WAJIYAAL IS XASUUSTA - KINSI X. AADAN & CABDULAAHI XARAGO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 379

  • @yaasindhagayare7214
    @yaasindhagayare7214 Рік тому +19

    Waxaa dhagaysanayaaa anoo arday jaamacadeed ah magaalada muqdisho waa ku nafisayaa waa galab waxaa socda koobka gobolada butland waxaa ciyaaraya maanta G.cayn Vz G.Bari 6/09/2023 waxaa ku soo laaban maalin maalmaha ka mida lama dhalan faarka iyo riyooyinka aan ku hamiyayo hadana aan is qorayn allah ha ii rumeeyo riyo kasta aan leeyahay waxaa rajayn inaa soo laabto maalin uun anoo inta ka faraxsan hadaa dhintona waa xaq aan sugayno Naxariis waarta baa allah ka rajayn aakhiro iyo aduun 😢❤🙏
    Qoraalka uma soo qorin in dadku akhristaan waxaa usoo qoray xasuuus mustaqbal😢 Good lucky 🙏

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud6692 5 років тому +5

    Boqoradii quruxda kinsi xaaji Aadan Iyo Clqaadir cumar xarago Rabbi swt ha idin kugalado naxariistiisii waasica ahayd.

  • @JaalleAllemagan
    @JaalleAllemagan  7 років тому +204

    Wajiyaal is xasuustaa
    indha aan kala waarin
    nafa aan isba waayin
    laba aan kala weecan
    wadnayaaal is jeclaada
    wadku daayo oo raagga
    oo wadeeca asqeynin
    oo wadaagaan xaanaano
    inagaa ku wacneyne
    maxaad iiga wareegtey

    sida waxyaha jiidhka
    wadnaha iyo beerka\'
    halbawlaha is waraabshan
    u wadaagney jacayl
    markuu kaaga waraaqshey
    ee wadeeca ku taabtey
    inaaan kaaga wareegoo
    waaqla kaaga dhaqaaqo
    hadii uu wakhti keeney
    nin wax tar leh miyaa

    walbahaarka jacaylka
    sida weyraxa geelu
    ilmaha ugu wareegaan
    kugu weehanayaaye
    hadii aad wakineyso
    ood ka wiiqan tahay dhuuxa
    wari caashaq ku raacdey
    warka maan ka dhigaane
    inagaa isku wacneyne
    maxaad iiga wareegtey

    wiyisha ubadkeeda
    waxa jooga adduun
    iyadaa ula wanaagsan
    kolka waayuhu liico
    dani ay ka wadaayee
    hadii aynu isweyno
    walaac waa ku dilaayoo
    waa wareegto adduunku
    hadii uu wakhti keeney
    nin wax tar le miyaa

  • @mowlidhami5250
    @mowlidhami5250 2 роки тому +16

    Legend allah ha u naxariisto kama daalo inaan dhagaysto heestan. Waxaan bilaabay dhagaysigeeda 9 sano ka hor 2013-kii qaahira anoo arday jaamacadeed ah. Ilaa hada waan daystaaa. Edmonton, Alberta, Canada 🇨🇦
    20/02/2022.
    Old songs were like a gold.

    • @najah140
      @najah140 2 роки тому +2

      For the first time aan dhageysanyo🎉

    • @abdi_252
      @abdi_252 6 місяців тому +1

      2013 geel ilaalis baan aha maanta bachelor degree holder baan ahay kkkk

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 2 роки тому +11

    2011 waxaa dhegesan jireen wilasha walalaheyga iyo asxabtoda iyaka lee soo xasuusanaa Meel walba aad jogtin Allah ha idiinku xaafido 😘

  • @hafsasaid1192
    @hafsasaid1192 5 років тому +61

    This is my Hooyo favorite song! That's why I'm here ♥ she always sings along whenever it plays . It took me awhile to find it and it sounds so amazing to me 🎶 ♥

  • @maxamedxussen2129
    @maxamedxussen2129 6 років тому +81

    2019 Yaa ila dhagayzanayo

  • @maden7818
    @maden7818 Рік тому +4

    Somali music is the best.
    Allaha u naxariisto Kinsi waa legend.

