MOHAMED PARACETAMOL VS WARDA ( BARASHO WANAGSAN )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • barnamijka barasho wanagsan oo ah mid taxane ah .
    had iyo jeer lagu soo marti qaado laba qof oo asxaab dheer ah .
    barnajimka waxa ka reeban in been la sheego ama la bixin jawaab ku sax ah

КОМЕНТАРІ • 425

  • @funnyvideos4059
    @funnyvideos4059 2 роки тому +122

    Warda walaahi si 100% u codkeeda u jeclahay, walaal waxaan kuugula talinayaa, inaad codkaaga music ka ilaaliso ood duubto heesaha aad taqaanoo dhan iyagoo cod ahaana si cidwalba udhagaysato adiguna aad u badbaado.
    Dabcan ilaahaybaa kugu galaday cod macaan ee adiguna ka fogow music ga.
    Love you wlo warda iyo paracetamol.
    A/DALLA JAMAAL LEGEND.

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 2 роки тому +59

    Abdalla jamaal wiilkaygi respect habo 🥰🥰
    Next dirisle apdi and samiixa khaliil
    Io qurux ku dhiigle marisha soo qabo habo waadigaa Nairobi joogee 🥰🥰

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 роки тому +35

    Dirisle iyo samixa iyo qurux ku dhigle iyo marish lamanayaasha nosoo qabo abdalow plz🙏

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 2 роки тому +43

    Masha’Allah her beautiful voice!🥹❤️‍🔥👸🏻💐

  • @aminasiad1637
    @aminasiad1637 2 роки тому +123

    Kusali xapipkeen maxamed scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @quenazmah7057
      @quenazmah7057 2 роки тому

      Scw

    • @maxamedxasan6503
      @maxamedxasan6503 2 роки тому

      Scw scw scw

    • @IMNoThingwiThout-allah
      @IMNoThingwiThout-allah 2 роки тому +1

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وبعد

    • @yusufd.zakaria6262
      @yusufd.zakaria6262 2 роки тому

  • @updivitah6
    @updivitah6 2 роки тому +74

    waxaa ugu horaysa oo aan sa.eeyo markaa guriga soo galo "Hooyo meedy"
    Hooyo mcana Alle Ha ii kaa daaYo♥️♥️

    • @zuhoercali3173
      @zuhoercali3173 2 роки тому +1

      Amiin Allaw kuu daa Hooyo meeday waa kalmad muujinaysa la'anteed wa mugdi

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx 2 роки тому +35

    Inantan xishoodkeeda ka hela masha allah

  • @MaiPro24
    @MaiPro24 2 роки тому +37

    Xishoodki oo dumar ah | warday 👍|| Rageedi paracetamol iyo Abdalla 🔥

  • @abokorhashi2175
    @abokorhashi2175 2 роки тому +42

    Cod cajiib ah iyo xishood la isku ladhey❤
    Female talent voice

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 2 роки тому +14

    Walaahi Waa Best Voice Dumar Een Maqlo Heesta Walaashay Warda Xasuustii Khadra Sinimo!

  • @abdiqaniosman5387
    @abdiqaniosman5387 2 роки тому +34

    We need Jack with maariish beauty next video insha Allah go forward bro thanks

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 2 роки тому +13

    Abdalla jamaal barnamij fiican weeye barasho wanagsan guul wacan

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +20

    Legend always legend keep going jamal abdale go forward 💘❤💪

  • @maxamedxuseen8108
    @maxamedxuseen8108 2 роки тому +8

    Apdle jamal guulayso next samiiha and idirsle Ama marizh iyo jeck

  • @Cawociise4891
    @Cawociise4891 2 роки тому +15

    Maarish and Jack plz plz pro inta jecel farta taaga ☝💚🤍❤💯💯💯

  • @napiilraiz8366
    @napiilraiz8366 2 роки тому +13

    Amazing legend barnaamijo xiisa leh adaa lagugu imaadaa geezi 😊

  • @najmanaju309
    @najmanaju309 2 роки тому +15

    Waxa ugu Horeya marka guriga so galo dhaha wxa weyi Meday Hooyo hadanay marka indhahygu Hore uqaban Hooyo Love ❤️ U alle hayka dayo🥺👸🏼🤲🏼

  • @sulekomoalimissack7472
    @sulekomoalimissack7472 2 роки тому +9

    Wlle barnaamij aan u xiisay weeye Abdallalow waad nagu soo raagtay Keep going bowe 🥰🙏

