Waddanka waxaa gacanta u gelinaaya 5 qof xasan.cali balcad.wasiir tik tok. Xuseen macallin iyo sanbloosh nimankaan wa ethiopian ee somaaliya ha iska qabtaan kuwaan.
@@FadumaAbdullahi-j9s Keene munafaqa ka kooxda xasan oo hal takada saxeexay la koox noqda mise kuwa faramajo oo shan takadood iyo somaliya oo dhan uu saxixay uu ooyaya adeer wanu ka shisheeyna ee is daji anga nama qaldi kartidee🤣🤣
XASSAN SHEIKH WAA NIN FARO KA HAYAAN IMARADKA WAXA EEY KU AMRAN AYUU FULIYAA DALKA WAA LA IIBSADAY XASAN SH YAHUUD IYO IMARAD WAA VIDIO KA DUUBTAY TAAS OGADA SOMALIA YEEY 🇸🇴
Nin yahaow waxaa kaala yabayba idigoo wax fiican somalia kashegayo wali ma aan arkin markasta balaayada somalia ka shekesaa barwaaqada somalia ka halal😮😮😮😮 😮😮😮😮😮😮😮😮
MA BADAYADA AYEY ITOBIYO LOOGA TANZAZUULI.WAYO. SOMALIYA AYADA BADA LEE.WZX AY KA KA TANAZUUZO OY ITOBIYA LEYDAYAY MA GARANAYO.HAAN KA TANAZUULEY DEE MAXA NOO DHAXEYA ITOBIYA OON KA HAYSANA.MA JIRTO.ITOBIYA AYADAA DOONAYSA BADAYDA DONAYSA.WANAAN DIDNEY.
Kuwa Saas U Galaayo Wadan & Shacaba Oo aan Lala Xisaabtameeynin Soo Ayaan Daro Ma Ahan ?? Dhowr Niman Soomaliyeed Ayaa Wadan Kii Rogaaya Waa La Fiirsanayaa ?? Somalia 🇸🇴 Ayaan Daranaa Saa Soomali Ayaa Allah SWT Ku Beeray Ayagiina Ilaasha Waanyeen Dhaxalkii Awoowayaashood Uga Tageen Ummad Soomaliyeed Waxa Ay U Eg Yihiin Kuwo Dhiigii Damiirka Ee Daqanshada Lahaa Laga Qaaday ?? War Kaca Oo Wadankiina U Kaca Oo Dal & Dibadaba Mooryaantaan Aan Dhiiga Damqada Lahayn Oo Hunguriga Wada Beelay Aan Iska Celino Oo Ku Mudaahaardno Waxaan Dawlad Ma Ahanee Waa Shufto Dhiigii Saliingo Looga Miirtaye?? Dhaxalkii Ummada Soomaliyeed Ayaa Miiska Saaran !! Amxaaro & Oromo & Tigree & Jini Jaan Oo Dhan La Siinaayaa Waad Fiirsaneysaan Oo Only In Laga Hadlo Kaliyah Ku Soo Dhamaatay Mafiyadaan Uu Hogaansho Xasan Munaafaq Waa In Action La Tuso!! Action Louder Then Speaking !!! Soomaliyeey u Istaaga Wadankiina Xasan Munaafaq Yaan Qabyaalad Lagu Taageerin Dadka Uu Silcinaayo Oo Uu Intaas Barakicinaayey Oo Uu Dhalankii Ubahii Wadanka School Koodii Ka Burburiyey Si Uu Dhulkaas U Gato Dadka Wax Yeelooyinka Ugu Waa Weyn Uu U Geeystay Xasan Munaafaq & Kooxdiisa Anyaxa Baahan Ah Dadkaas La Dulmiyey Ee Soomaliyeed Waa Dad Reer Moqdisho Ah Oo Xasan Munaafaq Ku Qabiil Ah Hadii Ay Qabyaaladi Waji Leedahay?? Xataa Xasan Munaafaq Meytadii Dhinteen Ayaa Godkoodii Labada Meter Ahaa Ee Ay Aduunka Korkiisa Ku Lahaayeen Kaga Jiri Kari Waayeen Oo Uu Dib Lafahoodii U Soo Saaray Soomaliyeey Wadankaan Inta Ka Hartay Inta Uusan Xasan Munaafaq Hog Dheer Ka Tuurin Aan Xasan Munaafaq Iska Qabano Oo Gacan Bir Ah Iskaga Qabano Wadan Walba Shacabkooda U Kaca Oo Iska Qabta Daalimiinta Wadankooda Beecinaya??