  • @GulledAhmed-j2o
    @GulledAhmed-j2o 8 місяців тому +1

    Xusuustii, qarankii soomaaliyeed, xilligii quruxda badnaa, dhallinyaranimadii, qosolkii, kubbaddii, filimadii hindiga, ciyaarihii gobollada, heesihii qaraamiga, banaadiriga !! Allow adaa mahad leh, wanaaggii aan ku soo barbaarray. Rabi ha u naxariisto intii dhimatay.

  • @mursalshariffkalabaxnaa2633
    @mursalshariffkalabaxnaa2633 9 років тому +29

    run ahaantii heestan markan maqlo waxan soo xasuustaa waayo waayo iyo nabadii soomalia taalay alow amuuraha sahal kolay sidii hore inaan ku soo noqonayno uma malaynaayi iyo dadkii hore inaan dib u helayno uma malaynaayi sida ABWAANADII IYO FANAANIINTII QAALIDA AHAA

    • @Abdihakim-com
      @Abdihakim-com 7 років тому +1

      sidaa ha odhan sxb mursal markasta waxa la fishaa wax wacan Illahna wu arka waxa qalbiyadanena ku jira marka qalbiga usheg inayn sidii hore iyo si ka wacn noqan karno

    • @abdilahixusein3667
      @abdilahixusein3667 7 років тому

      bari iyo bari

    • @walaalqaaliah8871
      @walaalqaaliah8871 6 років тому

      😭😭😭😭😭😭😭 qormadaada waan ka qiirooday xaqiiqdii ilmo ayaa igu soo istaagtay waxaan heli doona nabad insha alah ha raja dhihin waligaa

    • @faizaabdi3673
      @faizaabdi3673 6 місяців тому

      😢😢😢 8 Sano ka hor commentiga so qortey arkey hada 8/7/224 wa iga ilmeydiiyey qormadaada Wali xaaladi beynu ku jirna😢
      Walaal nabad qab iyo cimri dher ku rajeynaa ❤😊

  • @africanlion8585
    @africanlion8585 6 років тому +29

    Nin ba bari yiri, Allah og maxey xabali dad la xasusanyahey heysa. Wa runti walahi, Allah ha unaxaristo Islam dintey odan. Sorry my Somali writing isn't that good.
    I'm so blessed to have lived the first ten years of my life when we had a beautiful country of Somalia. No matter what it will be always my home until I departure from this beautiful world. I'm so thankful to Almighty Allah for giving me the chance to live this beautiful life.

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 роки тому

      African Lion waa perfect 👌 soomali gaaga iyo qoristaada masha allah dadaal oo baro soomaliga iyo suugaanta insha allah noolow geesi soomaliyeed 🇸🇴💕🤟🏾✊🏿🌹🤲🏾🇸🇴

    • @africanlion8585
      @africanlion8585 4 роки тому

      @@alahayowarligeygukiiisraac4225
      Asc, thank you so much... Walahi I pray every day for our to unite and Somalia great again. The world is afraid of us, so instead they're keeping us down. InshaAllah khayr bey tagidonta.

  • @CabdiMaweel
    @CabdiMaweel Рік тому +4

    Heesaha qaraamiga ee YouTubka ku jira mala badankooda 2019 _ 2020 dhagaystay, mooyi wax dib iigu so celiyay caawa.
    Qaraaami 🖤

  • @mohamedismail-zq2qo
    @mohamedismail-zq2qo 4 роки тому +5

    Memories of my childhood and the Somali radio program Imaqashii,imadadaali.love the creativity and analogies used by somali song writers particularly those from Somaliland. Sida wayraxa geelu ilmaha uguwarregan.Greetings from Garissa.

  • @ahmedyasin8681
    @ahmedyasin8681 5 років тому +19

    Heestan markaan maqlo.waan soo xusuustaa hergeisa wadankeygi somaliland i miss walahi

  • @AhmedOsman-mj4vd
    @AhmedOsman-mj4vd Рік тому +5

    Reminds me Wajir days/ the late 70s and early 80s when we were in high school…? We had hopes for our Somali community/ Nostalgic 😊😊

  • @mohamedshali394
    @mohamedshali394 7 років тому +18

    Heesaha Soomalida tan aan ugu jeclahay wayay.

