"24-saac ayaan u qabanay Bashiir Goobe in uu uga baxo Guriga Hooyooyinka, hadii uu ka guuri.........

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @lulm6983
    @lulm6983 6 годин тому +1

    Wasiirad Batuulo, halgaama baa tahay yaa dhulkiina la xaraashii. Hore u soco. ❤❤❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 12 годин тому +3

    Dumashi mamo batulo wanu so dhaweyn dacwadeda
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 12 годин тому +3

    Ac
    Mamo batulo wa hoyo somaliyed wa in la tex galiyo
    Guriga hoyoyinka somaliyed aya leh lama gadikaro
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 3 години тому

    ASC viva7up
    Battullo Waxay Ka haddlayso waaaaaaa
    Ay
    Ku
    Saxan tahay Viva Battullo mama ❤

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 15 годин тому +2

    . Mama Bacula ilahey haa ku dhowr adiga iyo dhmn haweenka somaliyeed bashir haa dhaco asaga iyo guurubkisa

  • @Anti-fd3yo
    @Anti-fd3yo 15 годин тому +2

    Waa mamul xumada in nin rag ah lomagacaba wasiir uru haween.oo
    Shirkii calamka dhxfariisto keligii
    Malintaas ayey marada naga dhaday allow sahal.amuuraha

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz День тому +2

    grand. this is the government building

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 15 годин тому +1

    Xasan sheeq maxaa hooyoodhinka ku salliday ? . Wasiirka haweenka maxaa nin ka dhigay ? . War yaa Alle yaqaan , Xasan sheeq iyo waxa ku xeeran wax caqli leh kuma jiraan . Waa wada maangaab ( they can't see beyond the ends of their noses ) .

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 15 годин тому +1

    Haweenka gurigaan maxaa loogu qabtaa,ijaarka ay ka qaadanse xagee ku baxaa,war hantida guud umada soomaaliyeed Alle uga baqa waa mustaqbalka caruurteena maanta iyo kuwa berito jeebkiina aan buuxsameyn ka weynaada pls.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому +3

    doowlda gurigaa hawenka haku cebobina hawenka leh

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan День тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 20 годин тому +1

    War gabadh lagama oohiyo dhulkii oo dhan waa la gatay waxaa dhiman kan iyo inyar ceeb badana iyo musuq war xishooda oo kaleexda hablaha

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 День тому +1

    Waa isdhibeysaa maamada

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad День тому +2

    Xasan Shiikh waxkasta ma xaraashayaa, xataa hooyooyinkii ma xishoon waayey!, Allow hana ceebeyn. War Xasan Shiikh qabyaaladbu idinku gabanayaaye iska qabta waayo waxaan hubaa inuu leeyahay Hawiye kaama hor imanayo ee waxaa doonto samee, marka hadee sidaas talo maaha ee odayga yac iska dhaha hadii kale idinka iyo dalkaba waa gadanayaa.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 22 години тому +1

    Iska ilaaliya kuwa tuugada ah oo dhulkii xaraashtey inay iibsadan ayey raban iska ilaliya kooxdan qarash qaran

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 15 годин тому +2

    Guul Haweenka somaaliyeed

  • @CabdiJaamac-f6t
    @CabdiJaamac-f6t 21 годину тому +2

    Waa sax erya duliga xayawanka ah sargalgal ban ahay bu ushaqeeyo ciidanka dadka xaq Uma laha

  • @caanoos
    @caanoos 15 годин тому +1

    Asc xoolo naagood ninkii damcaa ka liita

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 День тому +1

    Batuuloy nimankaani kaa hari maayaane saga carar gurigaana waa la meeleyey naftaada la carar maamo reer xaraash qaran wax ma hambeeyaan

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День тому +3

    Gurugaan waa guri haweenk ragguna wuxuu leeyihiin Villa Somaliya.

