Wadan wuxuu Ka dhismaa Magaalo Madax oo dadku wada Maalik gashadaan Albaabka wadanka laga soo galo ah. Xamar dadbaa isa siiyey unukaa leh ayaa Ka jirto illaa laga raro Magaalo Madax Xamar laga badalo Magaalo madax Soomaaliya nabad noqon mayso
Somalia waxa ay nabad u noqon la dahay waa waxaan oo kale Qof kasto waxa uu rabu iska sameeynayaa, bal hada arag waxaa jiraa wadaman iyo dadyoow ku nool geeska afrika sida Eritrea oo ah dad hadii ay u bataan 2.5 ilaa 3 malyan o qof ah, hadane waa dad isku xeran oo hal dowlad leh, Somalidane fiiri meeqo dowladood baa ka dhisan SOMALIA? Kaaga sii darane cadaw dibada nooga soo duulay nama heesto ee waxaa is heesto waa uun Somali cadaw ku shaqeeysanaayo hadii aan intaas fahano wax yaabo badan baa Qabsan karnaa, Qofka marka ugu horeeyso Qaladkiisa hadii uu fahmo iskuna dayo inuu waxa ka bedalo inuu horumar gaarayo shaki kuma jiro.!!!!
Kenya waan meshan kasoo dhofay. Runti kolay anigu SHAKHSI ahan. Madegen ama ma maal gashaden dal Africa ah. Oo aan dalkayga ahayn. Lakin durufaha kajira somali khasatan. Koonfuta. Amni. kamajiro lakin ilahayna ha nabadeyo. Lakin madama ay amni kajiro qayba kale ee dalka sida Somaliland iyo puntaland. Ayaan hada jecelnahay inan dhismayal ka biloowno. Anogo ah ganacsato somaliyed insha allah.
Maxaa parkland Turkey udhisaysaa oo kan Isli Somali udhisaysaa qaalisanaa kan parkland Farmaajo waxaa loo ridayay in kenya la dhiso Somaliyana ay noqoto xabaalo qashinka ku uruuran war dalkiina dhista
Tuuga waxaa la yiri tuug intuu san ku dhihin ayuu tuug ku yiraa oo hadii la idin yiraa dalkiina dhista ama qof madax dalka ka noqday ma waxaa la sheegay siyaasad anigu waxaan arkaa kenya 🇰🇪 waxa somaliya ku samaynayso markii jaad koodii la xiray hantida somalida in la dhaco ayay qarka usaarnad markii Somaliyana isbadal siyaasadeed ku yimid jaadkiina waa la fasaxay visihii kenyana waa la diiday ganacsatadiina guryihii ay ku dhici waayeen markaas ayay bilaabeen dhismahoodii marka siyaasi iyo ganacsato dadka ay hogaanka ugooyeen waayo soo shacan maskiin ah iyo hashii mandeeq ahayd oo cadaawaha loo garbo duubay maaha 😡😡😡
These money sharks 🦈 have made Nairobi real estate very expensive. The local mwananchi can’t afford to buy such expensive property. Nairobi houses used to be cheap before they came here.
Nimanka Guryaha dhisaayo Faa,iido aad aad xad dhaaf u ah ayey Ka helayaan kadibna way Ka tagahayaan waxaan dadka masaakiinta ah ee dhididkooda soo xamaashay kula talin lahaa in ay ka fiirsadaan inbadan Meesha ay xoolahooda galinayaan.
Anigu Waa Yaabay, Maxa Qaldan Somaliyaw Adigana Qaad🌿 iyo Qashin Lagu soo dira. I can not stay quiet and I have to say that I am disappointed in my people.
