Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Allahu akbar jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin
Jaza aka allahu khayra amiin
Jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin
Mansha Allah Illahey Ha Ku Barakeyo Cafimadka Cimriga Caqliga Sh Dirir
دجزاك الله خيرا و جزاء
Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba Amiin amiin amiin 💞 💖 ❤
Masha Allah 💞 💞 💞 💞 💞
Jazakallah shekh allah ka abalamariyo adunka iyo aqero
Mnsh allh sh maxamed sh cumar dirir
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
Alle mahadii sheikh maxamud sheikh cumar dirir
ماشاءالله تبارك الله جزك الله خير الجزاء ❤️❤️
Aakhiro iyo aduunba allah ka abaal mariyo sheekheena .shiikh maxamed. Cizi iyo sharaf ayaa ku rajeeynaa insha allah ❤❤
Maanshalaah tabaarakalaah
Maasha Allah
Jazaakalaah sheekh maxamed
Maash Allah sheikh jazaakalahu kheyr
Jasakallahu kheyral jasaa shekhuna😊
man sha allah ilahay haa ku barakeeyo
Masha Allah jazakalaah sheekh
Mansha Allah tabarakallah illahay sheekha ha barakeyo.
Jazakalah khayr
Faiidooyinsuurada welibana dersigan :25.Kelmada أمر macnayaal badan ayuu quraanka dhexdiisa yeesha lkn أمر ka ku jira aayada 25 micnihiisu waa awoodiisa.26. Kelmada قنوت quraanka dhexdiisa wuxuu ubadan yahay adeecsanaan.27. Illahay abuurka hore iyo soo celinta illahay waa isugu mid lkn illahay dadka ayuu kula hadlaya waxay fahmi karaaan.28. Tilmamaheena iyo kuwa illahay isugu mid maaha hana isku shabihin illahay iyo khalqigiisa.29. Rabitaanka qofka waa inay hagaan :🍃Caqli .🍃Cilmi.📍Labadaa hadaad isku kabto nafta rabitaankeeda ayaad xaka maynaysaa30. Waxyaabaha nafta lagu ilaaliyo waxaa kamidaa:🍃Alle ka cabsiga.📍Salaaaduna toosnaanta dadkey ka qayb qaadataa.31. Kelmada ليكفروا laamka ku jiraa labo macnuu noqon karaa:🍃 haka gaaloobeen waxan siinay bal way garan doonan waxa ku dhacee.تهديد🍃si ay uuga galoobaan waxa usameeyeen waxan siiyay .32. Farxada lagu eedeeyay gaalada waa farxad kibir wadata .33. Hadii lagu yidhaahdo shayga isu taag oo toosi waxay sheegaysaa inuu qiimo weyn leeyahay .34. Qofkuu halkuu usocda waa halkuu wejiga ujeediyo , illahayna wuxuu sheegay wejiga oo ah meeshii qofka uugu muhiimsanayd lkn waxa looga jeeda isaga dhamaantiii .35. Baahida dadku diinta uqabaan ayuu illahay sheegay.36. Dadka haday shadaadiintu dayn lahaayeen sida wacan ay u abuuranyihiinbay raaci lahaayeen.37. Diinta illahay lama bedelee ha bedelina mana haboona inaad illahay abuurkiisa faro geliso.38. Xaqa intaad ku dhaqantay ku eekaw.39. Cudurada gaalada inaad ka digtoonaato , cudurada gaalada waxa aka midaa:🍃 tafaraaruqa , anakana oo muslimiinaa waxa laynaga rabaa inaan midawno.🍃 Xiliga barwaaqada illahay mayaqaaniin .40. Barwaaqadu balaayay dhashaa hadaan illahay loo mahadniqin .41. Caqiidadu waxay ubaahan tahay daliil culus . Xadiithyada daciifka looma daliishan karo .42. Cid ku wacdida illahay baa uugu wanaagsan uuguna weyn kitaabkiisana uugu waanin badan.43. Aayada 39 kelmada uugu horaysaa 2 macno ayay leedahay :🍃wiixi aad bixisaan ee ribo ah.(Xoolaha aad bixisaan aad isleedihiin ribo ku heshid )🍃wiixi hadyadaa aad bixisaan inaad kaga badsato kaga doonto .( waa xoolaha aad bixiso hadyad ahaan si uu isna uu hawdhaw kuu keeno mid ka badan ).44. Imaanku waa ka arsaaqada saxaya.45. Xoolaheena waxa lagu leeyahay xaq aan ahayn sakada oo faralaa sida:🍃xaqa miskiinka 🍃Xaqa marti soorka .46. Sadaqada anakaa uuga baahi badan qofka faqiirkaa.47. Qofka waxyaabaha sacadada usameeya waxa kamidaa :🍃Inuu helo dad uu wax siisiiyo .📍Haduu waayo ciduu wax siiyo musiibooyinkay ka mid tahay.48.kelmada فساد culimadu waxay ku sheegaan inay tahay: aduunyada oo si xun loo isticmaalo.49. Balaayooyinka dhacayaa waa digniin waana si ay dadku illahay uugu soo noqdaan .
