Xaaskaaga Diinteedu Waa Maxay ? Somali VS Caddaan | Serbian Wife | ArimaHeena Podcasts

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2024
  • #arimaheena #somalivlogger #arimaheenapodcasts
    Saids FB Page profile.php?...
    Saids YT channel / @sacidserbia
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,129,269 subscribers
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 441

  • @user-pt4hg2wn6d
    @user-pt4hg2wn6d 5 місяців тому +217

    Hadaad saliga nabiga jeceshahay like saar (SCW)❤❤❤❤❤

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 5 місяців тому +59

    Illaahey ha soo hanuuniyo walalkey saciid adigane dadaal diinta ku qanci ganadha waa gabar aad u dagan oo ixtiraam ka muuqdo adigane walalkey markaa public imaaneysid shey jilbaha kuu gaaraya xiro si cowradaada u asturanto qaladna ha ii fahmin aad baa u mahadsan tihiin

  • @amuunqalpi1394
    @amuunqalpi1394 5 місяців тому +83

    Anku salino nabigena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 5 місяців тому +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 5 місяців тому +43

    War gabadha soo muslimi si uu mustaqbalkiina iyo ubadkiinuba u hagaago aan isku waartaan❤

    • @aslahusein5148
      @aslahusein5148 5 місяців тому +2

      Hidayada illahey aya hayo isagu muxu muslimin kara wll

    • @yaxyewaakoo3578
      @yaxyewaakoo3578 5 місяців тому +2

      Ilmahaga wxy noqonyan . Sida hoyada ay thy. Badanaa ilmaha wxy ku aqriso hoyada ayy ku barbaran

  • @yasminarab9297
    @yasminarab9297 5 місяців тому +55

    M.A wa gabadh dagan wxn rajeenaya iney diintena nasteexada leh inay kuso birto inshallah yaarab

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7 5 місяців тому +9

    Allow soo hanuuni gabadhan Gabadh degan oo ad gaban ayay uu eegtahay ixtiram badana wayka muuqada waxan rajeyna dinta iinu waax badan ka fahansiyo Allahna ka dhigo tii dinta islamka qadato Insha Allah

  • @maxamedyusufabdi2755
    @maxamedyusufabdi2755 5 місяців тому +14

    Qofka ajanib iba gursato maxuma lkn qofka waxaa muhiim ah in uusan diintada iyo dhaqankaga badalin ee iskuday inaad diinteena islamka oo quruxda badan aad si tartiib ah oo mcn badan aad ugu dhaadhiciso diintu waa nasteexo🙏🏾🙏🏾

  • @hoodo6989
    @hoodo6989 5 місяців тому +7

    9yrs hadu kuso Muslimin wayey wa dhibato 🥲

  • @user-pc6dg2ig3p
    @user-pc6dg2ig3p 5 місяців тому +1

    Big legend wan ku salamay waxan sxp ad ayaan ku tagera adigaa iyo asaad waxan idin kugu doceynaa cimriideer iyo cafimad wll iyo Ramadan kaa nawad Allah nagu garsiyo i,a anag iyo daman tageryashaa team 27 Amin yaa rabii

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 5 місяців тому +2

    Big legend Arimaheena

  • @ilhamabahii350
    @ilhamabahii350 5 місяців тому +4

    Channel keyga so boqda wax badan ka faaidi donta Insha Allah

  • @user-cp8iz1jd7j
    @user-cp8iz1jd7j 5 місяців тому +1

    Arimaheena walaahi waankuraaxaysta muuqaalkaan sxb horay usoco❤❤❤❤❤

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 5 місяців тому +3

    Maasha allh family qurux badan lkn siciid gabadha diinteena macaankabadan fanasii inshallah

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 5 місяців тому +5

    Allah diinta islamka kusoo xanuuniyo inshallah

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 5 місяців тому +23

    Two legends always arimahena and siciid another's levels program's questions about 💯❤👍⌛❤😅

  • @rahmag.g314
    @rahmag.g314 5 місяців тому +14

    Dad badan baan arkay oo soo qorayo gabadha astur lkn isagii baa qaawan jilbaha waa cawro ninkaana ilaa bowdyaha banaystay ceeb😮

    • @falisa576
      @falisa576 5 місяців тому +1

      Wa runta wallhi
      Asagii baa qaawan jilbihisa ilaa
      Bawdyihisa bananka yaalo wana
      Cawro ninka muslimka

