PRANK :AABAHEYGA IGAMA FILEENIN SIDAAN SORRY BAABA😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 220

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Рік тому +203

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому +65

    😂 🤣Wlhi Waa runtis Waa ahlu Diin Manshallah 👌Illahay wayo badan isu kiin dayo Abo macan❤ Adiga iyo dhamanteen Maskiin waad ka naxsatay!

  • @user-in4wm5fg4v
    @user-in4wm5fg4v Рік тому +47

    AMIIRA ABUKAR PRANK KU SOO SAMEEY PLEASE 😢

  • @mahdishafe
    @mahdishafe Рік тому +53

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ☝️🤲🤲

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Рік тому +50

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

  • @yaquubciise8770
    @yaquubciise8770 Рік тому +26

    M.s pranka ha ka fiirinina sida kale u fiiriya ee waa aabe iyo gabdhiisa fikir qaldan u la timid asgana ka waaaninaya m.s allaha ha isku daysoto

  • @Maryam_moha
    @Maryam_moha Рік тому +22

    Murad ayaa lee yahay ii soo duceya guys 😊

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju Рік тому +39

    Amiira funny tahay walahi keep going 6ook coming soon insha allah❤️🎊

  • @HuubiMohamed
    @HuubiMohamed Рік тому +77

    Amira qurux is not easy❤

  • @AsmaaApdirihmaanarab-ph2ho
    @AsmaaApdirihmaanarab-ph2ho Рік тому +27

    Abe funny waaye ilahow walidkeen noo daa ❤

  • @Cooking.Hennaa
    @Cooking.Hennaa Рік тому +46

    Asalamu caleykum walalyaal waiga codsi murad lenahy aniga iyo walaladey ino sodoceya 40 qof docadoda ajiib waaye🥺🤲🏽

  • @xaliimoabshir3716
    @xaliimoabshir3716 Рік тому +7

    BaabA kulahaa wadhun san thy😂😂600k Caming soon horou soco abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +8

    Asc Dhamaantin waxaa halkaas idinkaga cad.Aabaha suu illaaheey usiiyay awooda .Waayo hooyo meeqa jeer aad ku samayseen.Hadalka Hooyo waa hooy ladoogsado oo naxariis leh.Aabo asagoo macaan buu libaax yahay aan cayaaryayaar loola tagi karin.Maasha'Allaah. Keep going .

  • @wllmuscabjaaduu8675
    @wllmuscabjaaduu8675 Рік тому +51

    Laadar camal ayuu u hadlooyaa wlhi 😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Рік тому +6

    Mashaallah tabarakaallah Aabo cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban aamiin aamiin 🤲🤲 Allah ku xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲

  • @guledIbrahim
    @guledIbrahim Рік тому +4

    😂😂 • Wlhi Waa runtis Waa ahlu Din Manshallah👌
    • Illahay wayo badan isu kin dayo Abo macan ❤
    Adiga iyo dhamanteen Maskin waad ka naxsatay!

    • @guledIbrahim
      @guledIbrahim Рік тому

      Why only one ☝️ on my comment ?

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Рік тому +2

    masha Allah wa abe wanagsan ilahay ha ku dayo abayasha qaar hada baar soo qaado wa muraradilci lahayen ama wa ku dili bay odhan lahayeen si yar tartiib uu kugu sheegay

  • @Byn335
    @Byn335 Рік тому +10

    Asxabta amira iso duceya wan xanunsanahe 😢wa iga codsi🙏🤲

  • @naviiza_abdi944
    @naviiza_abdi944 Рік тому +10

    Abahay cml weye😂😂hadalada waa laku so gabinayo😂

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Рік тому +22

    Gacmaha Allah hakuubarakeeyo ee isooboqo😢

  • @saskamoha1333
    @saskamoha1333 Рік тому +12

    Amiiro abaheeda is not easy 😂😂😂

  • @xaawoluul8633
    @xaawoluul8633 Рік тому +11

    Allahu akbar ❤❤❤ salalaahu caleyhi wasalim 🥰♥❤♥❤ salalaahu caleyhi wasalim 🥰♥❤♥❤

  • @maxamedcali6098
    @maxamedcali6098 Рік тому +6

    Amira challenge adku samaysay maxamed iyo cimraan part 2 noo so gali 🥰🥰

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 Рік тому +4

    Cimri dheer iyo caafimd inshallh baaba❤

  • @hoodanmusehoodanmuuse
    @hoodanmusehoodanmuuse Рік тому +7

    Hhhhh
    Ala Amiiraa dhib badnaa 😂qozolkay iga dhamayzay walahi

  • @user-yz9od5kv5r
    @user-yz9od5kv5r Рік тому +3

    Blz abyo codsigeyga ii tixgili Sumayaa brank kusoo sameeyy😊❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +6

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤

  • @QuruxAisha
    @QuruxAisha Рік тому +2

    Wax kala kacsan lacag kala kacsan aala rabaaa 😂the one and only abo somaliyed love you ❤❤

