Barnaamijka Waa Kuma Maxamed Kaahin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лют 2022
  • Barnaamijka Waa Kuma Maxamed Kaahin
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavisionuk.com:8000/pla...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 91

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 роки тому +8

    Legend ilaahay cimri dheer ha siiyo Maxamed Kaahin

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 роки тому +5

    Maxed kaahin waxaan bartay 1982 waxaan ku bartay taliskii u horewyay ee snm ku lahayd santarkii durya oo ayfadhiyi jireen wataatir maxed cali alla ha unaxaruistee maalinkaa waxay fadhiyeen ku rigii aalah ha u naxariistee ismaaciil warsame ,sheekh tuways, gorgor, maxed cali,daxawaqale, afdheer,dhamaantood dadkaa iyo qaarbadan oo halkan aanan ku soo koobi karin isaga ayaa kanool kaligii mansha allah waxaan leetahay mujaahidka hadal nin lagu qiimayn karo maaha waa nin kawayn waanan salaamayaa, nasiibna waxaan u yeeshay maanta in aan ku noolahay xorayntii dalka kadib in aan ku noolahay halkii aan halganka ku yagleelnay oo ah hootadii halganka waa durya dheer ismaamulka soomaalida ethiopia.maalinka jimcaha ah waxaan fadhiistaa cabaar geedkii halganka aan kabiloownay ooy ku garab aasan yihiin ragqiimo badan oo naftooda ku waayay halganka, waanan salaamayaa madaxwaynaha mustaqbalka guuuuuuul

  • @mahamednuur60
    @mahamednuur60 2 роки тому +10

    Ilahaye cimridheer iyo cafimaad maxamed kahin aamin. aamin

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +6

    Cimriiga iyo cafiimadkaba Allah haw siiyadiyo mujahidka maxamed kaahin!!!!!!!!

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +4

    maxamed kaahin qurba joog afkudirir ah mu ahayn!!! waa nin ficil iyo action mashallah , waanu ilaashanay oo amaananayna oo kugu uur qabawnahay kuguna xasilnay cadowga ha jabo . from gabilay......

  • @caawiyemedia6167
    @caawiyemedia6167 2 роки тому +5

    Mashaa allah geesiga illahay ayaa garabkiisa galaaa

  • @mohamedhashi3609
    @mohamedhashi3609 2 роки тому +3

    MUJ...Maxamed kaahin axmed wlhi waan kugu faanaa illahay haku karaameeyo aakhiriyo aduunba 💪✌

  • @keyseyussuf4284
    @keyseyussuf4284 2 роки тому +6

    Cimriiga iyo cafiimadkaba Allah haw siiyadiyo mujahidka maxamed kaahin

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 роки тому +2

    Waa gob gobi dhashay ilaahay ha caawiyo oo ha barakeeyo

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 2 роки тому +7

    Alle cimriga haw dheereeyo mujaahid Maxamed kaahin Ahmed nin baal dahaba taarikhda Somaliland kaga jira weeye from taageere xisbiga waddani ah 🧡

  • @amiindable1865
    @amiindable1865 2 роки тому +3

    shahiidka nool alle cimriga iyo caagimaadkaba ha udheereeyo

  • @maxamedawil4789
    @maxamedawil4789 2 роки тому +5

    Maxamed kaahin waa mujaahid dadkiisa iyo dalkiisaba u soo shaqeeyay waxkasta wuu u qalmaa in loo abaal gudo weeyaan maxamed

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 7 місяців тому

    Maxamed kahiin axmed wa halgama dhab ah (Arab mujahiid association )❤❤❤ heroe kahiin❤❤

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 2 роки тому +1

    Muj. Mohamed Kahin Ahmed wuu istaahilaa inuu xibiga Kulmiye hogaanka u qabto we ♥ you. Madaxweyne na waa ku fiicanahy. Allah hala qabto hankisana ha u fududeeyo. Kuwa daba socdana Allah ka reebo. Ameen.