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 День тому +1

    Mamma Batuula Sheikh Gabale guul gob sideey u hadlayso beryahaan ma maqal masha Allah tabaaraka Allah beautiful sister 💖 ❤️ Allaha ku xafido insha Allahu xx

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 11 годин тому

    Batuulo ku xigeenkii ururka hooyooyinka ayay ahayd, waxay ku xigtay Muraayad garaad. Waa afrtan sano ka hor. wali gurigii bay ku dhegantahay. Gurigaan dawladaa dhistay iyadaana iska leh maamulkiisa.

  • @Anti-fd3yo
    @Anti-fd3yo 15 годин тому +1

    Asc waxaa qalad.ah. Magaca uruka haweenka somali ee ad adiga adegsani. jifada Manta gacanta ku haysa oo lacagta inaad la eg kaqada ta Malin ta qayaamana.lagugu xiaabin doona tariiqdana ha qaldin

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 19 годин тому +2

    WAA EEN DAHABKA DOWLADAA DHISTEY BOLIISKA IYO SLUUBTA AYAA DHISI JIREY MADAXWEYNAHAA XARIGA KA JARI JIREY GENERAAL AMERIKO AYAA AH ENG DHISEY DAARTA

  • @drdahirbool508
    @drdahirbool508 День тому +2

    Bashiirow xolo nageeed warabe aa kadeyriyay ee faraha kaqaaad

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 14 годин тому +1

    Uqubadii Awoowe Mahemed siyad.Bare.Iyo Caydiid Baa Soomaalia aheysa.Ee Etiopien isku dhiiba ma noolidine.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 22 години тому +2

    Dowladan waa qarash qaran dhulkii dowladii oo dhan ayey xarashten mama hakayelin kooxdan xarash qaran

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 15 годин тому +1

    Waa hantida dawlada gurigaanu,waayo dawladaa bixisay,Hanti wadaagana lagu dhisay dumarkaana lagu magacaabay.

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 15 годин тому +2

    Dhulka uu kadhisan yahay guriga haweenka waxaa maqlay in uu lahaa, Allah ha u naxariisto dambigiisana ha u dhaafo aabe Maxamed Siyaad Barre oo ugu deeqay haweenka soomaaliyeed.

    • @s.o.6544
      @s.o.6544 11 годин тому

      @@farxiyabashir1761 💯 weliba dhalo ayuu warqad ku riday laguna duugay dhulka hoostiisa dhismaha.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому +4

    batuulo waa axmad madoobah dumarka hadaba waa kuhabsatay batuulo guriga hoyoyinka madhi karna

    • @dhoolbari9886
      @dhoolbari9886 14 годин тому +1

      Maya hooyada ha magin wa waa hooyo Qaran ayan aheen hooyo Qabiil

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 17 годин тому +1

    Ceeb ala kuu dil bashiiroow dumarka ka dhex bax ninyohow ,Hassan sheekh waa ku bahdilay bashiiroow

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 19 годин тому

    SOOW TEY CAYNEYSEY DHAC

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 4 години тому

    Somali madhowa dumarkii baa isbaato bilaabay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 17 годин тому +1

    Gurigaas mohamed siyad bare ala ha u naxariistee ayaa dumarka somaliyeed u dhisay ,looguma tagi jiran ,murayo garaad ayaa ururka haweenka markaa haysatay ,maanta lkn dumarkii la boobayo

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 День тому +1

    Batuula Sheikh Gabale bayzaani xx😊😊😊

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 17 годин тому +1

    Raysal wasaare hamze maba ogo guriga hooyooyinka iyo in lagu sharfay dumarka somaliyeed, hamze luga dheere markii siyad bare ala ha u naxariistee guriga hooyooyinka u dhisayey ,afmadow ayuu hamze lo,o ku raacaayey ,bashiir goobana arbitaro football ayuu ahaa

