Masha Allah farxadada wa farxadeena mcnto horay u soco waliga gadal ha firin wax ku dhiba alle kuma tuso wax kasta oo wanag kuu ah hortada allaha kuu keeno xabibti ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Masha Allah allaha kuu siyaadiyo cumri iyo caafimaad iyo cibaado suuban allaha kugu siiyo sariirta gagosha waxaa igala qurxoon go’a hal midab cadaan ama shaah cadeys ❤
Qli sida kalo dhan wa qurux lkn sarirta gogosha cadan uga dhig kada goyasha midabka kuma so baxayso sarirta quruxdedu siday u so baxdo cadan uga dhig gogosha Mnshalh cimri dheero aad ku sexato alle ha ku siyo🥰🥰
Abyo waa qurux lkn ani ahan madaama Rug uu yahay Bedside oo ejeen mid dhameestiran Just Simple waye soo dhinacan kale ee banane mid asi cml ah sodhig hadad awoodo ani sas igula qurxantahay masha allh Keep Going ❤
Masha Allah abyo mar walbo noo faraxsanoow roll model notahay hooyo karti leh tahay keep going sis rooga dhanka lubaha sariirta ok ku yahay saas ku deey abyo
Asc abaayo masha allah kadib asxaabtada waxaan ka cudsanaa in aay isoo duceyan 40qofod waa la aqabala ducada wlhi bilhi talahi waxaa ligu leyahay 7000 dolar runtii mana hayo waxaan ku dhibo in allah ii sahlo waxan joga muqdisho waxan ahay hooyo aabo iyo hooyo allaha u naxariisto boos aan suqa geye sanad kabadan wax iga gatan la ahay ducaan ubahanahay walalyal please allah dartii igu duceya
Masha Allah xabiibtii sariirtan ma xuma but look like to me full size bed but it's not bad at all beautiful one person it's enough gurigi qeyr badan alle s.wc haka dhigo xabiibtii adiga iyo caruurtaada thanks for sharing qaaliyeey .
Rootinka markaa duubto sheeko ama qisooyin waaqici ah soo korsaar dadka waa sheeeko jecel yihiin taasna waxaan ku dhahay 1m inaa gaarto baan rabaa abaayo❤
Mansha allaah abayoyaal isoo duceeya muraad leeyahey inuu ilaahey ii rumeeyo Aamiin yarabi🥺❤🤲
Sariirtaada samiroy dadkii caaynaaye hada kwrma dheh maashaAllh tanaa qurxan❤❤❤
Haye waa dagtee sheekada naga dabagee samiiro
Masha Allah farxadada wa farxadeena mcnto horay u soco waliga gadal ha firin wax ku dhiba alle kuma tuso wax kasta oo wanag kuu ah hortada allaha kuu keeno xabibti ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Mashalaah alaha ku barakeyo ❤❤❤❤
lkn samiiroy waa dagtay markaanee noo sheekeee wan ku sugonaa la soco😂😂😂😂
Maasha Allaah Allaha kuu siyaadiyo farxada
way qurux badan tahay sariirta masha Allah
عجبا لأمر المؤمن ان أمره كله له خير ان أصابه السراء شكر فكان خيرا له وان أصابه الضراءصبر فكان خيرا له
mansha allah dhinaca denbe ayuu ku soo baxay 10&10❤
Mashaa allah allah ku kuu barkeeyo gurigaaga qurux Mashaa allah
Dhan Kiiihore maya hadasaxasawaye❤❤❤❤
Waw maansh alaha qurux ❤❤❤🎉🎉
Masha allah waa qurux❤❤❤
Mnshalh tabarakalaah qurx waye sarirta ilh gurigaaga iyo
Carurtada hku barakeeyo ❤
Dhinaca labaad bu ku ficnyahy kobadinka kuma ficna abyo sidaan u daa u dhamaadka ku yahy❤
Masha Allah allaha kuu siyaadiyo cumri iyo caafimaad iyo cibaado suuban allaha kugu siiyo sariirta gagosha waxaa igala qurxoon go’a hal midab cadaan ama shaah cadeys ❤
Masha allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah qurux weye❤❤❤
Masha allah Ilahayo haku barekeyo insha allah
