Sh Xassaan iyo ictisaam

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @abdullahiahmedabdullahiahm2883
    @abdullahiahmedabdullahiahm2883 9 місяців тому +1

    فضيلة الشيخ حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه

  • @axmedkanada853
    @axmedkanada853 Рік тому +7

    Maasha Allah ilaahay ha inoo dhawro
    Sheekh Xasaan xuseen abu salmaan Waa caalim faqiih ah oo ilaahay xaqa fahansiiyey ...... ictisaam iyo jadiidiyo umada Wey lugooyeen ilaahay ha inaga qabto shartooda

    • @abdikadarsalad1120
      @abdikadarsalad1120 Рік тому

      Daliil ma u haysa

    • @sportschannel6235
      @sportschannel6235 Рік тому

      ​@@abdikadarsalad1120 haa

    • @axmedkanada853
      @axmedkanada853 Рік тому

      @@abdikadarsalad1120 adiga jadiidiyo tahee iska aamus meesha caqli iyo cilmi toona kuma haysaane kuwa ugu liita ayaa tihiin

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Рік тому

      @@axmedkanada853 xasaan waa gaalkii nabiga caayay waa doofar Kenya u shaqeeya

  • @ibnumarwan1118
    @ibnumarwan1118 Рік тому +3

    Manshaa Allah Sheikhanaa Xasaan xuse Aadan abu salmaan xafiduhulaah

  • @axmedjr2678
    @axmedjr2678 Рік тому +1

    Shekh xasaan geesi الله يحفظك ❤

  • @mohamudmuhumed8361
    @mohamudmuhumed8361 Рік тому +1

    Sheikh Hassan xafidha hullah ala run badhana

  • @aydiidhabad695
    @aydiidhabad695 Рік тому +5

    Shikh xasan wa legend culimada kale diinta sifican wax uma shegan

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Рік тому

      Bacaac ninkii indhacadeeska badan maa xaq ku taagan

  • @HuseenBinAli
    @HuseenBinAli 7 місяців тому +1

    ماشاء الله شيخ الإسلام ابو سلمان يجلد علماء السوا المنافقين حلفاء مرحبا اتمس

  • @mohamedfarah5580
    @mohamedfarah5580 Рік тому +6

    Sh Xassaan ictidaam oo dhan ka aqoonbadan kana adag waxay socdana waxay hoosgaleen Suufiyo Shiico dastuur balaayo oo dhan wayku keceen sidaa darteed wax uhadhay majiraan diina way isagateen wax walba lagamaqal

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Рік тому

      Gaal Xasaan isaga waa kilaabunar ku hoos nool dastuurka Kenya qoortana laga soo qaban doonaa insha alkaj

    • @nuuradiinxasan2958
      @nuuradiinxasan2958 Рік тому

      @@Kendndnd waa hadal maraykan

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Рік тому

      @@nuuradiinxasan2958 mareykan waa uu jecelyahay khawaarijtina waxa uu adeegaadaa burburinta islaamka iyo sharaf dilka diinta xasaan waa gaal dastuur Kenya ku faraxsanyahay run haduu sheegaa car somalia cagta hasoo saaro

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Рік тому

      @@nuuradiinxasan2958 hakuwaso mareykan ma iyagaa ku dhalay ? 🤣

    • @nuuradiinxasan2958
      @nuuradiinxasan2958 Рік тому

      @@Kendndnd nin makhnuud ahaan jiray hadduu kuu masalo sheegto
      wuxu kuu maldahayaaba waa meheraddiisiiye

  • @rdwnabdi5778
    @rdwnabdi5778 Рік тому

    Culimada la sheegayaa ma iyaguun baan diinta islaam ka aqaana tallow? Sheekh xasaan alle ha xifdiyo...

  • @adonallah
    @adonallah Рік тому +2

    Shekh xasaan Ayaa kasaxan maxa yelay Wixii FaTwoonayen Ayey ManTa Burinayan xagay suufi kagalayan

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah Рік тому

    Bashiirow waxaad dhoodhoobaysaan buu caddeeyey diintana waa caddahaye run u sheega ummadda

  • @samowade1300
    @samowade1300 Рік тому +1

    2:51 kan ka xiga bashiir axmed salaad dhinaca waa shiici weyn oo saxaabada qaar u yaqaan gaalo sida saxaabiga mucaawiya rc , bal dhageyso: ua-cam.com/video/8hUH79ALcSs/v-deo.htmlm50s