Labada vedio ee kan ka horeeya kasoo akhriso faiidooyinka aan ka qorna
جزاك الله خيرا
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم اغفر شيخنا وبارك وزد علمه
Ilahaw adun iyo aqaraba linan kusi shekh sidawanagsan ee tafsirku quranka ad ubayamisa
Asc
4128699
4257803
Mansha allah
Allahu akbar jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin
Jaza aka allahu khayra amiin
Jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin
Mansha Allah Illahey Ha Ku Barakeyo Cafimadka Cimriga Caqliga Sh Dirir
دجزاك الله خيرا و جزاء
Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba Amiin amiin amiin 💞 💖 ❤
Masha Allah 💞 💞 💞 💞 💞
Jazakallah shekh allah ka abalamariyo adunka iyo aqero
Mnsh allh sh maxamed sh cumar dirir
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
Alle mahadii sheikh maxamud sheikh cumar dirir
ماشاءالله تبارك الله جزك الله خير الجزاء ❤️❤️
Aakhiro iyo aduunba allah ka abaal mariyo sheekheena .shiikh maxamed. Cizi iyo sharaf ayaa ku rajeeynaa insha allah ❤❤
Maanshalaah tabaarakalaah
Maasha Allah
Jazaakalaah sheekh maxamed
Maash Allah sheikh jazaakalahu kheyr
Jasakallahu kheyral jasaa shekhuna😊
man sha allah ilahay haa ku barakeeyo
Masha Allah jazakalaah sheekh
Mansha Allah tabarakallah illahay sheekha ha barakeyo.
Jazakalah khayr
Faiidooyinsuurada welibana dersigan :
25.Kelmada أمر macnayaal badan ayuu quraanka dhexdiisa yeesha lkn أمر ka ku jira aayada 25 micnihiisu waa awoodiisa.
26. Kelmada قنوت quraanka dhexdiisa wuxuu ubadan yahay adeecsanaan.
27. Illahay abuurka hore iyo soo celinta illahay waa isugu mid lkn illahay dadka ayuu kula hadlaya waxay fahmi karaaan.
28. Tilmamaheena iyo kuwa illahay isugu mid maaha hana isku shabihin illahay iyo khalqigiisa.
29. Rabitaanka qofka waa inay hagaan :
🍃Caqli .
🍃Cilmi.
📍Labadaa hadaad isku kabto nafta rabitaankeeda ayaad xaka maynaysaa
30. Waxyaabaha nafta lagu ilaaliyo waxaa kamidaa:
🍃Alle ka cabsiga.
📍Salaaaduna toosnaanta dadkey ka qayb qaadataa.
31. Kelmada ليكفروا laamka ku jiraa labo macnuu noqon karaa:
🍃 haka gaaloobeen waxan siinay bal way garan doonan waxa ku dhacee.تهديد
🍃si ay uuga galoobaan waxa usameeyeen waxan siiyay .
32. Farxada lagu eedeeyay gaalada waa farxad kibir wadata .
33. Hadii lagu yidhaahdo shayga isu taag oo toosi waxay sheegaysaa inuu qiimo weyn leeyahay .
34. Qofkuu halkuu usocda waa halkuu wejiga ujeediyo , illahayna wuxuu sheegay wejiga oo ah meeshii qofka uugu muhiimsanayd lkn waxa looga jeeda isaga dhamaantiii .
35. Baahida dadku diinta uqabaan ayuu illahay sheegay.
36. Dadka haday shadaadiintu dayn lahaayeen sida wacan ay u abuuranyihiinbay raaci lahaayeen.
37. Diinta illahay lama bedelee ha bedelina mana haboona inaad illahay abuurkiisa faro geliso.
38. Xaqa intaad ku dhaqantay ku eekaw.
39. Cudurada gaalada inaad ka digtoonaato , cudurada gaalada waxa aka midaa:
🍃 tafaraaruqa , anakana oo muslimiinaa waxa laynaga rabaa inaan midawno.
🍃 Xiliga barwaaqada illahay mayaqaaniin .
40. Barwaaqadu balaayay dhashaa hadaan illahay loo mahadniqin .
41. Caqiidadu waxay ubaahan tahay daliil culus . Xadiithyada daciifka looma daliishan karo .
42. Cid ku wacdida illahay baa uugu wanaagsan uuguna weyn kitaabkiisana uugu waanin badan.
43. Aayada 39 kelmada uugu horaysaa 2 macno ayay leedahay :
🍃wiixi aad bixisaan ee ribo ah.
(Xoolaha aad bixisaan aad isleedihiin ribo ku heshid )
🍃wiixi hadyadaa aad bixisaan inaad kaga badsato kaga doonto .( waa xoolaha aad bixiso hadyad ahaan si uu isna uu hawdhaw kuu keeno mid ka badan ).
44. Imaanku waa ka arsaaqada saxaya.
45. Xoolaheena waxa lagu leeyahay xaq aan ahayn sakada oo faralaa sida:
🍃xaqa miskiinka
🍃Xaqa marti soorka .
46. Sadaqada anakaa uuga baahi badan qofka faqiirkaa.
47. Qofka waxyaabaha sacadada usameeya waxa kamidaa :
🍃Inuu helo dad uu wax siisiiyo .
📍Haduu waayo ciduu wax siiyo musiibooyinkay ka mid tahay.
48.kelmada فساد culimadu waxay ku sheegaan inay tahay: aduunyada oo si xun loo isticmaalo.
49. Balaayooyinka dhacayaa waa digniin waana si ay dadku illahay uugu soo noqdaan .
Labada vedio ee kan ka horeeya kasoo akhriso faiidooyinka aan ka qorna
جزاك الله خيرا
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم اغفر شيخنا وبارك وزد علمه
Ilahaw adun iyo aqaraba linan kusi shekh sidawanagsan ee tafsirku quranka ad ubayamisa
Asc
4128699
4257803
Mansha allah
❤❤❤