Hadii mujrimkan xaqdaro lagu deeyo walle sayid Ali aakhiro inti la gaarn adunka looga cadabi dona illahey wax kama daahna لا تحسبن ان الله غافل عما يعمل الظالمين
Hadii mujrimkan xaqdaro lagu deeyo walle sayid Ali aakhiro inti la gaarn adunka looga cadabi dona illahey wax kama daahna لا تحسبن ان الله غافل عما يعمل الظالمين
Allaah cadaalad hasiiyo qoyska Luul
Somaaliyeey hadaad doonaysan inaad Carada iyo Cadaabka Alle kabadbaadaan, Ninkaas Dambiilaha ah hala toogto, wilibo hala gubo, Insha'Allah hadii kalle wixii idinku dhaco, adinkaa Masuul ka ah
Xaqa Allaah subxaanahu watacaalaa xaqqa Luul cidla madhigo, Xaqeeda Allaah ha soo dhiciyo
😅😅😅😅🎉🎉😅😅😅😅😅
Hadii mujrimkan xaqdaro lagu deeyo walle sayid Ali aakhiro inti la gaarn adunka looga cadabi dona illahey wax kama daahna
لا تحسبن ان الله غافل عما يعمل الظالمين
Mijrimkaan halatoogto ilaah kacabsada
Gabdhaha in la gubo xaq ma aha ee cadaalad ha laado si dumigu u yaraado horumarkuna ubato nuunuu est maaha
Nuunuu war maaha
Ninkaan why loo dili,layehee waa su,aale?
Hada waa la xukumay manta dil waa la tooganyaa
❤
Amuur waqtgedee
Hala xukumo dhagar qabaha dilay xaskiisa luul alahau naxariisto marxumadu
Hadii mujrimkan xaqdaro lagu deeyo walle sayid Ali aakhiro inti la gaarn adunka looga cadabi dona illahey wax kama daahna
لا تحسبن ان الله غافل عما يعمل الظالمين