  • @Kendndnd
    @Kendndnd Рік тому +1

    Xasaan waa takfiir gaal ah hala dilo

  • @Kendndnd
    @Kendndnd Рік тому

    Xasaan waa mid ka mid ah eeyaha naarta lacnad alle haku dhacdo

    • @mohaabdi6222
      @mohaabdi6222 Рік тому

      🤣🤣🤣🤣 sxb bararaqda kabaxhe waxba islama hayside hadad cilmi Leedahay kac laniqash

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Рік тому

      @@mohaabdi6222 jaahil khawaarijta lalama niqaasho diinta meeshi lagu arko halagu dilo ee dhahday ilaa intii Kenya ay hoosta ku heysan karto eeygan aa sii eegeynaa

    • @BlissAden
      @BlissAden Рік тому

      @@Kendndnd ibn abbaas ra iyo Ali ibn Abi Taalib ra miya ka caqli bdnthy? Iyagoo kow la niqaashen khawarijtii koowad? Bal ada khawaarij dhiig qof Muslim rabo in aa cabtid ku degdegeesid 🤦‍♂️

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Рік тому

      @@BlissAden adeer waa dardaarankii nabiga meeshi lagu arko in lagu dilo

    • @nuuradiinxasan2958
      @nuuradiinxasan2958 Рік тому

      @@Kendndnd ma diinta nagu xukumaa laysku dilayaaaa

  • @majid2968
    @majid2968 Рік тому

    Qabiilka baahan ku nacay inkaan wuxu yahay maba aqaane

  • @amalali1559
    @amalali1559 Рік тому

    This guy is insane… undercover Jew 😂

    • @BlissAden
      @BlissAden Рік тому +1

      How is he insane, and what proof have you got his an undercover Jew?

    • @nomadchannel2823
      @nomadchannel2823 Рік тому

      Uus danyer yahaw

  • @abdihakomar311
    @abdihakomar311 Рік тому +3

    Aniga saxan waa qeyb waalida ka mid ah xassan ninkii culima ahaan u dhageysana waa isaga un

    • @maxamdbaynuur6455
      @maxamdbaynuur6455 Рік тому +1

      Adiga CULIMO wax kama ogidee BAADARIYAASHA dhegeyso hadii inyar oo cafimaad kugu danbeyso

    • @abdihakomar311
      @abdihakomar311 Рік тому

      @@maxamdbaynuur6455 takfiiri warkiisa waa ledahay caydada waa caadadooda bal intaas waa kugu yartahe gaalyahow xitta maxa iskaga key dhihi waysay ileen waxa aad taqanaan ayaa ah in dadka la xukmiye xassan iyo xertisa aniga wax aay I dhahaan imaba tirsana ee Badariga iyo waxa aad shegeysa ameyba kugu yartahay takfiiriyow oo aad u baahantahay ereygii caadada idiin ahaa ee gaaleysinta dadka

    • @nuuradiinxasan2958
      @nuuradiinxasan2958 Рік тому

      @@abdihakomar311 xassaa waa muftiga ummadda

    • @maxamdbaynuur6455
      @maxamdbaynuur6455 Рік тому

      Waxba kula doodi maayo ileen takfiir baan ahay waa sida aad matagtay ee.
      Balse iga dhegeyso waxaan kusiin labo qaacido ama labo miizaan aad wax kufahanto.
      1. Hadaad aragtid qof ku hadaaqaya takfiir
      Kaheli meysid cilmi iyo xigmad midna. Waa to
      Waxaa daliil u ah qofka uu jecelyahay iyo halka loobato marka waa qof miizankisu sidaa ah
      Mahmah Somali ayaa tirahda
      Sixun wax usheege sixirole wax madhaamo.
      2. Hadaad aragtid qof kuleh (ALLAH yidhi ama RASULKENA naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ALLAH hayeelee)
      Ha eegin shaqsiyada qof ee u eeg
      Si xigmadleh wuxuu kahadlaayo
      Kadibna fiiri AAYADA iyo XADIITHKA uu soo qaatay ma is leeyihiin haa waa kugu waajib taa in aad qadato
      Ama way is yeelan wayeen waxaad oran qofyohow waa danahaaga.
      Mida kale ogow islam nimadu ma aha afka
      Waa Amin iyo camal fal
      Ogow si fudud ayaa diinka loga bixi karaa
      Hadadan xisabin ama ufiirsan waxad kuhadleyso
      Iyo waxad samayneyso intuba.
      Kaama cilmi badni
      Kaamana aqlibadni ee ogow
      Balse ummadeena islamka ah iyo anagaba xaqqa ALLAH hanagu Sugo ALLE idinkii
      Amin
      Wa bi ALLAHI towfiiq

    • @abdihakomar311
      @abdihakomar311 Рік тому

      @@nuuradiinxasan2958 tafkiir umadda mufti uma ahan ee takfiiriyinta ayuu mufti u yahay