LYRICS DAHAB IYO LUUL XABIIB SHARAABI ALBUM KALAGUUR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • HADII AAD NAGU CUUSUB TAHAY INAAD NUGU SO BIIRTO DHIIRI GELIN AYEY NOO TAHAY Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
    my:web
    qaraare.blogsp...
    soundcloud
    / abdirashiid-qaraare
    facebook
    / qaraare111
    instagram
    / addeabdirashiid
    youtube
    / @qaraaremusic
    pinterest
    pin.it/7qTsHEC
    heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
    soo dhowaada soomaliweyn dhamaan

КОМЕНТАРІ • 47

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil2098 Рік тому +3

    Dunida meel daawa lahoon
    Ku degaan waayee
    Dabay iigu daartee🖤

  • @calibulshaawi1217
    @calibulshaawi1217 Рік тому +14

    Legend xabiib sharaabi heesihiisa waa ku raaxaystaa inta 2022 bisha November dhagaysanaysa kadib farta taaga

    • @atovic1733
      @atovic1733 Рік тому +1

      legend bib sharabi I remember in mombasa

  • @abdulahiali6803
    @abdulahiali6803 2 роки тому +3

    All time xamarawi legend xabiib sharaabi xabiib
    Cod aan la heli karin buu ale ugu deeqay💚

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 3 роки тому +3

    Al time hit 🎻🎺🎹📢📣🔊
    Innaba caadi maaha..........Old is Gold❤⚘

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 Рік тому

    Yasalam. Ustad xabib sharabi cadi mahan heetsan murti waye

  • @fahamshorts6548
    @fahamshorts6548 3 роки тому +2

    Dahab iyo luul manaan ku soo deeqay
    Dabcigeed xunaan doorin waayayee
    Ma dirqihaaye thanks 🙏

  • @mahad.uk98
    @mahad.uk98 3 роки тому +1

    Album kaan caadi ma ahan ee soo dhameestir heesaha oodhan Abdirashid qaraare thanks bro 🙏

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv 6 місяців тому

    Dr Raafi. Allow kuu naxariiso.

  • @abdibiley2237
    @abdibiley2237 3 роки тому +4

    Qaraare, odayaasha dhexe aan ahay, orginalka iftin band tumeeysay ku soo tuur, flash drive muusik ma i nuuraayo. adigoo mahadsan.

  • @ahmedhusni919
    @ahmedhusni919 3 роки тому +1

    hees iyo bar vthanks qaraare

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Рік тому

    Heesihii reer Xamar, dagaaladii ayeey raaceen.

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 10 місяців тому

    Dahab iyo luul manan ku soo deeqe dabcigada xuman doorin waaye doorin waye ma dilqi haaye

  • @AxmedHadafow
    @AxmedHadafow 10 місяців тому +1

  • @decaafrica8017
    @decaafrica8017 3 роки тому +1

    Waa.mahadsantihiin😻

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 роки тому

    Qaraare thanks Sxb 👍

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому

    Mirihii iyo laxankii dr raafi codka xabiib sharaabi

  • @ridaad007
    @ridaad007 3 місяці тому

    Xasuus

  • @maxamedshiine9314
    @maxamedshiine9314 2 роки тому

    Xabiib sharaabi xabiib mind blowing

  • @maryamaabassaid2962
    @maryamaabassaid2962 6 місяців тому +1

    ❤❤❤😔😔💔💔💔

  • @hamidabdi2669
    @hamidabdi2669 3 роки тому +1

    Dahab iyo luul minaan ku soo deeqay dabciceeda xunaan doorin waayiyee ma dirqi haaye

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Рік тому

    Legend

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 Рік тому

    sxbow waxa ka rawaa heesta iso safaree suran Keena imawee suntii jaeylka igu saaq dayee UA-cam waa ka waayi

  • @mohamedhassanqeyru852
    @mohamedhassanqeyru852 3 роки тому

    Xabibo sharab100%100

  • @MohaMoha-mu2tt
    @MohaMoha-mu2tt 3 роки тому

    💪🏻🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤👏🏻✌🏻👍🏻

  • @maxamedsiciid8281
    @maxamedsiciid8281 3 роки тому

    Yaa salaam old is best

  • @yahyasufi8544
    @yahyasufi8544 3 роки тому +5

    Heesaha reer banaadiriga murti malaha ayee ku dhahaayaan geel haddii bo la sheegin murti ma u kasaayaan 😂😂😂

    • @zainabomar5117
      @zainabomar5117 3 роки тому

      J

    • @ahmedhusni919
      @ahmedhusni919 3 роки тому +1

      RUNTAA

    • @mhmsdmhmd8807
      @mhmsdmhmd8807 3 роки тому

      Kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk waad Iga qoslisay.. REER BAADIYE GALKAIO KAYIMID OON HAL KIDHUFO HAL AAN AQOONIN magaciisana qori karin yaaa murti OO MASAS IYO BULACYO IYO BAHAL DHURWAA AMA GEEL IYO LO' . CILMI KAAGA DHIGAAYO.. WAAYO WALIGIS MAGAALO MA ARG IYO KAFTANKEEDA IYO MURTIDEEDA...

    • @abkisse8438
      @abkisse8438 2 роки тому +1

      😂😂😂 Gabar geel faruuran istaaga ka kaadinaayo ayey ku amanay markase bocor iyo baatiq markan dhahno ayey nagu caynaayan gabadha markay qaan gaarto wey bislaatay

    • @yahyasufi8544
      @yahyasufi8544 2 роки тому

      @@abkisse8438 saxiix

  • @maxmednurcismancareys3661
    @maxmednurcismancareys3661 Рік тому

    Sxb heesta xabib sharaabi xamar ani heybiyaase soo gali adoo mahadaan youtubeka waan ka waayey

  • @aliosman1722
    @aliosman1722 3 роки тому

    Thanks xabiib sharaabi true story waaye

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 Рік тому

    Heestaan weey i qabataa.

  • @decaafrica8017
    @decaafrica8017 3 роки тому

    Wow. Forte.ragazzi.st.1.grazie.buonagiornata. 😍

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 3 роки тому

    Bro.you made me in subscribe ku dhaho🙏👌 you deserve it

  • @cabdullahiaden9058
    @cabdullahiaden9058 3 роки тому

    very good song

  • @abdelsalamahmedibrahim9525
    @abdelsalamahmedibrahim9525 Рік тому

    a timeless song i am very fond of for the past 25 years

  • @sadaamqooje309
    @sadaamqooje309 2 роки тому

    Still listing 2022

  • @HanadHusseinhassan
    @HanadHusseinhassan Рік тому

    😮😮Fsjuy