Nolosha Beeraleyda Coffee-ga | Tuulada Gesha ee Dalka Ethiopia | Nolol Cajiib ah!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Noloshu waa halgan joogto ah, Warbixintan waxaynu kusoo qaadannay nolosha dadka ka shaqeeya beeraha Bunka ee Dalka Itoobiya

КОМЕНТАРІ • 31

  • @cabaasibrahim9494
    @cabaasibrahim9494 2 роки тому +10

    Runti barashada wadamada wa mid muhiin ah soo badi sxb sare

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 2 роки тому +4

    Wlhi waa meel Qurax badan Nimco taalo dadkeeda faqri yihin

  • @zaalahzezopraizy7271
    @zaalahzezopraizy7271 2 роки тому +3

    KeeP GoiN zxP💯

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 2 роки тому +5

    Bunka dalkeenooo kabaxaaaa adaaan aduunka udhoofino soonomanoqoneso janis dhalinteena kafaaaa idesankaraan 😢❤

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 2 роки тому +3

    mahadsanid barnaamij aan aad u jeclahay

  • @drsuleimaan2428
    @drsuleimaan2428 2 роки тому +8

    Waligay ima dhaafin warbixinada wadamada iyo magaloyinka ka samaysid said bay u macanyhn una so hagajisa mahadsanid kun jeer

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 2 роки тому +3

    Legend

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 2 роки тому +4

    Aweisow barnaaminyada sirdoonka noosogudbi kuwaas ayaaa laxiiseyaaa please 👋

  • @mohammedabdinasir8365
    @mohammedabdinasir8365 2 роки тому +4

    Walal Aweis Haji Nor waan ku salamay waxa tahay best UA-camr waan jeclahay Documentary ga an nala wadagtin noo soo badi walal 🙏👍💯

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 2 роки тому +3

    Ethiopia waa Dal cajiib Waana Meel aad u cimilo cajiibsan

  • @KIKIAFCAD-t6n
    @KIKIAFCAD-t6n 2 роки тому +4

    WAAD KU MAHADSANTAHAY WALALKEEN WARBIXINTAAD NOO SOO DIYAARISAY

  • @zaamiganolosha8913
    @zaamiganolosha8913 2 роки тому +4

    Kuwan qalpiga ayay ka wasanyihiin aniga hadii aan lahan lahaa 1geed oo buna wlahi taajir noqonlaha lkn zorry

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 2 роки тому +5

    Africa?

  • @deeqafaarax3874
    @deeqafaarax3874 2 роки тому +6

    fast

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +4

    #aways waa channel cajiiba wllkey waanku salaamay 💖

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 роки тому +4

    Wali anoo busy ah mooyee ima dhaafin muuqaal aad lee dahay diyaarin wanaagsan iyo cod dahabi ah ❤️❤️💚

  • @maahirdaahir3480
    @maahirdaahir3480 2 роки тому +8

    SAXIIB QOMIYADAHA SOOßADI KUWASAA AAD UXISAA WLL IYO DALALKA SI AAN WAX UGAßARANO DALWALBA IYO WAXA UU KUWACAN YAHAY

  • @rashiid187
    @rashiid187 Рік тому

    Woow waa dhul qurux badan

  • @QURJUFGAMER
    @QURJUFGAMER 2 роки тому +3

    Xaa ku hele wll

  • @ibraleysaamow5444
    @ibraleysaamow5444 2 роки тому

    Waa nolol xasiloon, laakin dadku waa in ay la yimaadaan caqli ay kaga baxaan faqriga ama saboolnimada

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Bal kawaran haduu soomaaliya kabixi lahaa qabiilka uu deegaankiisa kabaxaa qoryo la hor fadhiisan lahaa oo odhan lahaa ama aan ka taajirno ama shalfadi naga bixi mayso, dadkana iyagoo deegaankooda uu kabaxuu sidaa yihiin oo ayku faraxsan yihiin inay mushahar yar ka qaataan

  • @ibraleysaamow5444
    @ibraleysaamow5444 2 роки тому +1

    bunku haddii uu dalkeena ka bixi lahaa, faqriga ayaan ka bixi laheyn

    • @husseinhassan760
      @husseinhassan760 2 роки тому

      Walal wuukabaxaa somalia waliba mid taarikhda gali doono waayo bunka hada aduunka kabaxo cimila qabaw ah ayuu kabaxaa aduunkiina wuu soo kululaanayaa walwal bunka ah ayaa jira aduunka oo dhan marka midka somalia aan ku arkay wuu mira badan yahay labada xiliroobdan aad ayuu umira dhalaa hadad daney neyso ila soo xiriir hadad somalia joogto gaar ah muqdisho

    • @musemjama9966
      @musemjama9966 2 роки тому

      @@husseinhassan760 Contact-gaagi igu reeb halkan

    • @husseinhassan760
      @husseinhassan760 2 роки тому

      @@musemjama9966 oo sidee ah walal

    • @musemjama9966
      @musemjama9966 2 роки тому

      @@husseinhassan760 macluumad ku saabsab cacao-ga ayaa kaa waraysan lahaa?

    • @husseinhassan760
      @husseinhassan760 2 роки тому

      @@musemjama9966 cacao kamaba hadlin