Xamda Queen oo ka baxday Fanka iyo xidigaha geeska

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 54

  • @sabrinaabdulkadir8184
    @sabrinaabdulkadir8184 5 років тому +7

    Maasha alh ilaahey maa Mahad Leh ♥️wll quruxeey Aad ayaan ugu faraxsanahay♥️

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 2 роки тому +2

    Quruxduba dushaadaysaarnayd
    Qumanaha qaadirkaa ugu abuuray
    Qalanjooyinka qaarada Soomaaliya
    Qaabka suniyaha lagu ladhay indhah
    Qaartaadan cabaadhyaha leh iyo
    Qaabka wajigaagan ifaaya ee wacan

  • @shiineahmednuur9607
    @shiineahmednuur9607 5 років тому +4

    ilaahay Ayaa Xaqa waafajiyay🌹
    Ilaaha qalbiyada gad gadiya🌹
    Ayaa qalbigeedi xaqa garansiiyay🌹
    (Mansha allah)

  • @natural-23-mx
    @natural-23-mx 5 років тому +3

    Machallh waan ku faraxzany inay isaga baxdo fanka
    Allah khayr ha kuugu bedelo wll

  • @عبدالرشيدمعلممحمود-ذ5ز

    إنها لتوبة وإنها لتوفيق من الله وإنها لعاقلة عرفت الحق وإن لها أم حنونة ناصحة اللهم تب علينا واغفرلنا ولوالدينا

  • @sayidqani3095
    @sayidqani3095 5 років тому +7

    Mcha allh hablahayagu xijaabka ku quruxbadana ❤️

  • @gamalolaad7455
    @gamalolaad7455 5 років тому +1

    Maashallah waa war fiican oo lugu farxo , wax khayr leh ilaahay ha kugu badalo.

  • @kafiaabdi122
    @kafiaabdi122 4 роки тому +2

    Masha Allah abyoo mcnto ❤❤❤❣❣❣❣

  • @nimcomohammed9896
    @nimcomohammed9896 5 років тому

    Mansha allaah alle wax kale oo ka kheyr badan ha kuugu badala abaayo waa arrin wanaagsan kuwa kalena alle ha ka badoobeeya

  • @sms2437
    @sms2437 4 роки тому

    Mnsha alah
    Gabdha wlshy ah
    Ku qurux badana xijabka
    Insha alah wlshy
    Alle haku garab galo

  • @hamseqalabjan881
    @hamseqalabjan881 5 років тому +1

    Mocha allaH ina kinaaley ale haku dhawro wll wax khyr qabna aleh hakugu badalo

  • @cabdirahmanbaashee7458
    @cabdirahmanbaashee7458 5 років тому +1

    Ku soo dhawoow bahda u hiilinaysa diinta alle dar ilahay barakow

  • @ahmedhassanhusein419
    @ahmedhassanhusein419 5 років тому +1

    masha allah waa war lagu farxo rabbi kuguma.celiyo wall

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 років тому

    Masha allah hno anagana allehanaga madobeyo dhagesigiisa allaw khatumada khayr nogu dhamee

  • @almisfuaad4108
    @almisfuaad4108 5 років тому +1

    masha aallah walal qaliya oo goan adaag adatay

  • @mukhtaarmaxamed6286
    @mukhtaarmaxamed6286 4 роки тому

    Mnsha allah alla hayna soo hadeeyo dhamaanteen

  • @zakicade1750
    @zakicade1750 4 роки тому

    Mansh allh xamda queen ale ha udanbidhaafo maxaan tageerijiray lakiin heeso way noogatagtay

  • @yusriitaluuziina7449
    @yusriitaluuziina7449 4 роки тому

    Mnsha alaah wllshy qli ale ha ku xiftiyo 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdirahmanahmed3923
    @abdirahmanahmed3923 5 років тому