  • @hanadbreezy6783
    @hanadbreezy6783 2 роки тому +28

    axYaa sawT what a voice 🤚❤️🔥

  • @Hamsevicos
    @Hamsevicos 2 роки тому +11

    Warda akhlaaq dabeecad,daganaan ,xishood,ixtiraam,naxariis iyo cod macan ayaa rabi hibo usiiyey ee aan dhahno ,M.alh 🥰💝🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏please

  • @melkabdi5087
    @melkabdi5087 2 роки тому +30

    Haday macquultahay wllo plzz qurux kudhiigle iyo marish soo qabo🥰🥰🥰

    • @Rays606
      @Rays606 2 роки тому

      Baraamijka ma online baa

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 2 роки тому

      Nairobi bu jooga hada abdalle wu so qabanaya kolay inshlh

    • @melkabdi5087
      @melkabdi5087 2 роки тому

      @@nasraomer2819 insha allah

  • @mohamedabdifatahosman9001
    @mohamedabdifatahosman9001 2 роки тому +8

    5:40 eesh calayk cod halasiya manshallah wardiita♥️🥰😍👏👏👸🏽

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 2 роки тому +5

    Cod cajiib ah oo dahabi ah my sister quruxey waa iska jecelahay wardo saciid 💘 ❤💑💝💯

  • @Sabaax123
    @Sabaax123 2 роки тому +12

    Cod iyo badh inanta 👍🏻🥰
    Barsitimol caadi matihid 8jir wax shukaan saday 😂😂😂😂😂

  • @luckyothman5630
    @luckyothman5630 2 роки тому +9

    Masha allah horuumar wcn wll abdale Jamaal 👏🏻🔥

  • @lailaaadan3427
    @lailaaadan3427 2 роки тому +10

    Qurux ku dhiigle iyo maarish, Samiixa iyo idirisle Cabdale Plz Plz Plz wll

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 2 роки тому +4

    Wow, what a stunning voice she has. Fanaaniinta badankoodba aadaa ka cod fiican, that's the reality.

  • @othmanomar236
    @othmanomar236 2 роки тому +66

    Bro waxan dareemayna inad naga xiiso dhacday.! ee no soo jedso hadanu nahay fanskaga ku xidhan dhaman barha aad ka isticmasho social mediaha bro haday noqto Vloges vediao kaftan iyo barnamijyo kalo badan waxan ku leyahay walla keel your going all the time💯❤️

  • @muparikyuusuf3955
    @muparikyuusuf3955 2 роки тому +11

    NABIGA DARTII LIKE SARA WLLO

  • @fatimagaraad399
    @fatimagaraad399 2 роки тому +7

    Bahja iyo Barastamool inaa kadhigtaa kasii jeclaa 😍

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Рік тому +1

    M.a fananad jila warda happy farxanad marwalba wayan

  • @pilepanda7590
    @pilepanda7590 2 роки тому +24

    Keep going mypraTher iam first one❤️💔

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 роки тому +21

    Mashalllah hargeisa qorox Badan 🟢🟢🟢⚪⚪⚪🟢🟢🟢💯🤴

  • @abdikaringck4807
    @abdikaringck4807 2 роки тому +14

    Aree cabdalaw Dee wll aduunbaa noohadhay iyo caydaruus osonto Oo waliba xifaaltamaya su,aalahana soo adkee

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx 2 роки тому +16

    Qurux ku dhiigle iyo marish hadii ay macquul noqoto

  • @mubeshirmuktar4252
    @mubeshirmuktar4252 2 роки тому +6

    Iskufilan iyo ikran Shamaakh iiso Qabo

  • @Samo-wade
    @Samo-wade 2 роки тому +2

    Mncha allah barnaamijka qurux badan iyo dad qurux badan walhi keep going

  • @huthaahmed3751
    @huthaahmed3751 2 роки тому +4

    Amazing voice ❤️💋🤤

  • @fathizubeyr407
    @fathizubeyr407 2 роки тому +1

    Saalax sanaag iyo cabdijabaar gacaliya ku Soo xiji

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 2 роки тому +7

    Masha'Allaah wn u bogay barnaamijkan 🥰

  • @clraxmaanxassan1674
    @clraxmaanxassan1674 2 роки тому +4

    Cabdale jamaalow wllo qoftaas inaa soo caansaraa rabye igu soo xir

  • @cabdirashiidxusseencali7894
    @cabdirashiidxusseencali7894 2 роки тому

    Waaaaaw waxasaa kaa cod warda wax kale afkaaga caana lagu qabay horay u soco wardo quruxey....

