XAASKEYGA WAXAAN U FUREY SAXIIBKEYGA IYO ADNA IYO AMIIRA OO ANAN IGA XISHOON

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 204

  • @farxaan647
    @farxaan647 11 місяців тому +20

    Qurux kudhiigle is not easy 🎉🎉 800k comin zoon 😅😅❤❤❤

    • @nalkaxaaji7123
      @nalkaxaaji7123 11 місяців тому

      Waad isbadashy xaga muqaalka
      Mar aad kenya joogta ku daawan jiray

    • @QadroCabdixakin
      @QadroCabdixakin 10 місяців тому

      Hhhhhhhhhhhh😂😂😂nnn😂j😂h😂😂jn😂nnnn😂nnnnnjjnnn😂n😂n😂n😂n😂😂😂ñn😊😊😊😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 11 місяців тому +84

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤👍

    • @Khadargariola
      @Khadargariola 11 місяців тому

      Scw

    • @CaliSacad-io8fg
      @CaliSacad-io8fg 11 місяців тому

      Scw scw scw scw kooko waa kuwata

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 11 місяців тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @hamseabdilaahi2660
      @hamseabdilaahi2660 9 місяців тому

      Scw scw scw

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому +42

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 11 місяців тому +57

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤

  • @Abdiqanicaafi341
    @Abdiqanicaafi341 11 місяців тому +56

    Inta jecel reactionka family empire farta taaga 😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 11 місяців тому +22

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤😂

  • @abdifatahmohamedfarah4902
    @abdifatahmohamedfarah4902 11 місяців тому +21

    It started with fantasy and humour but at the end it was heart touching 😢

  • @mustafabdi1436
    @mustafabdi1436 11 місяців тому +4

    Sxb qurux ku dhiigle aniga waxaan ahay qof taageero kuu ah waxaana joogaa magaalada muqdisho waxaana raba in aan kula soo xiriiro legend ❤😮

  • @HusseinMohamed-vi9sx
    @HusseinMohamed-vi9sx 11 місяців тому +15

    Qurux kudhiigle lejen hori usoco sxb sare ❤❤

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 11 місяців тому +3

    *HABO INTAADAN SHEEGIN WAXBA AYAANBA QOSOLKAAGA KU QOSLAA, WAAN KU DAAWADAA ANOO AH HOOYO AAD U MASH QUUL AH. ALlaha kuu barakeeyo wajigaaga farxaanka Aj❤*

  • @qadrocabduwali5155
    @qadrocabduwali5155 11 місяців тому +7

    Wlhi san u qoslayay boga i xanuna qurux ku dhigle wax badan bu dad jafay togadis a laga jafay😂

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 11 місяців тому +10

    The one and only Sharuu respect bro.
    Adna iyo Amiira idinkama xishoon
    Boorsadada Canada ayey jirtaa 😂😂😂😂😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 11 місяців тому +17

    😹gadaal baan kadawanayaa horta aan uhoreyo😭The family Empire ❤️ 👊 walalka qalbiga 😫❤️🫶800 come soon i.n🥰

  • @cabdifataaxsiciid-ql1st
    @cabdifataaxsiciid-ql1st 11 місяців тому +7

    Ku sali nabiga❤❤

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 9 місяців тому

    Ku saliya kan ugu qeerka badan nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @ayubomar1927
    @ayubomar1927 10 місяців тому +1

    Maasha alaah waaa qiso jacaylkeeda wadata qisooyinka noosobadi

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 11 місяців тому +7

    AMIIRA
    Afsomaligeda wan iska jeclahay amarka iLahay 😘😂

  • @hidan268
    @hidan268 11 місяців тому +2

    Walaahi bilaahi talaahi laba gabdhod mida danbe ayaan ahay micnaha madaneyo lacag sababto ah lacag farxad manoqoto mel walbo xun ayeena kula gale marka farxada ma ahan in taajir yahay qofka wax idinka dhaxeyo Walaahi aniga waligey rag kuma nicin lacag waayo waxaa ogahay in ay timaado lana waayo dumarow lacag meel xune idin galine kajooga

