Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ILAHAY Awlaada Awlaad Salixiina oo Baariyiin ah ha inooga dhigo oo Diinta u hiiliya dadkana bara, Malinta ay taayada noqoto noo Soo duceeya Aamiin ya rabbi
Ameen❤
Masha Allah jazakalah sheikh Maxamed dirir
Jannatul firdawza ilahay idankiis ha ku siiyo amiin
Mashallaah jazaakallaah khayr sheikh Maxamed sheikh
Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr
Mnsh allh sh maxamed sh cumar dirir
ماشاءالله تبارك الله جزك الله خير الجزاء
Yaa rabbi sawj saalixa iyo awlaad saalixa ayan ka baryeyIyo jecel aan dhamn😓Aduun iyo akhiraba guul yaarabbi ku weydistey
Jazakallah shekh allah haka balamarasho amiiin
❤manshalah jazakalah sheikh
Mansha Allaah Illaahey hakaa abaal siiyo qeerka aad u tagantahay Janatul Fardoowso Aclaa hakaaga dhigo hooy .sheikh Dirir Aniga iyo walaalaha kalana Allaha nagu hanuuniyo in aan kaa faa iideeysano Amiin
Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba Amiin amiin amiin 💞 💖 ❤
Aamiin
Jannatul firdawza ilahay ha ku manaysto insha allah amiin
Mashallah shekho ilahay haku barakeyo
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh dirir waa macalinkayga
My sheikh jasakalah khayr
Jazakalah qeer sheikhuna
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
maashaa alaah Sheeq ilaahay hakubarakeeyo
Jazaaakal Allah ❤
يحفظ الله شيخ
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وزادك علما
Madhallah ya sheikh Dirir 💕👏
Ilhy ha nagu anfaco tafsiirka adigana ilhy ha Ka abaal mariyi🤲🤲😘
Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Jazakalah khayr
mash allah jaska llah
Mansha Allah
Jazaakallaahulkhayr
جزاك الله خيرا
Masha Allah
Much love sheekhena❤💯💕
MashAllah jazakalahu kheyr
Mashala
Manshallah illhay haku xifdiyo sheikh امن ىرب🤲🤲
Maasha Allaah alle ha ku.xafido
Scw scw scw scw scw
Maashaa alaah
maa.shaa allah
Scw scw scw
Mansha allaah tabaarakallah
jizakalaah qeer
❤❤❤
Illahay sheikha janada hageeyo anagana hagula kulmiyo
Amiin
Walalhey aniga fanka wan kabaxay ilaheyba IGA madobeyey channelkeyga wakan ee 1k 👉Subscribed igarsiyaa intakalana allow so Hanuni Amin dhaa 🙏🙏🙏🙏🙏
9:53
M.
Tafsiirka sh.Dirir:Waxayaabaha Guud iyo faaiidooyinka suurada laga qaadanayo:Waxyaabaha suuradu ka hadlayso :🍃Usuusha iimaanka waa 3 uugu waaweyn waxana soo hoos gelaya :arkaanta iimaanka ee 6 ahayd:🔷Illahay iyo awoodiisoo la rumeeyo oo qadarkii soo hoos gelayo .🔷rusushii iyo kutubtoodoo larumeeyo oo qisooyinka rusushu kusoo noqnoqonayaan .🔷maalinta qiyaamaha oo la rumeeyo oo illahay soo celcelinayo.🍃Astaamaha imaan laawayasha iyo sida laysaga ilaalinayo.🚫 Sababta ay kusoo degtay aayada 6:Wuxuu ahaa nin la odhan jiray نضر بن حارث oo ka mid ahaa ragii quraysheed wuuxu raad guri jiray nebiga صلى الله عليه وسلم markaa si uu nebiga uula murmo wuxuu soo qaatay qisooyin uu xagaa faaris ka keenay iyo heeso markuu nebigu meel wax ka wacdiyo isna dadka xooga sheekooyin majaajilaa ayuu u akhrin jiray markaasu odhan jiray tayda iyo ta nebi muxamad malaha taydaa fiican,mararka qaarna si uu dadka uqiiro geliyo habluhuu odhan jiray bal u heesa habalo adoomaa bay ahayeen oo durbaanada uqaraaci jiray dadkana shaah iyo khamri ayuu siin jiray si ay nebiga uuga soo hadhaan illahaybaana sidan adag ninka u eedeeyay.