  • @muktarcapitano9513
    @muktarcapitano9513 2 роки тому +6

    Laga yaabaa in aanan siyaasad ahaan u tageersnayn . Lkn muj. Maxamed kaahin waa hanti qankaygu leeyahay. Dadkana wxaan leeyahay taageerada iyo xaqiiqada kala saara . Xaqiraadana ka fogaada

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому +3

    Ninku wuu garaabaa ama uu garqaataa ninkani run ahaanti wuxuu kamid yahay nimanka faro kutiriska ee qarankan u hadhay waan markiisana loo lisaa

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 роки тому +2

    Allah cimriga how dheereyo. Muj.mohamed kaahin 5 nin ee Sarakiil isagoo Abaabulka gudaha kawada hadana Talaaba 4 kamida isaga weyaan nin Dulqaad badan Af gaaban isla weyni aan lahyn weyaan
    Walee

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 2 роки тому +2

    Jamuuriiyada somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul

  • @mahomeddhoodhe
    @mahomeddhoodhe 2 роки тому +1

    MR Kaahin Sawirka Hal adayga Military intelligence intelligence @Odessa military academy 1970

  • @madarcali122
    @madarcali122 Рік тому

    MASHA ALLA mujaahid mahamed kaahin geesi geesi dheelay

  • @somalilandchannelsomalilan250
    @somalilandchannelsomalilan250 2 роки тому +1

    Waa libaax libaax dheley walee

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 2 роки тому +3

    Sidani waa caleemo saar. Mdxwyne Muuse isma sharraxayo miyaa mar 2aad.

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 2 роки тому +1

      Kkkk waa caleemo saarkii xusbiga kulmiyee. Waxay ila muuqataa muuse isagu soo dhisayaa. Kolay mujahiidku waa nin taarikh fiican dhinaca u dagaalanka qadiyada sland

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo 2 роки тому

      @@commonsensebornandraise8451 Dabcan wuu ku taariikh fiican Maxamuud Xaashi iyo musharraxiinta xisbiyada kaleba.

    • @hoodocabdi731
      @hoodocabdi731 Рік тому

      MaA

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 роки тому +1

    ✌✌👍

  • @user-yv4vd4ih7g
    @user-yv4vd4ih7g 10 місяців тому

    Waad khaladay taariikhda dagaalkii 1977kii wuxuu ahaa.dhamme wuxuuna katirsanaa qaybtii 21aad

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 роки тому +1

    Maxamed Kaahin waa halyay geesi ah oo dalkan tacab iyo naftiisaba uhuray walaahi ibraahin dhagawayne iyo maxed Kaahin ayaan ugu jecelahay saràakishì Snm ee hadda nool isku beelna mnihin laakiinse raganimadooda geesinimadoodii iyo dagaal yahanimadooda ayaan kujeclaaday

  • @abdullahiali3369
    @abdullahiali3369 2 роки тому +1

    Maxamed waligii madax weenu ahaa faranter ah aslah

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому +2

    Maxamed kaahin wuxu kamid yahay ragii usoo halgamey qarankeenan somaliland waana mujahidiintii SNM ee kalidii taliskii siyad bare ee shacbigii somaliland diyaaradaha kuduqeeyey burco iyo hargaysa waa mujaahidiintii jabiyey ciidankii faqashtii siyad bare isku soowada duuboo maxamed kaahin wuxu kamid yahay mujahidiintii SNM ee dalkeenan somaliland xoreeyey marka waa nin dalka tacab badan usomaray

  • @mohamedhashi3609
    @mohamedhashi3609 2 роки тому +1

    Inuu madaxweyne noo noqdo ayuuna jeclaan lahayn

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 роки тому

    Libaaax

  • @user-xo6ob6st8c
    @user-xo6ob6st8c 4 місяці тому

    mujrim qarankii soomaliyeed burburiyey

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 2 роки тому +1

    Anigoon u diidayn tariikhdiisa balse maan fahmin waxa looga jeedo barnaamijkan waayo qofka laba goor ayuunbaa tarikhdisa laga shekeya Marka Xil loodoorto iyo Marka uu dhinto hada midna madhicin

    • @cawilayaanle2440
      @cawilayaanle2440 2 роки тому +1

      Jaalle...Isagoo nool ayaa lagu barayaa

    • @xafsaxuseen370
      @xafsaxuseen370 Рік тому

      Intuu noolyahay baa laqiraa wuxu yahay qofku adugu Kuwaalay 😤

  • @aliahmed5824
    @aliahmed5824 2 роки тому +1

    Mujahidku dalka iyo dadka uuusoo.halgamay shaqeyay uu u qalmaa madaxwayne

  • @ashaomar1396
    @ashaomar1396 2 роки тому +1

    Mohammed kahin our next president long and healthy life insha'Allah 💯 (one of our hero's may Allah bless him amen)❤️❤️❤️💪💪💪💯💯💯❤️❤️❤️👍👍👌👌👌👍👍👍💪💪💔

  • @axmedmaxamed3713
    @axmedmaxamed3713 2 роки тому

    Aritan maxaa lagaleeyahay ma inaxaashaa lagu durayaa

  • @YazinDhere
    @YazinDhere 2 роки тому

    Odaygu 1991 ilaa maanta muuse ayu uraran yahay.