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 5 місяців тому +4

    Keep going my brother arimahena ❤❤❤

  • @FartuunCabdullahi-ld7ur
    @FartuunCabdullahi-ld7ur 5 місяців тому +6

    Dooodaha soo badi arimahena

  • @sumayarabiic-kg4dw
    @sumayarabiic-kg4dw 5 місяців тому +2

    Huno hormar wacan😊❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 5 місяців тому +11

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato

  • @AzamAdde
    @AzamAdde 5 місяців тому +1

    first of all i'm greeted you my two prothers , the interview is very nice but i prefer to see arimaheena that u are telling to her the beauty of our religion and insha allah i will see her to convert our religion islam .

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 5 місяців тому +26

    Gabadh somaliyeed raba 😢😢😢❤

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 5 місяців тому +3

      Wad hele wll insha allah mid qeer qabto ilahey haku sahlo

  • @user-ln9lk7tz8w
    @user-ln9lk7tz8w 5 місяців тому +2

    Masha allaah saciid iyo dumashideen wan salamaya waxan saciid usheegayaa gabdha nimcada islaamka quraka akhri dheh

  • @zakijabaan5222
    @zakijabaan5222 5 місяців тому +27

    Nin ka kaliya ee ku rajaweeyan inuu ku guulaysto iphone pro max 15 ka uu bixinayo asad hagi ismaaciil mar khaanti ka ahoow 💚

    • @UmaMaxamed-kh5wh
      @UmaMaxamed-kh5wh 5 місяців тому

      Sharuudaha iphone 15 muxuu ahaane wll

    • @hafidadaauud4660
      @hafidadaauud4660 5 місяців тому

      ​@@UmaMaxamed-kh5wh😂😂😂

    • @zakijabaan5222
      @zakijabaan5222 5 місяців тому

      Waa inaad video kasta soo daawataa uu soo dhigay asda hago kadibna 10 mobile subscarba kasoo saartaa bil macno waxa xaafadiina mobile yaalaba ok shaqo wacan

  • @user-px2ek2ml5u
    @user-px2ek2ml5u 5 місяців тому +1

    Keep. Going. Prother

  • @najmoabdiwaliahmed1342
    @najmoabdiwaliahmed1342 5 місяців тому +1

    Woow aad ayaan uga helay qaabka uu arimaheena uwareestay caadimhn

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 5 місяців тому

    The big legend Arimaheena ❤🫡

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 5 місяців тому +30

    Allaah hasoo hanuuniyo kan asagaaba dhunsan oo dhaqan ahaan iyo diintaba ka fog

    • @alibinali20
      @alibinali20 5 місяців тому +2

      Sida inat dhahdo ma ehen 😏
      Don't judge a book by it covered

    • @ena_dayip
      @ena_dayip 5 місяців тому

      Why aad ugu xumaneysa oo u cayneysa diin wax kama ogid

    • @fartunsufi6152
      @fartunsufi6152 5 місяців тому +3

      Runta miyaad ka carareysaan waxaan arkay un baan sheegay wana u duceeyay balse adiga xumaanta ayaad ugu hiilisay ileen shimbirba shimbirtiis ayeey laduushaayee

    • @whbjama4524
      @whbjama4524 5 місяців тому +1

      @@fartunsufi6152 wllo waa sax waxaad sheegaysid wixii xaq cidna laguma diido dadkan ragga iyo dumarka ajanibta wax kle moodaya waa dad hurdo lkn ragga somaliyed iyo dumarka somaliyed ee dhiigooda iyo dhaqankooda , dhulkooda, diintooda, iyo isirkooda jecel way buuxaan isirkeena iyo dhulkeena iyo somalinimeeda waan ilaashanaynaa after all thats who are .we can’t pretend to be someone else . Those who want go go but don’t change your religion and your culture and don’t compromise your dignity or your Self-esteem

