll.

  • @Ali-ziiza
    @Ali-ziiza Рік тому

    Sidee lacagta logala baxaa

  • @cayuushcadey5720
    @cayuushcadey5720 Рік тому

    m.a ustaad mhdsanid

  • @mahamouda.d8030
    @mahamouda.d8030 Рік тому

    Sidee ayaan uu furan karaa account la'an

  • @faisalmohamedabdulqadir6152

    Thank you 🙏🏽

  • @shakratechnews5588
    @shakratechnews5588 Рік тому

    chatgpt ma wadama uu ka shaqeynin ayaa jira ustaad

  • @Baavi7
    @Baavi7 Рік тому

    Somalia qofka jooga Caadi miyaa ?

  • @craxmanmaxamed4536
    @craxmanmaxamed4536 Рік тому

    Thanks

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 Рік тому

    Esty somalia kama shaqayso xata Kenya 🇰🇪 kama shaqayso

  • @mukhtaarshide5265
    @mukhtaarshide5265 Рік тому

    WLLO INAN HADA BILABA RABAA COURSE TA UGU WACAN WLLO EE AN KAFA IDAYO isheeg

  • @keykey.co.
    @keykey.co. Рік тому

    Sxb qofkaa fiican maarag xaga online ka mahadsanod

  • @queenliza596
    @queenliza596 Рік тому

    Qof yurub no jiro maleh xasameynaa

  • @feysalbashir9937
    @feysalbashir9937 Рік тому

    Linkga so ma dhigin

  • @sadia121z
    @sadia121z Рік тому

    Dadka beenta ka da wiil cabanaya arkayee

  • @kimushirar5120
    @kimushirar5120 Рік тому

    Ustaad somalia maku sheqeeenayaaa

  • @cilmitechnologycenter
    @cilmitechnologycenter Рік тому

    Mahadsanid ustad

  • @booramastarbusinesscenter5125

    Thanks pro

  • @selint1
    @selint1 Рік тому

    M. Macalin

  • @tibaaxmedia8089
    @tibaaxmedia8089 Рік тому +1

    Warsamow lacagtaan maad adigu sameysid hadeyba wax ka jiraan

    • @maxamedxusen2812
      @maxamedxusen2812 Рік тому

      Beentis miyaa nio

    • @queenliza596
      @queenliza596 Рік тому

      @@maxamedxusen2812 beentis ma ahan ee waarun

    • @queenliza596
      @queenliza596 Рік тому

      Online Business sobaro bacdi nolasohadal

    • @sayidkanolosha3527
      @sayidkanolosha3527 Рік тому

      Ustaad mahsnid allah haku shrfo
      Ustaad mrka aaan sameeyo tukaan ama store qiimihsa iyo logadiisa leh sidii kii hada aad tusaaleha ku bixisay
      Hadiiba la soodalbado yaa logadyda ugu qoraya macmiilkaas ileen store ka dhexdiisa ayaan ku design gareeyee.

    • @queenliza596
      @queenliza596 Рік тому

      @@sayidkanolosha3527 printfy ayaa ibinayso adina profit ayaa lagu sinaa

  • @alihooyo5599
    @alihooyo5599 Рік тому

    Waaaw mansh allh

  • @mohameddeeq8247
    @mohameddeeq8247 11 місяців тому

    mhdsnid ustad

  • @suubrain249
    @suubrain249 Рік тому

    Ustaad plz waxad kaso hadasha sideen u samaysan kara ama uheli kara credit card for the first time also side master card aan ku heli karo😎

    • @queen22-r7p
      @queen22-r7p Рік тому

      wll somaliya aya ka furan karta hda jogta IBS OR salam bnk

    • @suubrain249
      @suubrain249 Рік тому

      @@queen22-r7p allah wll plz halkeen kala sooxiriira inaad iga caawiso doonaya

    • @saalaxshucayb7093
      @saalaxshucayb7093 Рік тому

      Wll adoo somaliya jooga furan kartaa
      Prime bank... ama ..Atp bank ....Amal bank......salma bank
      Intaba wad ka helysa hadad rabtid anaa kaa cawin

  • @Emma24442
    @Emma24442 Рік тому

    Audio transition is not good for the video