IIDLE YARE | HEESTII SAFAR | XASUUSTII ABDIQAADIR SANKA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Copyright © Protected By Iidle Yare
    Support Iidle Yare to bring you the most music videos & entertaining in television network!
    Music | Xasan Cujeer |
    Codka | Iidle Yare
    Xasustii Abdikadir Sanka
    Heestii | Safar |
    Camera : Talill
    Edited By Abuu Afnan
    All Rights Reserved
    ©2020 Iidle Music Production

КОМЕНТАРІ • 40

  • @Fatuush2022
    @Fatuush2022 Місяць тому +1

    Waa shirkii carta safar baalatagayaa waxa horay uqaday alah unaxariisto cabdul qadarshiq cali sanka

  • @aymanyare9213
    @aymanyare9213 3 роки тому +2

    Cajiib halkeeda dhigtay👍🏻👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 3 роки тому +3

    Qisadan heestan wlhi anagay nagu dhacdey familygayaga gabar edaday ah aya dhagesanjirty 2010 ano yar aya kudhihi jiray Edo heestan wa habar waxay I odhanjirty Edo adigu wa yarthy heestan micnaheda garanmaysid ana wa iska amusi jiray edaday 😢 malin kadib aya gabar kale kutidhi hestan uskada wlaley mad dhimanysa na idaya dhijirty Edo malinki labad yado xanusan ayay dhimatay qof wanagsan ahed heestan marka qof familgyga maqlan wxy dhahan hestan wati xawo intay dhiman dhgesnjirty😢😭😭😭

  • @ayanlefarah2452
    @ayanlefarah2452 Місяць тому

    Walhi abdikadir sanka heestan hees kama dambeynin uh qado wayo heestan cadan ayaa u ahad qofka biniadamka Mar hadu dhimto in uu so labaynin asaga allaha ha naxresto

  • @naimaabdalla7923
    @naimaabdalla7923 3 роки тому

    Abti markaaa ilamahaaga la joogto wlh waan ku faraxaaa

  • @khadarbasiircigtq9592
    @khadarbasiircigtq9592 Рік тому

    Walaahi c/qaar sanka alaha unaxariiistee ayaan umaleeyay codkiisa

  • @updifatahfeereyupdifatahfe8531
    @updifatahfeereyupdifatahfe8531 3 роки тому

    Safar baa la tagaya iyo socodkii dheeraa walee hees iga dheh🥰🥰

  • @rahmakutub3686
    @rahmakutub3686 9 місяців тому

    Alaya raxma heestii walaalkeey cabdulqaadir Sanka waaye xuus gooni ah aye ii leedahay

  • @khadraahmed1623
    @khadraahmed1623 3 роки тому

    😭😭😭😭waa hees fan wlhi

  • @xamsemawliid4051
    @xamsemawliid4051 2 роки тому

    xasuus hore iidle cabdulaahi iidle yare

  • @nastehohassan9313
    @nastehohassan9313 3 роки тому +1

    Waaw legend iidle ilahay haku xifdiyo

  • @ilyasmax
    @ilyasmax 3 роки тому

    Iidle legend

  • @samraali8628
    @samraali8628 3 роки тому

    Keep going legend fnkaa ku baahan nee😊

  • @HayanStudio763
    @HayanStudio763 3 роки тому

    bro legend tahay

  • @hassanhussein9166
    @hassanhussein9166 3 роки тому

    Legend is Back 💫💯↩️

  • @AishaOsmanHallane-p3y
    @AishaOsmanHallane-p3y 6 місяців тому

    Ala yaraxma😢

  • @qassimali8849
    @qassimali8849 3 роки тому

    Abtiyow Keep going

  • @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس

    Asc dadkeyga somaliyed naxarista badna Arim ba iheysata Alle swt Dartii $30 ya igu cawin kara

  • @ascadirobe4465
    @ascadirobe4465 3 роки тому

    Legend❤👏

  • @abdullahimohamed7115
    @abdullahimohamed7115 3 роки тому

    Legend 😜😜😜

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 роки тому

    Hadaan ku idhaahdo C/qaadir sanka inu aabahaa yahay ayaan moodi jiray ma i aaminaysaa?

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 Рік тому

    The legend is back 🦁🦁🇸🇴🇸🇴💯💯

  • @ifrahjamac6004
    @ifrahjamac6004 3 роки тому

    Idle asc

  • @hashimyusuf1822
    @hashimyusuf1822 3 роки тому

    First comment😎

  • @kayfmaxamed6688
    @kayfmaxamed6688 3 роки тому

    Wow

  • @sacdiyotaraq1181
    @sacdiyotaraq1181 3 роки тому

    Waxasa hees laga dhaha wa qiroday

  • @mukhtaarcadeekabacade7694
    @mukhtaarcadeekabacade7694 3 роки тому +1

    Wooooowooo waxaan noqdey 1kow commentiga heestaanu cadi ma ahaa heeestaan waan wataaa
    Commenti badanba iga danbayn hada commentigayga aragtey salan sare😀😁hada aragto lik subscribe youtubekeyga

  • @Abdiwalinuur-qt4nt
    @Abdiwalinuur-qt4nt Рік тому

    😊

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 роки тому

    Dhulka aan kusoconiyo samadu kaculus yahay yuu sibiq idinku galin 😥

  • @saaidkhalif4416
    @saaidkhalif4416 3 роки тому

    2002

  • @alishraf4126
    @alishraf4126 2 роки тому

    Will hokkk

  • @fatumakhader1719
    @fatumakhader1719 3 роки тому

    😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @cfataxmohamed8517
    @cfataxmohamed8517 3 роки тому

    pin isar idle pro frst ahaye 🐕

  • @mbgureeyofficiall7460
    @mbgureeyofficiall7460 3 роки тому +1

    Hestii wali waan sugi la nahay canow😂