Mnshlh thanks arda media gaar ahaan ninkaa reer burco ee Cabdikariin waa nin dabeecad fcn oo suaalo fcn dadka waydiiya oo aad u ixtiraam alle haku barakeyo wll guuleyso
Waa barnamijkii ugu horeyey een dhamysto weydiin degen iyo wercelin qurxoon mnsha alla abdikhaliq Alle how barakeyeyo qoyskiisa ardaa media iyo Ak hore u socod wanagsan
Thanks, brothers, for sharing this wonderful topic with us. Guurku waa nimcooyinka ilaahey noogu deeqay.. ka faaideysta inta aad dhalinyartihiin. Xoolana ha ku xirina nomcadaas.❤❤❤
Msh alla abdikhaliiq waa qof ku dayasho mudan alle ha ku dhowro wll hana isku kiin barakeeyo aniga iyo inta iska buulaadana😅 wan kugu dayan doona insha alla
Afurka ku dul samee baan islahaa lkn fadhi in lagu dawado ayu u qalmaa Masha'Allah Nin yar oo hadana Weyn baa maantay lakeenay.
Illaahaw inankan fikirkiisa oo kale innamada Soomaaliyeed sii adaa awoodee 😂❤️
Waa leenahay wllo waana ka fiicanahay
❤😂😂😂
mshlh❤
😂 aamin
Waa ikan😂😂
Mnshlh thanks arda media gaar ahaan ninkaa reer burco ee Cabdikariin waa nin dabeecad fcn oo suaalo fcn dadka waydiiya oo aad u ixtiraam alle haku barakeyo wll guuleyso
Waxbadan baan sugayey abdikhaaliq waa will aaan aaad ugu daydo xirfadaha waanada akhriska diinta intaba mahadsanid wll from Galkio❤❤❤❤
Ragga sida togan baraha bulshadda u isticmaala ayuu ku jiraa ninkaan.🎉
Maasha allah tabaarakallah inankan fikikiisu waa mid cajiib wa waxa garad ilahay hakuu barkeyo reerkag cabdikhaaliq
Waa barnamijkii ugu horeyey een dhamysto weydiin degen iyo wercelin qurxoon mnsha alla abdikhaliq Alle how barakeyeyo qoyskiisa ardaa media iyo Ak hore u socod wanagsan
Runtii waa nin waayo aragnimo ka soo arkay guurka Abdikhaliq ilaahay ha isku keen barakeeyo ❤
Xafidaka Allah. Very intelligent young man.
Mansha allh tabarakalah waa wiil akhlaaq iyo dhaqan wanaagsani ka muuqdo iyo diin intaas wAxa usii dheer aqli iyo maskax alle haysukiin barakeeyo adiga iyo xaaskaga🥰🥰🥰
Waxan aan qalbiga ku haysto ayuun buu banaanka iga keenay. Hadda Aabo Noqdayba 🫣🤗
Mnshlh barnaamij fcn thanks jasakalh khyr inkastoo aan war bdn u hayey guurka
nin qiimo leh baad soo qabatay abdikhalaq bashe
No 1 somali podcast channel ✅👏📈
Thanks, brothers, for sharing this wonderful topic with us. Guurku waa nimcooyinka ilaahey noogu deeqay.. ka faaideysta inta aad dhalinyartihiin. Xoolana ha ku xirina nomcadaas.❤❤❤
30jiro ka caqli badanyahay masha allh
M.a wiil caqli iyo xikmad ilahy siiyay oo kudayasho mudan mahdsnid wll alalha haku barakeeyo qoyskaga🥰👏
saacad baa na kadeeday siday noo kicinasay😅 illhy wax khayr qaba ha ina wada siiyo dhamaanteen
Amiin❤
Xabib I Suxuurti Waa La Gaadhay Ee MalayGa Freshka den Hada SameeYay cun 😂 allle Ha inaGu Simo runti Waa wakhti Fiiican
بارك الله فيك أخي الحبيب عبدالخالق شيخ باشي
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Wonderful and very smart.
My new favorite channel💕✨
Wiilkii maskaxdayda ka guuxayay waaba kan alle hku barakeeyo aduun io aakhiraba rerkagana rabbi hku barakeeyo ❤
M.a cadikhaliq alle ha ku xifdiyo wl
Su aalaha aan qabno waad waydiinesaa wareesigagaga waloo bogaa mahadsanid❤
My role model abdikhalaq bashe😍
Wllhi dadka aqliga usaaxibka ah wey gursadan ciyow❤
Masha allh marti culus baad maanta barnaamijka noo kentay wll abdikhaliq dadkaasi oo kle noos cazuun wll si anaguna uga faaidno
Abdikhaliq baashe big respect
Darajada صفة الرجولة ama charisma waa gaadhay wiilkan monsha Allah Alle gabadh iyo Caruurta ha ku barakeyo
Two legends always abdikariim and c/khaliq another's levels questions 💯❤❤⌛😅
Maan shaa allaah wa wiil qiimale ilahaw ubarakee xaas kiisa iyo caruur tiisa iliyo cawriba kahay dadkaa soo kale waa in lawarsado oo kuea ciilka qaba lawarsan
Masha Allah Tabarakallah❤ ilaahayow inamada soomaliyeed oo dhan sida so kale nooga dhig🤲
MaashaAllH Tabaraka Allhuma Baarik❤
Mnsha Allh Alle haku barakeeyo reerka Abdi khalaqo
Masha allh
Mnsha allh wllo ilhay Caqliga ha ku barakeeyo ❤️ dhisma oo dhaqma wllo 🤴🏻🫅
Msh alla abdikhaliiq waa qof ku dayasho mudan alle ha ku dhowro wll hana isku kiin barakeeyo aniga iyo inta iska buulaadana😅 wan kugu dayan doona insha alla
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
Same 😂😂
Same
Wow guurkii buu i jeclaysiiyey inankani❤😮
Maasha alaah isku waara ❤ alle qof walba cid ay is fahmayaan ha siiyo.