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 2 роки тому +13

    Laba Su'aalood Buu Wada Qaatay Oo Isku Xiga Paracetamol Oo Ahaa Xujee Qofka Ku Ag Fadhiya Iyo Sidaad U Dhiman Lahayd

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 2 роки тому +3

    Legend of the Legend Abdala Jamaal guuleyso ❤👏👏👏👏👏

  • @user-qn7do9os4x
    @user-qn7do9os4x 2 роки тому +9

    Adiga iyo caydarouz azonto zo fadhista halkaaa😁😁😁🥰

  • @khaletupdy4896
    @khaletupdy4896 2 роки тому +10

    Her Voice 🥺❤🙆‍♂️

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 2 роки тому

    Abdalle jamaal plz noo soo badi barnaamijkaan waa jecelnahay guulayso brother horay u soco

  • @the_zakariaaa714
    @the_zakariaaa714 2 роки тому +7

    Golden voice wlhi warda saed omer❤️

  • @nagibawil5653
    @nagibawil5653 2 роки тому +23

    Legend always legend❤✌🏻

  • @faadimomohmed2904
    @faadimomohmed2904 2 роки тому +9

    Cabdle caajis wllhi uma soojeedid shaqdaada

  • @muxiyadiinxassan1352
    @muxiyadiinxassan1352 2 роки тому +5

    Zhp abdalle isku filan iyo ikraan

  • @prencezzramlaofficial4370
    @prencezzramlaofficial4370 2 роки тому +4

    Marish beauty io qurux ku dhiigle soo qobo next they are in kenya✌

  • @Madadaal00
    @Madadaal00 2 роки тому +7

    Abdale niyohaw clip yada naga soo badi. Waanu caajisnee

  • @khaddarmohammedhassan8178
    @khaddarmohammedhassan8178 2 роки тому +3

    Abdale jamaal abdale horay u soco

  • @allawayn1048
    @allawayn1048 2 роки тому

    Wow masha warda iyo boqorkygi Maxamed prascitimol hbbo mcn faraxd igu nolow calanki rer abtigana gacanta kugu jira

  • @abdirahmanabdullahiali4301
    @abdirahmanabdullahiali4301 2 роки тому

    Barnaamijka bilaawgisa ilaa dhamaadkiisa wardo waan sugayay inay qaado ma hiigaan jaceyl baan dhax maquurayaa wow khadro dahir Pro max codka allah haku barakeeyo

  • @cibadomaxamedayaan6550
    @cibadomaxamedayaan6550 2 роки тому +3

    Alaah abowe gabdha cod macaan kuwoh bdn ku soo daaraa

  • @user-xu8xs9jm2h
    @user-xu8xs9jm2h 2 роки тому +5

    Ana gormaad igu soo casumaysaa barnaamijka wll

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 2 роки тому +2

    Youtubka kaliye wax laga faaido keep goin abdale jamaal

  • @zuheipizmail5344
    @zuheipizmail5344 2 роки тому +10

    Marish iyo qurux ku dhigle nozo jedi cabdale

  • @zaaqoabdi2158
    @zaaqoabdi2158 2 роки тому +8

    Faaarfaaarafaaar laba iskuxiga ayuuqatay barasitomool

  • @sagalaxmed2215
    @sagalaxmed2215 2 роки тому +17

    Wan ku jeclahay cabdala jamal I'm miss you 😘 abdala

  • @najaxaxmed9265
    @najaxaxmed9265 2 роки тому +9

    mnzha Allh Cad macaanaa Wardi👸💋💋

  • @mohamettlafohore2664
    @mohamettlafohore2664 2 роки тому +8

    Amazing voice

  • @bushramohd9927
    @bushramohd9927 2 роки тому +8

    Maarish iyo qurux ku dhiigle so qabo

  • @bilemaxamuud
    @bilemaxamuud 2 роки тому +4

    Abdalaw asxbtada kudawato malinkasta manad anaga nagu casuumayn wll igu casoo codsi weeyan

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 2 роки тому +6

    Legend iS Always Legend Apalla Jamal👊🤟

  • @bushrocismaan4298
    @bushrocismaan4298 2 роки тому +2

    Nola so dherey wllw barnamijka

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 роки тому +2

    Mashallah move forward walal qaali

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 роки тому +1

    M.a wll abdala jamal keep going

  • @saynababdisalan3594
    @saynababdisalan3594 2 роки тому +1

    Cabdale mashallha wllky inshallah mar uun baan kasoo muuqan doonaa

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 роки тому

    Masha allah cabdala jamaal marmaishkan wamid xiisale horow soco wardana codba kudhacay barastimol wayka ilmeysìse