    Masha Allah illahay kuguma soo celiyo waa war wanaagsan

  • @rooblecade8845
    @rooblecade8845 5 років тому +2

    Fanaaniinta soomaliyed badankoodu fanka waxay usoo galeen lacag iyo inay showyo lacag ku qaataan marka war waxs ka kaaftooma waa xaaraane labad isku darsateen fankii oo xaaran ahaa iyo lacata dadka masakinta oo iyana xaaraana wa wada xaaraan gabdhan ka baxday aadban ugu farxy wlh markay ka baxdy

  • @mustafeabshir9067
    @mustafeabshir9067 5 років тому

    Mansha Allah hamda queen marna Waan kufarxay marna Waan naxay any way Ilahay haka aqbalo towbada✌️✌️✌️✌️✌️🙏👌🙏

  • @cabdicasiisaxmed2793
    @cabdicasiisaxmed2793 4 роки тому

    Maanshs allh xamda kuwayn

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 роки тому +1

    Allaahu AKBAR aLXAMDULILLAAH

  • @sacdiyaqooje3607
    @sacdiyaqooje3607 5 років тому

    الحمد لله wa Allah mahadi wan sodhawena wllsheen

  • @IlhaanCumar-l7g
    @IlhaanCumar-l7g 20 днів тому

  • @asadgeela9096
    @asadgeela9096 2 роки тому

    Masha allaah

  • @amirahassan3739
    @amirahassan3739 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @khadraqaali1686
    @khadraqaali1686 5 років тому

    masha allh rabi taqawa iyo tuubad hakugu abaal mariyo

  • @falaxbashir6944
    @falaxbashir6944 5 років тому

    masha Allah Allaha kugu wado wllo lkn 1993 madan dhalanin waxad dhalatay............

  • @guduudocarwo2717
    @guduudocarwo2717 5 років тому

    alxamdulillaah ayaa mahadleh

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 5 років тому +2

    Waan kugu taageeridoonaa go'aankaada! Guulayso

  • @Akmiiro
    @Akmiiro 9 місяців тому

    𝗠.𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵❤

  • @bigshaq4023
    @bigshaq4023 5 років тому

    Horay usocd wcn

  • @cawokosaar5219
    @cawokosaar5219 5 років тому

    Masha alah alxamdulilah

  • @yacinali1587
    @yacinali1587 5 років тому +2

    she said she born 93 is she 25 year???!

  • @hanadyare1605
    @hanadyare1605 5 років тому

    maasha allaaa

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz 5 місяців тому

    7 sano ka Dib ayaan soo booqday barnaamijka
    Xamda queen

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Рік тому

    Hangaraarac lug uma dhutiyo

  • @hanabarwaaqo2690
    @hanabarwaaqo2690 5 років тому

    👏👏👏👏😍😍😍

  • @hassannurhassan7924
    @hassannurhassan7924 5 років тому

    Alle ha kuu danbi dhaafo hana ku ilaaliyo

  • @wardaabdullahi1755
    @wardaabdullahi1755 5 років тому

    Ma sii wadi dontaa go'aankaas hee kumanaan an aragnaa oo dhaha wan ka baxnay fanka leh lkn dib ugu so noqda 😜

  • @scwatat6918
    @scwatat6918 4 роки тому

    ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة ماشااللة

  • @mms7038
    @mms7038 5 років тому

    wanu kugu tageersanahay kuguna ducaynayna wl illahay aya kuso hadeeyay towbadana ku wafajiyay alx ilahay sida ad uga baxday hakaga maydho xumanta iyo heesaha xaran ta

  • @hudohudo6988
    @hudohudo6988 5 років тому

    War dadkan intee kabaxaan misena kuso labnayaan wllee idinma rumesto

  • @xaawoibraahim3982
    @xaawoibraahim3982 2 роки тому

    ...

  • @abdiaziizayman7584
    @abdiaziizayman7584 5 років тому

    Zzz :O

  • @cabdimahamed8806
    @cabdimahamed8806 5 років тому

    Masha allah

  • @samowonlineenglishlanguage6352
    @samowonlineenglishlanguage6352 5 років тому

    Masha allah