🌿Faaiidooyinka suurada:1.shay kuu dhaw hadii ishaaro fog lagu tilmaamo macnawiyan ayuu usareeyaa.2.hadaad kitaabka quraankaa udhawaato hanuunbaad ku sugantahay.3. "Aayada 6 ee suuradan" C.laahi mascuud intuu 3 jeer dhaartay ayuu yidhi heesta ayay ka hadlaysaa , sidoo kale xasan albasri isna wuxuu ku fasiray inay heesta ka hadlayso.📍Waxayna ka mid tahay 3 ayadood ee culimadu heesta xaaraam nimadeeda usoo daliishadaan .🔷Aayada 64 سورة الاسراء.🔷Aayada 61 سورة النجم.4. Muxsiniintu waaa:▪️Waxay ku samo falaan cibaadad oo illahay waxay ucaabudaan sida inay arkayan hadaanay arkayna isaga arkaya.▪️Adoomahay usamo falaan oo aqoon iyo aduunba gaadhsiiyaan.📍Qofku muxsin noqon maayo ilaa uu la yimaado cibaadada uugu saraysa ee ku xigta tawxiidka oo ah salaada .5.qofka adadka uugu ayaan darani waa ka kulmista labadan:▪️Inuu halaaway ▪️Dadkana lumiyay.6. Calamadaha dadka dadka lumiya waxa ka midaa :▶️inay dadka xaqa udiidaan.▶️xumaanta inay uxayaysiiyaan .7.qofku haduu quraanka kasii jeedsado wuuxu ku bedeshaaa waxa sharka leh ee illahay inoo sheegay.8. Qofku haduu xumaan sameeyo illaahey xumaan ayuu uyaboohay , qofkii wanaaga sameeyayna illahay wuxuu uyaboohay abaal marin wanaagsan.9. Luqmaan waxa inaga raacayaaa waa sifooyinka uu lahaa ee uu katagay wacdiga iyo waanadaa wanaagsan aya inaga anfacaysa.10. Xikmadu waa : 🍃Cilmiga iyo camalku inay is waafaqaan.🍃In qofka hadalkiisa iyo filkiisu meeshiisa dhaco.📍Xikmad hadaad doonayso illahay kitaabkiisa xikmada badan ayaa laga qaataa.11. Daciifnimada aayada 14 sheegayso waa xiligay uurka leedahay hooyadu.12. Dadka gaalnimada waa loo diidayaa caqiidadana waa la farayaaa labadaasi way wada socdaan.13. Mahadnaqa uugu weyn illaahey baa leh mahadnaqa makhluuqana ka waalidkaa uugu weyn.14. qofna lagama talo qaadanayo hadii illahay la caasinayo.15. Hadaad waalidka caqiidada ku kala duwantihiin taasi samo falkii waalidka meesha kama saarayso.16. Ubadka waa in lagu barbaariyo in illahay arkayo haku barbaarin inaad adigu eegayso.17. Dhexdhexaadso:🔷Socodka .🔷Hadalka .18. Is qaadqadka iyo qaylada 3 arinbaa keena :▪️Jaahilnimada ▪️Waalida .▪️badawnimada.📍Qof qaylinayaa nuqsaan ayuu dareemayaa.19. Dardaaranka luqmaan 7 arinbuu koobsanayaa:🍃Cilmi naaficaaa🍃Caqiido saxiixaa.🍃cabsi illahay oo wanaagsan .🍃cibaado kaamiloo fiican.🍃dacwad inuu dadka gaadhsiiyo.in xumaan reebista iyo wanaag farista laysku rabeeyo.🍃inuu ku sabro dacwada.🍃dadkana inuu si wanaagsan uula dhaqmo:▪️Kibir la'aan.▪️Degdeg la,aan.▪️Qaylo la"aan .20. Qisada luqmaan waxa ku sugan waxyaabo qiimo badan oo tarbiyadaa:🔷Ku dayasho inaad ubadka ku rabayso oo waxa wanaagsan uu ubadku kaaga daydo.🔷Waano iyo wax usheegid wanaagsan inaad ku rabayso.📍Qawlkaaga iyo ficilkaaguba inuu dadka saxo .21. Qisada waxa ku jira 6 amar:1.ووصينا الإنسان بوالديه.2. وصاحبهما في الدنيا معرفا.3.واتبع سبيل من أناب إلي.4.واقم الصلاة. 5. واقصد في مشيك.6.واغضض من صوتك.4 waxna way inaga reebtay:1. يبني لا تشرك بالله 2.وانه عن المنكر.3.ولا تصعر خدك للناس.4.ولا تمش في الأرض مرحا.Sababaha:١.ومن يشكر فإنما يشكر لنفسه. ٢. إلي المصير/إلي مرجعكم.٣.إن الشرك لظلم عظيم.٤إن الله لطيف خبير٥.إن ذالك من عزم الأمور. ٦.إن الله لا يحب كل مختال فخور.٧.إن أنكر الأصوات لصوت الحمير.