  • @boqorkaraabka329
    @boqorkaraabka329 9 місяців тому +2

    Heees way dhaftay 17/4/2024 habenimo 9:30 masalaha jawi, ciyarta champion City iyo real😮

  • @zalimhussein6118
    @zalimhussein6118 Рік тому +2

    Heeskan markii igu horeesay wxan dhagaystay 2015 ki somalia 🇸🇴 maalin dhalnyaro asxabtyda ahayd ciyaal banooni isla ahayn 2ba kamida qarax ku geeriyodeen allaha unaxariisto 😢 2ba klena ay dhaawacmeen maalinti ay geeruyooden habeenkedi ban dhagaysanayay wan ooyay 😢

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому +2

    Mirihii a.s.bide iyo m.m.qaaqaay laxankii jiim sh muumin codka kinsi x.aadan iyo c.laahi xarago

  • @ahmedabdi4853
    @ahmedabdi4853 7 років тому +10

    Anoo yar ayaan maqli jirray, waxaan ku xasuustaa ciyaalnimo, greeting from Switzerland

  • @omarN
    @omarN 7 років тому +9

    Maalintii Hargeysa lagu aasayey 2011 waan joogey, aad baan uga naxay waayo aad baan u jeclaa kinsi. Ilaahay qabriga haw nuuro labadaba.

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 6 років тому +12

    Boqoradaydii ... qof aan jacayl u qaday baad ahayd e mxaad iiga wareegtay haduu igu soo baxay Jclki 😓
    Hadaan markii hore kula garan waayay
    ✔Haduu wakhti keenay
    ✔nin wax saarle miyaan ahay
    ✔ dani maantay I wadaa
    ✔ sidaydii ha yeelin oo hagaran wayin ilaalinta Jacaylka 😓😓

    • @osmanmohamoud143
      @osmanmohamoud143 6 років тому

      Kkkkk Waar Aabo Burco miyaad ahayd magacas gartay lol.waa hore ayaa igu danbeysay walaalaheed oon isku Class ahayn 2008 iyo Sh.ibrahim annago Class 8 ah

    • @kaamilosman467
      @kaamilosman467 6 років тому

      Shiine kaare super market burco mar aa safar ku soo maray ayaa ku dagay

    • @apdyrahmannahwe8591
      @apdyrahmannahwe8591 6 років тому

      Shiine kaare allah how naxriiste
      U duceeya wllo yaal

  • @SomaliScandicTV
    @SomaliScandicTV 7 років тому +22

    Viva Wajiyaal is xasuusta

    • @somalipure8835
      @somalipure8835 6 років тому +2

      Duncarbeed xagana ma joogga 😂
      Salan sare indr hadaad reply gan arakto

    • @xareed1
      @xareed1 4 роки тому

      dun carbeed halkana ma lagaa helaaa

  • @ciisetarmini2183
    @ciisetarmini2183 5 років тому +4

    Asc asxaabta kuligiin heestan wexey ku jirtey (RIWAAYADII JACEYL KALA WAALAN IYO WEJIYAAL IS XASUUSTA )waa riwaayadii iigu horeysay aan daawado abaarihii 1981dii waxan ku daawadey dugsigii tababarka ciidanka asluubta iyo barbaarintii (LAANTA BUUR)

  • @ABDULABDUL-uj4ke
    @ABDULABDUL-uj4ke 6 років тому +3

    Wali geey wax ma jeclaan yacnii jcl dhab ah 24 jir ahy rag ah
    Heesta laxankeeda iyo musickeeda ayaa i qanciyay

  • @mohamedkorane5671
    @mohamedkorane5671 7 років тому

    kinsi walahi soomaalida hada joogta oo dhan waan kudoorsanlahaaaaa. ALLAH ha'unaxaristo. janatul fardowsa ALLAH KUGEEYO.