  • @C.W.W
    @C.W.W Рік тому +9

    Odeyga codkiisa cabsi cabsi
    Laadar camal uhadlaya😂😂😂😂

  • @mssmaaria9682
    @mssmaaria9682 Рік тому +6

    Farxadaadii jecliyaaa amiiiroooy❤

  • @mohamed-ed1jl
    @mohamed-ed1jl Рік тому +8

    Wn ku jeclahay xppti ❤❤❤ keep going❤❤

  • @guledIbrahim
    @guledIbrahim Рік тому +3

    Amira Qurux is not easy ❤🤗

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 Рік тому +8

    512k marosa maka farxinoniyo 😅😂

  • @familhchannel9160
    @familhchannel9160 Рік тому +1

    Amiiro aabo waa runtisa dadkii soo tahriibay sharci ma heystaan whi sida loo bahdilo hadaa Atkinson laheed ciilayaal ayu ku dilayo

  • @maxamuudadan1852
    @maxamuudadan1852 Рік тому +2

    Amiira qurux ilahow nawaal oo qof ah😅😅😂

  • @Saciid-ys4ee
    @Saciid-ys4ee Рік тому +2

    Masha Allah, wa abo fiican oo ehludiinah, illahay haku xafido

  • @Muniir1700
    @Muniir1700 Рік тому +1

    Amira Quruxey Abyo Koko So Qabo😊❤

  • @abrahamyare1702
    @abrahamyare1702 Рік тому +1

    Odayga Waa U Naxriisatay in aadka Cawaajiso Eyee Aheyd

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Рік тому +5

    Aabahaa wiilka. yaraanka èe isku egyihiin

  • @deeqociise4348
    @deeqociise4348 Рік тому +2

    Amiira waan ku jeclahy noh adiga na like ii saar de

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 5 місяців тому

    Aabaha funny waaye sida maxamed cml waaye dhar kalakacsan diyarso lcg kala kacsan laraabaa u dhahay

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li Рік тому +2

    Masha alaah abo waano cajiib ah ilaahy haku xafido abo mcn

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Рік тому +5

    Abe qaali ah MANSHALLAH ❤

  • @user-np7nn7xl5o
    @user-np7nn7xl5o 9 місяців тому

    Amira dhibkadhaf bab wakanixise 😭😭😭😭

  • @drmaandeeqadanxasan285
    @drmaandeeqadanxasan285 Рік тому +5

    Mama calwiya iyo baba makala dhacan wlhi bashashnimada allaha idin xafido waa fuuraa mrka idin firsanayo❤allah yaxfidakum dhmntin❤😊

  • @Duceysan5805
    @Duceysan5805 Рік тому +1

    Lkn qald sameysy amira aabe marku dadka la hadlayey in aad ka jarto ayey aheyd

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 Рік тому +2

    Kkkk abahaga iyo adi wada bashalesin masha alah

  • @user-zv8fn3qk9y
    @user-zv8fn3qk9y 2 місяці тому

    Amiiro wallhi aabehey iyo aabaha isku cod iyo isku hada waaye Wllhi m.a❤❤

  • @nimcohilowle5937
    @nimcohilowle5937 Рік тому +5

    Masha allah Allaha kudayo Aabe❤️

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому +3

    Kkkk funny amiira😂abyo waliidka prank kadaf😢

  • @deeqadeeqa8721
    @deeqadeeqa8721 Рік тому +2

    Waxaan la yaabay asxaabeey dadka comment ga dhan wax fiican sooqorayaan dadka youtube ka dad fiican weeye dadka Tiktok jooga cay sagaashankaba wuxuun bay jafayaan mise idinkaa wajiga badasha markaad xagaa tagtaan

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Рік тому +1

    Aslam alaykum amira ilaahay ha kuu daayo aabe iyo Hooyo calwi
    Halkaana kaa salaamey

  • @user-il3yt3sx5e
    @user-il3yt3sx5e Рік тому +4

    Amiira qurux keep going ❤❤❤❤❤

  • @KHADARMOHOMUDABOKOR
    @KHADARMOHOMUDABOKOR Рік тому +1

    AMIIIR SAYID WLLLKAA MIYAAA ABAHAN WAA AMIIIR ABIHIYE?????

