Afhayeenka Golaha Federeshinka Ethiopia oo Sheegay Qorshaha Cusub ee Abiy DDS u maleegayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Afhayeenka Golaha Federeshinka Ethiopia oo Sheegay Qorshaha Cusub ee Abiy DDS u maleegayo

КОМЕНТАРІ • 126

  • @elmiomar3527
    @elmiomar3527 Рік тому +3

    Asc look like true and true

  • @elmiomar3527
    @elmiomar3527 Рік тому +2

    Is the way all som. together is success and better service

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 роки тому +3

    Xasbuna llahi wanicmatawakiil war ha ladagallamo insha allah wa is xoraynayna.❣️🇸🇴💚🐪💙💜❣️💞💕💘

  • @celmidheere5803
    @celmidheere5803 3 роки тому +2

    Marlabaad shukran sharaxaadaas iyo wacyi galintaas USA AYAAN IDIKA DHAGAYSANAAYEY ILAA DHAMAADKII

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 3 роки тому +2

    Gooni isutaag aan kaga jawabno iyo jihaad.

  • @HousseinRayaleh-gl9to
    @HousseinRayaleh-gl9to Рік тому +1

    فخطط الإيثوبية اتجاه الإقليم الصومال في إثيوبيا الذي ينص تقسيم الاقليم الى حكومات صغيرة قبلية ليسهل اصتيادها وتسهيل تشريدها من قبل الحكومة ابي احمد وهي كابوس على الصوماليين جميعا

  • @diggarwood301
    @diggarwood301 3 роки тому +1

    Codka cabdiraxmaan waa sax 1ookiiba 100

  • @maxamedqombor
    @maxamedqombor 3 роки тому +1

    Hadal uunbaad wadaane muuqaalo raaciya

  • @liibaandaahir5925
    @liibaandaahir5925 3 роки тому +1

    MASHA ALAAH NUUR DATIINA GARTA

  • @adama2578
    @adama2578 3 роки тому +5

    OROMIYA IYO AMXAARADA HA LAGA DHISO 2 ILAA 3 DAWLAD DEEGAAN ,WAR AAWAY JABHADIHII U HALGAMI JIRAY XUREYNTA DHULKA SOOMAALIYEED EE AY XABASHIDU HAYSATO.

  • @abdirahmanjimcale700
    @abdirahmanjimcale700 3 роки тому +1

    Dabadhifka Ethiopia aadan faarx

  • @mmuktarOmar
    @mmuktarOmar Місяць тому +1

    Sidani waa sidii dhulka gaga wareejilahaa somaalid

  • @aminaaminatubeec3109
    @aminaaminatubeec3109 3 роки тому +1

    Waa gumaysi soo jirena hadan somalidu ha is habayso si udifacdo dalkoda iyo dadkedaba

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 2 місяці тому +2

    ❤❤❤🎉

  • @hindaicawimohamed9266
    @hindaicawimohamed9266 3 роки тому +1

    Waxa kadan beeya somali lakin waxay kaqadan ayeey leyihin qofna yeeyna udanayn

  • @liibaandaahir5925
    @liibaandaahir5925 3 роки тому +1

    MUDANE AADAN FAARAX WAA MUQADAS TALADA DHULKA OGAADEEBYA OGAADEEN AYAA ISKA LEH WAA MUQADAS

  • @abuuyaxyaanajaax9413
    @abuuyaxyaanajaax9413 2 роки тому +1

    Ha nadhaafo ciise guntixume

  • @habiibchannel
    @habiibchannel 3 роки тому +1

    Degodia state come soon

  • @maxamudmaxamedcali3568
    @maxamudmaxamedcali3568 3 роки тому +3

    DDs ogaaden baaleh ciise DDs isaq DDs maxaa diiday

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 3 роки тому +1

      Oo ma dhul bay lee yihiin isaaq & ciise

    • @snmhalgamayal2391
      @snmhalgamayal2391 3 роки тому

      @@nasriabdirahmaanelmi8485 Hadaa Yaa Leh, DDSI Boqolaal Qabiilba Dagane😏

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 3 роки тому +1

      @@snmhalgamayal2391
      Dhulka 98% waxaa leh darood
      Ugadaan baa leh 90% dhulka

