KIIN JAMA LADIES NIGHT XASUUSTII SAADO ALI FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • KIIN JAMA LADIES NIGHT
    XASUUSTII SAADO ALI
    FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

КОМЕНТАРІ • 279

  • @samatarsaidsalah77
    @samatarsaidsalah77  4 роки тому +39

    WELCOM TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS

  • @diamondd2246
    @diamondd2246 4 роки тому +87

    Hooyo *Saado* heesaheeda wala qaadi karaa lkn
    cidna noma badali karto wadaniyad dadkeeda
    iyo dalkeeda jecel bey eheyd somali oo dhan wada jecel
    ilhow janadi gey oo danbi dhaaf sii🤲🏼🤲🏼😭😭💔

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO 4 роки тому +1

      🤲🙏💯

    • @khadrakoos102
      @khadrakoos102 3 роки тому +1

      Aamiin aamiin aamiin

    • @khadrakoos102
      @khadrakoos102 3 роки тому +1

      Allo mamo saado unaxariiso

    • @jabrilmalow600
      @jabrilmalow600 3 роки тому +1

      Allah subxana watacaalaa ha u naxariisto aamiin. Waa sax hadalkaas.

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 2 роки тому +1

      Alaahuma aamiin raxmaanow u naxariiso saada

  • @mahdIFarhan
    @mahdIFarhan 3 роки тому +23

    Hi all people am from Saudi Arabia Kingdom 🇸🇦🇸🇴

    • @sacidaxmed7715
      @sacidaxmed7715 3 роки тому

      هلا بك ولد العم

    • @beezboy5436
      @beezboy5436 3 роки тому

      From jeddah

    • @hasmize
      @hasmize 3 роки тому +2

      Hello brother. me from Pakistan. I have spent 2 years in Saudia back in 2009-2010. Wish to visit once more at least before my life ends :)
      Stay blessed

  • @aminaabdi1889
    @aminaabdi1889 4 роки тому +145

    Hablaha dhuloos qurux iyo qalanjinimo waa looga haragay hablo dhaadheeroo luqunta geela leh😘 I love my reer abti 🥰🥳🥳🥳🤍

    • @nimcaanyare2587
      @nimcaanyare2587 4 роки тому +3

      Amina Abdi beentaaa maaha wllo

    • @yasinabdilahimohamed5352
      @yasinabdilahimohamed5352 4 роки тому +3

      Mhdsnd Abti Amina

    • @anfacdadkaagaofficial6479
      @anfacdadkaagaofficial6479 4 роки тому +4

      Thank you wLla lkni ani waan gabnahay wlahay hhhh lkni xago kub ah ayaan haya hhhh

    • @Evmash
      @Evmash 4 роки тому +2

      Kiin jamac inadertay kaligaba fanan ka dawada Allah ha unaxaristo sado Cali halyeyad ahyd

    • @aminaabdi1889
      @aminaabdi1889 4 роки тому +3

      Yasiin Boss abti nasiib baan leeyahay hadayba dhuloos reer abti iiyihiin waa intaan naago dheerahay🥰😚🤪

  • @user-zc8fu4ss3u
    @user-zc8fu4ss3u 4 роки тому +13

    Masha aalh HADAY NAGA DHIMATY EEDO SADO ALH HA UNAXRSTEE BADALKEDA ILAH BAA NOGU DEQAY WALSHAY MACAN KIIN JAMAC JIR OO JOG ALH HAKU CAFIDO

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden 4 роки тому +58

    saado cali hau naxarizto
    annaGana Alle hanooga Daba Naxariizta
    war amin dhaha somaliyey wan idin duceeye