Msha Allah waar abdikarinow barnamijka guurka noo soo dabi
Bal aan soo jilicnee 😂 waxkalaba ka aaminay guurke
Machallah tu es vraiment formidable
Ale swt haynaga khayrka hayna waafajiyo ramadanta
Wllhi alle marwadayda haydaayee marwadayu iguma dhibin meherka alle habarakeye waxansiyana ku qanavsan alxm alfa mara❤❤❤❤
Wiilkaan wuu bislaaday masha Allaah
Mashaallah tabarakallah wiilka Allah reerka u xifdiyo sida aan jecelahay nin raga noqdo yu yhy ❤
Waan kugu haminayey walahi lkn alla hakuu daayo marwadada
Manshalah wlalka ku dayasho ayuu mudan yahay❤🎉
Apdi kariinow Mnta Bikh Baad Noqotay Waa Lagugu dhibco Tirsaday😂❤
Masha allah waa inanyar hadana caqliga ku jira ka weyn yahay 100jir ilahy caqliga iyo garashadaba ha ku daayo iyo qoyskaga quruxda badan wll❤🤲
Abdikarim waa lagu maalay podcastgaga❤
Msh alh waa wiil geesiya alleg hakuu parkeeyo reerkaga
Abdikhaliq baashe respect waadma kumahsantahay saad noogu warbixisay
Iaamin kani waa nin iyo badh mash Allh
M.a alle ha idin barakeeyo wllky c/kariinb iyo abdikhaliq baashe
waaa nin inta uujirro kaweyn mnzhaal allaaah
Wllhi saacad baa ikicisa aroor walba, illaahay faraj khyr keh
🤲
Allhuma barak wl ilhy caqliga haku barakeyo wilkan caqligisu ad ayu uficn yahay iny raga somaliyed wx badan kaga daydan ayan rajaynaya wlo❤
Abdikhaaliq mar waa mamulahaygii hore marnaa. Waa lajan ilhay hakudaayo❤❤❤❤❤
Masha alah alah ku barkey guriga ninka somaliyena sas alah ka dhigo❤
ABdikariinow nin legend ayaad qabtay clkhaliq cllahi baashe io Marwadiisa waa salamayaa ❤
Inanka aad waraysanyso like siiyay nin rageed weyan wlhi
Ninkani waa nin aad u qiimo badan mansha allah xaga fikirka wlhi
Mansha Allah allah hakuxifdiyo wll iinoolow waad noofaa idaysay
Fariid weeye ❤Ilahayow nimnkeena wiilkaasoo kale nooga dhig 🎊
Waan jacelahy ina guurso lakiin qof I fahmay man helin waliya ilahaay mid khayre qab isiiyo wax filo wax ka wanagsan iga dhigna
Alle haku siiyo mid khyr qaba
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cabdikhaliq wansalamaya wa wiil dhirigeliya ah.
Manshallah alle ha isku kiin barakeeyo
Manshallah ilahey ha idin barakeeyo labadiinaba
Guurka in yaraanat lagu guursado wey wanaagsan tahay baraka kadiisana wuu wataa
Aawey hee wadna aan ku guursado 😂😂 waaba kacabsadaa aniga 😂😂
M.a waa inan yaro fariida alle haku barakeeyo rerkaga pro
AbdiqAaliq waa wiil dagn oo wangsn mshlh❤
Mnsha allah caqliga ilaahy ha ku barakeeyo😊
Mnsha allah hore u soco scxp
Abdikhaaliq ta labaad iga dhig anga waa kugu hystaaye❤
Isago kle ahay i amin😂😂
NINKEY DUMARKU JECLAYEN BA KENTY CWA 😂😂
msha allah wllky c/khaliq allaha ku barakeyo ❤❤❤
M.a qof positive ah weeyi inankan yari🥰
Please part2 c/kariinow
Macalinkaygi abdikhaliq
Wlhi waa muqaalkii aan is niyada aan u dhamasto waligayba❤❤
Ninka isagoon waxba haysan guursadaa iyadoo Africa la joogo kaasi isagaa is dilay soo diyaar garow markaa guuurso
Mnshllh Alluhuma barik❤ wiil caqli badan
Mnshs allh c/khalaq bashe
Masha Allah Allahuma bariikk😊
Cabdi khaaliq baashe guulayso wallkey sharf ❤
He is fariiiid❤😂
Waraysi qiima badan ❤🫡🫡
m.a wallll
Masha allaha dhalinyaro wax fahma
Mnsha allah ❤
Wllhi. Xaqiiiqada. Ayuuu. Sheegey. WAaana. Fikirka. Aan. Aaminsanahay. Waa. Indhalanyarinimadu laga guursadaaa
Masha allah❤
Ninkaan wuxuu i jecleesiiyay inaan guursado. 😮
Cajiib m.a illahow asookale nobadi
M.a aad aad ❤
Msha Allah
big respect❤
Mash allah