Qoraa Caan ah oo Soo Bandhigey Sababta Stress-ku ugu Yaryahay Muslimiinta | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @maryanbashirxasan8278
    @maryanbashirxasan8278 3 місяці тому +8

    Asc asxapey iso duceeya gapdh adag ayan aha balse ilba igashay wana dayey dadalkii 😢iso duceya

    • @SurprisedBambooForest-fd3hf
      @SurprisedBambooForest-fd3hf 3 місяці тому +1

      Alaha ku caafiyo

    • @usaamemaxamuud21
      @usaamemaxamuud21 3 місяці тому

      Weli waa tahay abayo 🥺❤

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 3 місяці тому

      Il wax la yiraahdo ma jiraan, is-qabooji... waa wax carabtii badawda ahayd ee 1400 sano jirtay, ay aaminsanaayeen... Noloshaada wado... Il iyo habaar waa sheeko been ah. oo cadayn loo hayn.. maxaa looga arki waayey dadka kale? ......

    • @maryanbashirxasan8278
      @maryanbashirxasan8278 3 місяці тому

      Wllhi way jirta isha anana ka huba alxmdulilaah dheh haduna ku galin ishu dhagax​@@kalisocodkali4469 ayey ka adagtahay

    • @fatxahassan3765
      @fatxahassan3765 2 місяці тому

      @@kalisocodkali4469nabiga sheegay inay ishu xaq tahay ee adigu muslim miyaa tahay haday Haa tahay way jirta

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 3 місяці тому +2

    Shekheyga aan jeclahay Salaada aad ha hadleysid ma midda Somalida lagu khayaana mise waa mid kale? 95% inta Germany leh oo wajiga so madowysta waa badan kooda waa munaafaqiin Xukun doon ah Somalidi Cirib tiray khuraafad ay ku so lacag qateen wata? Somali waa la ogaa in ay Shacabka deggen G/mudug P/land, S/land, Djibouti, Kenya, Gelinka 5aad ay yihiin 4 illa 5 inta Diinta Islaamka haysta 😊😅😮😢😮😊😅😮😢😅😅😮😂😮😢😮

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 3 місяці тому +1

      Adiga laguma raacin cidkake, Salaaduna waa mida Tiirka labaad ee arkanta Islamka, marka adiga laguma dirsan cida qaaimeysa lkn Rabigaa caabud una ducee dadka Muslimiinta… taas baa Rabigaa kugu jeclaanayaa…

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 3 місяці тому

    muslimiinta stress kuma dhaco kulahaa muslimiinta maxeey sameeysanyihiin 😂 ?

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Illaahay ayaa yiri "addoomadiina ku socda" Sh. Cabdiraxmaan waxaa ku dhacay "Cognitive dissonance" moralkiisa ma ogolaan karo, wax Nabiga iyo Asxbaabada sameeyeen, in ay addoonsadaan dad... dumar .. ilmo iibsadaan.. Hadda ma jirto.... Diinta dhan iyo xadiithyada waa manual sida addoon loo gato,,, loo kufsado iwm....

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Quraanka qayb ma raacaysaan, qaybna ma tuuraysaan, sidii yuhuudda... ?? .. Quraan ayaa la tuuray maanta...

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Carabta waa lagu qasbay in ay ka tanaasulaan addoonsiga, reer galbeedka ayaa ku qasabay ( Magafe Libya iska addoonsada Afrikaanka ( waa ceeb nin carab oo Afrika jooga maanta in uu Afrikaan qabsado) daliil diintqa Islaamka. ayuu u haystaa waxa uu samaynaio...

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Suudaanta, Soomaalida,Yementa, Afgaanistaanka iyo Pakistaanka yaa ka salaad badan? hadana yaa ka badan oo daadiya dhiig, kufsada dumar, musuqmaasuq, tuugo, mooryaanimo iwm? maxay salaadda u caawin waysay? mise salaadooda ayaa qalad ah? sidee ogaan kartaa taas?

  • @lamahuranaline6332
    @lamahuranaline6332 3 місяці тому

    Sheekh shabaabka inbaa aminsaan kacanto la isticmaalo inay kamiid tahay waxa la mulkiyay oo inay xalaal utahay , fadlaan sheekha su aashaa igaadhsiiya?

