Asc ustaad iyo walaalaheyga kale ee page kaan kuxeren waxa idin leeyahay allahumma yaxfadkum kuligiina ee plz marwalba xasuusta taqwada alle ee kuna saliga xabibkena allahumma salli calaa muhammad🥰🥰🥰
*SUMMARY* 1:DADKA LAMA RAADIYO MARKA DAN KALEDAHAY OO KALIYA. 2:WARIYE AAN LOO BAAHNEN INAD NOQOTID. 3:EEDAYN BADANE. 4:ANIGA MISE ANNAANIYADA. 5:CAJISLOWNIMADA. 6:ISKA XANAQIS MACNO DARRO EH. 7:XAASIDNIMADA ISKA ILAALI.
Qof walba ceebihisa uu is og yahey mostly hlkad ka xun tahay waad og tahay aniga intaa dabecadood ta ugu xun ugana daran wa xaaasidnimada haa wllhi wan isu arkey fadlan wll faataxada ii mar in allah qlbigayga ka saaro 😒😒🤏
Muqaalkan markan dawaday sadx ka mid ban anigu le yhy 1 qof cajis badan inan ahay 2 qof danesi inan ahay 3 qof Caro badan inan ahay wax aan ka caroday anan aqoon Dadka Ila nool ima gartan wax iga qaldan Wey igu wareren 🤭🤭🤭
1=qof daneyste ha noqonin
2= warka dadka kale ha qaadqadin
3= eedeynta badan dadka kale
4= aniga sidaa ah anaaniya ma fiicna
5=caajislownimada iska ilaali
6= qof xanaaqsan wuxuu ku xanaaqayna aanan aqoonin
7= xaasidnimada iska ilaali ma ahan wax fiican 🙌🥺❤️
💙😣
Thanks
Jazaaakallahu Kheyr walaal Ayuub. 💯
Asc ustaad iyo walaalaheyga kale ee page kaan kuxeren waxa idin leeyahay allahumma yaxfadkum kuligiina ee plz marwalba xasuusta taqwada alle ee kuna saliga xabibkena allahumma salli calaa muhammad🥰🥰🥰
scw scw scw
Scw
Ustaad ayuub wa qofka kliya aab dhagesto mrka laga soo tago qura'nka kriimka dhirigaliye aan hagar lehen🤍✊✊✊ ilhy ajir hakasiiyo i.a
Masha Allah Allah kuxiftiyo walal ayub Ahmed
I really love motivational speakers ❤
*SUMMARY*
1:DADKA LAMA RAADIYO MARKA DAN KALEDAHAY OO KALIYA.
2:WARIYE AAN LOO BAAHNEN INAD NOQOTID.
3:EEDAYN BADANE.
4:ANIGA MISE ANNAANIYADA.
5:CAJISLOWNIMADA.
6:ISKA XANAQIS MACNO DARRO EH.
7:XAASIDNIMADA ISKA ILAALI.
Thngs wll allaha ku barkeeyo
Mahadsanid wll shaqo fiican baad noo haysaa 👑👑👑
Shukran walal
Mahadsanid wllo
Mahadsanid wll❤
Welcome back wllkey we miss you team ayuub ahmed🔰❣❣❣❣❣❣⁉️💗❣
Labo wyo
Masha Allah💯💯👏👏
Cimriga iyo cafimadka Allah hakau daayo hakuna dheereyo intad noshahay ustaad😊
Xadiith ayaa waxa uu ahaa (xaasidnimadu waxay cuntaa xasanaadka sida ay dabkuba u cuno xaabada )الحسد يأكل الحسنات كما تأكل النارالحطب
Legend always ❤ ♥ ayub wllhi maalin kasto video aad ledahy ima dhaafo wyo waxa tahy qof alle aqli buuxo siiyay form Canada 🇨🇦
Rer Canada Canada tahy miyaa bro
AZC WALLKY AYUP AHMED AAD YO AADBAAN KUUSALAMY WALLO ILAAHY HA KAA ABAALIYO WANAAGAA IYO MOTIVATION KAAS EE AAD NOOSOO GUDBISO THANK YOU MY BROTHER
Ayuub axmed dhirigaliye ha kaiyen aaminsanahy allaha ku sharfo wllo❤
Mansha'Allaah tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran
جزاك الله خير أيوب احمد 🥰🥰
Ustaadi xaqiiqdaa kahadashay mahadsanid😍
Ustaad qlliya guulayso oo barkow
Ustad ayuub
Thank you teacher🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯
Masha Allah bro
Mahadsanid ayub
Qaadaney taladaada
Masha allha❤❤❤❤
Masha.Allh ayuub wa mahadsantahy ani shaqala, Aantan ku edeya dadka tasanku dhibqaba
baarakallahu feek akhi
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo
Maansha ALLAH
Masha allah
Thanks 👌🏼👌🏼👌🏼Manshallah
Masha allah ustaad keep going bro
Ustaad xaqiiqda ka hadashay ❤❤❤
Wllhi pllhi ayubow mida lixaad i heysato waa iska xanaaqaa heer wxaa gaaray fmlka i dhahaan jiniyaal saran ee quraan hla saaro😔😔😔😔
first I can see clip
Asc wll fursad wax barasho wangsan kusodhawow madarasada abubakar al Sadiiq xifdinta quranka kariimka iyo tafsirkiisa iyo axaadiista Nabi Mohamed scw lagu barto Hab Online ah adigo gurigaada joga ayaa lagu baraya mudo kuuban mahad sanid
Wcs ustaad jazaakalaah qyr
masha allah
Alle haku sharfo ustadii waxbadankaa faaidnY runtii
Mashallah thanks a lot brother
Thanks you wllo ilahay haku xifdiyo waxa fiican ayad no sogubisaa 🙏😍
جزاك الله خيرا كثيرا.