  • @ayaanilwaad3822
    @ayaanilwaad3822 4 роки тому +38

    Badalkii saado cali
    Alle ha unxariisto saado
    Kiiin hore usoco🔥🔥

    • @asiaahmed1233
      @asiaahmed1233 4 роки тому +4

      Waynu Haynaa badalki Saado ❤🥀💋👸

    • @johhnmeyzon906
      @johhnmeyzon906 3 роки тому

      Hee Heee dadkan xageey joogaan nio
      kulanti wacan o xiiso xambarasan

    • @abdulkadirfaqi3091
      @abdulkadirfaqi3091 2 роки тому +1

      codka 50% ana siyeey. saado cali lama buxi karo. allah u naxriisto yaa rabi

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 4 роки тому +38

    Kiin jaamac: Heestan si heer sare ah ayay u qaaday, inta igu raacsan👆👆

  • @YahyeSalebanmuse
    @YahyeSalebanmuse 4 роки тому +95

    Hadaan dhulabante nahay saado cali ala ha unaxaristo badalkeedii waan haynaa

    • @daudjama4960
      @daudjama4960 4 роки тому +1

      Labadii idinku jirey bey ahaayene qruxdana bn is iri hhhh

    • @yasinabdilahimohamed5352
      @yasinabdilahimohamed5352 4 роки тому

      @@daudjama4960 war laaan ku hysa

    • @daudjama4960
      @daudjama4960 4 роки тому +1

      @@yasinabdilahimohamed5352 ma tiri maaliyadii miyaa

    • @hamdimahdi7558
      @hamdimahdi7558 4 роки тому +4

      @@daudjama4960 miskiin soo arag hablaha dhulbahante geeyoyin ah jidh dherar qurux ilaahay wa siiyay cadii taqaan aya garaane

    • @ahmetshaker131
      @ahmetshaker131 4 роки тому +2

      @@daudjama4960 adhi amusnantu wadahab

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 2 роки тому +6

    Ereyadii awoowgay qaali Cali xaaji xasan ilahay haku naxariisto Awoowe macaan 😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲

  • @yonisali3879
    @yonisali3879 3 роки тому +15

    Somali version of
    Cater to U
    Never goes out of style
    AUN saado Ali
    Blessings to miss jamca
    For the continuity

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 4 роки тому +18

    Viva daraawiish❤❤❤❤reer ayeeyday

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 4 роки тому +23

    Jacayilkii an kuu Qabay Wali Waankuu Hayaaa Calfka ina kala Ka xeeeyey Ee Horay usoco 😭😭😭😭

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 3 роки тому

      istaaqfurulah 😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @amalhassan4408
    @amalhassan4408 Рік тому +3

    My mum used to liked this song the old version R.I.P 💔

  • @mrciro9377
    @mrciro9377 3 роки тому +9

    Inta ka heshay marka ninku leeyahy waa codka dahabiga waa tuma tee kiin jamac ahe maka heshay
    From taleex
    Gabaadha bahrahsame dhalgaraad

  • @kali5021
    @kali5021 4 роки тому +63

    Viva darawishta dhulbahante

  • @GorGorMediaProduction
    @GorGorMediaProduction 4 роки тому +8

    OFF ISH CALA HEES CODKA DAHABIGA AH KIIN JAMAC YARE HEESTAAN XASUUS GAAR BEY LEE DAHAY ALLA U NAXARIISTO SAADO ALI WARSAME FANANAD QARAN OO AH SOMALIWEEYN JACEYL SAMATAR SAID SALAH LEGEND SAAN KAGA BARANAY HEESAHA MACAAN IYO VIDOE QURUX BADAN KEEP MY BRO NOLOOW WALIGABA

  • @asiaahmed1233
    @asiaahmed1233 4 роки тому +15

    Kiin Jamma Naag Dhaanta La waa wlhi👸🥀❤💋🐎

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +11

    Kiin jaamac faanta aan jealhaya fanka somaliyed ❣️❣️😂😱👸

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 4 роки тому +8

    Kin jamac little sado I am proud
    Of you enaadheer

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 роки тому +16

    Salaaam reer awoowgey from kmpla

  • @hassannoorabdullahi2065
    @hassannoorabdullahi2065 2 роки тому +3

    My All time Best hees of All time... codkeda 💯 love you kiiney

  • @nariinabea4608
    @nariinabea4608 4 роки тому +8

    Boqoraada kiin jamaca waan wataa wlle 😍🎸

  • @Moi20137
    @Moi20137 4 роки тому +8

    Superb song for a beautiful somalian artist

  • @ayaandheeman2224
    @ayaandheeman2224 4 роки тому +15

    😂kiin jama shalmadaay utaag la,dahy yaa ila arkay

  • @yayhehassan5730
    @yayhehassan5730 3 роки тому +7

    Adeer waan ku jeclahey noolow woow heger man ssc buuhoodle

  • @azakzaak1691
    @azakzaak1691 4 роки тому +10

    'Ladies night' waaye ayaa la yiri hadana nimaan baa dhextaagan. Meey gabdhaha meesha u baneeyaan?