Hadal kaagu runta waa ka fog yhy,runtu wa qli,fdln umada run u sheeg,dad ba i waramay intad tiraah,been haduduubin,sheeg dadka ku waramy,maantay somali ugu ficn thy,anoo ka so jeeda awdal ,borama,aya og inaanad run sheegyn
Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤🇸🇴
Great analysis
Afsoomaaliga ku Soo Qor Faaladaada
Kuwan maxad maaha Illaheyow dalken dhaafi yaa rabi Aamiin yaa Rabe
Bada xagee qaadatay xabashidu wll kolay dhiig ayaa quban doonee ceeb&calaf la aan baan urajaynay gaalada&kuwa diintooda kalaabtay sida xasan xaar ookale
🇸🇴 Maxaa Sugnaa Xasan iyo kooxdiisa aan Wadanka Laga Qabto Hadii kale Qaranki Somaliyed 🇸🇴👍 WAA Ku Daaye😭🇸🇴👍😠💔
Shacabku haysku tashadu.
Hssn sheikh waa daciif aan lahyn qab kuna foogan lacag aruursi
🇸🇴👍 ADUUNKA LAMA ARG MADAX SIDAN U DHAQMAYESO 🇸🇴WAA INAAN WADANKA LAGA QABTO KOOXDAAN 💔😠😭🇸🇴
Wax ay naf noohuren ma jirto itoobiya waa cadowga 1aad ee Soomaaliya
Waa cajiib
Waddanka waxaa gacanta u gelinaaya 5 qof xasan.cali balcad.wasiir tik tok. Xuseen macallin iyo sanbloosh nimankaan wa ethiopian ee somaaliya ha iska qabtaan kuwaan.
WADANKA DOWLAD MALAHAN SHACABMALAHAN HALESGA QAATO
masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allha hu akbar
🇸🇴😠😭💔 Itoobiya Waxaaba Kama Qaadi Laheen 👍 EE Waxaa Wax kasta Xaraashaya WAA Xasan iyo tuugada ay Wada dhacaan Wadanka 😠😭
Xasan waxba maba xaraashine farmaji shanta dakadood iyo somaliya oo dhan uu saxeexay sowdigi sacabka uu tumayay Haye Haye munafa nimada meesha kala ta 😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514 Waxa ka mid tahay Kooxdiisa Manaafaqinyata ah 🤣 Waa luga fahmayo ee Amus Fadlan 💯👍
@@FadumaAbdullahi-j9s
Keene munafaqa ka kooxda xasan oo hal takada saxeexay la koox noqda mise kuwa faramajo oo shan takadood iyo somaliya oo dhan uu saxixay uu ooyaya adeer wanu ka shisheeyna ee is daji anga nama qaldi kartidee🤣🤣
Dalkii soomaaliya wuxuu gacanta u galey 10 min oo hal reer ah oo xin iyo ku xumeeh qof u burburiyey qarankii
Muuse biixi wuu sheegey in garguurte uu u qeylinayo anaa saxiixaya
Wadan beeca yaa iga gadanaayo waa beec raqiis ah waa dal ceegaaga barwaaqo waana 1 mayan bes lee
Halugukkac dumidoonka walaaleeya ah eeitoobiya
XASSAN SHEIKH WAA NIN FARO KA HAYAAN IMARADKA WAXA EEY KU AMRAN AYUU FULIYAA DALKA WAA LA IIBSADAY XASAN SH YAHUUD IYO IMARAD WAA VIDIO KA DUUBTAY TAAS OGADA SOMALIA YEEY 🇸🇴
Csw csw csw❤❤❤
Adeer geed baa hadlay waxuu yiri misaaryahay ima goyn laheen hadaa gabalka kuugu daabneen
Itoobiya qaar naga midaa watee nama soo haweysteen lkn allaah kareem
@#Somalia 3:09
🕳️😵🥺😉🤤🥴😔🤐🤐🤐🤐😱😢🤑🤑🤑🤑🤑🤑
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Xasan shiikh madax weyne liita wlhi
Hashi richal
Nin yahaow waxaa kaala yabayba idigoo wax fiican somalia kashegayo wali ma aan arkin markasta balaayada somalia ka shekesaa barwaaqada somalia ka halal😮😮😮😮 😮😮😮😮😮😮😮😮
daciif maxu sheega oo fiican madax daba dhilif ah oo gaalo wasto miyu wanaag kahaya??
