Waalidka hadalkiisa oo ladiido ayaa halistaan galiyay ilaa lagu waayo nolosha hooyo kama quusan ax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 21

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Місяць тому +3

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga hooyo somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Місяць тому

    Ilaahay hakaa farxiyo hooyo ilaahay asagoo nabad qaba haku tuso

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Місяць тому

    Ilaahay ha soo sahlo isagoo nabad qabo

  • @ju4965
    @ju4965 Місяць тому

    ilaahay ha usoosahlo wiilkeeda hooyo macaan

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому +1

    illahaya ha ku sahalo mamma Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba allaha soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa mamma

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Місяць тому +1

    ALLAAHa u sahlo isaga oo nabada hooyadaan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому

    Allaha usoo dhaweeyo wiilkeeda

  • @safiyoasan
    @safiyoasan Місяць тому

    Ilaahaye umada kala maqane ha isku Soo dhoweeyo

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Місяць тому +1

    Hooyo kurbada alle haka faydo yaa allaaa

  • @foozia426
    @foozia426 Місяць тому

    Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому

    Hooyo allaha u sahalo wiilkeda

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Місяць тому +2

    Illaahay hooyo kurbada hakaa qaado adiyo inteenii kurba haysaba

  • @user-zw7dl3ym8n
    @user-zw7dl3ym8n Місяць тому

    Illhey ha u sahalo

  • @salaxcabdicalin-wh5el
    @salaxcabdicalin-wh5el Місяць тому

    Alle ha kuu sahllo hooyo

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 Місяць тому +2

    Allaha u sahlo wiilkeda hooyadan

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Місяць тому +1

    Allaah kurbada hakafaydo hooyo macaan

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 Місяць тому

    Ilaahay hawsahlo hooyadaa wiilkeeda .waxaa wadankeenu la degi la yahay waa maalin walba waalid murugaysan oo ooyaya

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 Місяць тому

    Alaha usoo fududeeyo maamadan

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Місяць тому

    Hbo macaan kurbada allaha kaa qaado oo wiilkaagii oo nabad qaba iyo adoo nabad qaba haskiin tuso

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 Місяць тому

    Xasbunullaah