Thnks xabbti aniga dhawan ayaan ku barty wlhi aadbana kugu xiranhy wan ogahy inu video sanad ka hor haa aadbad ugu mahad santhy cilmigada alaha kuu barakeyo abayo❤❤❤❤
Maahalah abaayo wlh aad ayan ugu farxsanhy lkn hanaga jojin cashirada xita hade nadhafan san uga dawano gadal mida kle waqtigee so gashaa iyo maal maha soqor inshalh
Masha allh aadban uga helay sida aad u sharaxeyso iyo qaabka aad wax u waddo runtii waan kugu xiranahay keep going. Mahasanid walaashay
Thanks wlhi my dear teacher aqrinta waan fahmayaa lakiin qorida ayaa waxyar i dhibayaa iyo fahanka macnaha hiisa
Mansha allh wax badan ayaan kaa fa iidany mystery hore usoco
Mucalimah ameera mahasanid allah miisaanka xasanaadka hakuusaaro waan Kafaa ideestay
My teacher good lessons keep going fore ever in sha Allah
Allah haku caawiyo waxwalbo adga jaceshahay allah haku siiyo waxa tahay macalamad add wax u sharaxado casharadadu caadi mahan mahadsanid
Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Love u teacher ❤️ ilahay hakudayo
Maasha Allah waa markii iigu horeesay an arko macalimad
Thank you so much ❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid%walshy qaali mcn❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏💖💖💖💖💖💖♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Masha allh maclimad amiira inigu waxan kamid ahy ardeydaada waxbadan baan kafaa,iidey casharada aad halkan sogeliso marka allh caqliga iyo cilmiga hakuu barkeyo
M.a walaashey amiiro waa mar kii igu horeysay een daawado casharadaada thanks you so much
SOO DHOWOW 621 CASHAR KA FAAIIDEYSO.
maasha allah amiira thank you
M.a aad ayan ugu farxay runti ilahey haku barakeyo my teacher
AAMIIN DHAMAANTEENA
My sister thank you
Thnks xabbti aniga dhawan ayaan ku barty wlhi aadbana kugu xiranhy wan ogahy inu video sanad ka hor haa aadbad ugu mahad santhy cilmigada alaha kuu barakeyo abayo❤❤❤❤
Masha allah walal qaali da'daalkaada ma yareysan aad ayaad umahadsantahy 👉🇸🇴🇸🇴✌
Alaha kuubarakeeyo cilmigaaga iyo ciyaalka iyo cimrigaaga iyo canal kaagaba
Ameera Mohamed thank you very much because of you sucrivice us time l hope long life
Amiira Mohamed Alle HKU XifdiYo
بارك الله فيك استمري
thanks my teachar really you are very good teachar keep goin
Alle Haku barakeeyo
Ameera mohamed my teacher thank you so much
Asc Abaayo wallhi faan kaa faaidaa ileen guriga kama boxo
Masha allah hooyo
Magac ha jiro my sister amira and teacher amiira
NOOLOW WALAASHAY
good job washay ameera
maansha ALLAAH jasaa,aka LLAAHU kheyr mahad sanid hooyo
ADAA MUDAN HOOYO
Mulki suudi bal ii soo jawaab maanta ii koow eh 17 1 2021
asc ameera Mohamed machallah hamblayo wllshey welcome to
M.a aad ayad umahadsantahay macalim wad ku mahaddantahy wixi aan kaa fahmay run ahaanti wax badan oo an aqon ayan ka fa.iday wad mahadsantahay
M.a keep going
Thanks you very much ameera
Grb kaaka wll
My dear sister amiira thank you very much indeed my dear sister Allah keep you
❤️
m.a maama siqaasaah ayaan kuugu bahanahay eexagee kaalasoohadlaa
Apaayo wax bana kaafaiisanay. Whi
Al gacantada. Khay rkadhigo. Noosoodadall😍😍😍
Mahad sanid teacher amiru ajar allh hakasiyo wanku sidah ad waxnubartay wan kugarab tagan nahay insha allh
Msha allh
ma sha allh macalin amiiro jzllk