  • @maceeyemusic5700
    @maceeyemusic5700 3 роки тому +4

    Kiin jamac wadhaftay king jamac maraysaa 😆😅📻👌🥰

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +4

    ASC INADEERTAY SHIRSHOORE DAROOD .S.SARE😁✋

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 4 роки тому +10

    ASal iyo cud iyo quurux go head darwishaad

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 роки тому +7

    Kiin Jama inthe beat💥

  • @garadibrahim6735
    @garadibrahim6735 4 роки тому +4

    Alafka mahamad Alta galay laakiin waan hubaa gabarwanagsan boo helay mahamad Alta duqontee afkaweyned waad kareysan duntaa gub gub dhashay kiin jamac

  • @wilsanahmed6495
    @wilsanahmed6495 4 роки тому +9

    mashalllah inadeertey kiin

  • @raqad4642
    @raqad4642 4 роки тому +14

    Fananiintan dambe inta heesta daaraan maxay afka u nuux nuuxiyan badankood Maba xishoodan naagtan hadda inay live uheeseeso bay iska dhigeesa mixer ka codka recording ah in an la fahmeen camal Maryan Mursal waxay dhahday fanaankii hees an leeyahay so qaado live markan u arko ban dhihi doona live u qaad wa laga cabsada heesaheeda

    • @hodanhananwanaagcadey8492
      @hodanhananwanaagcadey8492 4 роки тому

      Princess Mackenzie midgaantu maxay awal la jogtay😁meelahasay sexey iyo texi lagu wasi jiray😂kiin jamac eeg waa ari iyadoo hesaysa live

    • @intifaacmuuse2030
      @intifaacmuuse2030 Рік тому

      Xaqiiq wye

  • @mustafeahmed2547
    @mustafeahmed2547 4 роки тому +7

    ilahow kunaxariso eday saado cali

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 роки тому +4

    Beautiful song

  • @akramfaisal5122
    @akramfaisal5122 2 роки тому +1

    Bedelkii hooyo saado Ali kiin jaamac yare gabdhahaygu dumarka kale bay waxa dheeryihiin❤️🙏

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 роки тому +8

    Manshallah noloow sado yar

  • @sahradiriye9400
    @sahradiriye9400 4 роки тому +2

    I like this song

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +6

    Kiin 2020

  • @ahmedjined1721
    @ahmedjined1721 3 роки тому +1

    The best love song for ever the best for ever

  • @dheeman1579
    @dheeman1579 4 роки тому +4

    Diraca ku qurx badntahay iska dah dharka dhajiska ah kiin jamc taloh wayoh arag 👉

  • @fowsiyakoreye8662
    @fowsiyakoreye8662 4 роки тому +6

    Very nice song kin 🤩

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 роки тому +5

    Kiin Jama. ❤💞💔💞❤❤❤👌

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 3 роки тому +6

    Heestii eedadeed ayaay qaadaysaa kiin jaamac

  • @alisalah671
    @alisalah671 4 роки тому +7

    Kiin jaamac fanaanada next Saado Cali.