  • @maryanbashirxasan8278
    @maryanbashirxasan8278 3 місяці тому +2

    Mashlllah mawduc wngsan

  • @khadarweedhsame7550
    @khadarweedhsame7550 3 місяці тому +1

    Wll waad fiicantahay 🎉 Waxaad sameysaa codka echo ka reeb plz

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 2 місяці тому

    Masha alaah xafidakalaah shekh c/man bachir

  • @husseinabdi947
    @husseinabdi947 3 місяці тому +1

    Ilaahay hakuxafido sheekh

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 2 місяці тому

    Codkan naga hagaaji suldaan

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Cawrada dumarka maxaa lagu xalaashadaa? ... yaab! in qof dhan gudihiisa laga sheekeeyo... Meherka! ... mutcada ... (nikaax mudaysan) naag lala raaxaysanayo oo wax la siinaayo.... (Shiicada eeg ... jid ayey ku taagan yihiin oo diinta furtay) ...

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Nin muslim ah ( Ansaar iyo si kale ayey Xadiithyada wariyaan)markuu dhimanayey ayuu addoon xoreeyey, Nabiga ayaa sii iiibieyey ( 800 dirham siiyey) waa xadiith saxiix ah, Bukhaari iyo Muslim laga heli karo ... Sh Cabdiraxmaan maanta wuu ka soo horjeestay.... maadaama uu damiirkiisa ka duwan yahay carabtii jirtay 1400 sano ka hor.....

  • @BadriDayib-ff7cu
    @BadriDayib-ff7cu 3 місяці тому

    MIDIGTA BIYAHA HALAGU CABO

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 3 місяці тому +1

    Khuraafaadkii Carabta aan ka maqli jirey, ayuu Sh Cabdiraxman bilaabay. Gaal Maraykan ah ayaa waxaa yidhi; nin Garmal ah ayaa diinta amaanay oo muslimay. Weligaa ka maqli meysid Carabta, nin madow ayaa soo muslimay, ama Hindi, ama xataa Chinese. Always, nin cad ayay Carabtu caabudda oo diinta magac uga raadisaa iyo kalsooni.

    • @abdirizakmohamud9165
      @abdirizakmohamud9165 3 місяці тому

      Adiga dhibaato midab ba ku haysata

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 3 місяці тому

      @@abdirizakmohamud9165 Siyaasadda midabka, markaad barato, waxaad fahmaysaa khuraafaadka iyo brainwaashka Carabtu ku hantiday maskaxda Soomaalida. Siyaasadda midabka iyo cunsuriyadda waxaan ku haysta PhD aan ka qaatay dalka Maraykanka.

  • @zaraosman2096
    @zaraosman2096 3 місяці тому

    Sultan media waad ku ciyaarteen hadalkii dib u soo laalaabanaya

  • @dalxiischannel6570
    @dalxiischannel6570 3 місяці тому

    Allaahu Akbar

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 3 місяці тому

    Asc yaa Sheik midigta biyaha haa lagu cabo

    • @abdullahimohamed5432
      @abdullahimohamed5432 3 місяці тому

      Aad baad u mahadsantahay hadda ayaan rabay in aan qoro khaladka shekha haku cabo midnight waayoo dad badan ayaa ku xiran waxayna u maleydoonaan in waxa shekhu sameynaayo ay sax yihiin shiiqow midnight ku cab

    • @naajtech5198
      @naajtech5198 3 місяці тому

      ​@@abdullahimohamed5432 bro waa kaamerada ee sheekhu midigtu ku cabaya .

    • @Bile9879
      @Bile9879 23 дні тому +1

      ADIGA ADOO GACANTA MIDIGTA WAX KU CABAYO MUQAL ISKA DUUB WAXEY U EKANAYSAA BIDIXDA INAN KU CABEYSID

    • @dahiromar1060
      @dahiromar1060 23 дні тому

      @@Bile9879 asc Sheikh. Abdirahman Bashir. Waa Sheikh aan ilahay dartii ujeclahay. Ha la,igusalaamo

  • @foziasaid477
    @foziasaid477 3 місяці тому

    السلم عليكم ورحمه الله

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢😮 asxabay Ii Soo duceeya arin ayaa ihaysta cabsi igu haysa culays gaalada wan kabaqayaa ❤❤❤❤❤ ilhay hanaxafido❤❤❤

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 3 місяці тому +1

      Wll gaaladu waa bani aadam mana mudna in laga baqo, cid Alle ka soo hara ma mudna in laga baqo, teeda kale akhriso ayatul Kursi, Sura Ikhlaas Falaq iyo Naas marwaba afkaaga haka saarin , Illaahey haku qawiyeeyo

    • @SurprisedBambooForest-fd3hf
      @SurprisedBambooForest-fd3hf 3 місяці тому

      @@felisabdi3794 jasakalah inshlh wan samayn

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 3 місяці тому

    Ducada noo sooqora asxabay jasaklah❤❤❤

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 3 місяці тому

      Masha allah; sheikhoow alle kubarakee may allah give us guidance,