Caqliyadaada liidato Waxaad soo Kala dhawaysaneysa Itoobiya ujeedkana waxaad aaminsantahay araktidi liidato ee Xassan uu Ku Doonayo inuu Ku burburiyo bubaland. Walligiiba Xassan Gacmaha Abey ha shumiyo wax uu Ka qaadayo ma jirto buland Oromada aad Sheegayso waa Abey Ahmed wuuna yaqaana Xassan Markii uu Gabre u fadhiyey Xafiiska Abey wuxuu ahaa Ninka Sirdoonka Itoobiya u sareeyo markii Xassan heshiiska Bada uu rabay inuu bixiyo ee Muuse Kala hormaray ee Xassan MasaajidKa Ka soo hadlayna Abey wakii ku xiray Qolkii uu Hoteelki Adis,ababa Ka degana kadibna u qayshaday Ismaaciil Cumar Geele xassan waki shirki Ka dhex ooyeyey Xassan si kasto oo Abey uu Gacmaha ooga dhunkado Badana uu siiyo Waxba Ka Badali mayso Itoobiya sababtuna ujeedo intaas Ka fog ayey leedahay. Laxadu meesha ay isdhigto ayaa lagu qalaa Xassan Dalka si degdeg ah Allaha u dhaafiyo
HESHIIS KASTA WAA IN BAARLAMAANKA LA HOR KEENAA OO LA FALANQEEYAA. XASAN DAWLADNIMADII IYO DASTUURKIIBA INUU JEEBKA KUSITO SAX MAAHA. WAA IN LAYSKA QABTAA XASAN
Sodon Sano ayey Itoobiya iyo Kenya Dadka Gobalka Gedo dad iyo Duunyo Ku laynayeen xataa Diyaarado u adeegsadeen Dawlad Iska daaye Qof Soomaali ah oo Ka hadlaya ma jirin Soomaalida wadaniyada Maanta Sheeganayso ma Maantay dhasheen. Waa la isfahanyahay
War xasan sheekh markuu jigjiga booqday maxaad u dhawaaqi weydeen taasaa ka xumeyde,inta soomaaliya ay ka jiryo nidaam fedraal ah soomasliya dulinimo kama baxeyso gaar ahaan inta maamul majeerteen leeyahay jiro inaay soomaali khilaaf ka baxdo ha sugin,
MAAFIYADA AADEY ETIOPIA WEXEEY KA SOO QAADAYAAN LACAGTII LA SIIN LAHAA TUUGADA XILDHIBAANADA CALOO SHOODA U SHAQEEYSTAYAALKA BAARLAMAANKA FADHIYA SIDII AY U OGOLAAN LA HAAYEEYN BADA IN LA SIYO ITOOBIYA
Hassan shaydan waa ‘Xabashi, maldahan ee somali lagu halaagayo War Baarlamaanka Naxashka saaran haleyska qabto, waa inuu bilaawda in Dhagaxtoor shicibka somali, war meesha halaga la kaco…? Aawey kuwii hawiye ee Dabadhilifka u Ahaa Hassan Shaydan ee isku sheegay ‘Bad-baado Qaran…
Tola ay kamarag inaad tiri eeyaad kutiri waa wax cidla lagu tuuray oo ke rag tilmaantaa qaataa magacaw haddad ogthay tolla ay oo tilla ay oo marbay teebba dhaaf tahay
Xassan Itoobiya Villa Soomaaliya ayey u fadhiday waxaa Ka saaray Maxamed Cabdulahi Farmaajo Gabre Saacado ayuu Ku cayriyey Abey Siyaasad fiican ayuu la ciyaarayey inta uu Ka diyaar garoobay oo Ciidamo Xoog leh Ka dhisanayo Si wanaagsan ayuuna u waday kadibna inuu si wada jor ah ooga saaro Ciidamada Afrikaanka ah kuwa Itoobiya iyo Kenyana sidaas Ku raacaan Xuduudaha la soo Xiro Cadwga Alshabbbna xeelad Militiri loo adeegsado Waxaas oo dhan waxaa Ka horyimid Xassan Deni Axmed Madoobe Iyo kooxihii la Socday ee Dagaalka Ku soo qaaday Farmaajo Maantana ayagii ayaa is haysto dalkiina farahuu Ka baxay. Meeshay cago dhigato aan arakno
Ahmed madoobe iyo Xasan Sh umada alle haka qabto
Uma qalano mida wlh wan ceybasanahy hadi nahna Somaliweyn 😢😢 Wax Ethiopia mell naga saro ma waynay xanun waa wlh
MANSHALAH ODAY SOMALIYED OO LAXAW KAHAYO DALKISA IYO DADKISA ,
WAR TALADISA HALAQATO
MANTA WAXEY TAGANTAHAY WIXII DHIGLAHOE KACA .