Egneerda ayaa Turkish ah la garay in Lagu xayeysiiyo waxaan la yaabanahay Qalabka la isticmaalayo ee Turkiga laga keenay ma shamiitada iyo Dhagaxa waa yaab
Abdiaziz nin soo shaqaystay uma ekee, lacagta Somalia iyo umada Somaliyeed laga soo xaday ayuu wakiil ka yahay. Ma Xasan Shaydan baa soo dirsaday, ma Muse Bixi ayaa soo dirsaday, mise Deni daan weyne
Dadka Leh ganacsatadu maxay dalkooda uga dhisi wayen ma xuma lkn wadanka in LA nabadeeyo saw kama horayso dhismihii LA dhiso waa LA qarxinaya qofkii is dhaha wadankaga wax u qabo waa LA dilaya Marka siday suurtagal u noqonaysa
Qurbaha joogeey is illaaliya hadii aad rabitaan in aad degtaan Kenya dhul Ka iibsada kadibna si tayo leh guryo aad u badax banaantihiin oo qaylon aan lahayn ah Ka dhista
Central Somalia (Puntland) has a large deficit in high-quality housing, so it will be a good area to invest in, #somali #Puntland #ssc_somali #khaatumo
INTAADAN GURI wadan shisheeshe aadan ka iibsan, 3 arin ka fkir oo is waydii?? 1-Wadankaan sharci degenaasho ah maku leeyahay ama visa ayaan ku joogaa? 2-Wadankaan maka helay oo ma rabaan inaan sii joogo 3-Lacagta aan guri ku iibsanaayo ganacsi maku furan karaa, gurigana galaad maka iibsan karaa? Waa Caqli Celin.
waxa aan aad ugu bogaadinayaa c.salaan hareeri in uu soo duubayo ganacsiyada soomaalida horumarka ka samaysay dunida khaasatan kenya. waxa aan ka codsanayaa in aad soo duubto dhamaan ganacsiyada kala duwan ee soomaalidu ka samaysay kenya, haduu yahay dhismaha, warshadaha, hotelada, iyo schools ka. in aad soo dayso ganacsiyada kala duwan ee soomaalidu wuxuu dhiiri galinaya dhalinyarada somaliyeed in ay ganacsiyo sameeyaan oo dhiiri galin ayay unoqon isla markaana fikir ayay ka helayaan. pls soo diyaari documentaries somali businesses ka ku yaal Kenya, ethiopia, UAE, Uganda, Tanzania,Rwanda, South Africa, Zambia, Angola, Sudan, Sucuudiga, iyo dhamaan dadlalka ay ku noolyihiin soomaalidu. aad ayaan uqadarinayaa barnaamijyadaada waxtarka badan uleh.
Runtii fakar in wadan beri lago ceerinkaro ina dhisto ma fiicno hargisa bosso lacgta galiya dadka qurba joogo wadanka ku celiya subxalhi dadkii waxbartay miyaa sida u fakaray daljecl dhan majiro miyaa
Somali Real Estate companies need to build houses and apartments suit for everybody--not only for Somalis because Somali clients are limited. And Somali clients need to buy easy to rent or sell properties that suit everybody. If you investing 200,000 and more property and this property is customized for only Sonalus or the whole neighborhood is Somalis, why normal Kenyan would rent or buy?? And also why Turkey Companies?. Why not Kenyan ones? Are Turk ones cheaper?
Ganacasatada soomaaliyeed ee kasoo jeeda koonfur ee dhisanaya kenya maxay u dhisan waayeen magaalada hargaysa sababta oo ah waa dal soomaali leedahay oo nabad iyo xasilooni ka jirto?
Guryaha laga dhisayo kenya Waa ganacsi lacag ayaa laga sameeyaa flats ayaa loo sii gadaa halkii guri ee ladhiso 100% ayaa LA faaidaaa, soomaaliya lacagtaa laga heli maayo hargesa muqdisho iyo dhamaan dhulka soomaalida idil
Su'aashaydu waxay tahay Soomaalidu Nairobi way dhisataa oo horumar bay ka samaysaa lk. ADDIS ABABA ma jiro wax horumar ah oo ay ka samaysaa gebi ahaanba! Guryo kama dhisato shaqooyin kale kama qabtaan! Maxaa markaa sababay arintaas? Xitaa dhalin yaradu horumar waxay ku sameeyaan Nairobi
ALLAHA towfiiqda waafajiyo ganacsatada Soomaaliyeed dhammaantood, balse waxaa ka wanaagsanaan laheyd haddii aay caqliga saliimka ah la saaxiib yihiin maalgashiga Muqdisho, Hargeeysa, Kismaayo, Dhuusamareeb, Jowhar, Baydhabo iyo Garoowe.