Dhiirigaliyahayga thank you
Alx illahay dhamantood waa iiga roonaaday hadana illahay Nama galiyo
Thanks ustaad ayuuub
Allah haku xifdiyo
Ilaahay hakuu siyaadiyo caqligaga iuo garadkaaga
The first one✌✌✌
Ustad Ayub sharaf baad ledahay Runii, Dhiirigiliye nafeed kuu taaganahay ustad🙏🙏
M.a keep going ayub
Macallin guulayso
M.a dear teacher
keep going ayuub ahmed
Asc walalalhey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏🥰❤
Mahadsanid my Teacher
Mnsha allh wll alle hakuu siyadsho caqliga saliibka ah
wlhi ilhey haku karameeyo wallkee aan aadka ujeclahay naftayda inaa fiiriyo ayaa muhiim ah
Hal video uu leeyahay ima dhaaFo
Thnkz ustaD aYuub Lapada daaRoodba GuulaYzo teachEr😍
Really wllhi been maahan thank you walaalka
Good topic
Ma.allh hadalkas waaa runtaa 👍
Keep going ayub axmed
Qof walba ceebihisa uu is og yahey mostly hlkad ka xun tahay waad og tahay aniga intaa dabecadood ta ugu xun ugana daran wa xaaasidnimada haa wllhi wan isu arkey fadlan wll faataxada ii mar in allah qlbigayga ka saaro 😒😒🤏
Ilahey hakaa saaro xasidnimada waa mid ugu xun oo qof sameyo walal.ogow waxa qofkas heysto maahan calafkaga .maskaxda geli qof walba calaf gooniya u leyahay .Alle hakaa saaro .dhamanteen hanaga saaro
dhiirigeliyaha nolosha ❤
Welcome back bro
Thanks teacher
Inta Ayub ahmed tagerta like saara 👍❤️
Ayuub sxb sideee nafteyda ugu adkaan karaaa wax yaabo xun xun ayaan iska dhaafi la.ahy
Walaal astaqfaata badi abooowe aniga waan kuu soo doceynaa walaal
Thanks Walalo ayuub
Wll adoo mahdsan google adsense ga lcgta laga sameeyo dambi miyaa pls kasop hdl
Ayuub macalim waan ku salamaya
Manshalaa macalin
Abtiyow bdna dumar le ka hdasha ma raga waxa la barin iyo waxii lagu so jito no shegtid please abti
Asc wllky waan ku salaamayaa salaan sare iga gudoon sxb
keep going
Mahadsanid
❤❤♥️♥️♥️ XAMDA wall
Merci ayub Ahmed sxb
Ayubow waxan moday ina aniga un igashekeynesid....wad ku mahadsantahy walal qali...aad ban uladhacay wanadadu.
Runtii xaqiiq ayd ka hdashay. Wxad sheegaso kuli wasax.allaha ina hanuniya
Thnks❤
Thanks ustad
❤️💯
Mahadsnd wll
Noolow prother ❤❤
Ayuub zxp su aalo ka jabi jirtey ma Iska deysey nio jimcha soo dhigi jirtey talooyinkii
casharada wey igu socdan mcalin keep it up❤❤🙏🙏
Xanaqa iyo cadhada ayan leyahay hada mobilka ay iga qaban waydo Waxan naftayda uu balan qadaya manta laga bilabo inan isbadalin,qofki cafimadkaga ,qiimahaga iyo dareenkaga fahmaya wuu kula jogaya kan kalana wuu tagayaa
5/2/2024
Thanks
Muqaalkan markan dawaday sadx ka mid ban anigu le yhy
1 qof cajis badan inan ahay
2 qof danesi inan ahay
3 qof Caro badan inan ahay wax aan ka caroday anan aqoon
Dadka Ila nool ima gartan wax iga qaldan Wey igu wareren 🤭🤭🤭
Waa runtaa
Ayuub xagee si gaara kaala soo xiriiraa wl
Ustaat aad baan kuu Salamayaa Asc
Haaa walaahi waa runtaa wllky
haye
🎉❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Thank you so much
Asc my teacher and my colleagues jumca xilw an in leyah walalyal
My Role Model
Ayub ahmed walal dhoor Mar ayan kula so hadle mudo afar Sano ayan beejkaga ku xiranahay