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or 11 місяців тому +2

    Qurux ku dhiigleh u are legend bro horay u sooco

  • @abdishakourosman9725
    @abdishakourosman9725 11 місяців тому +4

    Mi role model moha bashir keep going proH

  • @hameedd.official
    @hameedd.official 11 місяців тому +1

    Kusali nabiga صلى الله عليه وسلم

  • @farxaan647
    @farxaan647 11 місяців тому +3

    Arintan shekada darteeda dad bdn ayaa indha ufurta😮🎉🎉❤❤

  • @ayaanabdi8465
    @ayaanabdi8465 11 місяців тому +4

    Aad iyo aad farxda soctaaa tahy mashaa allha ❤😊😊

  • @apdiqaniapdilahi7876
    @apdiqaniapdilahi7876 11 місяців тому +2

    Kabtan quruxku dhiigle❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 11 місяців тому +3

    Wllahi anigu qosol ujeeridin ban qosol

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 11 місяців тому +6

    Qofta wa iga qoslisay wlhi asna madhimanoya asna wax madilooya kulaha😂😂😂

  • @dalmardaacad28
    @dalmardaacad28 11 місяців тому +2

    Legend si gaar ah ayaan kuu salaamay waa taariikh cajiib ah asxaabey bal nasoo booqda

  • @filsanfouad4803
    @filsanfouad4803 11 місяців тому +1

    Farax wa farax hadu lacag lehay mise Maya. Kaliya wa saxirad mina allah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 11 місяців тому +6

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @naima_____nacnaciina7377
    @naima_____nacnaciina7377 11 місяців тому +7

    Maqaayada hada wada lenahy shaftadana aan wada qeybsano😂😂

  • @muwadah5671
    @muwadah5671 11 місяців тому +4

    Amiro😅😅😅😅😅 track uk mayaalo

  • @ahmedmahamuud5141
    @ahmedmahamuud5141 11 місяців тому +1

    War qad daas maad soo dhigti tiwitirka ama feesbuuga soo dhig waa qisi taariiq ah dadbadan ayuu wux unuqanaa waayo aranimo sxb soodhi feesbuugaa iyo meelo badan sxb❤❤❤

  • @Jihaanjuujuu
    @Jihaanjuujuu 11 місяців тому +1

    Ani mid faqiirka ayaa qadan lahaaa😢❤

  • @boqorkajecelka1719
    @boqorkajecelka1719 11 місяців тому +1

    Walahi zxb qisadasi wa qiso xanun badan zxb wan oyey walhi zxb

  • @JimcaaleFaarax-le7wk
    @JimcaaleFaarax-le7wk 11 місяців тому +1

    Qurux kudhiigle my pro

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 11 місяців тому +2

    Jack waan jeclaxay ruunti waa qof nolasha wax kafaxansan

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 11 місяців тому +1

    Si kasta hadan faqiir u ahaan laha wlahi naag garoob ah ma guursadeen😅😅

  • @aishaabdullahi234
    @aishaabdullahi234 11 місяців тому +2

    mashaAllah shekadas dad bdn indhaha ufureysa

  • @UmuAahilAahilI.S
    @UmuAahilAahilI.S 11 місяців тому +4

    Soomaalida qar Guurka waxaay ka Amiinsanyihiin Khalad Shimbir baa shinbirkisu la duula. Gabdhahaa waxaa la ga dhaadhiciyey Inay-san wax qabsan karin aay Raadiyaan Nin lacag leh laakin maa oga inay shaqaysaan karaan. Iyagoo oodhan kara Ilaahoow Lacag isii ayay yiraahdan Ilaahow Nin Lacag leh isii. Aad ban ula Yabaa Runti ciladu wa dad ki dhala u maleen.

    • @hidan268
      @hidan268 11 місяців тому +2

      Aniga kama mid ihi kuwaas 😢

  • @MaxamaddeeqSheeqcali
    @MaxamaddeeqSheeqcali 10 місяців тому

    Sxb quraxa ku dhigle waan ku tageraa wana ku wataa sxb guul sxb

  • @timadhere3554
    @timadhere3554 11 місяців тому +5

    Please 1k waxyara igadhiman igaarsiya ❤

  • @Cr.7-v6o
    @Cr.7-v6o 11 місяців тому +2

    Dhifiq xaasid 😢😢😢😢 ninkan raga waxa la siiya Tipp

  • @HafsaXubi-md9yp
    @HafsaXubi-md9yp 11 місяців тому +7

    Maqayada wanwadalenahy Lkn lacagta mawalaehin somaahn dee wll😂😂😂😂

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 11 місяців тому +3

    6:30 ninkaa mr qumbe maad fahmin, wuxuu kawaday inaan nin boqolle ah oo walaalkaya dilo iyo inaan naagta furo ayaan kala doortay. ee ninka axsaan umuu samayn, ninka kale ayaa doqona amma kan ayuu ishiisa ka arkay.