Wadan wuxuu Ka dhismaa Magaalo Madax oo dadku wada Maalik gashadaan Albaabka wadanka laga soo galo ah.
Xamar dadbaa isa siiyey unukaa leh ayaa Ka jirto
illaa laga raro Magaalo Madax Xamar laga badalo Magaalo madax Soomaaliya nabad noqon mayso
Sax walahi
Dhulkeena ma dhisaan ooy maat galiyaan. Beri hadii u dagaal ma dhaco waa laga carari doona
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
Somalia waxa ay nabad u noqon la dahay waa waxaan oo kale Qof kasto waxa uu rabu iska sameeynayaa, bal hada arag waxaa jiraa wadaman iyo dadyoow ku nool geeska afrika sida Eritrea oo ah dad hadii ay u bataan 2.5 ilaa 3 malyan o qof ah, hadane waa dad isku xeran oo hal dowlad leh, Somalidane fiiri meeqo dowladood baa ka dhisan SOMALIA? Kaaga sii darane cadaw dibada nooga soo duulay nama heesto ee waxaa is heesto waa uun Somali cadaw ku shaqeeysanaayo hadii aan intaas fahano wax yaabo badan baa Qabsan karnaa, Qofka marka ugu horeeyso Qaladkiisa hadii uu fahmo iskuna dayo inuu waxa ka bedalo inuu horumar gaarayo shaki kuma jiro.!!!!
ManshaAllah wariye Somali o idhil eey wadha jeceshahay wariye Hareri
Kenya waan meshan kasoo dhofay. Runti kolay anigu SHAKHSI ahan. Madegen ama ma maal gashaden dal Africa ah. Oo aan dalkayga ahayn. Lakin durufaha kajira somali khasatan. Koonfuta. Amni. kamajiro lakin ilahayna ha nabadeyo. Lakin madama ay amni kajiro qayba kale ee dalka sida Somaliland iyo puntaland. Ayaan hada jecelnahay inan dhismayal ka biloowno. Anogo ah ganacsato somaliyed insha allah.
Welcome to somaliland
Hargeisa ha moogaan multi cutural city and federation people to all somalis
@@liibanmumin6582 thank you walal
@@universeboy6304 thanks walal
Insha allaaah wll alle ha idiin rumeeyo
Kenya Waa guulaysatay qaadkiina Waa daabulaysaa dhismihii dalkana Waa istaagay Oo kenya Ayaa la dhisayaa
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Qofkii ugu horeyay oo dawadan ahay
Hadaadad tahay se 😂😂 dhakh ilaa dhakh
Maxaa parkland Turkey udhisaysaa oo kan Isli Somali udhisaysaa qaalisanaa kan parkland Farmaajo waxaa loo ridayay in kenya la dhiso Somaliyana ay noqoto xabaalo qashinka ku uruuran war dalkiina dhista
Wax walba siyaasad miyaan gelineynaa, demeerkii dhuusaba haddii la yiraahdo sababtaas ayuu u dhuusayaa cajaaib waaye ilaahow umadaan qalbigooda hagaaji.
horta waxa ka hoorey so dadk dhisanaya marka hore yaa soo qixiyey
@@wardhaglow
Siyaad barre ayaa aniga i soo qixiyey, ilaa iyo haddana nabadgelyo ma jirto
@@abdirashiddirie3522 xaqiqada yaa iska indha tirin aniga somali waligee ma arkin l
sorry for the
Tuuga waxaa la yiri tuug intuu san ku dhihin ayuu tuug ku yiraa oo hadii la idin yiraa dalkiina dhista ama qof madax dalka ka noqday ma waxaa la sheegay siyaasad anigu waxaan arkaa kenya 🇰🇪 waxa somaliya ku samaynayso markii jaad koodii la xiray hantida somalida in la dhaco ayay qarka usaarnad markii Somaliyana isbadal siyaasadeed ku yimid jaadkiina waa la fasaxay visihii kenyana waa la diiday ganacsatadiina guryihii ay ku dhici waayeen markaas ayay bilaabeen dhismahoodii marka siyaasi iyo ganacsato dadka ay hogaanka ugooyeen waayo soo shacan maskiin ah iyo hashii mandeeq ahayd oo cadaawaha loo garbo duubay maaha 😡😡😡
Business Somalida Kenya Allaha barakeeyo
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Dhulka uu sahamiyay rug cadaa wariye Abdisalan Hereri Isha allaah mustaqbilka dhow waan tagi doonaa.