🤝
mhadsanid Ameera cadey jisa allah gacmahada maskaxdada wakhtigada cilmigada crimrigada ilhey hakuubarakeeyo my tchr and my sstr👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤☝☝
Goat ari maaha waa rida qudha wlshy
Keeep going
Mnsh allh my teacher thnkz
you are good person
Aniga cawada ayan arky waxan rajeyna in aan casharada ka faideysan doono ustaadii
love u teacher ❤️ ilahay hakudayo💞💞
You are a role model for my teacher
Thank you teacher
Thanks so much teacher
Maahalah abaayo wlh aad ayan ugu farxsanhy lkn hanaga jojin cashirada xita hade nadhafan san uga dawano gadal mida kle waqtigee so gashaa iyo maal maha soqor inshalh
INSHAA ALAAH CASHARO BADAN AYAA KU JIRA KA FAAIIDEYSO
Lina Ledile Malahlela South Africa .... thank you teacher I love learning somali language
Mansha allah thank you very much
Wordska soo badi lkin
Thanks my techar
Mnsha allh keep Going Dear Sister qif kii Ugu Horeeyaay Ee Somalia Aan Arko Youtobe iyadoo dadkeeda somaliyeed Uga faaidaynaysa Youtobe Ka Oo Haweena Mnsha alllh allé ha kaa Abaal Mariyo Wlo qaali
Maasha allaah qerbadan allaha kusiyo
Jisa alllh khayr xbbti qali
Macalin
Asc waxaan salaamayaaa Bahda wax barashada jecel iyo macalimada ameera mahamed salaan kadib qadar Yaro cabasha ah lkn Khaled na ah ok waxaan ka cabanayaaa xaga waxbarashada waxaan donayaa in Laygu daro qaybta telagaramka iyo qaybaha kale iyo lays isugu gud biyo maclumaadka
Waa jeclahay qaabka aad udiyaariso cashirda ma ii faa'iideenkarta adooraaliy abaayo
Masha alah macalimadeena
Mansha Allah keep going ameera
Thanks my sis
Macha allaah
Thanks sister.
Masha allah macalin ilaahay haku xafido
Masha allaah
Asc walaahay manshaa allaah ardauban ahay cusub
Mansha allh
Adigo mhdsn igu sodar groupka
t.me/englishConversationSomali
chat.whatsapp.com/JpXgfzLNzyV5gEWH91uEfj
M.a wlshy jazakallahu khyran
alla haka amal mariyo mclimadyna
Asc wll Cashiro Walbo Si toos An ra baa si dee ku la so xariiraa
Erayga goat wa ari sheep waa ido
wll waku sugayaa wna kuuheganahay wllshey codsigeyga itixgali anoo jecel inaan kamid noqdo ardeydaada
.me/englishConversationSomali
Asc macalin aniga waxaan raba in naan barto sifican na Uma aqaano ila wax yar moyey
Fadlan inter kaagala so xidhiidhaa
Very well
m.a hooyo inta friends kyga waa ku gaarsiinaya hooyo keep going
MASHAA ALAAH ILAAH DAMBIGAAGA HA DHAAFO
amiin amiin yaa rabi
waa mahsan thy hooyo
Nice
Waan ku salaamay
Good
Thank you my dear teacher ameera ❤
You're welcome 😊
Pls construction of sentence in English to somali
Mzha ala hooyo mcn ❤❤
Thanks your teacher go four world
I need to learn English
Asc abaayo waxaan kaarbaa Sidaa vedio gsan isameysay Waa qeebta gacant wax qoreyda ama qaadeyso
M.a group ka marka gali tago wuu diidaa maxeey tahay sabab tu
Wll igu so dar gurubka
t.me/englishConversationSomali
Tacksåmyket
Maalmahan Waan Yara Mashquulay
Thank you
Great jop teacher amiiro
Thank you my sister
Asc teacher cashirka si too ah urabaa sidee u hiligara
Masha alah thank you soo much
Mncha allh thnkx my teacher ameera
Nolow wll
Asc macalim wan kusalaamey
Igu so dar wllshy gorbka
Thank you my teacher
Asc abaayo waxan ahay ardayad cusub casharadii bilowga isoosheg meelan kahelo wan kaawaayay meeshada
Thnks
Mansh allah