  • @mohamedyusuf-cm5co
    @mohamedyusuf-cm5co 4 роки тому +1

    mansha Allah king sida ku qurbdtahay wllo labiskan iska macmiilo wllo

  • @nimcaisak9595
    @nimcaisak9595 4 роки тому +6

    kintena keep going tagera kin likta ha ika baqilina

  • @asiye717
    @asiye717 3 роки тому +2

    AUN MAMA SADO
    KIIN QOFTA KALIYE HESHA MAMA SADO BARTODI DHIGTA 🥰🥰

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 4 роки тому +4

    Wow amazing show inaadeer

  • @ahmedmoalim9374
    @ahmedmoalim9374 Рік тому

    EEDO SAADO CALI WARSAME FANAANADII QARANKA UMADA SOOMAALIYEED😢😢 wll kiin jaamac keep going

  • @mustafaadam8126
    @mustafaadam8126 4 роки тому +1

    Wow is Nice song

  • @shidesshides123
    @shidesshides123 2 роки тому +2

    The best in the world

  • @sahradiriye9400
    @sahradiriye9400 4 роки тому +1

    Please ma helayaa qof Erayada soo qora. Thank you

  • @honabdidhubad3059
    @honabdidhubad3059 7 місяців тому

    I like this song 🎵

  • @raqad4642
    @raqad4642 4 роки тому +4

    Naagtaan hadii 🎤 mic laga qaado walaahi heesta wa sii daarnan sidii Nimco dareen markii stage ka laga tuurey kenya Nairobi heesta wa sii daarneed 😀

  • @ramlamohamed263
    @ramlamohamed263 4 роки тому +5

    Dhulbahantow naagta lacag u aruursho oo ilkaha dhaadher ka so habeya plz

    • @sacdiyojama
      @sacdiyojama 4 роки тому

      ramla mohamed tolow adigu ilkaha seey uu egyihin ?

    • @yaasmiinabdi2690
      @yaasmiinabdi2690 4 роки тому

      Afkaga hagajiso ku meey waydisan lacag ee aadigu daka indhaalen ayeeyed galeeysa ee wada xiiqsantye afkaga u tuudho

    • @suudi-wx1ft
      @suudi-wx1ft 3 роки тому

      Hhhhm, tolow wuxu ilkayartiii habarjeclaa, inadeer alla hakusharfee ilkihu waa qurux, masaaa gabadh kutahayoo guuur kusugaysaa!!

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 3 роки тому

      Ramla qudhumad xaqiirada adaa ah subxaanyo waa ku aqaan

  • @edmonddantes3662
    @edmonddantes3662 3 роки тому +1

    gabadha shalmada cas ee garabtaagan from 3:10 daqiiqo tolow yaa ibara please

  • @axmedmuse2687
    @axmedmuse2687 5 місяців тому

    And the fact is the government has no control 😊🦋

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 роки тому +4

    MarKan Mirqamayo Ayan HeezTan DhagayizTa 😂😂

  • @user-oe1wt3zp3b
    @user-oe1wt3zp3b 7 місяців тому

    Kuma wicin kumana waco ka siyaasiga ku guuraya gadaal ku dhigaye keli gaana maahee kuwa kaa horeeyo kaa aragti dheer baa kaambaayno lagu galay mahad sanidna lama odhan kani waa jacaylo taan arka ba ma caashaqo kunaa diiday kuma odhan kuwa liita oo badan kana caashaqiisa neceb ku hore uun ku dabada kaa waayeel hore yidhi qofaf dubashadeedii kuweeda dhalaanee kuwa waayeel ka daba wada iyaguna khasaaraha iyo cidladaa ha waheshada

  • @yusufahmed4641
    @yusufahmed4641 3 роки тому +1

    Excellent.

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 роки тому +1

    Aduunka siday aafadu uga bilaabatay lamahayo fanaa niinti . Matusbaxbay layuu ruraan. Ilaahow nacafi ilaahow nacafi?

  • @user-mu2pn5tk2l
    @user-mu2pn5tk2l 3 роки тому +1

    Yanacsa moyee garidumacazido curadkii hagaagsane ciida ushaqaye💫👌

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 4 роки тому +2

    Wale iney cod dahab ah
    leedahay ayaan marag ka ahay.