Abdisalan waad kumahadsantahay for your information
Xolihi somaliyah lagah so dhacay bah lagu dhisayah kih somaliyah madax kah so noqdah kenya 🇰🇪 buh dhisah wadankodinah way ibsadan hadanah waxaa so racday jabutih waa wadan mafiyoh iyo moryan qabsatay
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Two road kulaha
Broken English. Broken kiswahili iyo xoga yar somali laqqrinayo afka somaliga wa muhim
Aniga alras ayaan inshallah ka afarta qol ah ciyaalka ugadidoonaa inshallah waana qiimo macquul ah .mahadsanid abdisalan.
244,kun $ Maa macquul ah bismillaah
alle hakuu barakeeyo xoolaha wll
illaahay ayaa qani ahe
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Guri Somali leeyahay oo Nairobi ku yaal waxaan ka jecelahay guri ku yaal xafada daruuraha ee Hargeisa
Mashallah wl cabdisalam hereri wariye Caan aad iyo aad ayaad ugu mahasantahay wanaga iyo walaltinamada aad u taabinayso bandhiga daarta weyn ee cusub aniga waxaan jooga Columbus Ohio waxaan ku lehyahay wanag qabtada ka qaado waa idin salaamay
Sdaru saaxil waan gartey sodaa waxed hayso cisalan hereri horey usoco
Masha Allah hareri wallal shaqo iwedi Shirkadhahan wxan bartay diploma in civil engineering
Cabdusalan Ibrahim Heriri.
Wariye Sare oo soo diyaariya Barnaamijyo wax ku ool ah Bravo Bravo !!!
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
These money sharks 🦈 have made Nairobi real estate very expensive. The local mwananchi can’t afford to buy such expensive property. Nairobi houses used to be cheap before they came here.
Who are the money sharks?
Dalkiina Somalia in aad ka dhistaan ayaa ka wanagsan laheyd🎉🎉🎉😊😊😊
Gancsada somalida e kenya e guryaha ka dhista wa manaxayal dhiig mirata ah o lacgo badan ka macasha somalida
Soomaali waddankood bay ka tageen oo waddanka kale bay maalgaliyaan very sad story 😢
Amniga iyo nabadgelyada ayaa keenaysa in qofku uu maalgashado meelakstoo aduunka kamid ah . Wadankeena Somalia Hadi aynu nabad ka dhigno Dadka caalaamkoo dhanba inoo imanaya maalgashanayana wadanka .
Exactly 💯
Lagugu dhufay umada ha dhicin
Anigu waxan odhan laha dhaqaalahina haku aaminina dhul shisheeye ee dalkina maal gashta wayo waxa dhici kara dagaal u dhaxeya somalida iyo kenya wayo dhul ayey inaga haystaam
sharaftii way dhimatay😥
Somalida gobolka ugu weyn Kenya ayay dagan yihiin waa somali Kenya katirsan ok xaqq ayay ulehyihiin inay ka dhistaan waayo Somalia amini majiro
Akh alla somali aqli xumaa wadan shisheye ayay hinti intaa laeg galinayaa wax kasta fisha
Nimanka Guryaha dhisaayo Faa,iido aad aad xad dhaaf u ah ayey Ka helayaan kadibna way Ka tagahayaan
waxaan dadka masaakiinta ah ee dhididkooda soo xamaashay kula talin lahaa in ay ka fiirsadaan inbadan
Meesha ay xoolahooda galinayaan.
