Daawo; Sida Shacabka Somaliland Uga Falceliyeen Heestii Oromada Ee Laga Qaaday Munaasabadi 26ka Juun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 60

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 5 днів тому +9

    Daadka reer burca waa daad qab iyo sharaf leh oo wiliba mudaan in loo dhiibo hogaanka somalida guuleeysto reer burca

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 5 днів тому +14

    Waxaan ahay reer hargaysa waa khalad wayn heestaasi waxba gaalo nooma aha waxaan nahay somali muslim ah

    • @hamzamusa6793
      @hamzamusa6793 4 дні тому

      Dameer jahii ah ya ku yidhi Ethiopia oo dhan wa gaal? 50% wa Muslim nacas yahow

    • @user-qd8sd3lj1g
      @user-qd8sd3lj1g 18 годин тому

      ​​@hamzamusa6793 Dameer jahil ahi waa aby iyo wuxuu wato Muslim wa dagan yahay itopia lakiin xukumadu waa galo. Muslim ka jogaa ayaga ku dhiban waynu ognahay. waxanu kala nahay. Itopia iyo soomaalia. Somalia. Somalia leeh. Itopia. Boos ugama banaano soomali inuu soo dhex galo

  • @duqbilow
    @duqbilow 4 дні тому +5

    Manshallah Rer Burco we always Somali who cares politics

  • @Caliya7
    @Caliya7 5 днів тому +6

    Maasha Allaah horaa loo ogaa gobolka raga in caqliga somalilan ku hadhay hore usocda rag rag dhalay.

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi1 4 дні тому +2

    Well done 👏 dhaliyaro shaxda fahma waxaa lagala cararayo waa walaalkaa 2 hoyo wada dhashaa is dila ee cadaw iskama xigsadaan fahma halka siyaasiga noo wado waa hilib ceeyriin iyo mactab inaan xirano only 😢

  • @MrahmedmohamedYusuf
    @MrahmedmohamedYusuf 3 дні тому

    Reer burco long life and constant health❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 3 дні тому

    Somalia Waa Somalia waano walalo

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur День тому

    SHACABKA SOMALILAND WAA DAD SOMALI OO WANAGSAN. SALAN SARE FROM GARISSA NFD KENYA

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 5 днів тому +2

    Somaliya somali baaleh

  • @user-fk4yo5ec3z
    @user-fk4yo5ec3z 2 дні тому

    Waxaynu ku dhaantayn jirnay
    Dhiiga xabashidaa dheefta ugu macaan

  • @user-vl8nj1on7r
    @user-vl8nj1on7r 3 дні тому

    Masha allaah waa runtiis waxgarad

  • @user-fk4yo5ec3z
    @user-fk4yo5ec3z 2 дні тому

    Waxaan ahay nin reer hargaysa ah oo Arab ah

  • @Sayidcalimuuse-t8s
    @Sayidcalimuuse-t8s 4 дні тому +1

    Walaal somali ya iyo somalilan wa walalo itobiy hala waso

  • @HappyBakedBuns-cx7zb
    @HappyBakedBuns-cx7zb 5 днів тому +1

    DHALINYAROY. WAMAHADSAN. LTIHIIN. ALLAHA. IDINXAFIDO

  • @Cibaado-f5g
    @Cibaado-f5g 5 днів тому

    Waa xayaan baad tihiin

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 5 днів тому +1

    Af shuun wuu dambaabay .

