Horta waxaan la yaabay xoolaha dad waynaha baad dhahdeen dad waynahay ma lacag baa la siiyaa ama caydh sida aduunka dadkoda u siiyaan lacag dhaha xoolaha dawalada ka daaya xoolo dad wayne
Mar gudiga musuqaa soo horeeyey Mar gudiga hantidhowrkaa soo horeeyey kee sax ah Haddii hantidhawraha arkey wax is daba marin 2018 maxay dacwad u soo oogi waayeen ileen 2019 2020 2021 2022 wey baarayeen hanti dhawrkee maxa hadda Lee keenay dacwada
Saxb Hadii uusan kula saxneyn siidoow oo adigane waxa maxkamada yaalo waxba kama jiraan kula tahay . Lacagta waa maqantahayee see wax la yeelaa bal u sheeg maxkamada QAABKA AAD WAX KULA YIHIIN . MISE HABAR FADHISO LAGAN LA fudud
Ninkaan asigoo wax walba fahamsan, ayaa muraayadaha laga dalacday! Maxay in badan lacag hormartay aan waxba laga siinayn.
Waa wada qaraban jiren lkn waa lagabadsa dey huguriga
Musalsalka maanta laadhar aliyow aa ku soo biiray.
Nin cuqdad heeso aa meesha lakeenay
Dawladnimadu maaynooratiga oo laxirxiro maaha
Horta waxaan la yaabay xoolaha dad waynaha baad dhahdeen dad waynahay ma lacag baa la siiyaa ama caydh sida aduunka dadkoda u siiyaan lacag dhaha xoolaha dawalada ka daaya xoolo dad wayne
Maamul goboleedka banaadir masaajidka cayaarta kadaaya dawlad nimadu show maaha
hadii aad aduunka ku badbaado aakhiro ayaa ku sugaysa ogawqof kasta
Qadaadweyntii. Masfiyada. Ahayd. OO. Iska. Dhigaya. Inay. Dawlad. Yihiin
3:31 (2 qof)
C/llahi waheliye (bank dhexe)
Abuukar maxamed (maaliyada)
C/raxman c/kariim (waxada arimaha bulshada)
Markale 8:35 (3qof)
Qofkaan hadalkiisa sidee lagu amini karaa
Dadkaan lacagaha loo heesto hungiri weenaa wiilkaan xitaa lacag Fcn masii jirin aan 600 & eheen
Ninkaa anaa si fcn u aqaan asaga, inta badan cunay ilaa yaraantiisa ayuu wax musuq maaa suqi jiray
Sabab uqaaday tinbarha suaaal
Mar gudiga musuqaa soo horeeyey
Mar gudiga hantidhowrkaa soo horeeyey kee sax ah
Haddii hantidhawraha arkey wax is daba marin 2018 maxay dacwad u soo oogi waayeen ileen 2019 2020 2021 2022 wey baarayeen hanti dhawrkee maxa hadda Lee keenay dacwada
Ninkaan afkiisa ayuu isku xiry doqon lagu daneysty ayuu ahaa
war tiimbaruhu ma shaambadaa, noo jilciya halkaas reer waqooyi ahaan.
Stamp
Meesha xafiis dowlad ma ahayn ee waxay ahayd baqaar suuqa bakaaraha kuyaal oo shirko lagu yahay, shaqaalo aan mushaar qaadan oo layiri lacag qabo maxaad kafilankartaa
Waxeey u egtahay in eey dadkaan Isla shaqeeysan jireen oo wax la wada cuni jiray laakiin eey jarta ka xumaatay.
markii shaqada in aderow iyo farsamo shaqda leysku geeyo waxaa iyo wax kasii xun baa dhacaya
kan yaab ayuu leeyhy hdlkiisaba isma qabanaayo mxaa yeelay qf wax xdaayo hdne keenaayo meeshii uu wax ka xdaayi ayuu tiimbari kula dhufanaayay warkaan sduu isku waafaqaa hee
Wuxu ka warheley in la qabqabtey
labo qof oo dagaal ka dhaxeeyo midkood mid kale maku marag furi karaa?
Mana ansaxeysaa maragtaas diin ahaan????
Ninkaa ilaa yaraantiisa ayuu musuq maasuq waday, waxay makhraati uga dhigtay ma garanayo
Saxb
Hadii uusan kula saxneyn siidoow oo adigane waxa maxkamada yaalo waxba kama jiraan kula tahay .
Lacagta waa maqantahayee see wax la yeelaa bal u sheeg maxkamada QAABKA AAD WAX KULA YIHIIN .
MISE HABAR FADHISO LAGAN LA fudud
ninkaan in la dalacsiiyo ayuu u qalma
Màxàkàdu ugàn hà gaadho nin ninka iskaga ayaa danbiile ah
Waxbaan xaday ,waanan arag xumahay ,wallee waa nasiib darro
xoolaha umada ka dhaxaeeya yan la cunin
Gudoomiyihu Hadduu body language yaqaano ninkaan been ayuu sheegaa
Ninkan waaa beenaale la adeegsaday oo fulay ah