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
masha Allah somalida waa umad ganacsiga meel sare ka gaadha
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Hereri aad baad ugu mahadsantahay Posotiveka aad Mar walba noosoo gudbinaysid horay u socda dadkayga soomaaliyeed
Nin qaraabo nahay ayaa dowr dabaq ka dhisay Nairobi. Maalqabeen weyn weeye hada laakin shilling ma geliyo gobolkii uu kayimid.
Dalkaaga maal gasho waayo Kenia 🇰🇪
sharaftii way dhimatay😥
Anigu Waa Yaabay, Maxa Qaldan Somaliyaw Adigana Qaad🌿 iyo Qashin Lagu soo dira. I can not stay quiet and I have to say that I am disappointed in my people.
Egneerda ayaa Turkish ah la garay in Lagu xayeysiiyo waxaan la yaabanahay Qalabka la isticmaalayo ee Turkiga laga keenay ma shamiitada iyo Dhagaxa waa yaab
Waa wadaado oo ma yaqaanaan dal iyo wadan toona waxay yaqaanaan hunguri maanta mid berri ah xataa yaqaanaan
A/Salaan Waxaad Ilowday Inaa Weydiiso Bishii Maintenance Meeqaa Loo Bixinaa?
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Lkn guryahan soomali way ka dhisi karaan qurayaha caadiga ah amni uma baahna lkn wadankiina dhista
Dad Kenya ku dhashey somalia maxey ka aqanaan.
Welcome to kenya 🇰🇪.
Waan uhambalyeynaya southern sahil horumar wacan
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Hareri wa xarif so shaqa tagay kashaqeeso sxp dhismatashan ugu danben dadka Kenyan ka ah ba ku kiresan dona bishi 50 dolls ilen somalida salmalahane
Abdiaziz nin soo shaqaystay uma ekee, lacagta Somalia iyo umada Somaliyeed laga soo xaday ayuu wakiil ka yahay. Ma Xasan Shaydan baa soo dirsaday, ma Muse Bixi ayaa soo dirsaday, mise Deni daan weyne
Soomaali dhulkooda way duminayaan, dhul dad kalena waa dhisayaan waa dad sixran baan is iri
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
Somalilotag helimayo wlahay war dalkina dhista magalo Kikuyu iskadaya from qorilugud
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha,
Maxaa lagu falayaa qaaligooda soomaali iyo iimaan la'aan meesha ay tagaanba waa qaaliyeeyaan.
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
@@LexlutherVII
Aad iyo aad waxaa kasii daran dabeecadaha kale, nadaafad xumada, musuqmaasuqa, isku fallisaada, guriga iiga saar anaa lacag badan kusii nayee, dad uun habaaran udaa.
@@wadaniga Ha, wallahi taasi waa xaqiiq jirta, kaliya waxay ka fikiraan oo ay caabudaan lacag, iimaankii iyo waddaniyaddu labaduba way ka tagtay
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Salansare c/salan iyo asxaabta bildinka kowthar ma waxaa loogu magacdaray suratul kowthar🤲
Masha allah legend hereri
Waan guurayaa.
Mxa lays dhacaya hahahah Waa maxay aqalkan 3qol ka koban 80kun Ee Dollar ahi ...
Pakland waagii hore dadka lacagta haysta ayaa degi jiray
Wariyaha kaliye aan taageero
Dadka Leh ganacsatadu maxay dalkooda uga dhisi wayen ma xuma lkn wadanka in LA nabadeeyo saw kama horayso dhismihii LA dhiso waa LA qarxinaya qofkii is dhaha wadankaga wax u qabo waa LA dilaya Marka siday suurtagal u noqonaysa
Waa runtaa ama qabiil darteed ayaa laguu diidayaa
Waa wada burcad badeed waala ogyahay
Qurbaha joogeey is illaaliya hadii aad rabitaan in aad degtaan Kenya dhul Ka iibsada kadibna si tayo leh guryo aad u badax banaantihiin oo qaylon aan lahayn ah Ka dhista
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Central Somalia (Puntland) has a large deficit in high-quality housing, so it will be a good area to invest in,
#somali #Puntland #ssc_somali #khaatumo
Waa meel qabiil ka taliyo mana hormareeso Somalia oo qabiil ka dhamaan haku riyoon
the problem with somalia as a whole is financing. all these countries have access to mortgages
Why don't they build there country 🤔
Because it will be bombed within days!
when you have no dignity....😑
This is Business and business knows no boundaries. It’s all about profit.
