Deg Deg Ciidanka itoobiya Oo Lagu Bahdilay Gudaha Soomalia, RW Xamse Oo Ceeb Ku dhacay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 39

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 3 місяці тому +14

    Weli waxaa nool geesiyaal soomaaliyeed masha allah

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 3 місяці тому +3

    ASC WERIYE BEENTA JOOJI JUBALAND CIIDAN ETHIOPIAN AH MAJOOGEEN 2 WAXAY SI SHARCI DARA AH KU JOOGAAN XUDUUDA DOOLOW TAASNA WAXBO LAGAMA QABAN KARO ELAA ETHIOPIA DALKA LAGA SAARO WABILAHI TOWFIIQ

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 3 місяці тому +3

    Waa halis weyn waa qiyaano weyn dalka wey qabsan rabta itoobiya soomaliya

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 місяці тому +1

    Walaahi reer galgaduud wa geesiyaal somali sax ah general ceeydid kaso jeeda 😂😂😂

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 3 місяці тому +3

    Guul cidanka boliska D/ mataban

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 місяці тому

    Guuleysta Ciidamada Soomaaliyeed Weligiin Ka Gacan Sareeya Cadawga Itoobiyaanka Insha Allah

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 3 місяці тому +2

    Allah ha haliko daalimiinta Xabashida iyo xolafadooda. Aamiin

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 місяці тому

    Bismilah daandaansi dagaal bilowgiiseyrabeen lakiiin waxa ka hortegey Niman ragga oogeesiyaala waa reer hiiraane guuleysta 😊😂 ciidamadiisa waxey hubinayeen in Ogaden ❤😂😂 soomalida iskadifaaci karto

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 місяці тому

    Doolow iyo Puntland weey ogyihiin Ethiopianka inee joigaan Futo Nash

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 3 місяці тому

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 3 місяці тому

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 місяці тому

    Lagama yaabo dhulka Hawiye ineey Ethopia kusoo dhiirato sida reer ordaaye .

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 місяці тому

    Walahi hada runta sheego 100 somali ah iyo 2000 itobiyan wey iska celin karaan waayo gaalada xabashida wa wadna mahaayan 😂😂😂

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 3 місяці тому

    Waxaan been ahayeen miyaanad ka shaqeyn. Weli youtuber ka been badan maan arag. Qadaad weyn qadaad weyn dhalay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 місяці тому

    Xasan gurguurte iyo xamse iyo aadan madoobe ayaa itoobiya kala shaqayna in ay xoog wadanka ku qabsadaan

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 місяці тому

    Shabaabkii lala heshiiyay ayaa difaac looyahay balse itoobiya halkaan logama baahno ruux kasta oo isku dayo hoog mooye wax kale kama faa'idayo

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 3 місяці тому

    Ader polaska somali waa wadanan ader wadanka dafaca guull iyo goobanama no ethiopia ader waadanko indhanoolin nayaada kadak

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 3 місяці тому

    Gaar iyo gardaraba Ethiopia waxay rabta dulkeen ee waxan ufadino waa gardaro

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 місяці тому

    Waa been rw waa dacad wana nin diin leh mana aqbaleyno waligeen waa wadani dalkiisa jecel waxan uugu duceyneynaa guul iyo garab wacan

  • @wadanimuqdisho685
    @wadanimuqdisho685 3 місяці тому

    War maxaa dowladda somaliya ay u arki la dahay ciidankaan itoobiya oo rabo iney somaliya qabsadaan

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 3 місяці тому

    Maxeey habeeynayaan dhac iyo boob eey ku jiraan. Qaati Billahi aa laga taagan yahay. Waan yaabsan nahay.

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 3 місяці тому

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 3 місяці тому

    Somalia bajdil xaduudka ciidan joogin

  • @DerkeeyinaSamawadee
    @DerkeeyinaSamawadee 3 місяці тому

    Hambalyo geesiyaasha soomaaliyeed

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 місяці тому

    Hub qaraxyo mishin ayey iinii wadaan

  • @Cadejanaal-cx8yi
    @Cadejanaal-cx8yi 3 місяці тому

    Haa la abaal mariyo police ka mataban

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 3 місяці тому

    Xamza mise ninkale waa beentaa

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 3 місяці тому

    Etobi ma khusato

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 місяці тому

    Laya Ethiopia ciidankankoda ❤❤❤ guuul ciidankena somalida 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 місяці тому

    Guul Iyo Gobanimo Geesiyada Ciidamada Soomaaliyeed Allah Idin Xafido Insha Allah

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 3 місяці тому

    ASC WERIYE BEENTA JOOJI XAFIISKA PM XAMSE WAX KOROBSHAN AH KAMA JIRO WAA XAFIISKA UGU AAMINSA ABAD EE SOMALIYA SOO MARAY WABILAHI TOOWFIIQ

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 3 місяці тому

    Ninku been badanaa war wadankii waa lala wareegey ethoipan qabsadeye 😁😁😁😁

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Ethipbia yaa uga yeeray dusmareeb alloora qoor qoor ayaa uyeertay ?

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 3 місяці тому

    Hala galbaasho
    Xubin nimada Barlamka 3 dooda
    Hala qaado

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 3 місяці тому

    Warkaa runta ka fogaa itoobiya iyadaa maamusha Somalida inteeda badan ciidanka ugu badan ee somalia joogaana waa itoobiya

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 3 місяці тому

      Dhulka gobolada dhexe ma joogaan