  • @sharmarkeabdi3789
    @sharmarkeabdi3789 4 роки тому +2

    wiyishaa ubadkeda waxa jooga adunka iyadawla wanagasan kolku waayuhu liicsho dani ay ka wadayee
    hadii aynu isweyno walacaac waku dilaaye wa warerka aduunka hadii u waqti keenay nin wax saar leh miyan ahay anigu 😢😢 ax heart touching wlhi

  • @hormuudfilms9636
    @hormuudfilms9636 7 років тому +4

    ilahay haku naxariisto maamo qabriga ilahay haku nuuriyoh
    aamiin aamiin aamiin

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 7 років тому +6

    Old but Gold ♥♥
    Allow kuu naxariiso Maamo kinsi

  • @abdirizakahmed494
    @abdirizakahmed494 8 років тому +30

    old is gold

  • @engsaleeban7687
    @engsaleeban7687 9 місяців тому

    Xiliban dawanaya ay fanki somilyed faladegen io socdal fananin uyihiin adun wayo badan 😮😊

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 7 років тому +9

    Kinsi Haji aden you really amazing rest peace anissa hassan

  • @sayidcumar1898
    @sayidcumar1898 5 років тому

    Eesha calaa erayadii
    Axmed saleepaan bide
    Iyo laxankii Ustaad
    Jiiiim shiekh Muumin

  • @nasrinomer7924
    @nasrinomer7924 8 років тому +6

    waayo waayo nabadii soomaaliya alow inoo soo celi qaranksii iyo wanaagii

  • @shakaal174
    @shakaal174 5 років тому +1

    caleeg caleeg hees qaali ah way igu socota mamo kinsi xaaji ilahy haku naraxisto

  • @jannah5330
    @jannah5330 5 років тому +10

    Inagay isku wacneene maxaad iiga wareegtay💔😭😭😭😭😭😭

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 роки тому

    Wiyishaa ubadkeeda
    Waxa jooga adduunyo
    Iyadoo ula wanaagsan
    Kolka waayuhu liicsho
    Dani ay ka waddaaye
    Haddii aynu is weynay
    Walaac waa ku dilaayo
    Waa wareegto adduun.
    Murti iyo madaddaalo weeye.👏🙏

  • @abdikariimsaid8113
    @abdikariimsaid8113 Місяць тому

    Kama daalo heestan manta oo ah 3/1/2025 xasuuso hore ayee lee dahay 🥹🥹❤️

  • @mahadjames9808
    @mahadjames9808 8 років тому +3

    axya fanaanad qliya kinsi xaaji alow unaxariiso waxaanaa fanaanina dhamaystiran hada waa laiska ciyaa uun wlhi ax fanaanin waakwi hore hesna wa intay heseen

  • @kidsgametv1994
    @kidsgametv1994 2 роки тому +1

    Ya Allah somali isjeclaysii oo Somalia 🇸🇴 nabad inooga dhig ,home is the best

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 роки тому +2

    ربنا يرحمكما ويجعلكما في الجنه كنسي حاجي أدم وعبدالله عمرحرغو

  • @laylaaskar7855
    @laylaaskar7855 5 років тому +1

    Alle ha unxaristo kinsi dhamadkii 2019 kii dawanaya

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg 9 місяців тому +2

    2024/4/17 habeen khamiis ah ayaa ila dhagaysanaaya oo dhipane jacayl ah . Please hadad aragto like saar😢😢❤❤❤❤.

  • @moogeyaab4272
    @moogeyaab4272 3 роки тому +1

    waa hees i soo xasuusineysa miss Anab and miss Fawsia bal adaba

  • @fuadabdulrahman7395
    @fuadabdulrahman7395 8 років тому +42

    Hees waa Heesihii Hore , hada qof walbo oo Afka kala qaadi karo wuu iska heesayaa.....

