Ay meel Qatar baad ku goysay Abayo 2 qeeb maxaa isku soo Dari wesay Naagaha qaar Markii ninka uu furo oo tu kale guursato bay Ku xumeen usoo laabtaan Naagaha Qaar waa Cadow,Niman caabudiin ah uff calaykum
Alla maxaa aduunka dad xun jooga bal reerkii bay ka dumisay ninkii waa loo daayay bal maxay ka rabtaa gabadha gar daro tii u dambaysay weeye iyo shaydaanimo
Manshalla abaayo mcnto waxaan kaa daawanyaa burco alle ha ku xiftiyo adiga iyo xaajigaag iyo caruurtadaba
Gobalka raga ka dawanaya farxiya guulayso labada goroodba sister qali
Mashallah Mashallah Abayoo farixyo Abayoo
Huno farxiyooy inan waa wiil inana waa gabr
Farxiya tawakal manshallah
wsc walaashay farxiyo ilaahay hakuxiftiyo adi iyo caruurtaadab
Wcs abayo macanto guul wacan
Farxiyo tawakal alle haku sharfo bayo gabar aad u wanagzan baa tahy abyo
Mashallah.yaaxilwo habeenku,hakuwacnado✌🏿❤💚💓💛
Wcs abayo Farxiyo queen Mashallah ❤
Asc farxiya qurux caawa Maasha Alaah Aniga usoo hormaray caawa a😁😁😁😁
Man Sha Allah abayo farxiya ilahay hakudayo 💋💯🙏🤲🙏❤️❤️
Masha allh baayo qaaliya
❤❤❤Farxiya tawakal Maanta gobol ki raga kaso werisay 😅😊
Wcs abaayo Allaha ku barakeeyo .
❤❤❤❤❤👍 maasha allaha
Asc abaayo farxiyo intee kaala soo xariiraa waan kuu baahanahay Allah hakubarakeeyo
Love you 💕
Wcs Abaayo Masha Allaah
Hhhh wlhi wan qoslay magalda raga kulaha hbo farxiya wa gobolka raga😂😂
Gobol io magalo maxe is dhamaan marka😅
masha allh farxiyo tarxada kalarkeeda qurux waaye waana kuso bexee ❤
Waan iskakaa jeclahay farxiyo 🥰🥰
Waku salaams faxiyo. Inan yip inan carabiner ka. Ayaa. Kuala. Duwanyihiin. Walalo
Fadxiya wanly jecelhyi korusoco itobya aynjoga hoyo Somalian borane aydilody salmaclyikum
💗💭👸🏻farxiyo cadey......
Hadaaba farxiyo firsan Malin imaba ahan
Same 😮😢😂
Gabada kaliya ee an UA-cam katageero adiga iyo filimka lee dawada
Haa maxaa uxaqiree waa gobolka raga❤❤❤❤❤❤❤❤ Ragnar weeyjoogaan
WA nag qumayo ah dheh xasid ma libano wale
Abaayo.farxiyo.wakujecelahay.wakutaageeraa
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭
❤❤❤❤❤
Habo mcn magaceyga kuso qado shekada so socota I.a waa Hodaniisha keep going
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Hay subhanallah oo maxaa hayo ninkii waaba loo daaye naagtu daandaansi badna garaafo haadayo kulahaa hhhhh
Farxiyo abyo nosoo badi wlh la aanta you tube ma jogen marka so galo ada kusoo firiyaa macaney si qas waan ku rabaa
Magaalada raga yaa tan dymarkana aaway
Wcs habo
M.a habo farxiyo qisoyinkaga la'aantod abaar dhegta gashta shaqada guriga dhan waa cabaa
Holee🖐❤
Wcs qali❤
Wcs quruxey Allah hakubarakeyo
Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi abayo
Wcs abyo
Naag walan ayeey eheed bismilah
Masha allah Masha allah xbbti farxiya nuur cala nuur Masha allah qali Macnto keep going farxiya
Waba naag madaxa looga jiro. Naag ninkale ku mashquulsan aye dagal u gale. Ma fiyoba taas
Keep going xbbti
Gabadheyda samided
Asc fadxiya anaa 1 ah caawa
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh
Wcs😊❤
Asc abayo kkkkkk
Gobolaka raga weeye
Wcs farxiyo qurux burcaan kaso salamayaa inanta isku meelnahay
🥰🥰🥰🥰
wsc
Wcs habo mcn habaryar adiga iyo asxaabta kugu xiran iisoo duceeya waan xanuusanahay aqbalka illaaha iska leh 🙏🙏
Subxaanalaah😭😭
Hi farhiya beautiful queen 👑
Wcs
👍👍👍
Ar farxiyoo garowe iyo galkacyo hdda timaado iso salaan
Farhiya gabadh ayaa kuu soo qortey gabasaaro fiican baad soo xirataa ana waa kahelaa xagee laga helaa moqdisho miyaa laga helaa
inamo waa raga badan farxiyoy inan ku na hal qof
Rer waqoyin odagay wuxu igu wacaa gabadheyda muqdisho kaso jeda asagna somalian funny waye gabdhan a haska kugu waca tas igu yabkabadney shekad sirixka cabsi cabsi
Gobolka raga dhe🤣
Wcs abayo
Farxiya anigu kuma arkin burco gobolka raga
Hargeysa bar kam jire wxd tirihda hotel loo casho tago han cebene
Haye wll
Ay meel Qatar baad ku goysay
Abayo 2 qeeb maxaa isku soo Dari wesay
Naagaha qaar Markii ninka uu furo oo tu kale guursato bay Ku xumeen usoo laabtaan
Naagaha Qaar waa Cadow,Niman caabudiin ah uff calaykum
Bar somalia ma waxa lo yaqaana maqaayad? Bar mesha qamrada lagu cabo u aqaana
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم ❤
الله أكبر ❤
الله ❤
@@ahmedsomali6486
@@ahmedsomali6486 .
Farxiyo na soo booqo hadaan reer garoowe nahay
Asc farxiya masha Allha wll qali
Abayo farxiyo sheekada ku xigta insha Allah Amaal & Abdirizak kasoo samee
Naa wll magaceena nooga daa
@@dheemandegan4603 maxay naa?
Alla maxaa aduunka dad xun jooga bal reerkii bay ka dumisay ninkii waa loo daayay bal maxay ka rabtaa gabadha gar daro tii u dambaysay weeye iyo shaydaanimo
Bisinka waba isku naxay wlhi dulmi alle rali kama ahan
❤❤❤
Wcs