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 5 днів тому +2

    Reer shiikh isaxaaqi aanu niqiin waa kuwaan wacade ree burco waa dad goba adeer siyaasad baanu isku haynaaye waanu wada dhalanay xitaa hadda hadday xabashi idin soo weeradho waanu idiin soo gurmanaynaa dhulka dhaqanka dhalashada Afka Diinta abtirsiga intaas baanu wadaagnaa mayaydaan sida reer jabuuti idinkoo dawlad gooniya ah aydaan Soomaalina noqonkarayn War iska qabta abtiyaal kuwa waal waalan ee raba inay isirkiina iyo abtursigiina ku cayaaraan oo oromo idinkeenaan ilmo adeertiina ay idinka kaxeeyaan

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fv6il1lb2z
    @user-fv6il1lb2z 4 дні тому +2

    Dadkani waa reer burco san u qiyasay ano maqlay ahlu diin ba u bdn meshan

  • @MacalinCsalaan
    @MacalinCsalaan 5 днів тому

    Waa ari aad u khaldan oo xadgub ah allaahu manajeynaa

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 3 дні тому

    Shacabka soomaaliyeed gees iyo gees waxaa kala geynaya siyaasi DHAQMAY

  • @w410921
    @w410921 5 днів тому +1

    Heestaba may fahmin, somaliga idilaya xabaasha iiga dhaw muxuu ku diiday

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 дні тому

    DHAMAAN WALAALAHEENA REER SOOMAALILAND WAAD MAHADSAN TIHIIN WAANAN IDINKU NAQAANEY GOBONIMADAA GUULEYSTA SIYAASIYIIN BAA NAKALA QOQOBTEE WAAN WADAJIREENAA SI AAN CADOWGU NOOGA FAA IIDEYSAN

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 дні тому

    Aniguba dad badan oo soomaalida ku dhex jira ma aaminsani inay soomaali.yihiin
    Markaan muuqaalkooda iyo vaqligooda eegay qaab xabashi iyo oromo ayey leeyihiin

  • @user-fk4yo5ec3z
    @user-fk4yo5ec3z 2 дні тому

    Somali ayaan ahay waxaanu wax isku nahay soomaali
    Amxaaro waxaanu col kunahay diin ahaan dad ahaan dhul ahaan

  • @user-fk4yo5ec3z
    @user-fk4yo5ec3z 2 дні тому

    Cadaawadeenu waxay soo jirtay 700 oo sanno mana dhamaanayso

  • @user-nl2oj1bj4c
    @user-nl2oj1bj4c 3 дні тому

    Viva Somali land nolada walayaal dadfiican

  • @user-fk4yo5ec3z
    @user-fk4yo5ec3z 2 дні тому

    Ninka heestaa sameeyay iyo ka qaadayna waxba iskuma nihin

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 10 годин тому

    Warshadh waytagtay heesu ustubudh

  • @awad559
    @awad559 4 дні тому +1

    War koox oromo ka soo jeeda baa snm idiin ku soo dhuumatay waa gii jabhadu iethobia joogeen markaa iska hubiya

  • @SurprisedAstroStation-xl8mz
    @SurprisedAstroStation-xl8mz 5 днів тому

    Soomalidu.walaalo

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 10 годин тому

    Bahalahan bilamilixda ah matihidin gobalkii raga yuslis hus huwanta gudahay

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b 5 днів тому +1

    Rer tokdheer hanbalyo

  • @OneLoveOneLife84
    @OneLoveOneLife84 3 дні тому

    Xayd xumaan ku dey 😂😂

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 5 днів тому

    Aniga reer sool cadow aan hargeysa iyo berbera iyo burco ma lihin kuwii na xasuuqey ee guryahaygii dumiyey anagoo sooman

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 2 дні тому

    Horta asalkoodu saw in la baadho maaha xabashi dad badan ayey ku dhashay dalka
    Kuwiina dadka ayey ku dhexjiraan
    Qalbigana soo'maali ka noqon maayo lkn afka soomaaligana way barteen soomaalina way u egyihiin

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 5 днів тому

    Hadaad go'aysaan oo aad dawlad madax banaan noqonaysaan maxaa ka galay Somaalinimadiina iyo isirkiina

  • @ahmedadanali7380
    @ahmedadanali7380 4 дні тому

    Soomaali waa mid nin siyaasi ah dadka waxba uma taro

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 2 дні тому

    Somalilanders waa cadifiyan waar intaad kou waraarntan heesta oromada kaa taa shada cadawihina idiin abaaboulayan daagalka iyo is kaa horkanki raagi somaliland miya laa sixraay maha wadaninimadi kaa qaaday waar is Quran saraa 😢