    • @baredahir5484
      @baredahir5484 5 років тому +1

      hees xasuus badan wllhi xagay katahay

    • @mahadcabdi5561
      @mahadcabdi5561 5 років тому +1

      balbalarka iyo heestan ka waran

    • @saadaqcali2237
      @saadaqcali2237 4 роки тому +1

      Beenta ma ahan sxp

    • @faizaabdi6069
      @faizaabdi6069 3 роки тому +2

      Hda kwrn alfanaan socdaal😂

    • @jndiara2576
      @jndiara2576 Рік тому

      @@faizaabdi6069 Kaaz illaHaU Sharkiiza Ha iNaGa ilaaliYo🤣🤣🤣

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 5 років тому +2

    Riwaayada ay heestani ku soo baxday waan joogay waxaana tigidhkeeda isiiyey fanaan muse ismacil qalinle oo ka mid ahaa fanaaninta matalayay riwaayadan alaa yarxamak qalinle

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 6 років тому +13

    Who is listening 2018

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 8 місяців тому

    Ahu naxariisto Kinzi x.aadam aw xuseen aameen yaa Rabbi

  • @thequeen7206
    @thequeen7206 7 років тому +5

    Me encanta😘💖💖💖

  • @mustafecali9182
    @mustafecali9182 8 років тому +16

    Illahay haku naxariisto mama

    • @ogaan3648
      @ogaan3648 8 років тому +4

      omar jacayl koriye
      aaaamiiiin illaahay ha u naxariisto.

    • @xamsemohamed9616
      @xamsemohamed9616 5 років тому

      hesihii hore musiga danbiga marka laga tago xikmad by lahaayen kuwan hada Afkunbay kala qadayaan danbi uun woxoogu

  • @Hodan_yusuf.
    @Hodan_yusuf. Рік тому +1

    Wajiyaal is xasuusta😩❤

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 5 років тому +1

    Heestan waxaan ku soo xasuusta aabbahay Alla yarxamo oo marka uu barjaha ama qaadka uu fadhiyo ayuu heestan dhageysan jiiray.

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar9984 3 роки тому +2

    14/6/2021/monday kampala❤❤😭😭

  • @warsamewaberi3084
    @warsamewaberi3084 7 років тому +4

    heestan aad u jeclahay Wajiyaal is Xasuusta

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 5 років тому +2

    Alaha uwada naxariisto kinsi xaaji aden iyo c/lahi xarago waxay ahayeen 2 fanaan o codad macaan waxayna kawada tirsanayeen cidama jelalka ilaaliya ama askari jeel mahadsanid

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 5 років тому

    Abdulahi Xarago & Kisi xaaji inta badan iyagaa isa qaadi jiray Heesaha (AUN) Labadoodaba

  • @OnlySomalilanders
    @OnlySomalilanders 2 роки тому +1

    Xasuus iyo Xiiso Waayo💯💯❤

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 5 років тому +2

    one of the most wonderful, oldest and beautiful somali songs old memories great alaaya rahma both of you

  • @Ubahabdi123-p1y
    @Ubahabdi123-p1y Рік тому

    Inaga isku wacneynee
    Mxaay iika wareegtay 😢😢😢
    Dhib malahn waan bogSan koley heestaan si Qaaas ii qoseysa 😢😢😭😭😭

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 4 роки тому

    Wlhi heestan anigo yar maqli jiray alx manta sifcn u arki wana ku faraxsanhy yaa ila dawanayo malinta labad ee ciidul adza 2020

  • @munishmohaze2986
    @munishmohaze2986 7 років тому +13

    heestaan Waan necbahay Wana xasuus aan necbahay inan xasuusto Qofka ila dhagaysan jiray manta aduunku Igu cidleye😢

  • @abdikadirabdillahi9128
    @abdikadirabdillahi9128 7 років тому +1

    Waa ereyadii abwaan axmed saleebaan bide waxay ka mid ahayd riwaayadiisii la magac baxday waa jacayl kala waalan iyo wajiyaal is xasuustay sanadkii 1973kii

