Heesihii Riwaayadii Naf Iyo Nasiibkeed | Curintii Abwaan Cabdiweli Farax Qambi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 6 місяців тому

    Waah Waah Khadar Xassan cod dahabi " nabarkiisa halistaa baan ka nuuxi waayoo kalgacayl nac igu reeb" sidoo kale Samatar heeso xul ah oo jacayl ah. In their prime time, these artistists were glamarious

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +2

    Wow waa riwaayad xusid mudan yaa Alifay riwaayadan saaxiib Cawayska Dalmar nala wadaag abwaanka murtidan, iyo miidan culus muhindisay ama alifay thanks.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Рік тому +2

      Waa curiyey Abwaan Cabdiweli Farax Qambi

    • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
      @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +2

      ​@@caweyskadalmarMahadsanid sxb.👍

    • @abdifatahxoday9936
      @abdifatahxoday9936 10 місяців тому +1

      Dr. A/wali Farah Jama ( Qanbi ) Ku dhashay Waqooyiga Gaalkacyo Ex. Dhalinyarada Gaalkacyo Carabka Ka aha Awoowgey Alaha xafido Abwaan Dhab ah

    • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
      @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 місяців тому +1

      @@abdifatahxoday9936
      Maasha Allah Alle ha xifdiyo bro.

  • @dheeqdheeg
    @dheeqdheeg Рік тому +2

    Shaqo wacan bro

  • @saleebaancabdi4048
    @saleebaancabdi4048 Рік тому +2

    Ayaamahan todobada ah Aun khadro daahir cige iyo dhamaan inta dhimatay waa riwaayad heeso macaan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +2

    Heeso badan oo caan ah oo ka mid ah heesahii hirgalay ayaa ku jira waa cajiib riwaayadani AHUN intii dhimatay.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 11 місяців тому

    Waa riwaad xusid iyo xusuus leh

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 10 місяців тому +1

    odeygaan heesihiisa soo jiidasha maleh sida dacar iyo kaariye iyo singub etc

  • @abdifatahxoday9936
    @abdifatahxoday9936 10 місяців тому

    Riwayadi ugu Qiimaha badnayd Marka loo fiirsho Fananiinta Jilaya Oo ah top ah iyo Abwaan Cusub iyo Magaca Ruwayada Maf iyo Nasiibkeed Nasibka qofka iyo miraha heesha ku jira iyo Waqti xiliga markas ay ku so Aday oo Waqti Xasaasi ah Waqti oo aha Naf iyo nasiib xiligas jirtay Wixi u Tiriyey Oo Taagna hadalo Sarbeeb ah Iyo Qiso dhab ah Asaga la kulmay

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 Рік тому +1

    hees mooyeee heesaha riwaayadan imay cajabin kolay waa riwaayadihii iga danbeeyay