    • @rayaanmohamud1254
      @rayaanmohamud1254 5 місяців тому

      ​all

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 5 місяців тому

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri 5 місяців тому +27

    Hadee Muslim ahaan laheed Kusii ficnaan laheed allaha Usoo Hanuunsho

    • @tasniimmohamed7
      @tasniimmohamed7 5 місяців тому +1

      Caruur ma uu haysa wll intas ma maqline

    • @Abeera_cade-s8q
      @Abeera_cade-s8q 5 місяців тому

      ​@@tasniimmohamed7my waxa umalena madhalin

    • @tasniimmohamed7
      @tasniimmohamed7 5 місяців тому

      @@Abeera_cade-s8q sowki sheegay mahan

    • @Abeera_cade-s8q
      @Abeera_cade-s8q 5 місяців тому

      @@tasniimmohamed7 madaawan 27:02 daqiiqo maadaawan karaa 😂

    • @tasniimmohamed7
      @tasniimmohamed7 5 місяців тому

      @@Abeera_cade-s8q Haa bal naga soo hubso😂😂

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 5 місяців тому +3

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 5 місяців тому +2

    Keep going ❤😂

  • @user-mz2rm1nq2d
    @user-mz2rm1nq2d 5 місяців тому

    Legend arimaheena is not easy

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 5 місяців тому

    Podcast soo badi

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 5 місяців тому

    Arimaheena isn't easy ❤️

  • @msscanada-yw1fe
    @msscanada-yw1fe 5 місяців тому +1

    Subxanallah gabadhaa soo Muslimi wll😢

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 4 місяці тому +1

    beautiful masha allah

  • @medovepenman
    @medovepenman 4 місяці тому

    Waxay ka qadatay wakhti badan walal saidow inad diinta kuso darto xaskaga dadal ooo sidad ujeceshahay jano ula jeclow.
    Allaha so hanuuniyo sida uugu dhakhsaha badan allow ufudaydi yarab

  • @user-rw3vk7uv6t
    @user-rw3vk7uv6t 2 місяці тому

    Allah haku soo hanuniyo diinta islamka

  • @user-hi1po8ev5v
    @user-hi1po8ev5v 5 місяців тому +4

    Arimahena i like so this name❤❤.

  • @FadumoFilsan-sv7tk
    @FadumoFilsan-sv7tk 5 місяців тому +4

    Arimaheena big legend ilahay haku barakeyo❤❤❤❤❤

  • @AbdiaziizMohamed-zh5jl
    @AbdiaziizMohamed-zh5jl 5 місяців тому +5

    Inta single ah ❤ free madaxaa na furan😂

  • @user-iy9ox2yh7q
    @user-iy9ox2yh7q 5 місяців тому +1

    Arimeheena legend waye

  • @abdirahmanfarahshire7049
    @abdirahmanfarahshire7049 5 місяців тому +1

    ww she is so prety and humble

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 місяці тому

    Masha allh Waa Soo Asturteen xogaah

  • @nimcohussain8147
    @nimcohussain8147 5 місяців тому +14

    Ilmaha diinte qadanayan am sorry for your kids wlh adoo dukanayo hadane cunugada haduu hoyada diinteta qato ka warran adi adi naftada iyo shahwadada aad raacday like ilmahaga kama aadan fikirin

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 5 місяців тому +2

      Taas nabi nuux cs iyo nabiyo kle ee ku dhacday Nabi iyo bani aadan yaa sharaf badan Nabi nuux xaaskisa Muslim ma eheen xta caruurtiisa qaar Muslim ahaayen qaarna Muslim ma eheen ninka Muslimka ah naag aan Muslim ehen wu gursan karaa lkn gabar Muslimad ah nin gaal ah ma guursan karto

    • @yaxyewaakoo3578
      @yaxyewaakoo3578 5 місяців тому +1

      Haa sx wye . Laakiin wxaa fcn dhul muslim hdii ay ku noshahy oo adan kacabsanenin ilmahaga inee qadato dintoda . Mahabona Marka wll❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 5 місяців тому +13

    Keep going brother ❤❤❤

    • @Qaabtur
      @Qaabtur 5 місяців тому

      Quf wanagsan aya tahay lkn kuma arkin asiga😂

    • @nurtaadan-zt3fl
      @nurtaadan-zt3fl 5 місяців тому

      🥰🥰🥰

    • @Supr93
      @Supr93 5 місяців тому

      I’m going not 🎉 popular everything else was in college he was the only ever to have a conversation and I don't think I was it wasn't like that but it is us parents and the other ones still in their minds 🎉

  • @queenayaaniitaofficial7929
    @queenayaaniitaofficial7929 5 місяців тому +1

    At first, I thought you’re Muslim, but you’re not. We still love you and hope to see you one day. Inshallah, become a Muslim with your own decision.