👍👍👍👍👍
انا المتحدة عربي
Wax kasta oo maanta dhacaya waxa masuul ka ah talo xumada iyo daciifnimada xasan sheekh iyo xukumadisa taagta daranle
Xasana asagaa udiraya wafdi xasan xaaraN itopiya asgaa xasan iyirii iidil iixasuuq iigabo dhul mariixaan yio jubalaan xasan xaaraan adaa uadeegsanaya dadkiis laxasuugayo
Xassan.shekhe.waa.xabash..ee.diila
Him him!!!waa dawadii dhagaxa liquid da uun
Xasan sh waning walan
Soomaaliya a alah hakaqabto ii maan laawa yaasha
Axmed madoobe waa xaqu dirir waan garabtaaganahay
Soomaali maan leh maba jirto , ethiopiana soomaalida ayaan isaga sokeyn,majirto cid kabaqeysa in lala xisaabtamo waayo umadiba majirto (ruushka ayaa asad difaaciwaayay waayo ciidanki asad dagaal marabin) maantana soomaalida qof raba inuu ethiopia ladiriro majiro waaba meesha aan hubka kadoonano oo aan u qaxno aniga kula hadlaya hargeysa& adissababa adiss ayaan save ku ahay,sheeko caruureedka & qara qaran umada kadaaya ethiopia shabaab kama xuma oo maamul Ada soomaaliya heysta kama xuma.
Itoobayaafan uhaaa
Sheekada waa Fahmnay oo maahan Ethopia ee waa Samali kudhexjirah Oromo waana Mucaarad lasafan Sheydaan madooba ee musuqmaasuqa cidamada Somali Ethopianka waa garanay waxeeyna utaalaa Mareexaanku iyo Garaha Ethopia. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Wabillahi Tawfiiq
Caqliyadaada liidato
Waxaad soo Kala dhawaysaneysa
Itoobiya ujeedkana waxaad aaminsantahay araktidi liidato ee Xassan uu Ku Doonayo inuu Ku burburiyo bubaland.
Walligiiba Xassan Gacmaha Abey ha shumiyo wax uu Ka qaadayo ma jirto buland
Oromada aad Sheegayso waa Abey Ahmed wuuna yaqaana Xassan Markii uu Gabre u fadhiyey Xafiiska Abey wuxuu ahaa Ninka Sirdoonka Itoobiya u sareeyo markii Xassan heshiiska Bada uu rabay inuu bixiyo ee Muuse Kala hormaray ee Xassan MasaajidKa Ka soo hadlayna Abey wakii ku xiray Qolkii uu Hoteelki Adis,ababa Ka degana kadibna u qayshaday Ismaaciil Cumar Geele xassan waki shirki Ka dhex ooyeyey
Xassan si kasto oo Abey uu Gacmaha ooga dhunkado
Badana uu siiyo
Waxba Ka Badali mayso Itoobiya sababtuna ujeedo intaas Ka fog ayey leedahay.
Laxadu meesha ay isdhigto ayaa lagu qalaa
Xassan Dalka si degdeg ah Allaha u dhaafiyo
Indhoole dhagool ah
Etoobiya raaca..
Cayaatadaaya
Wllhi ninkan wa waya arag madaxwene isku sheega gaalada oo sajuudayo allha hana qabto ano abgaal ah ina adeerkiisa nacay war gus jilicsan iyo xukun jilicsan faida malahn nacalad ha kudahlcde😢😢😢😢
Wlhi waa ciil iyo calool xumo in ciidamadii somaliyeed manta oo aan joogno 2025 in itoobiya ey qarna leyso qarna maxabiis u heysato madaxdii dalkana juu iyo jaa lagalayahay canbareyn mooye
Dani, iyo Ahmed Madoobe ayaa horey u tageen...