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 11 місяців тому

      Wuu fahmay e dumarka ayu iska dhisayaa oo rabaa inay dhahaan Jack lee na fahmayo 😂😂

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 11 місяців тому +6

    Masha Allah keep going wallky so funny

  • @AbdirahmanRashiid
    @AbdirahmanRashiid 11 місяців тому +2

    Guri barwaaqo soo qabo pro

  • @MohamedKhoulam-iv4ps
    @MohamedKhoulam-iv4ps 11 місяців тому +2

    Sxb ka hadal filimka dariska

  • @CabdiraxiimcismaanDiirshe
    @CabdiraxiimcismaanDiirshe 11 місяців тому +1

    Mida danbe mashaAlaah 🇸🇴🧕👑🫡🙏🏼🥰

  • @abdullahiibrahim-m6l
    @abdullahiibrahim-m6l 11 місяців тому +2

    Quraxkudhigle Indha haws

  • @Afrika.c
    @Afrika.c 11 місяців тому +2

    Waano cid kasta wada deeqdo wad mahad santahay mohamed bashiir

  • @mjalaatoofficial7711
    @mjalaatoofficial7711 11 місяців тому +1

    Keap going from madiino ciyaal corontada

  • @bureqamaxamed8003
    @bureqamaxamed8003 11 місяців тому

    2:59 war hablaha cayda ka daa jilicyahow waxan maraanka uff

  • @Farhanabdulahi-x8j
    @Farhanabdulahi-x8j 11 місяців тому +1

    legend faqiir😢

  • @hidan268
    @hidan268 11 місяців тому +1

    Wan kugu sobiiray dulufow awalba wan aqaanay waliba mudo dheer lkn mobelkan sanadkan qaatay marka dib ugusonoqday😂😂hada kahor xasuusta mara kudhahay waxaa maqli jiray kacan kudhiigle xey thy qurux kudhiigle😂😂xasuus walaahi marka cusbed eheyd

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 11 місяців тому +1

    Lacag waydhamata lakin wanagsan qofka madhamado

  • @Ahmedmohamud-s6q
    @Ahmedmohamud-s6q 11 місяців тому +2

    Guruhow salada edafasay😂😂

  • @YusephMpabbe
    @YusephMpabbe 11 місяців тому +4

    👑Funny Man Waanku Salaamay 😜👑🤴🏽
    🤴🏽Qurux Ku Dhiigle Legend Always Legend 👑
    ☝🏽i.a 800k Coming Soon 🔜
    📌Pin🤴🏽Me Talie🤞🏽👑🙌🏽

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 11 місяців тому

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah nin rag oo jacayl yaqaan buu ahaa.

  • @MaxamadCabdiraxman82
    @MaxamadCabdiraxman82 11 місяців тому +1

    runtaweye pro jacadhab ah waye kaas

  • @RahmaQurux-l2l
    @RahmaQurux-l2l 11 місяців тому +4

    Habalyo wllkey ❤❤❤❤❤❤

  • @khaledwarsamaelmi380
    @khaledwarsamaelmi380 11 місяців тому +7

    Inshallah one day you get 1m inshallah bro keep going

  • @mohamedmohamud2849
    @mohamedmohamud2849 11 місяців тому +1

    Qisada ugu dmabesa aad I cejbysay

  • @SouhaibAbdi-r8r
    @SouhaibAbdi-r8r 11 місяців тому +2

    Sxb wana ku wataa ❤ qurux ku dhigele😅😂

  • @ifraaxjamac6772
    @ifraaxjamac6772 10 місяців тому

    waasax asxaabtiina way dhacday inay dhahaan aan kuu furo labadayda xaas mid

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123 11 місяців тому +1

    qisada gabadhas aad pay cajaib u thy

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 місяців тому +4

    Qurux ku dhigle 😂😅funny 😂

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 11 місяців тому +1

    Qurux ku dhigle sher isamey gawar walasha ayan ahay

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 11 місяців тому +5

    Wanku falfalatney subscribed ki wan ceshanay 🤣🤣🤣🤣

  • @fuaadbuuwe7727
    @fuaadbuuwe7727 11 місяців тому +3

    Sxb ❤ 🎉 wllhi wankutaageera❤ sxb dumaashi maarish❤aawi

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 11 місяців тому +1

    Legend jack 😂😂😂

  • @Suheylo578
    @Suheylo578 10 місяців тому

    Qurux kudigle wlh wadh iga farxisaa ❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 11 місяців тому +4