  • @abdalleismail4686
    @abdalleismail4686 Рік тому

    Madaxwayne.kadhigta.awrtaba.intaad.iskudirtaan.baad.kacaadhka.qabta.baarqabka.dhigalaane.snm

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Місяць тому

    Wale wa muwadin dhab ah mujahid maxamed kaahin axmed ilahay cimriga ha udayo isaga iyo inta kale ee ka midka ahayd mujahidiinti dalka uso halgamay ba

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 11 місяців тому +1

    Waďamer

  • @jidkatoosanofficialchannel1221

    Jeegaanta nagadaaya buunbuuninta fulay buu ahaaye

  • @Sakariye_Akabe
    @Sakariye_Akabe 2 роки тому

    Dhiigyacab ina kaahin.

  • @axmedmaxamed3713
    @axmedmaxamed3713 2 роки тому

    Kkkkkk

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 6 місяців тому

    Mxamed kahiin waa fulaygii sikhraanka snm ahaa waa fulay maxamed cali lajoogi jiray meel uu ka dagaal galayna lama arag

  • @baassmidioonline9431
    @baassmidioonline9431 2 роки тому

    Maxamad kahin ahmamed waykuu ogyihiin dadkaagu

  • @mohass2721
    @mohass2721 2 роки тому +1

    waan ka xumahay in maxamed kaahin dhawrkan qof oo kaliya laga waraysto waayo maxamed kaahin waa somaliland.
    somaliland na waa maxamed kaahin.
    nin la soo koobi karo maahee mujaahidka gobanimadiisa iyo karaamadiisa meel ha kaga dhicina.
    qabaxda ayaa meel walba idin galinaysee
    mujaahidka xaal gobeed ayaan siinayaa waayo taariikhdiisa buugaag lagu qoro ayaan la helaynba hadii la is yidhaahdo qofkuu yahay akhriya

  • @ranboo2116
    @ranboo2116 2 роки тому +5

    Laxaan ka Muuse hore u qaaracay ee ariin cusub keen ina kahiinow. 😂

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 роки тому

    InA kaahin wuxu ahaa taliye aan dagaal gelin laakiin awaamiir uun ku shaqeeya

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому

    Geenyo-shaaximan ayey xayeysiinayaan. Jeegaanti iminkana ma Geenyo ayey soo ciyaarsiinayaan?

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 2 роки тому +1

    Runtii wax uu ahaa halgamayaazhi naftooda u huray izaga io rag badan oo uu ka mid ahayeen lixle io aadan zhiine Ahmed dhagax / maxamed cali ...c/ qaadir koozar :Ahmed mire io Ibraahin dhagawayne gacma dheere io Hussein dheere io macalin haruun io aadan saleeban ( ma gubte) io rag badanoo aanan halkan ku zoo koobi karayn

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 роки тому

    Waar ninkaa iyo raga la mida hala xaq dhawro oo ha la xuso. Cayayaanka yar yar isku dhererinaya halaga qabto. Umad aan kala danbeyn lahayn umad maaha. Xoolahaa is daba galee, haldoorkeena aan xishmayno.

  • @shiikhomar-hk1ol
    @shiikhomar-hk1ol 8 місяців тому

    Maxamed.kaahin.fuley.fuley.dhaley.haduu.nin.yAhey.hayimaado.ma.ilowdey.cararkii.sii.goojaca.cagacadaan.ayuukutagey.oog.hadaad.kabo.uxidheen.