Dhibaato Xassan Ka weyn oo Dalka haysto ma jiraan
Wuu baabi,iyey
Gacantana Wuu Ka bixiyey
Somali wankabaxney ca. gdhere ba
Waaakeee
waxa lagu heshiyay nagtada ana kula qabo
:23 6:24
Idoobiyo.mahan.inlasodhaweyo.mahan.iyo.inhalalhisho.somaliya..dehydrogenase.ee.ilaahay
.baauumaaqaan
Sooomaaliya wax umatuhid
HESHIIS KASTA WAA IN BAARLAMAANKA LA HOR KEENAA OO LA FALANQEEYAA. XASAN DAWLADNIMADII IYO DASTUURKIIBA INUU JEEBKA KUSITO SAX MAAHA. WAA IN LAYSKA QABTAA XASAN
Xasan madaxweyne kumuu fiicneyn ee cadawga soomaaliya soo doqortey jileeciisa markay arkeen
Qac qac😂😂😂😂
Hassan sheikh itoobiya ma necba ee Darood buu neceb yahay waayo neycb Darood darteed ayuu itoobiya u leef leefay.
Dowlad kama jirto somaliya itoobiya noo dowlad ah .marba haduu madaxeeynihii qaranka itoobiya isku dhiibay
Beeeta daaa
Suuldanka tifi sawirka madaxweenha mitoobiyanad tahay idacadan doowlada wax haka qabato hadad itoobiyan tahay cadeso suuldanka tv ilgaara halo lahado
Maafiyada aadey Addis Ababa
Waxeey ka soo qaadanayaan lacagtii BADA
Mar hore iyo maantaba Xassan iyo Kooxdiisa ayaa Daba dhilif u ah
Maxxad udiideeen xamsa
San bloodshed wxa uukadam because qab yalad xasan mow qifkiisa nimanka ladajiya weye wll itopia xasan sh baa usujuudaya abiì ayuu unacam leeyaa
hadana wanaga beexe itoobiya waxey urafane waa xiligeedo soodhamaday maalmaa uharay waxey rabto waa iney joogto mana joogi doonto asbuuc baa uharay itoobiya
Xassan dabodhilif duufle dariim laawe baqti u hogte kaxaaxaabiyo wixii larabo ayaa lagasameystaa wlhi gabar dhoocil ahna ineysan sidiisa u dhaqmin Alle kudulee ree gedo yuusan baqti usajuude dab idinku shidin tashada
Etoobiya Xamar ayay 50 kun horey ugu dishay..yaa iswediiyay..sababta.. ninkaan hadalaya xagow joogay...carka Somali maalinta adoonto ayaa lasoo baxeysaa...waa lagu yaqaan..
Sodon Sano ayey Itoobiya iyo Kenya
Dadka Gobalka Gedo dad iyo Duunyo Ku laynayeen xataa Diyaarado u adeegsadeen
Dawlad Iska daaye Qof Soomaali ah oo Ka hadlaya ma jirin
Soomaalida wadaniyada Maanta Sheeganayso ma Maantay dhasheen.
Waa la isfahanyahay
Hadaa ma waxay u dhintaan gurguurte
Dadkaanwada
Iitoobiya warkedu waa ruun waa qaabsatay soomaliya waa lalayi ciidamadii somaliya muucaradku Kamal hadlii warkii iitobiya maarka masagkurad iitobiya
Abe machan mx,thy wadai Dhab ah abe somaliyed Adiga ah mx weynaha so ah xaqa Aya kuhadashay
Wuxuu AMXAARADA KA BARYAAYA IN UU DAAROODKA LA LAAYO.WAX KALE OO QALBADIISA KU JIRA MA JIRTO
Talada yaa haya maanta. Weydii marka talo xumada ninka wata.
idikaa ubadan waa carab database leh waa xasaa siyada ogadenia
Xasan garguurte waa.majanuun.wadanka.halaga.qabto . fashuluu ha.dhaco
axmaad ayu aha ninka didan oo keenya iyo itoobiya iyo qaawarija kuso hogaminayo waa axmaad iyo maxamuud saayid iyo dhuumaal ayaga doowlada ugacmo qabtay
Jubbaland waxaa marwalba looga soo duulaa muqdisho, sababta waa in laqabsada jubbaland.
Maamul gobaleedyada iyaga aya arrimahooda u gaar tahay.
Hassan sheekh, Cali baal cad iyo sanbalooshi waxay etiobiya ka rabaan inay jubbaland u qabato madaama iyaga qabsan karin jubbaland.
