The Organisation of African Unity (OAU) Summit in Mogadishu, Somalia. 1974

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 6

  • @abdirahmanmohamed7169
    @abdirahmanmohamed7169 3 роки тому +20

    Somalia will be back a super power this was just the trailer wait for the movie inshallah Somalia maxad dhaden hanolato cadow gena caagta

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 роки тому +3

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Рік тому +1

    and now 2023 very sad.

  • @GOB_MEDIA
    @GOB_MEDIA 8 місяців тому +1

    Caalamka wax ma iga galin 🧐
    Waan ogahay in aan a wood leenahau🇸🇴👀
    Lkn Waa in aan isticmaalna 90%🧠 maskax 💡🧐🤓

  • @cawaalesaciidxalane5684
    @cawaalesaciidxalane5684 Рік тому +1

    Caalamka fasaxaa uga maqannahay lkn waasoo laabaneynaa ogaada afrikaaneey annagaa awalba idin hogaamin jirnay, Somali belka belizimo in terecti la uno, filladi cano kenya tutte ithopia