Shirkad mise shariikad
Wa afcarabi kilmado marka sida ku sahalsan ugo dhawaaq
kaaalay dhulkiinka dhista
Dalkale in lamaal gashto waa arin wanaagsan dad badan banan fahmsanayn
Masha allah
Masoo dhawanayno waayo wadankoodii uga dhisiwaayeen
waxani waa ganacsi, maaha deeq, ganacsiguna halkii faaido ugu jirtuu aadayaa.
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
Masha Allaah
Dhismaha Kowthar iyo Alras
Dalkaga dhiso ku dheh intad dal shisheye dhisan leyd
INTAADAN GURI wadan shisheeshe aadan ka iibsan, 3 arin ka fkir oo is waydii??
1-Wadankaan sharci degenaasho ah maku leeyahay ama visa ayaan ku joogaa?
2-Wadankaan maka helay oo ma rabaan inaan sii joogo
3-Lacagta aan guri ku iibsanaayo ganacsi maku furan karaa, gurigana galaad maka iibsan karaa?
Waa Caqli Celin.
Soomaali du ha maal gashadaan dhulkooda hooyo please 🙏 maxaa diidaya inlamaalgashado hargaysa muqdisho taas baa aakharo iyo aduunba wanaagsan kenya say maanta thy masii ahaan doonto soomaalina say maanta thy masii ahaan doonto indhaha kalafura soomaaliyeey
Meel qabiil la tixgelinaayo sidee loo maal gashtaa oo hada Kenya waxay ugu fiican tahay Somalia meel aad rabto oo xitaa aan eheen NFD oo gaalo kaliya ay dagan yihiin wad maalgashan kartaa lkn somalia ayagoon wax Dhisan rabin hadaad uimaado si aad Dhul uga iibsato waxaa lagu lehyahay qabiilkaada meeshaan ma dagno midaana waxaa usii Dheer amni darro wadanki kajirta oo hadii aad dabaq ka dhisato oo beri qolada meeshaan eheed ay waxyeeleyso dawlada waxba kula qaban meyso marka think outside the box
Lacagtay galinayaan Kenya waxa uga fiicna iyaga ciyaalkan al shabaab askarta u ah siiya aye u burburiyaan al shabaab
Wabaa kudhacay Somalia 🇸🇴 war aaway dalkaa udhalateen
waxa aan aad ugu bogaadinayaa c.salaan hareeri in uu soo duubayo ganacsiyada soomaalida horumarka ka samaysay dunida khaasatan kenya. waxa aan ka codsanayaa in aad soo duubto dhamaan ganacsiyada kala duwan ee soomaalidu ka samaysay kenya, haduu yahay dhismaha, warshadaha, hotelada, iyo schools ka. in aad soo dayso ganacsiyada kala duwan ee soomaalidu wuxuu dhiiri galinaya dhalinyarada somaliyeed in ay ganacsiyo sameeyaan oo dhiiri galin ayay unoqon isla markaana fikir ayay ka helayaan. pls soo diyaari documentaries somali businesses ka ku yaal Kenya, ethiopia, UAE, Uganda, Tanzania,Rwanda, South Africa, Zambia, Angola, Sudan, Sucuudiga, iyo dhamaan dadlalka ay ku noolyihiin soomaalidu. aad ayaan uqadarinayaa barnaamijyadaada waxtarka badan uleh.
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
Somalidu waa dadka ugu aqli yar uguna sal fudud meel kasta laab lakac iyo fudayd ayay ku galaan intay dhulkaas shisheeye maalgashanayan ee cawaanta ah may maal gashtaan smland iyo puntland oo shaqo abuur u sameeyan dhalinyarada taas oo unoqon lahayd mid anfac iyo dheefba uleh dadka iyo dalkaba
Qabyaalada qurunka eh ayaan loo maal gashan karin meelaha ay nabada kajirto waayo waxay kulehyihiin qabiilkaada halkaan ma dago
sorry walahi waxii wadankeena lagalin lahaa meela kale ayaa lagu maalgalinaa Amini dartiis. see kunoqoneynaa wadan amni leh ileen anagaaba meelo kale dhiseynee.