War xasan sheekh markuu jigjiga booqday maxaad u dhawaaqi weydeen taasaa ka xumeyde,inta soomaaliya ay ka jiryo nidaam fedraal ah soomasliya dulinimo kama baxeyso gaar ahaan inta maamul majeerteen leeyahay jiro inaay soomaali khilaaf ka baxdo ha sugin,
Marixeaanow xasaxjaajuus iyojubalaan ukala jabaye marexaanow katana Sula isbahayesiga labada dhinaca ah xasanawuu la heshiiyeitopiya
Adinka iska dhaafa dadkaas ee aamina wadankiina soo la idinkama waayin dadkiina xasuuqeysaan ciidamo somaliyeed matihiine waa idinku macdajey kalaab yahey
MAAFIYADA AADEY ETIOPIA WEXEEY KA SOO QAADAYAAN
LACAGTII LA SIIN LAHAA TUUGADA XILDHIBAANADA CALOO SHOODA U SHAQEEYSTAYAALKA BAARLAMAANKA FADHIYA SIDII AY U OGOLAAN LA HAAYEEYN BADA IN LA SIYO ITOOBIYA
Itoobiya Lacag bixin mayso Qoorsagaaro ayey Xassan Ku haystaan wax walbana way Ka qaadan ayagoo shilin siinin
dalkana Dadkii lahaa waxay Ka doorateen Qabyaalad ayagay ubtaala waxay Ka helaan
War dowladan jeclicsan war dowlad mahin nacalad ha kudhade gaal oo sajuude faida ma lahan wa doqoon doqon dalay
Hassan shaydan waa ‘Xabashi, maldahan ee somali lagu halaagayo
War Baarlamaanka Naxashka saaran haleyska qabto, waa inuu bilaawda in
Dhagaxtoor shicibka somali, war meesha halaga la kaco…?
Aawey kuwii hawiye ee Dabadhilifka u
Ahaa Hassan Shaydan ee isku sheegay ‘Bad-baado Qaran…
Tola ay kamarag inaad tiri eeyaad kutiri waa wax cidla lagu tuuray oo ke rag tilmaantaa qaataa magacaw haddad ogthay tolla ay oo tilla ay oo marbay teebba dhaaf tahay
Soootiii dhiibijirteen
Itbayaa indin adoonsatau
Xassan Itoobiya Villa Soomaaliya ayey u fadhiday waxaa Ka saaray Maxamed Cabdulahi Farmaajo Gabre Saacado ayuu Ku cayriyey
Abey Siyaasad fiican ayuu la ciyaarayey inta uu Ka diyaar garoobay oo Ciidamo Xoog leh Ka dhisanayo
Si wanaagsan ayuuna u waday kadibna inuu si wada jor ah ooga saaro Ciidamada Afrikaanka ah kuwa Itoobiya iyo Kenyana sidaas Ku raacaan Xuduudaha la soo Xiro Cadwga Alshabbbna xeelad Militiri loo adeegsado
Waxaas oo dhan waxaa Ka horyimid
Xassan
Deni
Axmed Madoobe
Iyo kooxihii la Socday ee Dagaalka Ku soo qaaday Farmaajo
Maantana ayagii ayaa is haysto dalkiina farahuu Ka baxay.
Meeshay cago dhigato aan arakno
Maamul gobaleed maamul gobaleed kale ku duulaya oo raba inu u xoogsheegto, cabaad baa u danbeyn
Amed hanoolaado
BAL ADBA DHEH
Khaainkaxasan tuug kahadal
Dadka-Ethiopia-soo-horkacaayey.adunka-ugu-daran
Labaduba wa qabiil iyo dagaal ogayal
waa idacad itoobiya laga leeyahay wana jaajuus ushaqeyo maxaamuud saayid maheen ninki malmahan jiifaay oo soo horkacay itoobiya beenta daya kulgin waxad tihiin dabaqodhi ayadtahay adiga qooriga sooqado
Sanbalosho iyo Cali balcad waa dabadhilif halas ka qabato hasan halas ka
MANSHALAH ODAY SOMALIYED OO LAXAW KAHAYO DALKISA IYO DADKISA ,
WAR TALADISA HALAQATO
MANTA WAXEY TAGANTAHAY WIXII DHIGLAHOE KACA .
👍👍👍👍👍