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 5 місяців тому +1

    Arimeheena music magacii ❤

  • @ZakariyeFarah-zf2xr
    @ZakariyeFarah-zf2xr 5 місяців тому +2

    ArimaHeena Wllkei Nin daacad Marwalpa Waku Wataa Zxp

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 5 місяців тому

    WELL COME DUMAASHI ❤

  • @Amiira72
    @Amiira72 5 місяців тому +214

    Ronaldo fan 50 love 😥

  • @kiinisse8338
    @kiinisse8338 5 місяців тому

    Masha allah😊😊❤❤

  • @Cabduqaadirchannel.
    @Cabduqaadirchannel. 5 місяців тому +31

    Legend arimaheena❤❤

    • @Qaabtur
      @Qaabtur 5 місяців тому

      Quf wanagsan aya tahay lkn kuma arkin asiga😂

    • @user-li7vb2zj1d
      @user-li7vb2zj1d 5 місяців тому +1

      Maxad kagalay war had arking

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 5 місяців тому

    Mashllh sxb isku waara wxaa rjaynya inaad soo muslimiso gabadha👍

  • @user-pf3wh7dx6w
    @user-pf3wh7dx6w 5 місяців тому

    AriMaheenna ❤

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 5 місяців тому +1

    Ilaahayow qof aan muslim aheyn noloshaydan meelna hakaga soo darin adiga weyn oo awood leh😢

  • @user-rw3vk7uv6t
    @user-rw3vk7uv6t 2 місяці тому

    Allah haku so hanunsho diinta islamka

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 5 місяців тому

    Armaheena Asad iyo cabdulaahi ineeku buuleyan waaye waad siisocotaa bro 😮

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p 5 місяців тому

    M.A sxb diinta Islam ka ma ay qaadatay❤❤

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 5 місяців тому +12

    M.a isku wara❤
    Lkn waxa sii qurux badnaan lahed in ey asturan tahay m.a adbey uqurux badn tahay m.a

    • @sahraluul5339
      @sahraluul5339 5 місяців тому

      Asaguba ma asturna ayada halkeey joogtaa ma r hore ayuu muslimin lahaa haduu rabo allaah ha soo hadeeyo

    • @yaxyewaakoo3578
      @yaxyewaakoo3578 5 місяців тому

      Haa ileen wxa Muhiimka logu ogaladay ninka wxa ay thy inuu muslimiyo madama ay qalbigu Gabdhaha ay jilcan yihiin✌️❤

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 5 місяців тому

    Allaha soohanuniyo dumashideen saciid kudadal adiiguna inay qadato diinteena mcn insha Allah

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 5 місяців тому +16

    Arimaheena doodan sobadi soqabo Amira iyo cumar iyo Sundus iyo cayda sobadi Arimaheena sobadi😊😊😊

  • @cfataaxxadaari6463
    @cfataaxxadaari6463 5 місяців тому +1

    ❤️HOOYO MCN intay unooshy alle ha Udaayo inaty ka geeriyooty alle ha unaxariisto 🙏🥺please Like isaar🙏🙏

  • @Salmaanabdiofficial2298
    @Salmaanabdiofficial2298 5 місяців тому

    Zhp waxaan rabaa inad igu caawiso I phone 15 pro mix ado ralia

  • @ismacilboss
    @ismacilboss 5 місяців тому +9

    اللهم لا تجعل مصيبتنا في ديننا 🎉😢😢😊
    فهذه الآية حجة على كل من تزوج مشركة،لأن دين الإسلام دين رحمة واسعة،وليس في دين ان تفعل ماتشاء، لأن قال صلى الله عليه وسلم(لايرث المؤمن كافر،ولا الكافر مسلما.)😢
    وَلَا تَنْكِحُوا الْمُشْرِكَاتِ حَتَّى يُؤْمِنَّ وَلَأَمَةٌ مُؤْمِنَةٌ خَيْرٌ مِنْ مُشْرِكَةٍ وَلَوْ أَعْجَبَتْكُمْ وَلَا تُنْكِحُوا الْمُشْرِكِينَ حَتَّى يُؤْمِنُوا وَلَعَبْدٌ مُؤْمِنٌ خَيْرٌ مِنْ مُشْرِكٍ وَلَوْ أَعْجَبَكُمْ أُولَئِكَ يَدْعُونَ إِلَى النَّارِ وَاللَّهُ يَدْعُو إِلَى الْجَنَّةِ وَالْمَغْفِرَةِ بِإِذْنِهِ وَيُبَيِّنُ آيَاتِهِ لِلنَّاسِ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُونَ ﴾.
    ♦ السورة ورقم الآية: سورة البقرة (221).