  • @abdikhadarofficial1902
    @abdikhadarofficial1902 4 роки тому +1

    2021 still waa dhageesta

  • @ifrahdaganifrahdagan5240
    @ifrahdaganifrahdagan5240 6 років тому

    Ilhy ha u naxariisto fanaanintena somaliyed intii dhimaty aamin

  • @sumeya6849
    @sumeya6849 5 років тому +2

    2020😭❤

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 4 роки тому +1

    Riwaayadii (Jaceeyl Kala'Waalan iyo Wajiyaal isxasuusta) 1978-1980

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 4 роки тому

    Alle ha unaxariisto mama kinsi uduceey wll 14/12/2020

  • @nadiircabdi8397
    @nadiircabdi8397 Рік тому +1

    15/5/2023 saacaduna waa 4:20 waxana kusuganhy jigjiga waa galab roob da'ayo jawiguna daganyhy

  • @abdiqaniosman9668
    @abdiqaniosman9668 4 роки тому

    Heestan waxaan soo arkay meelo badan oo lagusoo kufsaday markaas baan soo raadiyey 2021

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 3 роки тому

    walashey iga weyn deeqo shire maxaan ka maqlay heeso badan oo tan iyo qoraxdoo aroortii iyo kuba kaloo badanba alloow ku xifdi ❤❤

  • @faatumomiina948
    @faatumomiina948 5 років тому +1

    Hees waa heesi horay wlhi ❤️❤️❤️

  • @shakaal174
    @shakaal174 5 років тому +1

    caleeg caleeg heestan wa malab wa dahab wlhi anaa so qadayo sanka cusub insha alh

  • @Abdiaziz-Hussein
    @Abdiaziz-Hussein 4 місяці тому +2

    From buuni😂😂😂😂😂😂😂
    Facebook

  • @alixasanburale1198
    @alixasanburale1198 4 роки тому

    2020 hadii dhageeysaneyso farta taag wll

  • @queenmiiram970
    @queenmiiram970 8 місяців тому +1

    Xasuus heesta aniga yar inan deris ahayn dhagaysan jirtay waxaan dhagaysanaya abaaro 10:23 am Khaatumo 🐎 state Somalia 🇸🇴 Laascaanood

  • @MubYus
    @MubYus 4 місяці тому

    Kinsi xaaji aaadan.. Alah raxma

  • @SSS78781
    @SSS78781 7 місяців тому

    ❤❤❤WAGII SOMALIDA AY FIICNED WAAYE OO MIYIRKA AY QABTAY..

  • @shaafiahmed941
    @shaafiahmed941 4 роки тому +1

    Aduunyo iyo 2020

  • @xasanmuse478
    @xasanmuse478 8 місяців тому

    Ileen wakhti tagey sooma laabto
    Dadka badankodu waxy ku fikiraan waxa soo so da laakin anigu waxa had iyo jeer xiiseeya wakhtiyadii isoo dhaafey iyo xusuusohood 1jun 2024 axad champion rm vs bvb

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤good❤hees❤❤❤❤

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 3 роки тому +1

    RIWAAYADII WAJIYAAL IS XASUUSTA IYO JACEYL KALA WAALAN AXMED S BIDE KINSI ALAA YAA RAXMA DHASHII BURCO XARGO ISNA IF IYO AAKHIRIYO ABWAANKABA GUUL IYI KHEYRMADE IN SOMALILAND 💚💬❤💯💋🌴

    • @yaasiromar5897
      @yaasiromar5897 Рік тому

      Labo abwaan ayaa isla sameeyay heeska
      Ahmed saleeman bide iyo Maxamuud maxamed qaqaay

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 2 роки тому

    I love this song❤️kinsi haji

  • @maxamedcabdarashid6148
    @maxamedcabdarashid6148 5 років тому

    alle haku naxaristii jano haka waraabiyo kinsi xaji adaan

  • @mohamoudxasan1485
    @mohamoudxasan1485 6 років тому

    alle ha naxariisto labadoodaba waxaa la dhagaysandoonaa inta aduunka ka hadhay

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 7 років тому +3

    Wajiyaal is xasuusan is xasuusan indhihi kala waaraa labadi is ba weysaa labadii kala wecadaa. I love this soon!