  • @zakariyamohammedali3403
    @zakariyamohammedali3403 Рік тому +2

    Amiira waku salamey from Holland

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Рік тому +6

    Amiir seid isku cod yihiin about mcn masha allah ♥️

    • @maaniabdalla8431
      @maaniabdalla8431 Рік тому +1

      Amiir sayid oo xoogaha cod waa weeyn leh wye 😂😂

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 Рік тому +4

    Macabsan thy aabe markaad prnk ku samey neysid

  • @hamdixarago5149
    @hamdixarago5149 Рік тому +2

    Keep going 💪 amiira

  • @sahrishsahrish
    @sahrishsahrish Рік тому +1

    Fadimiina parnk ku soo sameey

  • @SaciidoMaxamed-tz3qc
    @SaciidoMaxamed-tz3qc 2 місяці тому

    Amiiro isn't easy 😂

  • @najmanashad-en9fu
    @najmanashad-en9fu Рік тому +2

    Amira baba doyou even for give me😂😂

  • @abdullahimohamedabdulle2902
    @abdullahimohamedabdulle2902 Рік тому +4

    Abuukataha sacadii 300$ qata 😂😂😂😂😂😂

  • @qadarmusdaf1022
    @qadarmusdaf1022 Рік тому +3

    Waad uqalantaa intaa iyo kabadan

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 Рік тому +3

    Mansha allh baba shiikh waye ❤

  • @xasancarab7838
    @xasancarab7838 Рік тому +10

    Inta aapo jecel ❤

  • @Hadhaa10
    @Hadhaa10 Рік тому +2

    Two years later 😁😁😁

  • @user-ls6dr7zg2r
    @user-ls6dr7zg2r Місяць тому

    Baaba maa kukety

  • @Kafiano-er8yn
    @Kafiano-er8yn Рік тому

    Amira abaxa sheikh wa miya allah kuteista e

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Рік тому +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @user-np7nn7xl5o
    @user-np7nn7xl5o 9 місяців тому

    Mashalah baba wafani run tukushegay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Рік тому +1

    Somali cawe uthy sacan 😅😅

  • @cabdixafiidcaamir8345
    @cabdixafiidcaamir8345 Рік тому +2

    Soobadi plz 🙏 😢

  • @hamdixarago5149
    @hamdixarago5149 Рік тому +2

    Mash allh

  • @cuud_
    @cuud_ Рік тому +2

    Anaga xita love you 😂❤

  • @iftinnuura1952
    @iftinnuura1952 Рік тому

    Abaha Mohamed prank kusameynayi best ah

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 Рік тому +5

    Amiira qurux is not easy 😂❤

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 Рік тому +1

    Laaadir cml u hadloyaa io cabtoy cml 😂😂😂

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 Рік тому +1

    Asc amiro qosolkii aan jeclaa kkkkk kusoco ❤❤

  • @cabdiqadiraweiz-vu7tj
    @cabdiqadiraweiz-vu7tj Рік тому +11

    Fɪʀsᴛ Cᴏᴍᴀɴᴛ ᴍʟᴀ ɪɪ ᴊᴇᴅᴀᴀ😂😂

  • @Maxamed-fq8fr
    @Maxamed-fq8fr Рік тому +3

    Freston comment amiiro pin shp🎉😂😂😢😢😢😢

  • @FayfleAbusalman
    @FayfleAbusalman 2 місяці тому

    Amira Baaba Cod wayNaa Acuudu bike

  • @siman_mohamad
    @siman_mohamad Рік тому

    Ala abhy Canada jogaa hdne somalia jogaa hdo iga maqlo si kaftan ah wa so tahribaa dhulka ilaa socon lahaba😂

  • @Dawaalmedia
    @Dawaalmedia Рік тому +3

    Abaha saleh dhere mey wllo yihin codkida cbsi cbsi wye laadir cml u hadloyaa waa kftmyaa sryy baba inaa gbadh ka donta rbay inta aan u tagin hdaa ka baqoyaa bee 🤣🤣

  • @mutaadmandeeq
    @mutaadmandeeq Рік тому

    Mansha Allah Abaayo Allaha kuu daayo Aaabo

  • @shakranor3664
    @shakranor3664 Рік тому +1

    Wax kala kacsan, beeso kala kacsanee rabtaa😂😂😂

  • @ifrahmohamed3213
    @ifrahmohamed3213 Рік тому +2

    Mesha gali laheed liska raba kkk

  • @user-rw2jz8jn3l
    @user-rw2jz8jn3l 7 місяців тому

    Amiirawaagujaclahay

  • @wllcazaam-yo1mb
    @wllcazaam-yo1mb Рік тому +1

    Horey usoco walaalahay amiiro👍

  • @xaawoluul8633
    @xaawoluul8633 Рік тому +5

    aabo mcne wan ku xiisey wan ku jacelahay ❤❤❤❤❤

  • @prettyjazmine4087
    @prettyjazmine4087 Рік тому

    Odeyga qac oo yeeriyay dhar kala kacsan beeso kala kacsan oo rabyaa waa runtiisa 😂😂

  • @QuluudMaxamedxasan-zp8cs
    @QuluudMaxamedxasan-zp8cs Рік тому +1

    Amiir is not easy😂

  • @umurayyan982
    @umurayyan982 Рік тому

    Ilahy hakuu xifdiyo qalpi

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому

    Wow amazing ❤❤❤🎉keep going ❤🎉🎉

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️🤣🤣🤣

  • @MohamedCabdihassan
    @MohamedCabdihassan Рік тому

    Best father

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +4

    Wcs amiro saa uscoti hdna papa mjogtido akhwan 😂

  • @CabdulahicumarxersiQkjsj-mr1xg

    Walashey waa codsi hooyo hadiyad u soo samee

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 Рік тому +1

    😂😂😂 fanuuy wlhi abaaba

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Рік тому

    Amiira challenge fcn noso samey 😂

  • @fadumaahmed6212
    @fadumaahmed6212 Рік тому

    Iso duceya walalyal muraad baan leyahay