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 День тому +1

    Mamma Batuula Sheikh Gabale waa runtee AUN Mohamed Siad Barre u hibeeyey Haweenka ummadda Somaliyeed waxaa la dumiyey skoolkii Macallin Jaamac, guryaheenii ayaa la dumiyey sheeko dawlad xumadda dalka jirta.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому +2

    ,soow bashir wasirkini hawenka mahan maxad ugu didesa guriga macid goniya leeh

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 12 годин тому

    Mama hantida qaranka wareeji iskana aad meeshaa katimid EE CANADA passion KAGA ku diyaara

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 20 годин тому

    Iyada miya ka masul dumarka somalia

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому +2

    batuulo arintan haku cebobin hadalka doowlada maqal haweenka soomaaliyed kaliga mihid hawen adigo wax uqabanyo kuma arag maalinwaliba tacadi aya kudhaca maxad uqabatay batuulo

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r День тому +2

    Hooyada ha Laga qabto Bashir goobe wa tuug xasan tuug ba ka danbeya

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 20 годин тому

    Guriga iyada miya iska leh

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r День тому +1

    Denbi aad gashen buaha mama waxay ahayd iniska eridan Bashir goobe kursiga idinka leh

  • @aliosman4384
    @aliosman4384 17 годин тому

    Mamda waa qatar mamo waxad shegatay inad tahay qof aqon leh wax baratay taqan dawlad nimad ku noleyd qurbaha umamaleynayi sababto ah qofka aqonta leh sidan uma hadlo ee hoyo rac nadamka iyo dawlad nimada iska daa aniga ayaa tabsaday

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 День тому +3

    Xerada xalane ayaa laga soo diray islaanta. Kuwa dumarka u ololeeyo dhan waa mashraariic wadamada reer galbeedka wataan waana dagaalka wadamada islaamka lagu burburiyo. Somalia ilaahay ha sahlo dad wax badan fahamsan ma ahan.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому +1

    bashiir waa ni hadan dhagasaday warka xilka bashir haweenka soomaaliyed halo dhibo mida guriga wasarda hawenka oo qofdumara aya dageso batuulo madidi karto

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 День тому

    Batula Sheikh Gabale hadaad maqashaan muraad culus aan ka leeyahay.

  • @Shar-shaari
    @Shar-shaari 21 годину тому +1

    War habartaan waa waalatay xoolo ay leedahay miyey ku dhisatay guriga hooyooyinka sida gurigaan lagu dhisay waan og nahay iskuul buu ahaan jiray habartaan mawaxay istiri dadkii adigaa ka haray ee qabaso ku qadi mayside hala xiro aaway macalin mahdi

  • @Suldaan-gv2eo
    @Suldaan-gv2eo 13 годин тому

    Wasiir Tuug ladhahaayo aan loo Mackamadeeneen Somalia Aya ugu imaane bal habartan xil maheeso waxee qabato lama yaqaan hadana Waa kanaa waxay ku indha adag tahay dhulkii Dowlada ayaa kireestay yaab Walahi Aakhira samaanki waye

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому +1

    wayahye i hawenka soomaaliyed waxad tiri wasarada dagan oo kiro laga qada kirada hawenka soomaliyed maxad ugu qabata mise adiga kuhabsady oleh kaliga

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm День тому +1

    Na amus alkulistayahay walaga yaqan canada cabtoy bashiir goobe wasaxsan yahay lacagdanbe been been kucunimeysid period

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 19 годин тому

    Yaa kaa dhigtay gudoomiyaga haweenka qaranka waa ahmed madoobe kale waa tuugo xaaran cun

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 День тому

    Qof masuula sidiisi islastaan u hadlimeyso gurigu dowlada sow malaha
    Sida in ay yihii uru ka madax banaan bay u dhaqmeysaa

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 20 годин тому

    Islamahaan maxay meesha Ku heysataan oo sidii in ay gurigoda yahay Ugu hadlayaan .

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 День тому

    Batula Sheikh Gabale hadaad maqashaan muraad culus aan ka leeyahay.