    • @fardusmaxamud723
      @fardusmaxamud723 5 місяців тому +1

      Aad iyo aad wilkaasi ayadaas wuu kahor yimi subxnlah

    • @ismacilboss
      @ismacilboss 5 місяців тому

      ​@@fardusmaxamud723
      Of course! ,diintena ma ahan wax oo adiga sidaa doonta kayeelankarto,wiilkaan hadalkiisa waxaa iga muuqdo inuu woxow rabo oo aduunyaha inuu kahormariyay islaamkiisa,mida aad ka uxun waxay tahay haday caruur dhalaan waxa tarbiyada haayo waa hooyada,eyadiina waa Christmas,waxaad garaneesaa meeaha inay dayacaad farabadan kamuuqato,calafka uuleh yahay waan kuqanacsanayna waaqald oo diinta islaamka uu horimaanaayo sii waa dix ah😢sorry 🙏🏼 my brother
      آللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 😢
      آللهم لا تجعل مصيبتنا في ديننا 😢

    • @fatimacsamad8292
      @fatimacsamad8292 5 місяців тому

      😢​@@ismacilboss

  • @Axmadwalicabdullahi
    @Axmadwalicabdullahi 5 місяців тому

    Ka faa iista qufkan quruxda bdan ismaliya insh Allah

  • @leilabntuabdullahi9353
    @leilabntuabdullahi9353 5 місяців тому +3

    jecel kaaga xaqa illhay ka horeyo marka illhay ha lo labto dinta islaamka in la ilaaliya lo bahan yahay shurudaha lo dajiya inaa gabdha ahlu kitaab gursato wa inaa u baqay ilmahaaga balse zamanka ilmihi islaamka aba lo baqaa ee bal kawrn ku hoyadod islaam ahay subxaana allh.😢

  • @rihannaali1990
    @rihannaali1990 5 місяців тому

    arimaheena we miss the dood wadaag. Please do. Thanks

  • @user-sv8rv6ff3w
    @user-sv8rv6ff3w 5 місяців тому +1

    Missi fan 60 love ❤

  • @user-ug1kw1iz3n
    @user-ug1kw1iz3n 5 місяців тому +6

    9 sanno ayuu qabay kuman guulaysn inuu muslimiyo waxan u malynyaa samayntu dhankiisa ayey u badantahay oo isagaab shaki ku jiraa 😮

    • @FatimaZahraa-kn3ib
      @FatimaZahraa-kn3ib 5 місяців тому

      Wa is idhi the way he is wan ka shikiya ba Mar Mar ka qaar indhaha xata walgu qiimeeya wax

  • @cashacuud3899
    @cashacuud3899 5 місяців тому +9

    wad qasartay runtii 😅😅😢😢

  • @xifdigaquraanka9521
    @xifdigaquraanka9521 5 місяців тому +2

    Ilahay ha hadeyo diintana ha fahnsiiyo gabadha
    Isaga laftigisu ilahay iimaankiisa ha u xoojiyo si uu ubadalo fikradaha gabadha

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 5 місяців тому +2

    Subxanalaah isagii baa qaawan oo aan diintu ogoleyn surwalkan gaaban ee uu gashan yahay

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare6 5 місяців тому +2

    Arimaheena walahi wa balayo ❤ qofta maro ayuu duubay❤❤

  • @faizaelmi3556
    @faizaelmi3556 5 місяців тому +5

    San udhagesanaye Marke tiri Christian ✝️ Ahay Meshas ugu Haray Subxanllh 😢😢😢😢 Ilahow qaf an Adi ku rumeysnen Ha ikenin ya Allh😢😢😢😢😢

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 5 місяців тому

      Gabadha ma guursan karto nin gaal ah lkn nin Muslim ah naag gaal ah wuu guursan karaa lkn wa ine thy Christian ama yahuud mulxid Loma ogolo oo diin la'aan ah