    • @snmhalgamayal2391
      @snmhalgamayal2391 3 роки тому +2

      @@nasriabdirahmaanelmi8485 Beenbad ka Sheegtay, Adeer Anaa Jogi Jiray, Ogedankani intay dagan wa dhowr gobol Oo Cidla Ah, Intau Umadu Ama Bulshadu Dagan Tahy, iyagu kiray ku Galan, Marka Dhulka Wa loo ziman Yahy, Wax Ogaden Leyahy Ma Jiro😎

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 3 роки тому +1

      @@snmhalgamayal2391
      Yaa ka taliya waxna laga waydiyaa ethopia waa su,aal

  • @juma6506
    @juma6506 3 роки тому +3

    5ta soomaaliyed future is uncertainty without somaliland becomes restored Into full sovereignty recognition by all.

    • @adama2578
      @adama2578 3 роки тому +2

      Somaliland is part of Somalia,whether you like it or not ,otherwise you will be swallowed by Amhara kingdom and they will dictate to you as what to do or not to do.then you won’t dare to ask them restore my sovereignty and recognize me as a country, trust me at that time you will shut your mouth and obey your new master the xabashi.get it⁉️

    • @juma6506
      @juma6506 3 роки тому +1

      @@adama2578
      Talking is easy. Somaliland being the first internationally recognized independent sovereign state july1960 can't be subjugated for the failed Somalia. The reality on the ground manifests itself in God's keep inshallah all goes well and good for somaliland getting fully re-recognized by the international community and united states of America.
      That'll surely happen.

    • @adama2578
      @adama2578 3 роки тому +1

      @@juma6506 dear brother I don’t like to disturb or interrupt the sweet dream that you are enjoying for the last thirty years, But remember ‼️the flag that was flying over
      Northern Somalia was this🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤️❤️ God Bless Our beloved Somalia.

    • @juma6506
      @juma6506 3 роки тому

      @@adama2578
      Bro we don't seem to understand each other and have conflicting results on what goes between somaliland vs Somalia.
      Gotta run now. Bibi.

    • @juma6506
      @juma6506 3 роки тому

      @@adama2578
      Btw my virtual comments for somaliland has not changed.

  • @abuuyaxyaanajaax9413
    @abuuyaxyaanajaax9413 2 роки тому +1

    Aadan faarax hadhaafo deegaanka og

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 3 роки тому +1

    Degaanka Somalida malinta laqabiyo waa malinta sida kama daambaysta ah looqaadan doono, iska jira

  • @adama2578
    @adama2578 3 роки тому +1

    WAXAY DOONAYAAN INAY QABIIL U QEYBIYAAN , EE SOOMAALI HURUDDOOY KA KACA HURDADA OO MIDOOBA DHULKIINA WARAABAHA YUR KA DHAHA KA XUROOBA GUMEYSIGA.

  • @adama2578
    @adama2578 3 роки тому +2

    WAQTI DHOW WAXAY ODHON DOONAAN KA BAXA DHULKAN MA LIHIDINEE OO SIDA YAHUUDU AY FALASTIINIYIINTA KALA WAREEGTAY DHULKOODA
    AY AXMAARADU LA WAREEGTO DEEGAANADA SOOMAALIYEED.

  • @liibaandaahir5925
    @liibaandaahir5925 3 роки тому +1

    ISKA ILOOW REER HEBEL WAA MUQADAS XORIYADA DHULKA OGAADEENYA

  • @CabdiIdle
    @CabdiIdle Місяць тому

    Anagu marabou hadalka kasobaxay qotiga ability axmad

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @liibaandaahir5925
    @liibaandaahir5925 3 роки тому +1

    HANI WAA MUQADAS IN LA HELO MIDOWGA OGAADEENYA

    • @snmhalgamayal2391
      @snmhalgamayal2391 3 роки тому

      Ogaden Wa Ayo, War Magac bay ledahy Dawladu, DDSI Baa la dhahaa😎

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 3 роки тому +1

      @@snmhalgamayal2391 Dulku waa Ogadenia dadkuna waa 100% Absame

  • @juma6506
    @juma6506 3 роки тому

    Viva somaliland vs Somalia hosted by Djibouti President I og and supported by the international community and united states of America.