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 5 днів тому

    Manihin amxaaro waxaan nahay somali

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 днів тому +1

    saas weeye shacabka reer burco waagob muusu sheydan iyo inta lasocoto somalilan allaha kaqabto sharkiisa

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 10 годин тому

    Warsomalida rac istubidhyow milixdu ka maqantay kan waritaaha huwanta gudaha yaxidida ta wax isu ag kursi latdinkaraac oo idinladun kursibay uwaasheen hus istubidh

  • @HappyBakedBuns-cx7zb
    @HappyBakedBuns-cx7zb 5 днів тому

    WAARUNTAA. WA5LAAL

  • @yareyare6316
    @yareyare6316 5 днів тому

    So.mali axmaarkaa xiga axmaarna yahuud baakaaxiga

  • @atika7411
    @atika7411 3 дні тому

    Walee waa shacab oo wax garad iyo Caqli wanaagsan 😂

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 5 днів тому

    Juudaan, sheekadiisii dadku weyfahmeen hada!
    Dareenka dad lamacaburin karo! Xaasha lilaah.
    Soomaali oo dhan wey iscuntey iyadaana heeryada iska qaadikarta! 33 sano inkabadan tuug ayaa hurjooge u ah umada😮
    Anigana ayeeydeey hooyo Orom maaha, amxaarona maaha! Waa Isaaq!

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 5 днів тому

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Guul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 днів тому

    iskah xoreyah Qutigah idin xukumah habar oromoh bah idin dulaysay

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 5 днів тому

    Waar buunbuuninta ka daaya somali waataa is cunaysee hadal yar oo la yidhi ayey wareejinayaan xabashida dad badan oo muslimiin ah ayaa ku jira

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 5 днів тому

      Baq wey adiga oromo tahay hada rabto xawasho ad adiga ina tahay oromo tahay wili munafaq dilo ah edes ley tahay xawasho ad dolkod wa taqana sil weyn

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 дні тому

    SOMALIA DHIMATEY MAANTA SOMALILAND GUUL WAX AY UU HEYSA MAJIRO CADAWGA SOMALILAND GUUL WAA SOMALIA DHIMATEY VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA DOWN SOMALIA

  • @user-uz2rb5zx5y
    @user-uz2rb5zx5y 5 днів тому

    Amxaaro iyo oromo waa isku mid, amxaar kaliya in lasheego maahan, dowlada Ethiopia waxaa hogamiya waa oromo, waxa badda iyo dhulka somaliland yiri waan qadanaynaa waa oromo, amxaaro iyo oromo dagaal ayaa kadhexsocda, oromada waxay ku kudoodaan inay iyagu dhulka somaliland leyihiin, inay qabsadana donayaan, asbuucii 2000 oo oromo ah ayaa sogasha gobolada somaliland, shacabka reer somaliland waxaa lagu mashquulin somalida koonfurta ayaa cadow idiin ah,

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 5 днів тому

    BULAACADIHI BURCO MIYA LAWARAYSTAY KKKK KAN WARAYSTAYBA AH NOOCA LAYNO SO ISTICMAALO ANAGA KU LEH AXMAARBA 100% KAROON SHALAY MARKII LADUQAYNAYAY NOOCANU XAGEE JIREEN WECELO MIYAA XIDID NAHAY KUYE WA NOOC SIIL XAMAR LALA QABTAY LAGA BIIISHO SHAME WALASHAYBA XAMAR LAGU WASA KUYE SHEEKO MUUSE CABDALE WAAYE

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b 5 днів тому

    Ninka heysta alifay rabi.hau toobatkeno

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 5 днів тому

      Ma doqon calooshii ku caqli ah baa yaqaan qalad iyo sax . Bal eeg afkiisa aad moodid SHUUNKII Axada Gabay kkkkkkkkkk