  • @hoodoabdi3770
    @hoodoabdi3770 2 роки тому +4

    Legendban ahay wan dhameystay😂

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 2 роки тому +18

    Mahamed paracetamol well com hargeisa
    Warda sied gabadh codka qurxoon mnsh allah ♥

  • @sacdaosman5728
    @sacdaosman5728 2 роки тому +7

    Cabdallow aniga iyo odaygayga nagu marti qaad waa codsi

    • @mahadyre
      @mahadyre 2 роки тому

      Yaa idin yaqan oo idin fiirsanayo marka
      Ninka saas ku leh waa single isku tuntay maseer darwwmoya😄

    • @sacdaosman5728
      @sacdaosman5728 2 роки тому

      @@mahadyre wx na daawada lama waayeen

  • @sawdaabdiraxmaan7657
    @sawdaabdiraxmaan7657 2 роки тому +2

    Horumar WacaN Ender Abdile jamal

  • @samsamcabdi1503
    @samsamcabdi1503 2 роки тому +1

    Cabdale jamaal soo badi🥰🥰

  • @khtr7
    @khtr7 2 роки тому +2

    That is is amazing 👏 warda sound video Like 👍 so beauti warda ❤🔐

  • @ubaxfaarax6559
    @ubaxfaarax6559 2 роки тому +2

    Cabdale wlky keep going

  • @hamsehoopal8256
    @hamsehoopal8256 2 роки тому +4

    Mazha alah hore usoco abdale jamal

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 2 роки тому

    M.a waa dhameesty wna la cajabay 👌👌👌💯💯💯💯hadne wxaaba kusii jira nin aan si niyad u dageera daaraktarkeena pracetimool 🙏🙏🙏🥰🥰🥰

  • @lamahuraan1334
    @lamahuraan1334 2 роки тому +2

    Dadka barnaamij kaftan ee umaleyan balse Paracetamol arima uqarsan ayuu sarbeebaya ayuu ka hadlaya wlal alle hakuu fududeyo dhibna alle kuma tuso

  • @saalimc.risaaq3209
    @saalimc.risaaq3209 2 роки тому

    Abdallah jamal thanks bro
    Greating from Eithopia Addis ababa 🙂

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 роки тому +1

    Bahja iyo baracitomal ayaad soo wada fiidhisin lahayd😘😍

  • @shortsfaaidoleh3645
    @shortsfaaidoleh3645 2 роки тому +5

    Every time new chalenge🤔💯👏

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 2 роки тому +5

    Wooow keep going abdallah jamal ❤

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 2 роки тому

    Masha allh warda alaha kuxafido abyo cod baakugu dhan waxb kacodsnayaa inaad heso badan oo bilaa musica noosooduubto codkaaga ayaan kuhaysanaa

  • @fathifarajet2133
    @fathifarajet2133 2 роки тому +6

    WarDa Cod McniDii oo Qof aH EesH CaLaH

  • @guleidomer8972
    @guleidomer8972 2 роки тому +2

    Cabdalle naga sii daa proh

  • @cihamidcilaahi2191
    @cihamidcilaahi2191 2 роки тому +7

    Legend ☝️❤️

  • @hadiamustaphe3561
    @hadiamustaphe3561 2 роки тому +1

    Mazhallah codkeeDah 🥰❣💋i0 xizhoodka 🤤

  • @geenyadburco3232
    @geenyadburco3232 2 роки тому +5

    Qofkii u horeeye ee Daawa dan ahya ys😱😁♥️

  • @idilkabaibraahim6118
    @idilkabaibraahim6118 2 роки тому +6

    MASH ALLAH ❤

  • @cabdiqanicabdiqaadir5825
    @cabdiqanicabdiqaadir5825 2 роки тому +1

    6:00 dhowr jeer baan kuso ceshtay yartan codkeeda music la.aan waala dhagaysan karayaa

  • @samiaharago2182
    @samiaharago2182 2 роки тому +2

    Keep going pro abdale jamal 💪👏

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 2 роки тому +3

    Mnsh allh wllky keep going

  • @maanzameofficial8262
    @maanzameofficial8262 2 роки тому +4

    Pro wallhida heesta lku qaday ku hysata m.a 💉🤴📌👸

  • @axmadgabshe1066
    @axmadgabshe1066 2 роки тому +11

    xax her voice ❣️💥

  • @aishaabdi5377
    @aishaabdi5377 2 роки тому

    Wwwwww m.a axyaa voice

  • @salmancade7412
    @salmancade7412 2 роки тому +3

    Axsan soowd 100 100 codkqgga Queen