    • @cabaabeey5087
      @cabaabeey5087 7 років тому

      Khadijah Muhammad ua-cam.com/video/2iGP7L3QvWc/v-deo.html

    • @keysejama5286
      @keysejama5286 7 років тому

      Khadijah Muhammad aduun Maad arag khadiija. ..hadii aan wax tarin wakhtigaa iigu beegay. .laakiin nin ragaan ahay.
      Yaa yidhi heestan abawaan reer xamara ah baa qaaday. ....axmed saleebaan bide

    • @cabaabeey5087
      @cabaabeey5087 7 років тому +1

      keyse jama adiga ma cabsan tahay horta waa maxey reer Xamarka qalbigaada ka guuxaya inan gumeeyd kudhaley wase sheeka aan meesha oolin maxaad ku keentay?

  • @mariasheekeeye9892
    @mariasheekeeye9892 7 років тому +5

    waxaaan ad ula yaba aniga heshi hore waaan jeclhay dareen ayey igalshan lakini micnaha kama fahmo maxaa coz gareyey

    • @JaalleAllemagan
      @JaalleAllemagan  7 років тому

      Maria Y. si fiican oo degan u dhageyso waad fahmeysaaye waa afkaagii Hooyee, wuu kugu dhex daadsan yahay. teeda kale miraha heesta hadey leedahay akhri.

  • @HabaneMukhtaarcumar
    @HabaneMukhtaarcumar 2 місяці тому

    ❤❤❤Hes qiimo badan wye

  • @ahmedomer4953
    @ahmedomer4953 5 років тому +1

    somalidu jecayl waysoo dhamaysteen Era before 80's

  • @Yahye122
    @Yahye122 5 років тому

    One of my the beat songs i,d ever heard😘

  • @mukhtarhashiali8867
    @mukhtarhashiali8867 8 років тому +6

    wllhi heestni aad ayey aniga meel ii taabanaysaa

  • @TheWarious
    @TheWarious 6 років тому +3

    allah ha na xariisto

  • @cabdalehuseen2155
    @cabdalehuseen2155 8 років тому

    dad aaan kala dhicin miraha Axmed saleebaan bide codadka kinsi iyo Cabdulahi xarago waayo waayo iyo jacayl macaankiis

  • @hudadheer8577
    @hudadheer8577 5 років тому +1

    2020💞

  • @arizakisse9380
    @arizakisse9380 8 років тому +6

    axlaa hees R I P maama kinsi

  • @Jazz-vs6hu
    @Jazz-vs6hu Рік тому

    Alaha u naxaristo

  • @Gudbi755
    @Gudbi755 8 місяців тому +1

    Inta wasiir Buuni kasoo maqashay😁😁😁

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 7 років тому +6

    A is ok, the history is the future, you’ll hopefully enjoy in the outcome inskaAllah..

  • @dekamohamedmohamoud19
    @dekamohamedmohamoud19 8 років тому +2

    Abwan mahamed mahamoud (qaaqey) alaha cimriga hakuu dheereyo baba

    • @cabaabeey5087
      @cabaabeey5087 7 років тому

      Hamda Abdalla Hassan ua-cam.com/video/2iGP7L3QvWc/v-deo.html

    • @ahmedhisri8985
      @ahmedhisri8985 5 років тому +1

      qaaqay mxuuh haa dee axmed saleeban bidde sameeyay

    • @dekamohamedmohamoud19
      @dekamohamedmohamoud19 5 років тому +2

      @@ahmedhisri8985 muxuu ahaa ha dhihin waxd dhahda heesta miyuu sameyey hadanad adigu garanynin dad ba garanya walalo

    • @yaasiromar5897
      @yaasiromar5897 Рік тому

      ​​@@ahmedhisri8985
      M M qaaqay waa ninka labada bog ee heesta ugu horeeyso leh labada
      Bog ee danbane waxaa leh abwan
      Ahmed saleeman bide sidaa uma ogid saan filaa

  • @axmedmohamed9499
    @axmedmohamed9499 6 років тому +1

    Wow xasuus Goobweyn iyo gabadhii aan jeclaa aniga oo markaas soo hanaqaaday oo aduunkaan ku cusbaa 1982

  • @abdowabdow8486
    @abdowabdow8486 6 років тому

    AUN labada fanaanba way dhinteen janadii firdowso allaha geeyo amiin