Malasheegaa lee armaa laga qaba karaa aaway soomaalidii weey is dhiibtay bada xasan maleh waa noo dhamaatay
Xasbiyalaah Wanicmal wakiil Illaheyow dalken mooryant damul jadiid nooga qabto
Farmaajo.u sheeg.soo.noqomaayo
Dulqaad majiree waa gunimo kitaabka haqabtee
our bada not for sale im xaashi sidee ku doodnah
sidee ku doodanha
😭😭😭😭😭😭😭
Warwaad nalahaboowdee
Asc xaashi ogow inaad noogu jirto kaalinta uu jawhar maxamed oromo ugujiro
Farmajo, magaalada muqdishu ayaa qarax ka socday ee maxaa lagu xasiustaa?
itoobiyaanka siiya waad ku heshiin waydeene👍👍👍👍
Dhalinta Soomaaliyeedoow Dalkeena Soomaaliyeed Miyaa La iska Sii Heeysanaa Oo 75 Miyaa inalasii Gumeeysanaayaa, Ceeb
Waxaad soofaagtaa siraha naga qarsoon waxaan ilaahay karajaynayaa in 1.maracade 2.kaw soomaali tv iyo 3.nadaara show iyo kuwakale ay kugudaydaan
Badda yaa gatay CCC Sharmarke Ciidanka Ethiopia yaa keenay "C/hi Yuusuf" 4Dekadood yaa u saxiixay " Fsrmaajo" ayaga waa lama canaantan Caanihi daadshey!!! Adeerow Wadankiina u tashada oo ka taliya iskana celiya Somalilnd iyo Butlan Xasan haku soo waalanine
Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
MA BADAYADA AYEY ITOBIYO LOOGA TANZAZUULI.WAYO. SOMALIYA AYADA BADA LEE.WZX AY KA KA TANAZUUZO OY ITOBIYA LEYDAYAY MA GARANAYO.HAAN KA TANAZUULEY DEE MAXA NOO DHAXEYA ITOBIYA OON KA HAYSANA.MA JIRTO.ITOBIYA AYADAA DOONAYSA BADAYDA DONAYSA.WANAAN DIDNEY.