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 3 роки тому +2

    Ogaadeen haddii ay oggolyihiin in Soomaalida kale wax la yeelato markaa in Soomaalidu midowdo aad bay u fiicnaan lahayd.

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 роки тому +2

      Maxad kuhadashay ogsdeen waa udhamaday Wana udhintay dadka kale markay raxayssnayen

    • @habiibchannel
      @habiibchannel 3 роки тому

      Daawa libaan iyo afdheer dowlad gooni ah an doneeyna
      Madaxweyna kasta wa ogadeen liiinka yeeli mahayo

    • @habiibchannel
      @habiibchannel 3 роки тому

      Adan Farah wa saxan yahay
      Somalida wa isku dulmantahay

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 роки тому +2

      @@habiibchannel Somali waa bila damiir had idhah Kala qaaden hadiiba qabqable jeebka loo buxiyay baa ladinso dirayo oo hiring horin Isla dhigay oo qabiil qabiil Odin Kala qaybiyay magaciin ba we isxakameeya oo Gotta wadankii a shidalkiina la Raba markad isku jensatan in Kala qaybsado wax fahma caloshoda ushaqaysatada Isla qabta qabiilka Ku qarabanaya

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 3 роки тому +1

      @Hussein Hassan adeer wax laaminsanyahay maaha ee waa xaqiqda, dulku waa Ogadenia dadkuna waa 100% Absame

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 роки тому +1

    hadii aaad diideen somalinimo onlf
    sedex maha shan haloo kala gooyo
    ader

  • @juma6506
    @juma6506 3 роки тому +2

    A sc.
    Isbedelka igadka cusub spearheaded by pm dr.abiy Ahmed Iyo pp.is good for 5ta soomaaliyed iyo auiyoall beyond.

  • @nimom4255
    @nimom4255 3 роки тому

    Somalinimadii uu sheegay mudane madaxweyne Mustafa iyo onlfba uunbey tirtirayaan iskuduubni ba'inobalana

  • @juma6506
    @juma6506 3 роки тому +1

    Somaliland fully independent sovereign state understands the New I gad policy spearheaded by pm dr.abiy Ahmed supported by all donors and international community and united states of America following Ethiopia-Eritrea criteria strategies.

  • @caalihudhud5725
    @caalihudhud5725 3 роки тому

    Soomaali galbeed xornimadooda iyodoo maanta qaadan wayda mooye Qarumada mudawday ee aadunku waa uu oogoayaha waana maanta inay sheegta iin codlaga qaado iinay guumaysiga madaw ee ingirisku uu dhibay ka xoroobaan sidaana aduunku ku aqoonsado

  • @umayma1831
    @umayma1831 3 роки тому

    War dulmiga diiida danteena uistaga somali itooobiyaan manihin lasocda

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 3 роки тому +2

    Illo wareedyo aan helay ayaa sheegay in la dhisayo dawlad beeleedyo/ismaamul Ogaadeeniya, Jiwaaq, Isaaq, Cisse iyo Gadabuurusi IWM

    • @snmhalgamayal2391
      @snmhalgamayal2391 3 роки тому +1

      😅😂😂War Waa Zidaaaz, Iyagu Maxay ku Garteen inay ula Baxaan Ogaadenia Iyadoo Waxazo Umadi dagan Tahay😎

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 3 роки тому +1

      Dulku waa Ogadenia dadkuna waa Abaame iyo inyar oo ciise ah, idoor iyo gadabursi madago dulkani, qaxooti ayeey kuimaaden

  • @deeqsiabdi9276
    @deeqsiabdi9276 3 роки тому

    nala soo xirrir anaga ka hadalayn daroor joogana man cabasanayno

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 3 роки тому

    Ogaadeen baa diidan in Soomaali israacdo. Ilaa mililkh, Xayle Salaase, Dergigii.Cabdi_Iley iyo Tigre oyo ilaa maanta.