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
ua-cam.com/video/DSGhCaRSLPU/v-deo.html
400 kun Waa waali cas
Damuljadiid miyaa dhisanay saa
Apartment $400k mindhaa inta lagaa gato jeebka ma gashatid dheh hhhhh
Waa tuugo dadka qurbaha Lee lagu dhacayo
Soomaali waxay rabaan maalin taajir wadamada labo kun Ka badan oo Kira ah laga helaayo intaas ma joogaan Apartment
What about Kukuyo Gorilla?
And what about them?….shame!
DAD DHULKOODA INTAAD DHISAYSAAN MAAD DALKIINA IYO GOBALADIINA DHISATAAN
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
Barri hadii la idhaco soomali ha I dhaco
Wow
No running water. Suage water , bore well water in a City?
ODEYGA BERYAHAN YOUTUBAR MIYU NOQDEY WA YAABE.
Dal anay lahayn bay lacag iska gelinays somali makhasara loo qoray
Runtii fakar in wadan beri lago ceerinkaro ina dhisto ma fiicno hargisa bosso lacgta galiya dadka qurba joogo wadanka ku celiya subxalhi dadkii waxbartay miyaa sida u fakaray daljecl dhan majiro miyaa
Shirkadii muuse cabdallaha 🤣
Loqada Englishka markaa daweyn kubarato waad kuwareereysaa
Somali Real Estate companies need to build houses and apartments suit for everybody--not only for Somalis because Somali clients are limited.
And Somali clients need to buy easy to rent or sell properties that suit everybody. If you investing 200,000 and more property and this property is customized for only Sonalus or the whole neighborhood is Somalis, why normal Kenyan would rent or buy??
And also why Turkey Companies?. Why not Kenyan ones? Are Turk ones cheaper?
Ganacasatada soomaaliyeed ee kasoo jeeda koonfur ee dhisanaya kenya maxay u dhisan waayeen magaalada hargaysa sababta oo ah waa dal soomaali leedahay oo nabad iyo xasilooni ka jirto?
Guryaha laga dhisayo kenya Waa ganacsi lacag ayaa laga sameeyaa flats ayaa loo sii gadaa halkii guri ee ladhiso 100% ayaa LA faaidaaa, soomaaliya lacagtaa laga heli maayo hargesa muqdisho iyo dhamaan dhulka soomaalida idil
Waste of money Kenya buying 🏡
4qol iyo 400k$ cala qol 100k $ miya markaas 🥹 subxanalla waaba budhcad kuwani tuugo ah America xata ma ahan 4qol 🥹
Maya guryaha is dul saaran ayu dhahay oo duplicate ka ah waa 380k ila 400k..
Su'aashaydu waxay tahay Soomaalidu Nairobi way dhisataa oo horumar bay ka samaysaa lk. ADDIS ABABA ma jiro wax horumar ah oo ay ka samaysaa gebi ahaanba! Guryo kama dhisato shaqooyin kale kama qabtaan! Maxaa markaa sababay arintaas?
Xitaa dhalin yaradu horumar waxay ku sameeyaan Nairobi
Zxp
Itobiya wa dal xidh xidhan wax walba dawlada leh
Kenya lakiin wa ganacsi xora qofku sag a xora wuxu samaysanayo
@@apdimalik94 haa mahadsanid wll, qodob kale oo aad raacin kartaa miyuu jiraa?
shacab 30 sano ka badan is burburinayey, oo wadankoodii dumiyey oo wadamo kale dhisayaan sharaftoodii iyo wadaniyaddoodii way dhimatay, Caqli ma laha
@@LexlutherVII walaal qoraal kaagani su'aashaydii lama xiriiro!
@@ducaysane1133 haa waan ogahay taas laakiin, Waxaan kaliya rabay inaan sheego xaqiiqo😄
Guri Africa 700 😂😂
Haa muqdisho ayaaba ah 🤣🤣
Masha allah