HABEEN: War hayaay!! Xuutigii ayaa galabta ceyrsaday Markabkii macalinka weyn ee diyaaradaha qaadaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 80

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 15 годин тому +14

    Maraykan iyo.yuhuuda waa habeen jumca salaad subax wxn alle ka baryey in uu adhaxda ka jabiyo waa labada argagixiso ee dunida ugu wayn waana labada cadaw ee islaamka

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 17 годин тому +5

    Ilaahoow guuleey xuuti reer Yemen 🇾🇪

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 11 годин тому +2

    Wcs.nadaara.guul.falastin.iyo.suuriya..xuuti.xalada.sewaaye.yahuuda.maanta

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 14 годин тому +3

    Allaha guuleso falasatina

  • @asadul-lahbinseyful-lah5104
    @asadul-lahbinseyful-lah5104 11 годин тому

    Ilaahayoow xaqqa ugargaar meel kasto oo uu joogo. Falstiin,Yemen, Syria,lubnaan ,somaali,Sudan dhibka ka kor qaad amiin

  • @maryancali8043
    @maryancali8043 12 годин тому +1

    ASC.maasha Allah, hah guul ❤ cayrsada fulayada.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 19 годин тому +8

    Waxan sugayaa gantaalada xuutiga ee jawaabta u ah weerarkii airport Sancaa

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 17 годин тому +1

    Asc Nadaara Xaaji Xuuti Badeed yaa Aduunka dhan iyo Bariga dhexe oo dhan ii dajiyo cakuye Carab Col na maaha Ciidan na maaha Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer, Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 19 годин тому +3

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 18 годин тому +3

    xuuti xaaraan ma quute ilahey ha idin xafido wixii edeb daran karbaasha

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 14 годин тому +1

    ❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar TV ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤

  • @iraadomohamed6469
    @iraadomohamed6469 14 годин тому +1

    Nadaara showa wana kusalamaya sxb

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 18 годин тому +1

    Yahuda waqtigeda la garey inay burburto🥺inshaalah palestiin wey guleysan🥺🥺🥺🥺

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 16 годин тому

    Xuutiyoow Sii Raacdeey markabkaas miriqdiisa halawaayo daalimiinta ilaahow balaayo kudaji maraakiibta iyo diyaaradaha 😢😢😢😢😢😢😢

  • @maxamedcabdiraxmaan9442
    @maxamedcabdiraxmaan9442 19 годин тому +3

    Waku farax sanhy in amniga yu san dagin san le fowdo ha u socoto yay nbd noqon ila falastin gull ka garayso inshallha

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 15 годин тому

    Ilahay adunka dan nabad hanogadigo shacabkeni ba nagta is kuhaya ilahay maslaxad hadaxdigo ya Rab

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 17 годин тому

    Ilaahoow guuleey xamaas reer Palestine 🇵🇸

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 19 годин тому +1

    ❤illaahow❤ islaamka mid ka dhig aamin aamin aamin. ❤yaa allah❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 15 годин тому +1

    Maraykan iyo yuhuuda oo ah labada ee islamka waa in loo midoobaa la iskana dhiciyaa waayo wàa argagixiso qori caaradii iyo xoog mooyee af kale wax Kuma fahmaan

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 15 годин тому +1

    Habeen wanaagsan walaalkeen

  • @wabaxa
    @wabaxa 18 годин тому

    MARAKIIBTA MAREEKANKA MAR HORE AYAAD INOO SHEGTAY IN AAY KA TAGEEN XEEBAHA YAMAN
    ADIGA NADAARA WA WAREERSATAY AYAAN U MALEEBAYA DHEGAHAGA IYO AFKAGA ISMA MAQLAAN

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 19 годин тому

    Wa ku salamy nadar hadalkan meel ku qor cawa ila beri xuuti teyku dhigan I.s l adunka yabayo

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 9 годин тому

    🥺🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @mohamedfarhan2842
    @mohamedfarhan2842 19 годин тому +1

    Guul insha allah yamen

  • @MohaSiraaj-hm6qp
    @MohaSiraaj-hm6qp 18 годин тому

    Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 19 годин тому +2

    ❤abu yemen ilahay ha xifdiyo mujahidiinta yemen iyo falstiin❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 19 годин тому

      Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi

  • @qaliifsaanya
    @qaliifsaanya 19 годин тому +1

    Aryaa.tanoo.kalle.arkay.oo.iiraan.illeen.waxyba.raali.ka.aheyd.gabood.fallada.wuxuushnimada.ah.ee.llagu.beegsanayay.dadka.sunigaa

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 17 годин тому

    Asc nadaara tv habeen wanaagsan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 11 годин тому

    Iran waxay ka xuntahay shiicada laga tuuray dawlada,ala ha jebiyo shiicada insha allah, nacalat haku dhacdo shiicada iyo iran insha allah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 19 годин тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 19 годин тому +1

    ❤wcs ❤xutiyinta ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 19 годин тому

    SHIRKA KHALIIJKA, HADDEYSA SHEEGIN GO'AAN DHAQAALO AY KU TAAGERAYAN WALAALAHOD IN AAMUSAN AYA U MUDNEYD.