Dalka.koox.yari.malaha.haladilo.bacad.iyo.xasansheekh.wa.itoobiyan.wana.faraq.kirstana.dalkana.somalibale
koxda.somaliya.hasata.waxa.karon.lashabab.ooqabasata.maxadkadawanaysan.sowkii.aad.muse.biixi.aad.wadqalyaysen.dal.umahadlaysane.hawiye.wa.fayaris.somaliyeed
Waxaan daawaday UA-cam oromo iyo ahmaaro xitaa iyagoo isdilaaya hadana aykamidaysanyihiin qabsashada saylac halka kuweena miidhyaga kujiraa kawaramayaan suuriya iyo sudan falastin iyadoo caruurteenii ay qaxootiga qoloji agoomo kuyihiin from awdal
Dowlada Somaliya oo qayaano qaran sameysey taas oo ah Ciidamada Ethiopia inay joogan waa qalad Butlan oo ku dhawaaqday Dagaal Caalami ah way saxantahay!! Walle qabiil waad u naar galeysaan
Kuwa Saas U Galaayo Wadan & Shacaba Oo aan Lala Xisaabtameeynin Soo Ayaan Daro Ma Ahan ?? Dhowr Niman Soomaliyeed Ayaa Wadan Kii Rogaaya Waa La Fiirsanayaa ?? Somalia 🇸🇴 Ayaan Daranaa Saa Soomali Ayaa Allah SWT Ku Beeray Ayagiina Ilaasha Waanyeen Dhaxalkii Awoowayaashood Uga Tageen Ummad Soomaliyeed Waxa Ay U Eg Yihiin Kuwo Dhiigii Damiirka Ee Daqanshada Lahaa Laga Qaaday ?? War Kaca Oo Wadankiina U Kaca Oo Dal & Dibadaba Mooryaantaan Aan Dhiiga Damqada Lahayn Oo Hunguriga Wada Beelay Aan Iska Celino Oo Ku Mudaahaardno Waxaan Dawlad Ma Ahanee Waa Shufto Dhiigii Saliingo Looga Miirtaye?? Dhaxalkii Ummada Soomaliyeed Ayaa Miiska Saaran !! Amxaaro & Oromo & Tigree & Jini Jaan Oo Dhan La Siinaayaa Waad Fiirsaneysaan Oo Only In Laga Hadlo Kaliyah Ku Soo Dhamaatay Mafiyadaan Uu Hogaansho Xasan Munaafaq Waa In Action La Tuso!! Action Louder Then Speaking !!! Soomaliyeey u Istaaga Wadankiina Xasan Munaafaq Yaan Qabyaalad Lagu Taageerin Dadka Uu Silcinaayo Oo Uu Intaas Barakicinaayey Oo Uu Dhalankii Ubahii Wadanka School Koodii Ka Burburiyey Si Uu Dhulkaas U Gato Dadka Wax Yeelooyinka Ugu Waa Weyn Uu U Geeystay Xasan Munaafaq & Kooxdiisa Anyaxa Baahan Ah Dadkaas La Dulmiyey Ee Soomaliyeed Waa Dad Reer Moqdisho Ah Oo Xasan Munaafaq Ku Qabiil Ah Hadii Ay Qabyaaladi Waji Leedahay?? Xataa Xasan Munaafaq Meytadii Dhinteen Ayaa Godkoodii Labada Meter Ahaa Ee Ay Aduunka Korkiisa Ku Lahaayeen Kaga Jiri Kari Waayeen Oo Uu Dib Lafahoodii U Soo Saaray Soomaliyeey Wadankaan Inta Ka Hartay Inta Uusan Xasan Munaafaq Hog Dheer Ka Tuurin Aan Xasan Munaafaq Iska Qabano Oo Gacan Bir Ah Iskaga Qabano Wadan Walba Shacabkooda U Kaca Oo Iska Qabta Daalimiinta Wadankooda Beecinaya??
Hadal kaagu runta waa ka fog yhy,runtu wa qli,fdln umada run u sheeg,dad ba i waramay intad tiraah,been haduduubin,sheeg dadka ku waramy,maantay somali ugu ficn thy,anoo ka so jeeda awdal ,borama,aya og inaanad run sheegyn
Dhal!nta Soomaal!yeed Ahaan, Waa !n Aanu iska Dhicinaa Cadówyadeena Dhaw Ee Der!ska Ah iyo Kuwēēna Kalena Éé Fogba, Hadìì Kale Adoons!ga, Sí 100% Waa în Aanu UWadar Ogolaanaa iyo !n !na La S!! Adoonsado
Beenaale qabileste
somaliya dhibka aykujirto alaha usiyaadiyo madaxda iyo shacabku
waa qaainwadan
sababto doofaarka wax madhaaman noloshiina waadidey geerima mahaystan
midaas ayaakeeneysa inwadankooda laqeybsado
ayaka oodhextaagan wadanka
marka anigu dowlad umajeedo eedhibku waashacabka marka haisaga nooladansidan sida doofaarka