"Ururu Diimeedyadu waa ma dhalays" Sheekh Maxamed - Q 5aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 35

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 8 місяців тому +2

    WALAAHI WAA RUNTII URUR DIIMEEDYADA ISLAAMKA WAA KUWO DHIB MOOYEE DHEEF ULAHAYN SHACABKA ISLAAMKA
    WAXAYNA FUDUDEEYEEN DAGAALKII GAALADU KULA JIREEN ISLAAMKA IYO LUMISTA CAQIIDADII SAXDA AHAYD
    WAXAYNA SHAKI KU BEEREN
    QULUUBTA SHACABKA ISLAAMKA

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 8 місяців тому +1

    Jazakalaaah

  • @nugaal012
    @nugaal012 8 місяців тому

    Baarakallah fiik Sheekh Maxamed.

  • @AdamAbdirashid123
    @AdamAbdirashid123 8 місяців тому +1

    Urur diimeed waa waxa islaamka la hadhay.

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq 8 місяців тому +4

    Digo ninkii ku gubtay baa laga waraystaa , sheekha taladiisu waa dhaxal , ha la qaato fadlan

  • @cabdikariimnuur518
    @cabdikariimnuur518 8 місяців тому

    Isagaa bilaabay ururdiimeedka markuu kudangaadhayna kahadhay isagaa nasiixa ubaahan

  • @Bashequ
    @Bashequ 8 місяців тому

    War cad, waa taas diintu

  • @خضرأحمدحسن-ض5ج
    @خضرأحمدحسن-ض5ج 8 місяців тому

    Suaal:Qaladku ma in urur lasameeya mise waa qaabka mamulka, arinta muhiimka ah waxtahy urur nimda aya dhibka wadata mise dadka ku jira aya dhibka wata. مناقشة. هل الجماعة نفسها هو المشكلة اليوم أو المشكلة كيف نتعامل مع الجماعة؟؟؟ ملاحظة الشيخ ذكر عندما كان مع الجماعة ما عندهم خبرة لذلك رفض الجماعة.

  • @AliOsman-th6pv
    @AliOsman-th6pv 8 місяців тому

    Ururdiineed kulahaa assagaaba hada kuhaya salafiyo aan ahay

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 8 місяців тому

    Illaa iminka waxaad noo sheegtay in aadan koox ahayn . Salafi jadiid waa koox marka xagay iska qabanayaan???

  • @abdiawed3540
    @abdiawed3540 8 місяців тому

    Magaciisa oo sadexan maxaa la dhahaa.

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 8 місяців тому

    Urur diimeed yadaa waaa ma dhaleys waa sax lkn. JiHaaad ka. Waa miro dhalay. Waan aragnaaa.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 8 місяців тому +4

      ma jiro jihaad maanta ka jira caalam islaam oo xaq ah aan ka ahayn kan hada xamaas kula jihaadayso yahuuda, inta kale waa kuwo aay abuureen gaalada reer galbeedka si aay muslimiinta u gumadaan sumacad diintana u baab,biiyaan balse ilaahay ayaa ka sareeya kooxahaas

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 8 місяців тому

      HAL JIHAD UUN BAA U MIDHO DHALAY WAA KII MAXKAMADAHA EE LALA GALAY QABQABLAYAASHI XAMAR KAN HADU LKN WAA BAADIL

    • @dhuubane5946
      @dhuubane5946 8 місяців тому

      Lkn ogow ninkan iyo kooxdiisa jadiidiyadu in ay aaminsanyihiin in Xamaas ay shaydaamiin yihiin Yuhuudna aan lala jahaadi karin​@@Jaalejaale12

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 8 місяців тому

      Nala Wadaag Jihaadka mira Dhalay ?

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 8 місяців тому

      @@ahmedabdiaziiz4682 waxan laga hadlaya waa xamar waxa jiray urur la odhan jiray maxkamadaha oo mucaskar ahaa oo xamar ka xoreeyay qabqablayaashi qabiileed waa sheeko dheer soo baadh

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 8 місяців тому

    Ninkani mahsduu ka toobadkeenay waxuu sida ugu ekaaday adigay kugu koobantahay
    Maad tegine fidna jooji culumaa sulda in aad budfhig utahay

  • @ahmedugas8495
    @ahmedugas8495 8 місяців тому

    Cajiib! Ninkani wuxuu isku bedelay from Alshabaab to Salifiyah Jadiida- War Somalida dhibka ka daaya kolba dhinac dadka hakaga imaninee

  • @BesciousOfAllah
    @BesciousOfAllah 8 місяців тому

    Islamkii waxaa hijack kusameeyey saudi salaf jadiid intey leeyihiin may khalaf saalix labaxasn ilayn first qarni kolna gaarimeynee

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 8 місяців тому

    Dawlad islaam ahi ila maa ay timaado waa jirayaan ururadu

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 8 місяців тому

      Dawlada dadkeeda iyo Madexweynaheeduba Muslim yihiin ma gaalaad u taqaanaa adigu haday haa tahay jawaabtaadu ogowTakfiir baad tahaye

    • @ArahmanHasan32-ub9jw
      @ArahmanHasan32-ub9jw 8 місяців тому

      @@DH-yi5dx nidaam dimuqraadiya ayay ku dhaqmaan oo lidi ku ah shareecadeena oo ay isku waafaqsanyihiin dhamaan umada islaamku

    • @ahmedabdiaziiz4682
      @ahmedabdiaziiz4682 8 місяців тому

      ​@@ArahmanHasan32-ub9jwDimuquraadiyad kuma Dhaqmaan waayo shacabkaan U sameeysneeyn Shacab Muslim suni Suufi ah iyagaa kaa caqiida xoogan marka ma Umadaa Hor boodeysaa iyagoo lagala Baqayo Dimuquraadiyada ayaad adigu qori Qaadan

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 8 місяців тому

    itixaadkA DAD XUN MAY AHYN LKN WAXA WAALAY 4 NIN OO WAQOOYI KA YIMID OO AHAA ALQAACIDA MARKII DANBE NA ALSHABAB LA BAXAY RAGAS WAALAY WADAN

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 8 місяців тому

    Waa beenaale tuugsada oo tuuga

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 8 місяців тому

    Waar waxaan waa wax ee yahuud iyo reer galbeedka ka shaqeeyeen si loo ilaaliyo yahuudaa lagu soo celiyay bariga dhexe urur dimeedkana waxaa wakiil looga dhigay sacuudiga marka waa heshiis la gaaray 1915 inuusan islaamka ka bixin dhibaato