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 роки тому

    Ala maxaa hoog iyo halaag soo socda 😢 ala ala la ala ala ala ala ala ala asubxaanallaah allow masiibada soo socota naga bad baadi .

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 роки тому

    Walaahay waxa ay soo wadaan waa wax argagaxleh oo xun 900000000%

  • @abdurahmanabdullahi2755
    @abdurahmanabdullahi2755 3 роки тому

    Hadalkaasi waa nidaam la damacsan yahay in awooda AMA isku duubnida dadka soomaaliyeed lagu kala qeybinaayo si aynan u yeelani awood

  • @bashirabdullahi4687
    @bashirabdullahi4687 3 роки тому

    Guumisigi 300 qolola saano ku igowaday e nin Somalia nosodhamarato rabatay my brother

  • @moustaphadjamawais8133
    @moustaphadjamawais8133 3 роки тому

    The somali région should not be divided

  • @miyirmiskiin2719
    @miyirmiskiin2719 3 роки тому

    Farah Adan waa nin daciif ah waad na aragteen wuxuu kuhadlo Tigre baan weerareynaa dergigii iyo pp waxaa aad oogaxun pp

  • @abdirahmanjimcale700
    @abdirahmanjimcale700 3 роки тому

    Maxaa kagalay somaalida aadan farax

  • @Ahmedmahamed99
    @Ahmedmahamed99 3 роки тому

    Sariflaha siyaasada tani waa aragtidaada ee maaha aragtida masuuliyiinta aad ku halqabsanaysid

  • @waabariwarsame1106
    @waabariwarsame1106 3 роки тому

    Hala diido pp da

  • @rachidsamireh1688
    @rachidsamireh1688 3 роки тому

    Non Non

  • @deeqsiabdi9276
    @deeqsiabdi9276 3 роки тому

    walaahi anigu waxaan ka galaya halkii axmed guray

  • @juma6506
    @juma6506 3 роки тому

    Dss is participants membership of the Ethiopia pm dr.abiy Ahmed pp.dss is between somaliland vs Somalia hosted by Djibouti President I og and pm dr.abiy Ahmed who thru Djibouti conference set up committee's arrangements a two states solutions for somaliland vs Somalia.

  • @diggarwood301
    @diggarwood301 3 роки тому

    Foor poont5 tii labaad

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 роки тому

    MAIS WEEYDISAY WAXA AD SHEEGI IN UU ADAN FARAX MACALIN UU AMINSANYAHAY SUASHU WAA MAYA
    GOOD LUCK

  • @deeqsiabdi9276
    @deeqsiabdi9276 3 роки тому

    nuur cabdi raxmaan waan idin slm magacaygu waa clrisaaq anigu waxaan deganay daroor gobalka jarar waanu ka dagaalamayn in somaali laqaybasado

  • @sahramohammed7668
    @sahramohammed7668 3 роки тому

    May qaybiyan oromada ah 60 danka malyan ah maya lama ala qaybinaya waana in lacaydhiyo a cagjer iyo qooxda wakilka uga ah in laqaybiyo dadkena maya maya

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 роки тому

    Abiye waxaa loo dejiyey waab kii uu somalida ugu kala qaybin lahaa si culus kadibna uu ugu isticmaali lahaa qaab ah rule and divide

  • @mohamedabdulahi596
    @mohamedabdulahi596 3 роки тому

    Ka hor ayay dumi doontaa et

  • @juma6506
    @juma6506 3 роки тому

    Somaliland vs Somalia hosted by Djibouti President I og iyo set-up committee's what's cooking?