Qli sida kalo dhan wa qurux lkn sarirta gogosha cadan uga dhig kada goyasha midabka kuma so baxayso sarirta quruxdedu siday u so baxdo cadan uga dhig gogosha Mnshalh cimri dheero aad ku sexato alle ha ku siyo🥰🥰
Maasha Allah Allahumma baarik 1000 kiiba 10000 ❤❤❤❤
10 uf 10 man shallha ❤❤❤❤
Abyo waa qurux lkn ani ahan madaama Rug uu yahay Bedside oo ejeen mid dhameestiran Just Simple waye soo dhinacan kale ee banane mid asi cml ah sodhig hadad awoodo ani sas igula qurxantahay masha allh Keep Going ❤
Farxada Allah hakusiyadiyo 😊
Masha Allah abyo mar walbo noo faraxsanoow roll model notahay hooyo karti leh tahay keep going sis rooga dhanka lubaha sariirta ok ku yahay saas ku deey abyo
Masha Allah tabarakalah walashey qali farxadada aad ayan ugu faraxsanahay alle haku siyaadiyo insha allah ❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
MashaAllah abyo
Mancha allah tabaraka.
Roga sidaa kudaa sarirta cagahedu kuso baxay ❤❤
Masha Allah tabaarik sariiru caadi maaha so beautiful ❤
Masha allaah horay usoco wllshey❤
Mshallah ilahy hku siyadiyo byo guriga quruxdisa inshallah ilhu hku barakeyo nolshada ilhy kurbada hka faydo mesha katabanaysayna ilhy hka kaabo wax wangsan hkugu badalo. Ishada binu adamkana ilhy gurigaga io awaldad aionfaraxada dhan hkaga dhowro aqbal allaha kaga dhigo wlshy. Samira roga mesha damabe sariirta afked udaa. Mesha hose lama arko mana ku qurxona
Mashaa Allaah illaahaya farxadada haku siyaadiyo yaa rabi🤲🤲🤲❤️❤❤❤❤❤
Masha Allah waye abayo ilaah haku barakeyo, aniga firashka Bluga ah kuma firasheen balse wa dokhaga Hore usoco😊
Meshaa dhigtay rooga oo lugaha sarirta ah ila qurxan
Masha alah qurux waye xabibti ❤❤❤❤❤
Ma sha allaah 💯 💯
Masha.allah❤❤ 100.100
Samiiray sariirta waa 1oo%laakiin waxay u qalantaa lamano ya jidka kuso jiro nagadabageey
Masha Allah my sister 🤲💯👍👑🌹🥰🫶♥️🫶
Mashaallah dhinac danbe ayuu ku soo baxay 10/10❤❤❤❤
Masha alaaah walhi abaayo fadhiga iyo qolkaba malaga shekey karo
Sariirtaan iyo iskaabulo miyaa mse abaayo waa xarootay abaayo
Masha Allah farxada Allah kusiyadiyi ❤ wahatay gawar karti laah❤ ❤❤❤
Asc abaayo masha allah kadib asxaabtada waxaan ka cudsanaa in aay isoo duceyan 40qofod waa la aqabala ducada wlhi bilhi talahi waxaa ligu leyahay 7000 dolar runtii mana hayo waxaan ku dhibo in allah ii sahlo waxan joga muqdisho waxan ahay hooyo aabo iyo hooyo allaha u naxariisto boos aan suqa geye sanad kabadan wax iga gatan la ahay ducaan ubahanahay walalyal please allah dartii igu duceya
Allah swt waxwalbo niyada kujiro Allah swt hakusiyo abayo mcn 😢😢
Allah ha ka farxiyo abyo mcn
Allah hakufududeyo abyo dikr same
Istiqfarta badi wad kulibani wlh
Maanslh allhilumaabaarik wllo ❤❤❤❤❤
Mansha Allah farxada allaha kusiyadiyo abayo❤❤
Walal wiilkan nairobi meherada ma ku haysta
Masha 🎉🎉alh fariid baa tjy
Msha allh queen guulayso❤
Maashaa allaah waxaad jeceshahay allaha kusiiyo adiga iyo owlaadaadaba aniga waxaan dhihi lahaa dhinaca sariirta laga soo dagaayo ayuu ku qorxoon yahay ❤❤❤❤
Qurux maasha allah malaga hadali karo roga san guda sariirta cagaheda ❤
Mashaa allah ❤❤miya miya❤
Ilaahay ha ku barakeeyo
Masha Allah ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️
Mansha allah tabarakalah wa qurux weyh 10/10 mesha danbe rooga u daay
masha allah xaga danbe dig❤
Masha Allah is so beautiful.