    The family empire. Bum Bum in the building 😂😂

  • @MAHATHAli-d3e
    @MAHATHAli-d3e 11 місяців тому +1

    MIDka aad zaxipkaa moodayso oo janis kugu helay 😂

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 11 місяців тому +11

    𝕄.𝕒 𝕨𝕚𝕝𝕜𝕒 𝕨𝕚𝕚𝕝 𝕗𝕔𝕟 𝕨𝕒𝕒 𝕛𝕒𝕙 ❤❤

  • @MuhanadHire
    @MuhanadHire 2 місяці тому

    Wlhi gabadha labad ayaa saxsan xaqiiq hadii laga hadlo

  • @AyanYacin-b3c
    @AyanYacin-b3c 11 місяців тому +2

    Bonbalo chines kulaha 😂😂😂😂

  • @SadiiqDipkaa
    @SadiiqDipkaa 11 місяців тому +3

    Waan Ku tageraa taliyow

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 11 місяців тому +1

    Wam kugu raacsanahay jeey❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiRahmaan-ff5bh
    @AbdiRahmaan-ff5bh 11 місяців тому +2

    Gabadh dambe ayaan ani ku racsanhy

  • @halimaabdullahi9394
    @halimaabdullahi9394 11 місяців тому +1

    Walahi wan qosley

  • @BisharoAli-w7v
    @BisharoAli-w7v 7 місяців тому

    Haye wan ku ognahy wll wa run Haye

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 11 місяців тому +3

    Jackson 😂😂😂😂

  • @faraxyusuf
    @faraxyusuf 11 місяців тому

    Nio quruxow ayamahaan waa kuxisay wlhy shp❤❤❤😊

  • @qoobeey909
    @qoobeey909 11 місяців тому +1

    The legend

  • @aadeymahmoud6905
    @aadeymahmoud6905 11 місяців тому +2

    Wakugu racsanahay Jack😂😂

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 11 місяців тому +3

    😂😂😂😂😂Dhifiq😂😂😂😂😂😂😂😂 waa zxp dhaba😂😂😂😂😂😂

  • @XASAN_CK
    @XASAN_CK 11 місяців тому +1

    Heesta 6xteen reaction kaso bixi

  • @رحمةعلي-ب9و
    @رحمةعلي-ب9و 11 місяців тому

    Habalyo Qurux Ku dhiigle ❤ keep going 🎉

  • @MunaShafat
    @MunaShafat 11 місяців тому

    😅😅😅 rer xamar hadeey ku galaan waa ku dhamaatay aadna dhimleey

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 11 місяців тому +1

    Malugu helay quruxkudhigile

  • @abukarmohamudlugayare1082
    @abukarmohamudlugayare1082 11 місяців тому +1

    Salaan sare jek

  • @Darura-dj3mn
    @Darura-dj3mn 5 місяців тому

    Jack keep going saxib

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 11 місяців тому

    Anba gabadha danbe raacsanaya hadaan helayo aniga wan raali din lahaa

  • @drceelqode3242
    @drceelqode3242 11 місяців тому

    SHEEKADA GABDHAHA WAA SAXNAAYEEN MARKAA DHAGE6SEYSTAY SHEEKADA GABADHA KASHEEKEYSAY IYO MIDA GABDHAHA KU XAMANAAY MEELA BADAN ISKA LEEYAHIIN MEESHAAS MARKEY MAREEYSO

  • @calimoha8267
    @calimoha8267 11 місяців тому

    Marish beauty masoo celin rabtaa 🤔

  • @mahamoudnour7789
    @mahamoudnour7789 11 місяців тому

    Gabdha fariinta kuu soo qortay Qoftii miss qosol miyaa runta ka sheeg

  • @hamdiali1156
    @hamdiali1156 11 місяців тому

    Difiq istiqfurulah

  • @فاطمةاحمد-ظ7ط4خ
    @فاطمةاحمد-ظ7ط4خ 11 місяців тому +2

    Kkkkkkk jarerweyne hanolato

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 10 місяців тому

    Ninkaan gabadha uma uusan qalmin waa sababtaas waxuu i furay? Hadey nin keedii heshay? 😂😂😂

  • @AsmaAbdirahman-c5u
    @AsmaAbdirahman-c5u 6 місяців тому

    My brother ❤❤❤❤