24 Jirkii 7 hablood guursaday ee la toogtay oo la raadinayo gabaru dhalay oo hoyadeed la aqoon Qiso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 65

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Місяць тому +10

    Masha Allah. War wa Nin raged kaasu ilaahay SWT 🤲🏻 naxariistisi Jannatul firdowsa haka waraabsho Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Місяць тому +11

    Alaha u sahlo hooyadaan gabadha uu dhalay wiilkeeda

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Місяць тому +5

    Maamo insha alaah waad heli gabartii aad ayeeyo u tahay shiikh aal qudub waa dad culumo ah ma higooneeysid wiilkaadiina ilaah waxaan ugu baryaa janadii ferdoowso inuu galsho oow kuu shafiico qaado hadii la dilay waxaan ilaah ugu baryaa shiihiid inuu noqdo alaahuma Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi 😭😭😭😭🇸🇴😍🇸🇴😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭

  • @NimcoNuur-t7i
    @NimcoNuur-t7i 25 днів тому

    Walaashey Alle ha kuu Soo aruuriyo

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Місяць тому +4

    Maammo allaha kuu sahlo gabadha aad raadineysid inshaa allaah ❤❤❤

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Місяць тому +6

    Waa hooyo iimaan leh wiilkeeda na samir & iimaan allaah ka siiyo

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому +1

    Mamma illahaya ha uu naxariisto Wiilkaga rabi ha ku sahalo Wiilkaga gabdheda uu dhalaya rabi inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha ku siya

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Місяць тому +8

    Alle ha u naxariisto gabadhana ha u soo dhaweeyo hadii ey nooshahay

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Місяць тому +2

    Allaah qalbiga hauqaboojo hooyada samirkeedana jano hawgubadalo inankana allaah hawraxmado raxmatan waasica

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 Місяць тому +1

    Allah unaxariisto wiilkaaga ilmaha Yar aad raadinaysid iyo hooyadeeda Allah idin sahlo inshallaha

  • @warsanhawa5222
    @warsanhawa5222 Місяць тому +5

    Alle hakuu sahalo inshalau

  • @user-zn8nh3og4e
    @user-zn8nh3og4e Місяць тому +4

    Eedadey igu duceya gabdha iney hesho😢

  • @maryansheikh4128
    @maryansheikh4128 Місяць тому +3

    ILLAHEY HA KU SAHLO WIILKAGANA ALLAHA UNAXRIISTO

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Місяць тому +1

    Allah ha ku sahlo gabadheeda hooyo macaan

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Місяць тому +4

    Aamiin tarabi

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Місяць тому +2

    Illaahay ha kuu soo fududeeyo gabadha yar insh allaah

  • @foozia426
    @foozia426 Місяць тому +2

    Ilahay hakuu soo fududeeyo gabadhaada insha allaah ❤

  • @ashamahamud5420
    @ashamahamud5420 Місяць тому

    Allaha usaqiro

  • @user-jm5fp3gj2s
    @user-jm5fp3gj2s Місяць тому

    Mnsha allaah

  • @habibamohamoud2734
    @habibamohamoud2734 Місяць тому

    Gabadha yar hooyadeed waxa lagayaabaa inay waysay meeley uraadiso dhibnaay martay Allaha Ha is tuso Kur bada allaha Kanada feydo

  • @ju4965
    @ju4965 Місяць тому +2

    Hooyo Macaan Allaha usoosahlo

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Місяць тому

    In hooyaded dhimataa idaranee hadey nooshahay walahelaa wasuceyneynaa in ey hesho gabadhada❤

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Місяць тому +6

    Allah ha u naxaristo raxmatan wazican wllken

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Місяць тому

    Ilahaay ha I naxariisto wiilkaaga samirna hakaa siiyo caruurtana laga yaabaa inayba intaas ka badan yihiin maadama lagu yiri 7 guur baa jiray adna Aad 3 keliya ogayd. Ilaahay ilmahaad ayeeyada u tahay hakuu soo sahlo

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Місяць тому

    Ilahow wiilkaga ilmahisa kusahal wadadalay Waa iska aroos aroosayey maskiin

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Місяць тому +1

    Subxanallaah 24 jir afar guur waa maxay Subxanallaah 😢😮

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢
    Ax Ax mamo qalibiga Allah kuuqaboojiyo

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    Allow unaxariso aaamiiiin
    Ale aya karebay carurtaa

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen Місяць тому

    Allha u naxariisto
    Nin rageed buu ahaa

  • @furaatyuusuf7537
    @furaatyuusuf7537 Місяць тому +1

    Allow so sahal🤲🏻❤️

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 Місяць тому +1

    Alaha unaxisto gabdho badan ayuu ku ciyaray

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v Місяць тому +1

      Naxariis arki maayo dhashisa uu dayacay

    • @user-ib3zl6jk5r
      @user-ib3zl6jk5r Місяць тому

      Seed ku,ogaatay ado bila,aam ah naxariista ilaahay miyaa kukhuseyo taada ogaaw​@@user-wn9ez3mw9v

    • @maryamamatan3219
      @maryamamatan3219 Місяць тому +2

      Subxanallah naxariista allah Ayaa Haya ilahay na isaga iyo adiga iyo aniga iyo dhamaan inta muslim ah ha u naxariisto Allahuma ameeen