  • @Zhiliishz
    @Zhiliishz 5 місяців тому +1

    First person ❤❤❤❤

  • @cabdikhani-cb6cx
    @cabdikhani-cb6cx 5 місяців тому

    Wll islamka u soo bandhig gabdha😢😢

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 4 місяці тому

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @halacgadhle2401
    @halacgadhle2401 5 місяців тому +4

    Ninkani waa legedn diinta sifiican ayuu u fahamsanyahay lkn zhp inaad xaasakga muslimo uun isku day

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 5 місяців тому

    Arimaheena bro Vlogs nosobadi

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 5 місяців тому +7

    Ankusalino,rasulka,csw,❤❤❤

  • @user-us3qo1hh8w
    @user-us3qo1hh8w 5 місяців тому

    Raagaan waa u jeedeen waana mudulood ee gabadha Hala Soo dhaweeyo muduloodoow.

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 5 місяців тому +17

    Manshallah beautiful couple ❤

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 5 місяців тому +3

    anoo hela deeqo luula maxaan ka dayaa rehana

  • @saidabdimohamed7773
    @saidabdimohamed7773 5 місяців тому +1

    Hero❤

  • @Cashiid
    @Cashiid 5 місяців тому +4

    Si walba ay uquxbadan thy marba hadey muslim aheyn muslim somali kasii aheyn isma fahmeyn mana isla dhaqmeyno

  • @Cawo75
    @Cawo75 5 місяців тому +5

    Abowe arimaheena kaso dhig doodaha ceyda amira koko asad

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 5 місяців тому

    Armahena abowa hori usoco wayabana ninkan somalido ah naktanqawan muxukufalay

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 5 місяців тому

      Qofkasta asaa dooq leh calafna wu jiraa

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 5 місяців тому

    Arimehena is not easy

  • @drsfalastin1831
    @drsfalastin1831 5 місяців тому

    So muslimi nagta ajir allaha ka siyee abwe

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 5 місяців тому

    Xabiyallaahu wanicmal wakiil

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 5 місяців тому

    Welcome sister but just read slam just read 📚

  • @Mohadias
    @Mohadias 5 місяців тому +1

    Misse fans❤

  • @user-qm4rg8qy9e
    @user-qm4rg8qy9e 5 місяців тому

    Legn arimaheena

  • @shoodheofficial6575
    @shoodheofficial6575 5 місяців тому +1

    First comment🤚🏻😂

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 5 місяців тому

    gabdh dinta bar hadi kaele ubadkagay ka goan tahay waxan arkay wiil iyo gabdh is guursday cadan iyo caraba gabdha mulintay lakiin hoyadeed iyo walalheed caruurtii kaanisaday ka geeyana ilmaa goabalki uga guureen waayo ilamahaa khatar ku jiray adiga hooyadiibaba dumarka laidin fasaxayna wa aan xaranta gelin wa kuna nanka la yidhado waa muxsinadaa ahh xagoo is ilaliya sooro idinku hadaba ilamahasi diintii khatar ayay ku jirta hadan noqon nin adan adoo qawan baa meesha soo fadhisinaysa xishood walaal ruuga ka uugadho dharta hadan is asturayn ilamaha yauu ku dani doona hadabadhan waad guurstay god is one bay tidhi masha Allah siday dhahan badnakooda in yar mooye marka si waydiiso waa nebicisie waxay cabudan waana sadex aakhirka marka usheeg diinta

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 5 місяців тому

    Qoof diini kamuuqata cid muslimikara injasto hadaayad allah isagayba diini kamuuqan allah haku hanuuniyo diinta xaqa

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 5 місяців тому +1

    Sax si wacn ayad uwada dhaqmysan o ad isku fahmaysaan but wxy ahyd 9 years xidhiidh ledihiin io reer hal erey o somali ah ma aanad barin dhaqanka soomali wxyar ugamad sheegin sida inay mark mdxa io timaha ku qariso wxy ila tahy intasba inay kugu diideen o waayo wad is jeceshihiin sido kale diinta islamka ad ku darto o aad barto macnka diinteenu leedahy ajar badan aya taasna kugu jira... wxay ahaataba isku waara🙌

    • @daacadofficial372
      @daacadofficial372 5 місяців тому

      Wllshay diinta islaamka waa nasteexo ilaahay qofkuu doono ayuu fahansiiyaa

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 5 місяців тому

    Arameheena saciid xaaskiisa caruur rabi kamasiiyey heer seerbiya