  • @shukriomar579
    @shukriomar579 4 роки тому +1

    My all time lady

  • @IbrahimAli-qg1lg
    @IbrahimAli-qg1lg 4 роки тому +3

    Natural women

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 4 роки тому +5

    I am looking a beautiful somali lady for marriage even thaugh i am not pretty guy

    • @adannimco5900
      @adannimco5900 4 роки тому +1

      Men are not to be pretty or handsome jst they deserve to be hardwrk ND tke care of their fmly u will get the best of all ok lesswry ok

    • @shukrinasri6869
      @shukrinasri6869 4 роки тому

      Don't go for looks that will fade away
      Go for beautiful heart and pure soul for your kids bro

  • @hajianoseh9188
    @hajianoseh9188 3 роки тому

    Kiin jamac Aroos kama diideen🤣🤣 hora ka aqbali la haa.. #2021

  • @muktaribrahim2156
    @muktaribrahim2156 4 роки тому +1

    Awesome

  • @user-my1je1mr8x
    @user-my1je1mr8x 10 місяців тому

    What a song ❤

  • @nastexoabdi522
    @nastexoabdi522 2 роки тому +1

    ❤❤❤Nice song ❤❤❤

  • @qayeyqayey9156
    @qayeyqayey9156 4 роки тому +2

    Ladies night hadiiba layiri maxay nimanka ka soo doonen?

  • @idililwaad5066
    @idililwaad5066 2 роки тому

    Xanuustii eedo saado cali ale hakuunaxaristo aamina

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 4 роки тому +1

    videogan Korkaan markan ka arkaay kiin iyo gabadha kale naago carab ban modayaay🥰😂😂

  • @haliimosacda8333
    @haliimosacda8333 3 роки тому

    Fananad kaliya ee soracda saado cali

  • @kawthermahamoudmahamed9840
    @kawthermahamoudmahamed9840 4 роки тому +3

    Kiin jamac🔥💞

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 2 роки тому +1

    saado saado dhashay

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 4 роки тому +2

    Kabta xaaji sakiin liq kiin ma gaarayside

  • @faizaomar7039
    @faizaomar7039 4 роки тому +3

    👍👍👍❤❤

  • @hodanabdi6450
    @hodanabdi6450 3 роки тому +2

    Mama saado 😍😍😍😍😍

  • @habebakhara3401
    @habebakhara3401 4 роки тому +3

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 4 роки тому +5

    Mayadaa saado qurux iyo cod midna ku gaadhaysa

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 3 місяці тому

    king ( Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle eyed) vstv.

  • @abdihakinmohamud5412
    @abdihakinmohamud5412 4 роки тому +2

    Ani waan kuqaatay kiin

  • @idaacadaburco4547
    @idaacadaburco4547 3 роки тому

    Heestii saadi cali alle hawnaxariisto

  • @nafissaabdillahi1552
    @nafissaabdillahi1552 2 роки тому

    Excellent

  • @jamalyasin3973
    @jamalyasin3973 2 роки тому

    Soo xiro cunaabiga micno ahaan wa maxay cunaabi?

  • @SomaliDoll14
    @SomaliDoll14 4 роки тому +3

    VIVA DBLOCK DARWIISH LAND

  • @abdihakimbashir9867
    @abdihakimbashir9867 9 місяців тому

    Ladies night naagah ba iskaleh nimanku maxa uaden mesha

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 3 роки тому

    Cunaadi iyo codkii AUN Saado lama gaari karo.

  • @queenfarahkaftanofffical5406
    @queenfarahkaftanofffical5406 3 роки тому +1

    Mashlah kin jama

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 Рік тому +1

    Queen ❤

  • @cyare7624
    @cyare7624 3 роки тому

    Good

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому

    Inder qli hore usoco

  • @farhanjimaale950
    @farhanjimaale950 3 роки тому

    Hestaan waxa lahaay AUN Saxra axmed

  • @ahmedgure8982
    @ahmedgure8982 2 роки тому

    Yas

  • @mahdIFarhan
    @mahdIFarhan 2 роки тому

    Haa

  • @zalmanomar18856
    @zalmanomar18856 2 роки тому

    Sadex qayd cartiiloo weli aan carjabin iyo cabarsho iyo laasimo,
    Calmasho maaha

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 роки тому

    Very nice kiin jamac😍