  • @axmed8798
    @axmed8798 19 годин тому

    ILAAHAY HABAABIIYO YUHUUD& NASAARA

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 19 годин тому +3

    Iiraan allah umada muslimiinta ha ka qabto aamiin waxa dhameeyey dadka waa iiraan

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi 19 годин тому

      Nayaa adiga dadka dhameeyay ayaa ka filaa😅😅😅😅

    • @fartuunmohamed6081
      @fartuunmohamed6081 19 годин тому

      @MoustaphaAdenelmi maxaad aheed cawaanyahay ee taariiqda umada muslimiinta soo baro mase shiico ayaad tahay miyaa

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi 19 годин тому

      @fartuunmohamed6081 shiicadu waa dad muslimiin ah weeyee ma noqoon karaan gaaloo ee meesha ka joogii fitnada aad wadoo nayaa😡😡😡😡

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi 2 години тому

      @fartuunmohamed6081 nayaa naagta afka xuun leh adiga waxba garaneyn🤣🤣🤣🤣

    • @fartuunmohamed6081
      @fartuunmohamed6081 Годину тому

      @@MoustaphaAdenelmi wali waa danbeysaa ee baro cilmi aduun iyo mid aaqiro ee markaas ka dib hadal aqli caruur

  • @mcibuuni
    @mcibuuni 19 годин тому +1

    ❤jumca mubaarak عليه افضل الصلاة والسلام ‏‪1:35‬‏

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 19 годин тому +1

    Wcs sxb jumaca saciid .. qaraxyo wawayn baa laga maqlayaa badhatamaha isreal iyo koonfurta warkaa noo doon sxb

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 13 годин тому

    Masha allah xuuti rag waaye

  • @maxamedcabdiraxmaan9442
    @maxamedcabdiraxmaan9442 20 годин тому +1

    Mashallha

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 16 годин тому

    War waxaas waa riwayad fulin reer galbedku wadaan waan fulinay maamulka cusub

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 18 годин тому

    Xuutiyinta ilaahay guusha hasiiyo waa dadka kaliya oo hada garabka u ah reer falestine

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 19 годин тому +1

    Iiraan maxay u ilaalini wsyday sunayiinta

  • @maalahmed1008
    @maalahmed1008 19 годин тому +1

    Wcs ❤

  • @GesalehhassanareCali-rx6cc
    @GesalehhassanareCali-rx6cc 12 годин тому

    yuhuda natenyahu iyo kooxdiisa maahine oo isleh hadaad heshiis cad qaadatan xamaas waygulaysatay madama ay yihin xagjir intakale ee yuhuuda ah way wada jaben wayna isdhiiben dhamaantod waana laga adkaaday

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 17 годин тому

    Iiran iyo yahudu wax weyn uma dhaxeyo

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 19 годин тому

    Easrael Maantayba ka baxday dhulkii Suuriya ay galeen iyaguna maanty leeyahiin Isarel haka baxdo dhulka Suuriya

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 18 годин тому

      Gormey kabaxday 5 village hestan golan heights nawaxigeda

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 11 годин тому

    falastiin suriiya yaman aloow ugar gaar

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 19 годин тому

    macquul miyaa 50sano ayaa Nala gumaysanayey maanta markii alaah noo gargaaray baan cadowgaygii sokeeye kagadhiganayaa?

  • @axmeddey4601
    @axmeddey4601 11 годин тому

    Awal my bishaar sas my ku dhahaan dadka hakayn waa juwa kuwaan ubootaynayee

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 19 годин тому

    Eerya eryaa

  • @LadnaDahir-g7c
    @LadnaDahir-g7c 18 годин тому

    Warkaa khalishka waxaa weyii Nadaaraw waa sheeka carbeed waYo somalida ku kaftan taa war heebe nagalatag sheka carbeedka

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 15 годин тому +1

    Nin yaro nin weyn diley ma aragten dabagale ged charey ma aragten laf dun gashey bey ku noqden

  • @LuluAli-s3f
    @LuluAli-s3f 14 годин тому

    Asc udoceya walayalow😊

  • @maxamedcabdiraxmaan9442
    @maxamedcabdiraxmaan9442 20 годин тому +1

    Gul xuuti

  • @abdirisakmuktarumar6434
    @abdirisakmuktarumar6434 18 годин тому

    Shiicadu may ilaaliso suniyiinta sawtii ay xasuuqeen suniyiinta maxay hada lacabaadayaan shiicadu

  • @MaxamedAliAbdulle-z4p
    @MaxamedAliAbdulle-z4p 12 годин тому

    Wa dokhonimo in shiicadu gaarahaan caliweentu iney nabad khabaan waxay ahayd in dhagta dhiiga loo daro wa fursad la siiyay lkn hada hala jaro waliba gabar yaan laga reebin hadii kale wa midiyo markale lagu khali doono dadka muslimiinta ee cad iyo madoow baleh

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 19 годин тому

    Ku Dara dheh liiska inta ay Israel ku dishay qazza

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 19 годин тому

    Nadara kuwan jamacada carbtu wa iska shiirkii carbta warkooda iska daa Naf malahaa

  • @ahmedhassan-ql5uq
    @ahmedhassan-ql5uq 9 годин тому

    3:09

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 19 годин тому +1

    WWW❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 18 годин тому

    hal sano cambaareyn bey ku jiraan nimankaas qaxwo cabow bey isugu yimaadaan wexey yihiin baan jirin wadan walbo 3 saldhig baa laga sameystay si qeyraadkiisa iyo yuhuud looga ilaashado meeshaas waa la qararamsaday mar hore

  • @ahmedhassan-ql5uq
    @ahmedhassan-ql5uq 9 годин тому

    2

  • @ahmedhassan-ql5uq
    @ahmedhassan-ql5uq 9 годин тому

    2