  • @bashirabdullahi4687
    @bashirabdullahi4687 3 роки тому

    Adan sxb mashay somalia mada u ku madashay mis axamaro? Adiga masaxadan kam imaninayay ayaku soadagasaday adiga furey mad noqotay lagu furiy malakasato bro waxasato hadey dhacan somalia la kalaqeebiyo waa damacay axamaraday man dhaceaso tas tasay? Sxab wad so higowaday ku baday lugu basay

  • @juma6506
    @juma6506 3 роки тому

    Somaliland vs Somalia
    Behi-farmaajo 2021 remains unopposed coz of strong supports by pm dr.abiy Ahmed siyasadda cusub I gad policy supported by the international community and united states of America following Ethiopia-Eritrea criteria strategies now in God's keep inshallah all goes well and good through somaliland vs Somalia hosted by Djibouti President I og. If that fails then 5ta soomaaliyed becomes increasingly uncertainty past present future.

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 роки тому

    Soomaalida ilma aha in eyyeelayaan qeybin guushi ayaa soo dhowaatay

    • @snmhalgamayal2391
      @snmhalgamayal2391 3 роки тому

      Way ka Yeelayan, Oo Wa Hubaal, Sabbto ah, Magaca Ogaadenia Ayaa ka kow Ah, Qabiil Qaniil Ayay u qayb zomoyan, Intay Madax dani jogan wa zurto gal,

  • @jamaaden6472
    @jamaaden6472 3 роки тому

    Ý

  • @mustafehassan1353
    @mustafehassan1353 3 роки тому

    Waryada illahay intaad ka baqdan mad benta iska daysan mustaqbslka waxa dhacaya illahay oo kaliyata aya oog mida kale waxay tahay abiyi ahmed ali fikirkisa iyo hormarka baladhan uu ka wado daalka itobiya maha sidaad u falaqenaysin wa been caad weyan marka waxan idiin leyahay dalka itobiya wa nabad ee olz waxan iidika cod sanayna fikirkina khaldan nagala jogsada ee benta ah idiiku waxad ka hadlaysin iyo beenta inta leeg melad ka maqashen ma garanayo horta afka dalka lagaga hadlo so barta haday tahay ahmaric iyo oromo kadib waxad shegaysin sheega lkn waxan halkan ka shegaya ciid fikirkina qabta ma jiirto ee iiska hadla

    • @shankaroonahmed6809
      @shankaroonahmed6809 3 роки тому

      Hada qofkaaga intaa leeg ma gumaysi ayaad ku qanacsantahay muxuu yahay hormarka uu abiy kuu qabtay

  • @abdifatahmahamedaidid5697
    @abdifatahmahamedaidid5697 3 роки тому

    Isqa kilil iyo ciise kilil baa soo socda xaywaan kolay somalida ogaadeen kilil iyo Isqa kilil waa ku ceeb lkn nin guysi ku jira in uu ceeb ka sheekeeyo maaha ee waa in uu seefta qataa

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 3 роки тому +1

      Kkk Xageey isaaq dagaan, huuno gaashamo ayaad qaxooti kutimid hadad nabad kujoogi weysana waa lagaa saara

  • @mohammedomer2729
    @mohammedomer2729 3 роки тому

    Aden Farax si cilmiyan ah ayuu somali wax ugu digay in somali state la q as ybiyo oo lagu daro gobolada otomoya iyo sidaama. Wajibkiisi wuu gutay in ethnic federalism la tirtirsyo ayuu inooga digayaa. Onlf macaan jecel ayey noqotay. Waa loo dhameeyey. Calamo ethiopia sare ayaan la wa daagaynaa.

  • @sahramohammed7668
    @sahramohammed7668 3 роки тому

    Waxa weeye hadii ay itobiya kale ogdo in somaliya oo is haysata aynan ka godo

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 роки тому

    Aniga say ila tahay ,fikir kan ah , in Deegaanka somalida la qayb qaybiyo waxaa qayb ka ah qaar magaca somali Sita oo moodaya in somalida kale laga jecel yahay , balse walle eedi doonaan oo gumeyste somali hal Qorshe ayuu ka leeyahay . Mustaqbal ka fog iyo mid ka dhow ba.