Sariirta korkeeda fram Kudhaji.
Gabadh wan iska jeclhy ma dhaafo videogeeda xaata hadan wxa kasta hayo wan dhiga alle ha ku barkeyo wllo
ما شاء الله حلو كذا
M .a Allah kusiyadiyo farxadaada❤ mesha lugaha sarirta Ku aadan udaa meshas kuqurxonyhy
Guuleyso qaali quruxey
Adkaartana haka tagin isha waa xaq
Mansha Allah ❤❤❤
Masha allaa ❤❤❤
Masha allah qurux ku so ku saxaay qolka❤😊
Amiin amiin yrbi
Masha allah waa yee
Amiin
Mac juug waaaye qol kaan ❤
Maasha Allaah
Samiiroy xaaji keen hee ❤❤❤❤❤
Masha allaah meshisa u da
Alle ku siyaadiyo ❤
Mansha alah wuxuu ku qorxonyahay meesha danbe lakiin adiga dooqaga kaciyaar
Masha alah abyo qurux wye allah ku barakeyo sariita korkeeda farame qurux badan ku dhaji oo weyn ama sexed xabo ah ❤
Dhanki hore kan danbaa ka fiican meshaa dhigtay samiiro
Masha Allah tabarakalah sariirta gadasheda ayuu qurux kuyahay
anaa ugu horey guuleeyso abaayo❤
Masha allah
Masha allaah Tabarakallah Qalbi Allahuma Mubarak gurigaga anu Ahan dhanka kumadinka Uu hada Yaala Ku Qurxoon yahay Rooga😍😍🫶🫶
Nagu so nafis xbbti😂
Qurx wllhi qaali
Wcs samira siman side tihin
Roog mesho danbe qurxon mid mesha ilaa dhinaca kaqaday dhigmayo oo sarirta hoos kasogalayo aa jiro Qolka jif ladhigto
Masha alah abayo alla haku xifdiyo rooga ani ahaan wuxu igula qurxanyhy meesha danbe ee sariirta lugaheeda ah
Asc WALALAYALOW nimcada samiriyo ayada igu talagalay inay fayuus kuradsato Maria hadhihina Samir doqeda udaya ok
Goyasha plain qurux ah kuwa wax ku sawiranyihin quruxda qariyan
Masha allah 100%
Samiiray warka naa sii
😊❤❤❤❤❤😊🎉🎉
Iilahy ha ku dhooro abaayo mcn
M.a qali
Asc abayo samiray please isamee sheer awta abayo hoyo hamilaan hayee please 😢
Xabiibti roogu sariirta gadasheda ayuu ku qurxan yahay
markaad murugooto Alle u sheego dhibaatada markaas waad ka bixi
Samiiro aniga ilaa 2020 waan kula socday Wana marki igu horeysay komati kuso qoro Wana kushergarey Wana kudawada hora usoco qaali❤❤
Thanks abyo
Balakonka aktisa dhig roga 😊
😂❤😂🎉❤🎉❤mansha ala
Masha Allah xabiibtii sariirtan ma xuma but look like to me full size bed but it's not bad at all beautiful one person it's enough gurigi qeyr badan alle s.wc haka dhigo xabiibtii adiga iyo caruurtaada thanks for sharing qaaliyeey .
❤❤❤❤🎉🎉
Ha meshes u da