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 Місяць тому

      ​@maryamamatan3219 Amiin Amiin

  • @user-zw7dl3ym8n
    @user-zw7dl3ym8n Місяць тому

    Illhey ha u sahalo

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    HOOYO MCN WEY QALBI FÌICAN TAHAY ALOW USOO SAHAL
    AAAMIIIN
    HOOYO ILMO MANACDE MAXAD UDAYACDAY KAWADAY 😢😢😢😢😢😢😢

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 Місяць тому +1

    Subaxana alh markuw dhintay muxuw u sheegay muuw markuw nola sheego alh u sahlo

    • @ifraxlove5640
      @ifraxlove5640 Місяць тому

      Waa noolay matkuu u sheegay 3maali kadib uu dhintay wl

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Місяць тому

    Allah ha uu naxariisto Aamiin

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Місяць тому

    Ilaahay unaxariisto wiilkaaga

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 Місяць тому +1

    Hooyo fican maha

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 Місяць тому

      Sax waye warka ka dhagaysan lhyd maxa kufala gabara dhashay war miyaa

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk Місяць тому

    Allaha unaxariisto 😢😢

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 Місяць тому

    ALLE HAKU SAHLO GABADHA UU DHALEY WIILKAAGA AYADA OO NABAD QABTA

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Місяць тому

    Wadaadka lamaanayaasha magac yadooda iyo marqaatiyaasha xagee geeyay

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 Місяць тому +2

    Wil madi ah aya dhahay gabar andhalay aya jogto se uga amustay bisinka

    • @Mursal1445
      @Mursal1445 Місяць тому

      Waxaa laga yaabaa inay ka xumayd furitaanka gabdhaha

  • @degan4
    @degan4 Місяць тому +1

    Waxaa laga yaabaa gabdhihii kale in ay wax dhaleen.

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 Місяць тому +1

    12 jiir ma la guursada xamar
    Waba ilmoo yarisa

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 Місяць тому

      Cunugta uu dhalay oo la raadinaayo waaye 12 jirka ee ma ahan gabadha uu guursaday.

    • @suldaanka7576
      @suldaanka7576 Місяць тому

      ​@@hawomohamed507side 24 jir 12 jir uu udhalay ma asago 12 jir ah ayu wax dhalay mafahmin

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому

    Gabar 12 jira hooyadeed korsatey ilaa intaas wax yar Kuma maqna ee .iyaad xumeyseen

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 Місяць тому

    Ilhow u sahal

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Місяць тому

    Wiilkan Allah unaxariisto farxiyo boslady dayax dalnuurshe xaaskisa hore u qabi jirey ninkeda ugu horeyey aha wiil udhashey wiil wanaagsan ahaa aabahisa doctor caan ahaa dhaley aabahisa Allah unaxariisto dadka ku danbaabayo muxu waxas guur ah usameyey wiil madi ahaa fur furan wanaagsan dadka barto aad ujeclaan jiren waalid wanaagsan dhalen wiilka waalidka gacanta ku haayen reer hantiile ahaayen dhalinyaronimo ugesay guurka badan inu qarsado macqul ma ahen xiliga guursanyo wa ardey school lakin lacagta gabdhaha kuso raaci jireen wiil la kool kooliyo aha xoolaha waalidka maamulo Allah unaxariisto janada fardows Allah ka waraabiyo mamada muraadkeda Allah usahlo gabadha yar mel dhaw Allah ka siiyo Insha Allah

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Місяць тому

    Muqdisho waxay naqatay meel bahalo galeena oo intaas dhalinyarada lagu xasuuqp! Xukuumad kasta oo imaadaana marnaba kama fikirto in muqdisho xaaladeeda dawo loo helo!!!.

  • @user-fl9dj8jf8y
    @user-fl9dj8jf8y Місяць тому +1

    Reer xamarow edeb yeesha.
    Awal waan idin qarin jirnay. sidaad hablaha kayeelaysaan waa sidii shiicada.

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 Місяць тому +6

      Reer xamar maxa u gooni yeeley xumeynta gabdhaha? War yaab badana.Somali wa somali,Mid fiican iyo mid xunba wey leeyihiin!

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354 Місяць тому

    .

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

    yaab maxaad iskaga dhiskugu dhexdartay lah jadaa hablo gabdh kkkkkkkkkkkkkk

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v Місяць тому +1

    Duqda wiilkeda asluub iyo reer micnihisa ma barin. War ilmihina waxay idinahegayan dhegeysta. Wiilkeda sida duqsiga melwalbo ku degan jiray sababto ah guri aan naxariis ka jirin ka yimid.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Місяць тому

    Shaqo kuma lihi maxay tahay, maad dhahdid markalaa itusee maad dhahdid

  • @adonallah
    @adonallah Місяць тому

    Fecbok waxa kugu heysTaa waxaad qabaTaa shaqo islaama iyo abTiriska ibnu aadamka ayaad isku raadisa fecbok waxaa iskaleh yuhuuda mareykan ka waxayna rabaan inay umada islaamaka kadhigaan wacalo iyo waxaan abTiris laheyn