Somali Lyrics - presents - Ma degena warkaagu - Codkii : Amina Abdullahi & Farhan Xiddig

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • SOMALI LYRICS PRESENTS

КОМЕНТАРІ • 58

  • @samrahareed3660
    @samrahareed3660 7 років тому +3

    🎵🎧👍👍👍👍alla jaceaylku mcn dadkuna ma wad fahman allow rux kasto u sahal qofku qalbiga ka dagey 🙏

  • @samrahareed3660
    @samrahareed3660 7 років тому +1

    Wwwww waa hees mcn o aan ka heley 👍❤💋🌷😍

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Рік тому

    Xasuus waaye waayo😢😢

  • @xariiricali7896
    @xariiricali7896 8 років тому +1

    wooooooooooooooowo fan ka iyo fananiitah

  • @mahadabdulkaderhusein2217
    @mahadabdulkaderhusein2217 7 років тому +1

    Waaaaw xusus baa geel lagu xera galiyaa

  • @jusufmohamed3098
    @jusufmohamed3098 7 років тому +1

    waah waah waxaasaaa hees ah

  • @muniracadey
    @muniracadey 12 років тому +1

    woow great song it remands me waayo waayo n when i fall in luve

  • @uniqe8644
    @uniqe8644 7 років тому +2

    nice song 😍

  • @ameeraali9829
    @ameeraali9829 7 років тому +1

    Heestii Kuluc & Amina

  • @fatumahassan8382
    @fatumahassan8382 8 років тому +1

    waaaaaaw xafiduhu allaah

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 8 років тому +2

    waaaaaaaaaaw classic song

  • @samrahareed3660
    @samrahareed3660 8 років тому +2

    dirka aan ka qaade ma u tahay diyar mise waanba daya ha idilo jaceylkuye

  • @gouledahmed1820
    @gouledahmed1820 8 років тому +3

    wll sawirku kuma haboona heesta iyo fanaaninta qaadaysa please meesha kasaaar

    • @fartunomar8118
      @fartunomar8118 4 роки тому

      Afka ala kuma gooyo, waan yabanaa aniguba. Ka qaada pls

  • @marwolamacasheikh5300
    @marwolamacasheikh5300 8 років тому +1

    maye waan dadayaa hai dilo jacaylkuye

  • @liibaanfaarax2763
    @liibaanfaarax2763 7 років тому +1

    hees macan
    cod macan

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 5 років тому

    Heestan waxay ka mid aheyd riwaayaddii laga Dana dhacay ee NINBA TIMA XAMAR ee ay si wadajir ah u sameeyeen labada abwaan Boon Xirsi iyo abwaankii majaajiliistihii jilaagii ee MEECAAD MIIGGANE AW MAACALEESH

  • @haponhassan1703
    @haponhassan1703 8 років тому +1

    macan❤❤❤

  • @sadiafiidow7301
    @sadiafiidow7301 6 років тому +1

    ♥️

  • @abduqaadirmohamedsaney1602
    @abduqaadirmohamedsaney1602 7 років тому +1

    wuw inaba caadi maahan

  • @TheMo114
    @TheMo114 12 років тому +1

    cadi mahan

  • @TheHiliso
    @TheHiliso 9 років тому +1

    my fav song

  • @sacadcr904
    @sacadcr904 5 років тому

    Hees igadheh

  • @suldaannuurdhagacun
    @suldaannuurdhagacun 8 років тому +1

    way ku ciyaareen heestii

  • @cabdiqadirmohamed4352
    @cabdiqadirmohamed4352 11 років тому +1

    woooooow masha allaah funny song

  • @ismanmuqtaar4416
    @ismanmuqtaar4416 9 років тому +1

    sawerko kuma haboon halkan walal

    • @aqanni
      @aqanni 9 років тому

      sax!

  • @Barkhadd
    @Barkhadd 13 років тому +3

    heestani waxay ku jirtay riwayadii la magacbaxday "ninba tima xamar" & erayadii abwaan meecaad miigane & boon xirsi
    original - maxamed axmed kuluc & aamina cabdilahi xirsi

  • @Garad7
    @Garad7 12 років тому +1

    heestii Maxamad Axmad Kuluc iyo Amina Cabdilahi Xirsi in 1970's

  • @hibomuse4336
    @hibomuse4336 8 років тому +5

    fananintii hore anshax bey lahaayeen iyo dhaqan asluub iyo afsoomali biyuura baa laga dhaxli jire kuwanse maxa laga dhaxlla dadka wey kasban jireen cidna umey eexan jiriin wixii xuna suuganbey ku mujin jiren. marka sawirka kaqad kuma habona.

  • @sulaymanxashi
    @sulaymanxashi 8 років тому +1

    heeskani waxay ku jirtay riwaayadii dab jacayl kari waa ee uu hal abuuray abwaan xasan xaaji cabdilaahi (xasan genay) waxana qaadayay aamina cabdilaahi iyo axmed cali cigaal

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 5 років тому +1

      May walaal, aan ku saxo, heestan waxay ka mid aheyd riwaayaddii NINBA TIMA XAMAR ee sidaa ogow

  • @Cartan7
    @Cartan7 11 років тому +1

    heesta waxa alifay miraha majaajileystihii caanka ahaa ee hobolada Waberi, Boon Xirsi

    • @AliAli-ef8dh
      @AliAli-ef8dh 7 років тому

      Alle how naxriisto Bonn xirsi

  • @zamzammohamed3083
    @zamzammohamed3083 9 років тому +5

    woooooooooooow iLOVE it song

  • @GUJIIZ
    @GUJIIZ 12 років тому

    Ma degana warkaguy'e Bal dooc unn iskugu baydh, wixi kugu daraan sheeg ha laga daweye......

  • @kingahmed4748
    @kingahmed4748 11 років тому +1

    ASAL WALE

  • @TheWarious
    @TheWarious 7 років тому +1

    thank you aman

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 років тому

    Aamina c/laahi xirsi ayan dhagesta marakn murugo Ama dhibi timado waxan cawa ka murgsanhy dhimashada geesigenii Abwankenii sangub Allah u naxaristo

  • @zhr23yosef84
    @zhr23yosef84 7 років тому +1

    Miyanad ilahay ka cabsanin waxay sawirkani

  • @rooblezz3373
    @rooblezz3373 9 років тому +2

    my son like this song though'''-''' '''-'' '''-'' ''-'' '''-''

  • @iqra-qn2se
    @iqra-qn2se 8 років тому +2

    afkina cana lagu qabay

  • @faisahassan9073
    @faisahassan9073 8 років тому

    wwwwww

  • @hassanbashir1006
    @hassanbashir1006 8 років тому

    WWWWW

  • @liyahasansheikh9710
    @liyahasansheikh9710 11 років тому

    sawir kulahaa heesta maakuu xalaal ah

  • @brazilyasin8990
    @brazilyasin8990 11 років тому +1

    funy song

  • @musse0966
    @musse0966 11 років тому +1

    heestan wee shidan tahay caadi ma ahan waxaa noowada qaadi jireen wiil iyo gabar si talantaali eh anagoo kusugan qolka 213 o lagu galo 218-936-4343.

  • @samrahareed3660
    @samrahareed3660 8 років тому +2

    • @dahiromar01
      @dahiromar01 7 років тому +1

      nuney nalka
      hadal xigmad leh