Tafsiirka suurada inta hadhay vedioga labaad faiidooyinkeeda ka akhriso
Mahadsanid wlaal
Chlaha
ILAHAY Awlaada Awlaad Salixiina oo Baariyiin ah ha inooga dhigo oo Diinta u hiiliya dadkana bara, Malinta ay taayada noqoto noo Soo duceeya Aamiin ya rabbi
Ameen❤
Masha Allah jazakalah sheikh Maxamed dirir
Jannatul firdawza ilahay idankiis ha ku siiyo amiin
Mashallaah jazaakallaah khayr sheikh Maxamed sheikh
Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr
Mnsh allh sh maxamed sh cumar dirir
ماشاءالله تبارك الله جزك الله خير الجزاء
Yaa rabbi sawj saalixa iyo awlaad saalixa ayan ka baryey
Iyo jecel aan dhamn
😓
Aduun iyo akhiraba guul yaarabbi ku weydistey
Jazakallah shekh allah haka balamarasho amiiin
❤manshalah jazakalah sheikh
Mansha Allaah
Illaahey hakaa abaal siiyo qeerka aad u tagantahay Janatul Fardoowso Aclaa hakaaga dhigo hooy .sheikh Dirir
Aniga iyo walaalaha kalana Allaha nagu hanuuniyo in aan kaa faa iideeysano Amiin
Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba Amiin amiin amiin 💞 💖 ❤
Aamiin
Jannatul firdawza ilahay ha ku manaysto insha allah amiin
Mashallah shekho ilahay haku barakeyo
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh dirir waa macalinkayga
My sheikh jasakalah khayr
Jazakalah qeer sheikhuna
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
maashaa alaah Sheeq ilaahay hakubarakeeyo
Jazaaakal Allah ❤
يحفظ الله شيخ
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وزادك علما
Madhallah ya sheikh Dirir 💕👏
Ilhy ha nagu anfaco tafsiirka adigana ilhy ha Ka abaal mariyi🤲🤲😘
Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Jazakalah khayr
mash allah jaska llah
Mansha Allah
Jazaakallaahulkhayr
جزاك الله خيرا
Masha Allah
Much love sheekhena❤💯💕
MashAllah jazakalahu kheyr
Mashala
Manshallah illhay haku xifdiyo sheikh امن ىرب🤲🤲
Maasha Allaah alle ha ku.xafido
Scw scw scw scw scw
Maashaa alaah
maa.shaa allah
Scw scw scw
Mansha allaah tabaarakallah
jizakalaah qeer
❤❤❤
Illahay sheikha janada hageeyo anagana hagula kulmiyo
Amiin
Walalhey aniga fanka wan kabaxay ilaheyba IGA madobeyey channelkeyga wakan ee 1k 👉Subscribed igarsiyaa intakalana allow so Hanuni Amin dhaa 🙏🙏🙏🙏🙏
9:53
M.
Tafsiirka sh.Dirir:
Waxayaabaha Guud iyo faaiidooyinka suurada laga qaadanayo:
Waxyaabaha suuradu ka hadlayso :
🍃Usuusha iimaanka waa 3 uugu waaweyn waxana soo hoos gelaya :
arkaanta iimaanka ee 6 ahayd:
🔷Illahay iyo awoodiisoo la rumeeyo oo qadarkii soo hoos gelayo .
🔷rusushii iyo kutubtoodoo larumeeyo oo qisooyinka rusushu kusoo noqnoqonayaan .
🔷maalinta qiyaamaha oo la rumeeyo oo illahay soo celcelinayo.
🍃Astaamaha imaan laawayasha iyo sida laysaga ilaalinayo.
🚫 Sababta ay kusoo degtay aayada 6:
Wuxuu ahaa nin la odhan jiray نضر بن حارث oo ka mid ahaa ragii quraysheed wuuxu raad guri jiray nebiga صلى الله عليه وسلم markaa si uu nebiga uula murmo wuxuu soo qaatay qisooyin uu xagaa faaris ka keenay iyo heeso markuu nebigu meel wax ka wacdiyo isna dadka xooga sheekooyin majaajilaa ayuu u akhrin jiray markaasu odhan jiray tayda iyo ta nebi muxamad malaha taydaa fiican,mararka qaarna si uu dadka uqiiro geliyo habluhuu odhan jiray bal u heesa habalo adoomaa bay ahayeen oo durbaanada uqaraaci jiray dadkana shaah iyo khamri ayuu siin jiray si ay nebiga uuga soo hadhaan illahaybaana sidan adag ninka u eedeeyay.
🌿Faaiidooyinka suurada:
1.shay kuu dhaw hadii ishaaro fog lagu tilmaamo macnawiyan ayuu usareeyaa.
2.hadaad kitaabka quraankaa udhawaato hanuunbaad ku sugantahay.
3. "Aayada 6 ee suuradan" C.laahi mascuud intuu 3 jeer dhaartay ayuu yidhi heesta ayay ka hadlaysaa , sidoo kale xasan albasri isna wuxuu ku fasiray inay heesta ka hadlayso.