  • @hodansiciidproduction7792
    @hodansiciidproduction7792 2 роки тому

    Caada qaatayaal caada qaate markhaati been ah ugu furuya shilimaad

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 11 місяців тому

    Wakame inkahinwaxasid waddling miyubaqatiya maxwarkisalagwad kkkkkkkkkkkoery

  • @mataantafo7945
    @mataantafo7945 2 роки тому +1

    Uma baahnin mujaahid iyo wakhtigii jaahilka, waxa la marayaa 2022 Aduunka aynu la jaan qaadno

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 роки тому +1

      Mataan 2022 baad sheegeysaa inta addunka jirro qof wlaaba waxuu ahaa waa la sheegyaa Mujaahid buu ahaa waa ragii wadnak aka saarey ciidmadii Gaalada aha a eesiyaad barre aniga waa ii gaalo madamaa aay ahaayeen dilayaal shacab Muslin ah

    • @mataantafo7945
      @mataantafo7945 2 роки тому

      @@abdullahiomarali5241 Ina kaahin waa mujaahid taas muran kama taagna indr lkn imika yaa wax maamuli kara 1, qof Aqoonle oo aan dhiig bini Aadam galin gaal iyo muslin toona, oo da,diisu yartay... Iwm ✌️

    • @ahmedabdi3629
      @ahmedabdi3629 2 роки тому

      Hooyda ayaa jaahila naag naag dhalay

    • @ahmedabdi3629
      @ahmedabdi3629 2 роки тому +1

      @@mataantafo7945 naag naag dhaly

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 2 роки тому

    Bulsho tv 📺 adeer imsaan bixiyaa ana cajalad baalashays ah ayaan rabaa inaad iga duubtaan 7 qof oo xul ah oo afku macaash ah oo waraysi ka qaadaana waan idin hayaa sxb qarashka iisoo sheeg . Dagaalkii sokeeye haka soo darin iyo beentii ololihii doorashadii madaxwaynaha ee dhawayd .

    • @cabasbayle2868
      @cabasbayle2868 2 роки тому

      Walhi wad asibtay

    • @danab8753
      @danab8753 2 роки тому

      Dhiig u daadi somaliland horta.
      $$$ maya.

  • @hamseadam6699
    @hamseadam6699 2 роки тому +1

    Jeegaan tii baa wali

  • @almisdalalchannel211
    @almisdalalchannel211 2 роки тому

    Okey waa mujahid usoo halgamay dalkiisa iyo dadkiisa lkin mohamed kahin manta mujahidbaan ahay madaxweyne ma ku noqonkaraa jawaabtu waa maya sobobto ah waxa loo bahanyahay maskax cusub iyo dad ku haboon mujahidkana abalkisaba waa la hayaa isaga iyo qaar kale oo manta nolayn lkin shekada mujahidnimo ha laynaga daayo ilmaderayaal

  • @hodansiciidproduction7792
    @hodansiciidproduction7792 2 роки тому

    IlaahY comrigaaga dhexda ka jebi dhiig yacabkii hablaha yar yar la geli jiray isagoo 70 jir ah hotelkii ming sing maanu ahayn. Kaahin kaahin shit

  • @jidkatoosanofficialchannel1221

    Snm garxajisuunbay ahayd

  • @mataantafo7945
    @mataantafo7945 2 роки тому

    Wadanku imika mujaahid uma baahna. Waxa la Rabaa dad dhalin yara oo casriga iyo dimuqraadiyada la jaan qaada. Muuse bixi waa mujaahid waa kaa baloodhada boobaya sixirbararkuna cirka marayo

  • @carolinesmith8419
    @carolinesmith8419 2 роки тому +3

    He's the man who sold out his legacy and his tribe to be played by Muse Bihi AKA Sheikh Shani. Shame on Ina Kaahin he's a disgrace to Habar Jeclo

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 роки тому +4

      Be quite please.

    • @carolinesmith8419
      @carolinesmith8419 2 роки тому

      @@fardusaw9688 💯% facts he's a sell out

    • @smartmustafemedia8511
      @smartmustafemedia8511 2 роки тому +2

      HE IS LARGER THAN A TRIBE MAN. STFU

    • @hersimadobe1439
      @hersimadobe1439 2 роки тому

      @@carolinesmith8419 Naya AfSomali kuu hadal Dhax yahay. Nacala magacaga kuu yalee fucking biotch

    • @carolinesmith8419
      @carolinesmith8419 2 роки тому

      @@hersimadobe1439 Warya af Somali igu cay ama iska aamus. Runtana ha ka xanaaqin