  • @celmidheere5803
    @celmidheere5803 3 роки тому

    Warku waa cadyahay ishiis laga arkaa ushiis lagu tumaa

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 роки тому

    War Abiye wuxuu raacayaa wadadii Tplf, iyo amxaaro taasoo ay khuburo Chinees ahi dejiyeen . Walle iyo bille rumeeyso ama ha rumeysan waxaa jirra Qorshe weyn oo ah in Magaca somali geeska africa laga tirtiro next 300 sano . Xataa hadey gaalo noqdaan la deyn maayo somali seed kooda . Qaar baa moodaya hadey xaaladu xumaato in la cafiyi doono 😅😅

  • @jamal008
    @jamal008 3 роки тому

    Umad shishey ayaad ku dhex noshiheen aan waxba ni oogaleen xaqina kaso dhicista idinkoo isku dhuban. DDS maha Labotori wax kasta ay Addis Abbaba so maleegtoo lagu tagabiyoo deganada kale waxay didaan idinkuba dida

  • @said.mmirat6136
    @said.mmirat6136 3 роки тому

    Somalia Ethiopia go for succession stop lamenting

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 роки тому

    Waan oga inu farax sowado Ariinka rag baa laraba

  • @diggarwood301
    @diggarwood301 3 роки тому

    Qaybi oogumayso

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 роки тому

    Ar siyaasad xumaa kuwaani . 😡 itoobiyaan kale ayeey ka socon laadahay kuyeh 😡 oo maxaa ugu Cad cadeyn maa u maldahdo??

  • @moustaphadjamawais8133
    @moustaphadjamawais8133 3 роки тому

    Aden farah wa dabadhilif

  • @juma6506
    @juma6506 3 роки тому

    New I gad policy spearheaded by pm dr.abiy Ahmed and the pp.....party coalition led by the international community and united states of America following Ethiopia-Eritrea criteria strategies hosted by Djibouti President I og.

    • @hawamohamudmohamud6652
      @hawamohamudmohamud6652 3 роки тому

      Djibouti is out of the picture it is not in good terms with eritrea at all

    • @juma6506
      @juma6506 3 роки тому

      @@hawamohamudmohamud6652
      Djibouti if succeeds this somaliland vs Somalia new political initiatives with behi-farmaajo led two de jure sovereign nations will certainly be new beginning for Djibouti President I og.

  • @mustafehassan1353
    @mustafehassan1353 3 роки тому

    Tuug aya tihiin ilen onlf ayad aheden nacala idiiku yala tuug

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 3 роки тому

    Aby Ahmed wuxuu rabaa inuu Degaanka somalida ah kala gooyo Oo uu Oromo ku daro qayb kamida ah Tigrey waa ragrag ah way tashadeen Oo way goosteen Lkn Degaanki maanta Ahmed Shide ayaa daba dhilif u ah Aby Oo waxan ka dan beeya

  • @abdifatahmahamedaidid5697
    @abdifatahmahamedaidid5697 3 роки тому

    Beenaale itoobiya ogaadeen baad ka ogolaatay ingriis baa noyaqana adoo Dale ka dhiganaya maxaa diiday in aad ka ogolaato 3deegaan nin waxa gacanta ugu jira baa wax diide maxaad haystaaa

    • @coolkahil
      @coolkahil 3 роки тому

      reer kaagu gobol uu majority isaga yahay majiraa sxb, aniga fikirka aad qabtid waan kula qabaa, inaan is xag xagano ma ahan, hadaad reer siti siti iyo jig jiga tahayna hada ayaadba dhulkaaga minority ka tahay qabow iyo kuleel midna iguma hayso, waliba waxaan jeclahay in sadax maamul goboleed loo sameeyo

    • @amirabdullahi2880
      @amirabdullahi2880 3 роки тому +1

      Iidoorka wa dad cajib ah

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 3 роки тому +1

      Sagaalka gobol ee Ogadenia sideed Ogaden ayuu uxiranyahay ee idoor orod the three triangle oromada kaxoreysta Ogadenia ragii Lahaa ayaa heysta