📍Waxayna ka mid tahay 3 ayadood ee culimadu heesta xaaraam nimadeeda usoo daliishadaan .
🔷Aayada 64 سورة الاسراء.
🔷Aayada 61 سورة النجم.
4. Muxsiniintu waaa:
▪️Waxay ku samo falaan cibaadad oo illahay waxay ucaabudaan sida inay arkayan hadaanay arkayna isaga arkaya.
▪️Adoomahay usamo falaan oo aqoon iyo aduunba gaadhsiiyaan.
📍Qofku muxsin noqon maayo ilaa uu la yimaado cibaadada uugu saraysa ee ku xigta tawxiidka oo ah salaada .
5.qofka adadka uugu ayaan darani waa ka kulmista labadan:
▪️Inuu halaaway
▪️Dadkana lumiyay.
6. Calamadaha dadka dadka lumiya waxa ka midaa :
▶️inay dadka xaqa udiidaan.
▶️xumaanta inay uxayaysiiyaan .
7.qofku haduu quraanka kasii jeedsado wuuxu ku bedeshaaa waxa sharka leh ee illahay inoo sheegay.
8. Qofku haduu xumaan sameeyo illaahey xumaan ayuu uyaboohay , qofkii wanaaga sameeyayna illahay wuxuu uyaboohay abaal marin wanaagsan.
9. Luqmaan waxa inaga raacayaaa waa sifooyinka uu lahaa ee uu katagay wacdiga iyo waanadaa wanaagsan aya inaga anfacaysa.
10. Xikmadu waa :
🍃Cilmiga iyo camalku inay is waafaqaan.
🍃In qofka hadalkiisa iyo filkiisu meeshiisa dhaco.
📍Xikmad hadaad doonayso illahay kitaabkiisa xikmada badan ayaa laga qaataa.
11. Daciifnimada aayada 14 sheegayso waa xiligay uurka leedahay hooyadu.
12. Dadka gaalnimada waa loo diidayaa caqiidadana waa la farayaaa labadaasi way wada socdaan.
13. Mahadnaqa uugu weyn illaahey baa leh mahadnaqa makhluuqana ka waalidkaa uugu weyn.
14. qofna lagama talo qaadanayo hadii illahay la caasinayo.
15. Hadaad waalidka caqiidada ku kala duwantihiin taasi samo falkii waalidka meesha kama saarayso.
16. Ubadka waa in lagu barbaariyo in illahay arkayo haku barbaarin inaad adigu eegayso.
17. Dhexdhexaadso:
🔷Socodka .
🔷Hadalka .
18. Is qaadqadka iyo qaylada 3 arinbaa keena :
▪️Jaahilnimada
▪️Waalida .
▪️badawnimada.
📍Qof qaylinayaa nuqsaan ayuu dareemayaa.
19. Dardaaranka luqmaan 7 arinbuu koobsanayaa:
🍃Cilmi naaficaaa
🍃Caqiido saxiixaa.
🍃cabsi illahay oo wanaagsan .
🍃cibaado kaamiloo fiican.
🍃dacwad inuu dadka gaadhsiiyo.
in xumaan reebista iyo wanaag farista laysku rabeeyo.
🍃inuu ku sabro dacwada.
🍃dadkana inuu si wanaagsan uula dhaqmo:
▪️Kibir la'aan.
▪️Degdeg la,aan.
▪️Qaylo la"aan .
20. Qisada luqmaan waxa ku sugan waxyaabo qiimo badan oo tarbiyadaa:
🔷Ku dayasho inaad ubadka ku rabayso oo waxa wanaagsan uu ubadku kaaga daydo.
🔷Waano iyo wax usheegid wanaagsan inaad ku rabayso.
📍Qawlkaaga iyo ficilkaaguba inuu dadka saxo .
21. Qisada waxa ku jira 6 amar:
1.ووصينا الإنسان بوالديه.
2. وصاحبهما في الدنيا معرفا.
3.واتبع سبيل من أناب إلي.
4.واقم الصلاة.
5. واقصد في مشيك.
6.واغضض من صوتك.
4 waxna way inaga reebtay:
1. يبني لا تشرك بالله
2.وانه عن المنكر.
3.ولا تصعر خدك للناس.
4.ولا تمش في الأرض مرحا.
Sababaha:
١.ومن يشكر فإنما يشكر لنفسه.
٢. إلي المصير/إلي مرجعكم.
٣.إن الشرك لظلم عظيم.
٤إن الله لطيف خبير
٥.إن ذالك من عزم الأمور.
٦.إن الله لا يحب كل مختال فخور.
٧.إن أنكر الأصوات لصوت الحمير.
Tafsiirka suurada inta hadhay vedioga labaad faiidooyinkeeda ka akhriso
Mahadsanid wlaal
Chlaha